Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xagaaga maka cafisay adiga? Soomaali iyo masuqmaasuqnimo, especially about kursi gadasho, I don't think inay ka dhamaan doonto in our lifetimes. Laakiin we can all hope and pray.
  2. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu maamuusayay xuska 15 May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey kalmad uu ku dhiirri-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoona dib u xasuusiyey doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku lahaayeen xornimo doonkii, qaran-dhiskii iyo horumarintii dalka. “Dadaalkii ay bixiyeen dhallinyaradeennii SYL ayaa horseeday in dalkeennu uu safka hore ka galo dalalkii xornimada ka qaatay gumeystihii. Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa sida ay qabyaaladda uga fogaayeen, una aaminsanaayeen midnimada, waddaniyadda iyo wadajirka dadkeenna.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey naxariis iyo in uu jannadiisa ku abaal mariyo 13-kii dhallinyarada ahaa ee SYL oo baal dahab ah kaga jira sooyaalka shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale, Hobollada Kooxaha Qaranka ayaa munaasabadda ka sameeyey bandhig suugaaneed ay ku muujinayeen dadaallada dhallinyaradeennu ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda, rajada lagu qabo iyo caqabadaha ku xeeran ee dhanka fursadaha shaqada, qabyaaladda iyo fikirka gurracan ee argagixisanimada. Munaasabaddan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mudane Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye-Gaas Daahir Aadan Cilmi, Booliska Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamad Jaamac, Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah. Xigasho
  3. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu maamuusayay xuska 15 May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey kalmad uu ku dhiirri-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoona dib u xasuusiyey doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku lahaayeen xornimo doonkii, qaran-dhiskii iyo horumarintii dalka. “Dadaalkii ay bixiyeen dhallinyaradeennii SYL ayaa horseeday in dalkeennu uu safka hore ka galo dalalkii xornimada ka qaatay gumeystihii. Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa sida ay qabyaaladda uga fogaayeen, una aaminsanaayeen midnimada, waddaniyadda iyo wadajirka dadkeenna.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey naxariis iyo in uu jannadiisa ku abaal mariyo 13-kii dhallinyarada ahaa ee SYL oo baal dahab ah kaga jira sooyaalka shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale, Hobollada Kooxaha Qaranka ayaa munaasabadda ka sameeyey bandhig suugaaneed ay ku muujinayeen dadaallada dhallinyaradeennu ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda, rajada lagu qabo iyo caqabadaha ku xeeran ee dhanka fursadaha shaqada, qabyaaladda iyo fikirka gurracan ee argagixisanimada. Munaasabaddan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mudane Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye-Gaas Daahir Aadan Cilmi, Booliska Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamad Jaamac, Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah. Xigasho ____________________ Waa ku faraxsanahay inaa arko taaladii Macallin Jaamac si heersare ah loo dayactiray.
  4. Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin.
  5. Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin.
  6. Cagjar ma laga cabsaday maxaa loo taaban waaye? Jir oo joog calanka suubanoow samada u ekoow.
  7. Saalax, check this page: Labba saacadood kadib xadhigii Cabdiraxmaan Aar, Hargeysa dhalinyaradii waxay bilaabeen inay ku lebistaan Calanka Soomaaliyeed. Waxaana lafilayaa in dhalinayaradu magaalooyinkoo idil ku lebistaan. M.FACEBOOK.COM Labba saacadood kadib xadhigii Cabdiraxmaan Aar, Hargeysa dhalinyaradii waxay bilaabeen inay ku...
  8. Why does an avowed atheist in SOL defend a wadaad-turned-warlord-turned-madaxweyne-maamul-goboleed ku sheeg? That is the disease of qabyaalad. Cajiib iyo barkeeda. Madoobe, knowing his seef laboodnimadiisa, kanoo kale hadduu Kismaayo ku arki lahaa qoorta ayuu ka goyn lahaa.
  9. To be fair, bisha Soonka lagu jiraa saas ugu wacan, I guess. He could be straight from tarawiix prayers.
  10. Anyone who can go to Baxreyn, Qadar and Kuweyd wouldn't even think about going to Sacuudiga, albeit with the holy cities. Sacuudiga meel ma'aha xilligaan. I have a brother and his wife who moved from UK to Sacuudiga a few years ago for professional jobs. Since ay wadaado yihiin, they kinda chose Sacuudiga than other Khaliij countries.
  11. By the way, those two poor gabdho from Kanada were freed from the jaws of Muuse Marqaan: Muuse Muqayil, xarig ma'ahee wax kale ma yaqaano miyaa. Jaahil meeshuu u madax yahay ayaaba ka waalan. By the way, yaa ogaado this poorly informed girl was a die-hard secessionist before. Taloow does she still believe that cursed ideology?
  12. Shaalkiisa, hoosguntigiisa, cadeygiisa ha sii diyaarsado xarig ayaa sugaayee. Mise odeyga waa Reer Mareykan marka waa lama taabtaan maadaama uu ka dhashay reerkii tolka weynaa ee Mareykanka. Boorame inuu ka soojeedin ka jeediyo waaba loo diiday mise this is an old clip?
