Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Saalax, yaa deymiye lacagta? Shaqsiyaad ganacsato ah? Somehow, the Youtube clip isn't running for me.
  2. Our Tigrey guest is maniacally obsessed about Eritareeya and their strongman Afwerki ever since his Tigrey cousins unceremoniously lost power in Xabashiland. Cunugii Eritareeya ayuu ku qafiifay, regardless what the topic and subject at hand is about, Eritareeya luu daba taaganyahay.
  3. Saalax, this all belongs Soomaaliweyn. Xabashis should have zero, absolutely zero, benefits in this. Kheyraadkaan ama dhulka haku jiraan, ama dhulka la kor marinaayo ama badda laga dhoofinaayo waa wada Soomaaliya iyo Soomaaliweyn.
  4. They also use reports by the mercenery so-called researchers and Soomaali 'experts' like disgraced Matthew Bryden and others who have an agenda against a rising Soomaaliya. I never believe reports like this.
  5. Dhalinta wey iskaga baahanyihiin madaxweynahooda.
  6. Those bodyguards came with him from Muqdisho. Sometimes they wear dhar militari u gaar ah with koofiyado gaduud. Ra'iisul wasaaraha too has his. They look like dad xoogahoo tababaran as they should be. I also noticed ra'iisul wasaaraha Xabashida, Abiy Axmed, started using guards like this, with their koofi gaduud signature, too, after ciidamadii militari ilaalin jiray go'doon sameyeen last summer.
  7. They talk about qabyaalad iyo waxaas, nothing to do with xan iyo xin. Is engaging qabyaalad all day long better than engaging xan iyo xin and other idle talks. I don't know. Say-walaahi girls generation waxba ma dhaamaan too, snapchat, youtube make-up tutorial channels iyo waxyaabahaas iyagana balwadooda ah. Eniwey, is paltalk still a thing? I thought maryooleey, especially faaraxyada, facebook u qaxeen.
  8. Che, according to this xildhibaan, Reer Koonfur Galbeed should have political representations in the new Deni dowlad.
  9. Peace Action, wax cusub ma'aha waxaan laakiin. Farmaajo iyo Kheyre have professionalized ciidamada ilaaliyo. Long gone is the days of those rag-tag militias on pick-up Toyota trucks with their dabajeexs with long snake-magazines on their shoulders. Now, it seems, every jaamac in every maamul goboleed is trying to copy.
  10. I can't believe Galbeedi already wants Cagjar gone, mere months after coming on the political scene. What is much worse is that Cagjar's replacement could be another Cabdi Ileey or a protege of his. Saan si ma'aha. We are so flimsy, tan iyo 1990 hebel ha baxo, hebel hala rido ayaa ku heynaa without any plan Bs. What is also unsaid is that Axmed Shide was that Soomaali who signed, representing Xabashada, the '19 percent' of Berbera's share that were absurdly given to them in Imaaraadka. Axmed Shide is a remnant of Tigreys, a basaas for them as well. I would take 10 out of 10 Cagjar than a known basaas like Shide.
  11. DP World oo shaqaalaha dekadda Berbera amrtay inay qaataan baasaboorka Soomaaliya iyo sababta Wararka aan ka heleyno magaalada Berbera ayaa sheegaya in shirkadda DP World ay ku qasabtay qaar kamid ah shaqaalaha dekada inay qaataan Baasaboorka Soomaaliya. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in shirkadda DP World ay dooneyso in shaqaalaha qaarkood ay u qaado tababar Imaaraatka carabta ah, taasi oo qasabtay inay helaan baasaboor caalami ah oo lagu tagi karo Imaaraatka. Faadumo Saciid Ibraahim oo kamid ah xisbiga Wadani ayaa sheegtay in Somailand ay ku fashilantay siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland, taasi oo qasabtay in shaqaalaha la weydiiyo baasaboorka Soomaaliya. Iyada oo saxaafadda kula hadleysay magaalada Hargeysa ayay sheegtay in shaqaalaha dekada magaalada Berbera la doonayay in tababar dibadda ah loo qaado, balse lagu xujeeyay baasaboor aan aheyn midka Somaliland. Waxaa sidoo kale ay sheegtay in shaqaalaha lagu amray inay baasaboorka u doontaan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland maadaama ay u dhow dahay magaalooyinka Somaliland. DP World ayaa wali gacanta ku haysa maamulka dekada magaalada Berbera oo heshiis ay ku heshay, waxaana la sheegayaa in hadda ay wax badan ka badashay nidaamka ay shaqaalaha kula dhaqmeysay. Xigasho
  12. If Kiikuuya and Xabashi mercenary army are in koonfurta Soomaaliya and do as they please, I don't know what valid argument you have against Eritareeya ciidamadeeda imaadaan Soomaaliya. I would rathher swallow my Soomaali pride and have ciidamada Eritareeya than any neighbouring ones, except Jabuuti.
