-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Waxaan la xanuunsanahay lacago xaaraan ah oo aan qaatay Wasiirkii hore ee wasaaradda boostaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay in uu xanuuno ka qaadey lacago xaaraan ah oo uu qaatey muddadii uu wasiirka ka ahaa wasaaraddaasi. Wuxuu sheegay in tiro Saddex jeer ah uu tagay dhaqtar, islamarkaana loo sheegay inay xanuunayaan meelo kala duwan oo halis ah. Waxa uu cafis ka dalbaday Shacabka Somaliland, waxa uuna sidoo kale ka codsaday in ay usoo duceeyaan si xanuunada uu ka qaaday lacagaha uu sheegay in ay xaaranta yihiin. “Markaan sannad shaqeeyay waaban xanuunsaday dhakhtar baan tagoo dhakhtarkii wuxuu i yiri kalliduu dhagax kaaga jiraa yaabay, dabadeedna sannadkii labaad waan xanuunsaday dhakhtar baan tagoo wuxuu igu yiri dhiig-kar baad qabtaa, sannadkii saddexaad baan shaqeeyay waan xanuunsaday dhakhtarkii baan tagay dabadeedna wadnihii ayaaban sidiisii u shaqeynayn” ayuu yiri. Waxa uu intaas ku daray “Macnuhu waxaa weeye wax ka badan mushaharkii laguu qorey ayaa kusoo galay waa xaaraan dee, waar xaaraantii hore illaahay ha iga cafiyo xanuunadii iyo dhibaatadii aan ka qaadey ayaan mashquul ku ahay”.sidaasi waxaa sheegay Maxamed Abgaal. Xigasho
-
Dabroow, waxee u egtahay a sub-version of ciyaar dhaqameedka Saarka ah, ee marka see wax u jiraan markaa ku tilmaamtay Saarka gobolka Gedo bas loogu ciyaaraa. Saarka gobollada Jubbada Sare (Bakool, Jubbada Dhexe, Jubbada, Baay iyo Gedo) dhan ayaa laga ciyaaraa. Saarka laba u kala baxaa, mid suugaaneed iyo mid ciyaareed.
-
Axmed madoobe's future is been discussed in villa Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to cadnaan1's topic in Politics
Cadnaan, what is this Kiikuuyo really saying? Those two gentlemen - Qorane iyo Yuusuf Xaaji - were either sent by Awmadoobe (after his visit to Gaarisa) or trying to bring a man of theirs for Madoobe's position. By the way, Madoobe hadn't been to Nayroobi for months, especially after Tarsan's ambassadorship ee see wax u jiraan. -
When begging for aqoonsii from foreigners goes too far
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Saalax, this guy hates Soomaalida iyo Muslimiinta dhan, even haddee secessionists try far and wide to pander him. -
When begging for aqoonsii from foreigners goes too far
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
This is a fake image and not Farmaajo. Madaxweynaha should really sue this David Vance right-winger and whoever is perpetuating this. -
Picture with a story, Somalia's subservience!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dalmar1's topic in Politics
Been abuurid ayee ahaan kartaa. This image was originally posted by pro-Barbaarta Somalimemo website back in Nofeembar, 2018, alleging it was from Kismaayo. -
Puntland election losers want their money back.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Everywhere in Soomaaliya saas ayaa ka jirto. Those xildhibaanno, whether in maamul goboleed or in dowladda dhexe, paid and bribed on their way to be a xildhibaan. Whether they paid odey dhaqameedkooda jufada hoose or kuwa soo xushay ee lafahooda ka tirsan, they paid, sometimes borrowing. Marka they are indebted in deen, which they need to pay quickly. So their votes are for sale for those musharaxiin. And those musharaxiin, many of them borrowed in order to run for kursiga. They too need to pay back quickly if they succeed. It is corrupted cycle. -
Saak, tell Abtigiisa iyo Adeerkiisaba to ban Yunifersal Tv (Universaltv) from Soomaali Galbeed. They used to do the endless propaganda for Cabdi Ileey iyo xirtiisa. They also used put jabhadda JWXO in bad light. No need to outright officially ban them operating, but make their wariyaal lives hard in Soomaali Galbeed, especially if they are the same wariyo who used to work Cabdi Ileey.