  13. What sane human would want to live in that fiefdom ruled by unrepentant and unrestraint murderous so-called prince.
  14. Maskiinka aawey tolkiisa? Mise kaligiisa meesha u shaqo doontay.
  15. Sanad ka dib waala mataaneeyey magaalooyinka Muqdisho iyo St Paul.
  16. Their late-come to basaasnimo amateurish game is being exposed even in Muqdisho. Maxaa ka Jira in sirdoonka Soomaaliya uu muqdisho ku qabtay rag basaas u ahaa Imaaraadka Saraakiisha Laamaha amniga dowlada Soomaaliya ayaa xiray nin jaajuus u ahaa Imaaraadka Carabta. Xubin sare oo ka mid ah dowlada Qatar ayaa u sheegay wargeyska wax ku qora afka carabiga ee Al-Raya in ciidanka Sirdoonka soomaaliya ay maalintii Khamiista ay xireen dhowr qof oo lagu tuhmayo in ay basaas u yihiin Imaaraadka. Xiriirka dowlada Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa xumaaday sanadkii 2017-da kadib markii xukuumada muqdisho ay diiday dalab ahaa in ay jarto xiriirka Qatar. Dowlada soomaaliya ayaa xiligaas sheegtay in ay dhexdhaxaad ka ahaan doonto qilaaf dalalka Qaliijka iyo maamulka Dooxa. 9kii bishii Abriil ee sanadkii 2018-ka ayaa ciidanka amniga dalka ayaa waxay ku qabteen garoonka muqdisho diyaarad waday lacag dhan $9.6 million oo ka soo duushay Imaaraadka Carabta. Wasaarada amniga ayaa sheegtay in lacagtaan oo ku jirtay laba boorso loo adeegsan rabay qalqal galinta amniga. Xigasho
  17. Madax ku sheegaan maamul goboleedka filinkooda waa iska caddaa. Qalalaaso iyo jahwareer cusub abuurid ayee wadeen, taasoo laga soo alifay Nayroobi. Marka koowaad dowladaha Galbeedka ayee Nayroobi kula shireen bishii hore, iyagoo kula shiri karay safaaradaha ee ku leeyihiin Xamar. Jaajuusiinta ay u adeegaan ayaa ku yiri shir shirqoolid u ah ku qabta Garoowe, dowladda dhexena qodoba aynan waligeed yeeleynin hor geeya. Qodobadaas ay ku jiraan wax waa hore laga soo gudbay, sida wadaaga kheyraadka iyo maamul kororsiga ay rabaan Madoobe iyo Xaaf. Haddana waa kan Nayroobi u duulaayo, laguna bahdilaayo markee diyaaradahooda ku hakadaan Wajeer. Haddaadanan la iska qaban kuwaan...
  18. Madax goboleedyada iyo beesha caalamka oo shir deg deg ah ku yeelanaya Nairobi Madaxda Maamul Gobaleedyada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa lagu wadaa inay Nairobi ku yeeshaan kulan deg deg ah oo ku saabsan Shirkii Natiijo la’aanta ku soo dhamaaday ee Garoowe, sida ay ogaatay Caasimda Online. Shirkaan oo la filayo in uu dhaco Todobaadkaan ayaa la sheegay in uu dhax-mari doono qaar kamid ah Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada dalka iyo qaar kamid ah Wakiilada beesha Caalamka oo ugu horreeyaan wakiilo ka socda Mareykanka iyo Qaramada Midoobay. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” ayaa maanta u duulay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya markii uu ku dhawaaqay in uu fashil ku soo dhamaaday Shirkii Garowe. Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu wadaa in uu dhowaan u Amba-baxo magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ilo wareedyo ku dhow dhow Madaxweyne Xaaf ayaa Caasimada Online u sheegay in Xaaf uu Nairobi kulan kula qaadan doono Xubno ka tirsan UN-ka, Mareykanka Ingiriiska, iyo Midowga Yurub waxa uuna kala hadli doonaa Xaaladda Soomaaliya gaar ahaan Khilaafka Dowladda iyo Maamul Gobaleedyada. Warar kale ayaa sheegaya in kulamada ka dhacay Nairobi ay noqon karaan gaar gaar oo ay Wakiilada Beesha Caalamka si gaar gaar ah u qaabilaan madaxda Dowlad Gobaleedyada Soomaaliya si wax looga waydiiyo arrimaha Soomaaliya. Beesha Caalamka ayaa geed u fadhi ah Xaaladda Soomaaliya waxaana la sheegayaa in ay aad ISHA ugu heysay Shirka Garoowe inkastoo aysan wali ka hadlin, hadane waxaa jiray walaac ay UK ka muujisay Shirka oo maalmo dheeraad ah qaatay. Xigasho
  19. Our Tigrey guest always bringing his boogeyman Afwerki to everywhere. When did Soomaaliya side with Eritareeya and not Jabuuti? Soomaaliya has a good relationiship with Eritareeya, which is beneficial to both countries and a great relationship with our little brother Jabuuti. However, Jabuuti always comes first. Why don't your Tigrey region side with Kenya and undermine the Xabashi federal government. Let's see how Xabashi federal government would have dealt with. We know it saddens you seeing that Meles Sanaawi's blueprint and policy of dividing Soomaaliya's regions into a little controlled fiefdoms that are forever against their central government are unraveling.
  20. Reer Sool miyaa ninkaan? I don't know why the dying secessionists try so hard to de-emphasize and downplay maalinta Soomaaliya taariikh ku ah ee 26da Juun. I guess wali hiloow ayaa loo haayaa gumeysigii Ingiriiska oo waa loo bogay gumeysigiisa.
  21. Imaaraadka the only little evil country that can only bully civil-war strived unstable Muslim countries. Tabar kale ay haayaan malaha iyaga iyo Sacuudiga these days.