  13. Sax, he should repay all of it haddee daacad ka tahay. Waxaan xasuustaa a family friend jago sare ka haaye dowladii Kacaanka in late 80s. He became a genuine wadaad and was concerned about lacagtuu been been ku helay as he believed. He resigned jagaduu haaye, returned all the villa houses he owned and farms to dowladda, except one he knew it was built in xalaal money. It was in 1990, few months before dowladda dhacday. Oh, tolkiisa see u yaabeen, calling him ninkii wuu waashay, war maxaa helay, maxaa ku dhacay. They really tried to persuade him to not return, instead gave those properties to tolkiisa iyo qaraabada kale. He refused. Last I remember he became a tabliiq and lived in Bakistaan in post-civil war. I think he passed away now. Alle yarxama, qof daahir ah muxuu noqday. You can imagine those properties would have now being occupied anyway, waana la bililiqeysan lahaa.
  14. Waraa, you can easily believe for hoax, fabricated news like this, too?
  15. Waa qirasho ugub ku ah siyaasiinta Soomaaliya. Waxaa rajeynaa inay tan horseed u ahaato kuwa maanta masuqmaasuqa baahsan rabo inay bilaabaan lacag dalka leedahay jeebka ku shubtaan.
  16. Waxaan la xanuunsanahay lacago xaaraan ah oo aan qaatay Wasiirkii hore ee wasaaradda boostaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay in uu xanuuno ka qaadey lacago xaaraan ah oo uu qaatey muddadii uu wasiirka ka ahaa wasaaraddaasi. Wuxuu sheegay in tiro Saddex jeer ah uu tagay dhaqtar, islamarkaana loo sheegay inay xanuunayaan meelo kala duwan oo halis ah. Waxa uu cafis ka dalbaday Shacabka Somaliland, waxa uuna sidoo kale ka codsaday in ay usoo duceeyaan si xanuunada uu ka qaaday lacagaha uu sheegay in ay xaaranta yihiin. “Markaan sannad shaqeeyay waaban xanuunsaday dhakhtar baan tagoo dhakhtarkii wuxuu i yiri kalliduu dhagax kaaga jiraa yaabay, dabadeedna sannadkii labaad waan xanuunsaday dhakhtar baan tagoo wuxuu igu yiri dhiig-kar baad qabtaa, sannadkii saddexaad baan shaqeeyay waan xanuunsaday dhakhtarkii baan tagay dabadeedna wadnihii ayaaban sidiisii u shaqeynayn” ayuu yiri. Waxa uu intaas ku daray “Macnuhu waxaa weeye wax ka badan mushaharkii laguu qorey ayaa kusoo galay waa xaaraan dee, waar xaaraantii hore illaahay ha iga cafiyo xanuunadii iyo dhibaatadii aan ka qaadey ayaan mashquul ku ahay”.sidaasi waxaa sheegay Maxamed Abgaal. Xigasho
  17. Dabroow, waxee u egtahay a sub-version of ciyaar dhaqameedka Saarka ah, ee marka see wax u jiraan markaa ku tilmaamtay Saarka gobolka Gedo bas loogu ciyaaraa. Saarka gobollada Jubbada Sare (Bakool, Jubbada Dhexe, Jubbada, Baay iyo Gedo) dhan ayaa laga ciyaaraa. Saarka laba u kala baxaa, mid suugaaneed iyo mid ciyaareed.
  18. Cadnaan, what is this Kiikuuyo really saying? Those two gentlemen - Qorane iyo Yuusuf Xaaji - were either sent by Awmadoobe (after his visit to Gaarisa) or trying to bring a man of theirs for Madoobe's position. By the way, Madoobe hadn't been to Nayroobi for months, especially after Tarsan's ambassadorship ee see wax u jiraan.
  19. Saalax, this guy hates Soomaalida iyo Muslimiinta dhan, even haddee secessionists try far and wide to pander him.
  20. This is a fake image and not Farmaajo. Madaxweynaha should really sue this David Vance right-winger and whoever is perpetuating this.
  21. Haddana mar sadexaad ayee gubeen Kiikuuyadaan: This is the third time they are sabotaging Hormuud in Gedo. Back in Luulyo and Agoosto of last year and now.
  22. Also xildhibaan Cabdi Shire Ciyaarjecel waa ka soo horjeedaa: Sadexdaan xildhibaan dowladda si toos ah ayee ula jireen, maantana mucaarad ayee ku yihiin magacaabistaan shisheeyaha. Dowladda waa inay ixtiraantaa rabitaanka shacabka.