-
Villa Somalia is happy, only Madoobe left
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Ninkaa la hadleysid horta isweydii Rabigeena casiiska ah ma aaminsanyahay jiritaankiisa. He doesn't, for he used to mock Quraanka Kariimka iyo diinta Islaamkaba on here SOL years ago. Asagoo shaati weyn qabyaalad huwan soo noqday, yaab. Xataa diinlaawiyaasha qabyaalad kama tagaan. -
They passed this easily in baarlamaanka. See wax u jiraan. Xitaa kuwii mucaaradka sheegan jiray qaarkood u codeeye, for I am sure dowladda had more than 17 xildhibaanno mucaarad ku ahaa. Were these xildhibaanno briefed secretly and know more than what we the public don't? External forces ayaa ka dambeyso, probably IMF and deen cafinta. Is dowladda forced to have shisheeye guddoomiye banki dhexe in order to have debt forgiven? So what else can IMF force dowladda to do, if they are indeed behind this? I can't imagine to see a shisheeye name like Nigel Roberts' name and saxiix on the notes of the new and planed Soomaali currency.
-
Xildhibaanada oo ansixiyey sharci oggolaanaya in qof ajnabi uu madax ka noqdo Bankiga Dhexe ee dalka Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa ansixiyey is-beddel lagu sameeyey xeerka bankiga dhexe ee Soomaaliya. Is-beddelkan ayaa waxaa ogolaaday 158 ka mid ah xildhibaanada, ayada oo ay diideen kaliya 17, mana jirin cid ka aamustay. Xeerka Bankiga Dhexe, ayaa dhigayey in shuruudda koowaad ee laga doonayo qofka xilka guddoomiyaha bankiga dhexe qabanaya uu yahay muwaadin Soomaaliyeed. Waxaa hadda albaabka ay tani u furaysaa in qof ajnabi ah xilkan loo dhiibi karo. Wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe gaar ahaan lambarkiisa 130aad ayaa ka dhigan in Bangiga Dhexe uu madax ka noqon karo shaqsi ajnabi ah, kuna imaan doona xeer loo cuskanayo xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe, kaasoo ay in qof kasta oo ugu dhibco sareeya, karti ahaan, aqoon ahaan iyo hufnaan uu noqonayo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe. Xeerkaan ayaa waxaa ka dhashay buuq badan, waxaana qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ay sheegeen in dalka la doonaayo in maamulkiisa loo dhiibo Ajnabi xilli ay jooggaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Xigasho
-
Puntland election losers want their money back.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Qofkii kumanaan doolar halkii xildhibaan ku bixinaayo in loo codeeyo, expect that candidate to spend his first few months in office to get back his spent money fast. But those candidates don't have proof that qofkii u codeeyey iyo kaan u codeynin. Waraaqaha magacyo kuma qorneen. Baydhabo xulashadii ka dhacday, it was said xildhibaanadii codeynaaye qaarkood sawiro ayaa laga qaaday with waraaqda ay u codeynayeen iyo qofka ay u codeyeen inteenan ku ridin sanduuqa. -
Xildhibaanada baarlamaanka wey diidi karaan, siiba sharciga in la rabo la badalo, taasoo baarlamaanka loo soo wado toddobaadkaan. Sharciga la rabo la badalo: Maxaa ku qoran xeerka ay DF dooneysa inay bedesho ee Bankiga Dhexe Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkan lagu wadaa inay baarlamaanka federaalka ah hor keento wax badalka “Xeer Maamul Bankiga dhexe”, iyada oo arrintn ay horudhac u tahay in qof ajnabi ah loo magacaaba guddoominta bangiga dhexe ee Soomaaliya. Sharci No. 130, qodobka 4aad waxaa uu ka hadlayaa maamulka bangiga dhexe oo faqrada 1aad ee qeybta 4aad ka hadlaya maamulka sida; inay ka koobnaadaan guddoomiye, ku-xigeen iyo 5 kale oo fulinta ku jirin. Qeybt hadda la badali rabo waa faqrada 2aad ee qeybta 4aad oo ku qoran: (1) Waa inuu noqdaa qof hufan oo: Soomaali ah. Heysta shahaado ama aqoon u dhiganta oo nidaamka maaliyadda, lacagta iyo guud ahaan xisaabaadka. In aaney wax ka hor istaagaya sida ku qoran, qodobka 14aad ee xeerkan (2). Looma magacaabi karo guddoomiye bangi ama ku-xigeen isaga oo aan heysan Shahaado Jaamacadeed oo xagga maaliyadda, sharciga, lacagaha iyo dhaqaalaha la xiriirta. Qof aan heysan khibrad ka yar 12 sano. Waa inuu maamul ka soo qabtay hey’ado maxali ah iyo dowli ah…. (3). Shuruudaha kale ee maamulka waxaa ka mid ah guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa waxaa magacaabaya madaxweynaha kadib markii ay soo jeediyaan golaha wasiirrada, isaga oo 4 sano xasfiiska heyn-doona, marka uu qofka shaqada ka tagayo waxaa uu qoraalka u dirayaa madaxweynaha. Haddaba, xukuumadda federaalka ah ayaa dooneyso in la badalo qodobka dhigaya inuu Soomaali yahay, waxaana muuqa inuu booska qaban-doono qof ajnabi ah. Xigasho
-
Of course it is, Cadnaan. It is childish of Ingiriiska and it says more about how they are irrelevant in international political scenes, and their failing and messy poor attempt of trying to exite Midowga Yurub. Wax ixtiraan u haayo dowladda Ingiriiska iska yar and the world can see it. I am sure they will privately try to explain to Soomaaliya's government. We expulsed their ambassador once in1964 regarding NFD and we can do it today if Soomaaliya deems fit.
-
Just today, maanta oo Jimco ah: Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed oo booqday magaalada Baraawe Wafdi ballaaran oo uu hor kacayo Madaxweynah Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe ee caasimadda maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed , C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye, Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne, Lafta gareen, ayaa ka mahad celiyay sidii wanaagsanayd ee loogu soo dhoweeyay halkaasi, isagoo xusay inuu Baraawe kula kulmay Dad u bisil Dowladnimada iyo maamul wanaagga. “Waxaa si wanaagsan noo soo dhoweeyay Shacabka Degmada Baraawe oo ah Dad aad ugu bisil Dowladnimada iyo maamul wanaagga”, ayuu yiri Madaxweyne, Laftagareen. Madaxweynaha ayaa booqday goobo dhowra oo uu ka mid yahay Garoonka Diyaaradaha magaalada Baraawe oo weli uu socdo dhismahiisa, wuxuuna sheegay in waqti dhow lasoo geba-gabeyn doono howlahiisa. Mudane, Laftagareen, ayaa muhiimadda safarkiisa ku tilmaamay inuu Indha-Indheeyo Gobolka Shabeellada hoose, isagoo Shacabka u ballan qaaday inuu booqan doono dhammaan degaannada maamulka Koofur Galbeed, isla markaana uu ka shaqeyn doono sidii laysugu furi lahaa degaannada kala xiran loogana xoreyn lahaa argagixisada Al-Shabaab. Xigasho ____________________ Waxaa wafdigiisa la socdo suldaanka guud ee reerka dega Baraawe iyo guddoomiyaha gobolka Koonfur Galbeed oo ah qof ka soo jeedo Baraawe. Aawey xaaraan ku naaxa aad leedahay meesha ee maamulaan? Dhuxuloow iyo wixii la mid ahaa intee aadeen?
-
Do you honestly believe repeating lies will make it to be true? Dhowr mar adigoo meeshaan ku leh Koonfur Galbeed habar kuuleey walba ayaa degto (not that anything wrong with that per se as any Soomaali can live there). Reer Koonfur Galbeed martida wey soo dhaweeyaan, as far as even incorporating the guests among the local clans for diyo reasons, while at the same letting those same guests keep their original clan identities. Ever heard 'geegii mariidi' (meaning 'waayadii hore' refering to their original places of residence)? However, do not ever mistake this generosity as ku qabso ku qadi meysidee of moooryaanimo. And about your Mudug, waa lagula degaa, whether you call yourself dominant or not, Xaaf can't even handle his deputies and guddoomiyaha baarlamaanka gobolkaas whose people live there. Kursiga meeqo mar ayee ka tuureen. He can't even go to Cadaado now, meel kaleba iska dhaaf. That deegaan is also deegaanka ugu liito Soomaaliya, horumar ahaan iyo wax soo saar ahaanba. Meela kale ha isku mashquulin, ku mashquul meeshaas, as Cabdi Qeybdiid and et al finally realized that a few years ago. And you too will realize that as well markaa qaangaartid.
-
Yaa haray, yaa haray?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sheekada waxee u egtahay yaa ku hor maraayo Jubbada Dhexe ay heysataan Barbaarta, been beena looguma saari karo unless ciidamo cirka ka caawiyo ka qeyb qaataan. Jubbada Dhexe Awmadoobe tolkiisa ma degano ka ahayn qeyb ka mid ah Bu'aale. Probably mid ilma adeer yihiin lagu badalaa, probably Ciilmooge. I have nothing against Awmadoobe ka ahayn how he blindly ignored (while profiting) the mass scale and unchecked deforestation of Jubbooyinka since 2011, whose profits were equally going to Barbaarta, Kiikuuyada generals and his supporters. It hadn't happened like this even during the worst years of warlordism. -
One by one. Awmadoobe iska qul qul inta aanan lagu qulqulin sida xirta kaa horeysay. Sawirkaan waxaa la qaaday bisha sagaalaad ee sanadkii 2016.
