-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Caarre meeqo bilood ayee ku haayaan beri ayuu isdhiibi doonaa. Secessionists wax aan been ahayn ma'ahee wax kale kama soo harin. Xataa xoolihii dowladda dhexe u fasaxday anagaa fasaxnay leeyihiin. Watch at this clip and listen to this deluded 'wariye' wuxuu iskugu sheekeynaayo: Safaaradda Waqooyiga iyo daljiraha Waqooyiga u fadhiyo Jidde ayuuba la soo shirtagay. Xataa haddee safiir lahaan lahaayeen Jidde muu fadhin lahaa or Riyaad. Waxooda been wey dhaaftay, tii Trump lagu yaqaanay ayee sii dhaafeysaa.
-
Xildhibaanka bal ila dhagaysta hadalkiisa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to cadnaan1's topic in Politics
Afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan odeyga wareersan. -
So, finally wuu quustay wuu iska noqday asagoo jeebkiisa foorinaayo. Thrice he tried, three times he failed, even after trying to get three different venues. Markaan camal Reer Xamarka waxee dhahaan: "Asxanto." Aan anigana ugu daree: Haka saarto. Intuu ku haaye "inta Afsoomaaliga ku hadasho" marka inay meesha u imaanayaan muu sugaaye dhooraha cuqdada miiran. Si fiican ayaa la yeelay, ummadda Soomaaliyeed lacagtooda waa rabaa, waana necbahay si cad waliba. Well, ka xaab xaabi. I hsd never seen heesaa saan camal loo bahdilay, so let him stay in his little degmo, ilma adeeryaalkiisana ha u gurbaan tumaan. Now compare this cuqdadle to Nimcaan Hilaac, who is coincidently travelling around Yurub, si wanaagsana loogu soo dhaweynaayo with his Soomaali diplomatic passport.
-
Widaay, maxaa ku daaray. Dhacdadii Dhagaxtuur goormee 'fictional' noqotay. Haddaa ula jeedid qof Dhagaxtuur la dhaho jirin, waa runtaa taas. Qof aaminsan ma jiro taas. Dhagaxtuur dhacdo maato lagu gumaaday u taagantahay. Sidoo kale Xaawo Taako mudnaan ayee naga mudantahay, nafteeda ayee u hurtay. SYL dhaqaalo badan ayee u soo aruurisay ee ku shaqeeyaan, qof fur furan oo dadaalaayana wey ahayd. Taalada Axmed Gureey Xabashada la xasuusiyo loogu tala galay, in Soomaalida hilfaha u qaadi jirtay la xasuusiyo. Sax, Soomaaliya halyeeyo kale wey jireen oo taalooyin loo dhisin, sida Sheekh Xasan Barsame, Xalane iyo dhacdadii xasuuqa Lafoole. Laakiin iyaga meelo ayaa loogu magac daray, sida iskoolka Sheekh Xasan Barsame, xaruntii tababarka Xalane iyo Kuliyadii Lafoole. Halgamayaashaas dhan wey noo wada simanyihiin ee Eebbaa weyn ha u wada raxmado.
- 29 replies
-
- East Sanaag Clan
- somaliland
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
So, once again this proves dowladda Soomaaliya made a prudent, cautious and wise choice of staying neutral in the intra-Khaliiji conflicts. Good job dowladda dhexe, which still has good relationship with Masar, Qadar, Sacuudiga amd Turkiga. Only good, astute leaders at helm can only work the balance needed in this delicate situation.
-
What is ninkaan madaxtinimo sheeganaayo really doing in an emergency operating room? Xataa ma sugi karo inta dhaawacyada - some of them halis ah I am sure - laga soo saaraayo qolkaas all in the name of photo op iyo istusnimo. Such a shame. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo masaakiintii lagu gumaaday hoteelka ku yaalay Kismaayo.
-
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Soo noqosha ha sugin - onward. Tubta horumarka aan kala joogsi lahayn. -
They are also using poor Mustafe Cagjar's name on Facebook by shamelessly congratulating themselves using his name. Abtigiis' record for Soomaaliweyn was clear on archive SOL posts. Their shamelessness and been badnidooda xad malaha. War Saak (The Zack) from SOL aaweya, waa in loo sheegaa that poor Cagjar's name is tarnished by the secessionists on Facebook.
-
Yes, waa kan. Just search his name on SOL archives and see how many times his name comes up in the last 15 years writing for Crisis Group and being interviewed as an 'expert' by New York Times and Washington Post. No more now. He is a hired mercenery by Crisis Group and so long Soomaaliya ka been sheegi jiray and Soomaaliya didn't have any strong government to refute. But since Soomaaliya's rise in the last five years, he became openly anti-Soomaaliya. Ciil ayaa haayo for he can't write beentii lagu yaqaanay without being exposed by Soomaali diaspora and dowladda dhexe.
-
The writers of 'Crisis Group' based in comfy Nayroobi today Xabashada ayee u jeesteen in their latest efforts to milk the international policymakers. For so long Soomaaliya iyo Soomaalida ka been sheegi jireen, led by that anti-Soomaali people like Rashiid Cabdi (who is openly anti-Soomaaliya now) iyo that biased Canadian dude married to a secessionist lady who used to write for the Monitoring Group. Both groups shaqo la'aan ku dhacday thanks for Soomaaliya's rise.
-
Is this the latest tabeelo (boor) the secessionists are prostituting to a newest pimp miyaa? Xataa even the dude they are over-praising never met them or any important people from his government. Before the prostitution was to the Sacuudi king's poster while he did nothing for insecure dying breed secessionists. I guess they have to do something or sell to every once in a while to keep marqaan zombie people in line. Saalax, you know that Sacuudi king poster haddaa heysid soo gali fadlan. The similarities are very uncanny. By the way, those cables on that poor pole next to the poster is something. Who owns those? Each small company puts its cables on there, it seems. And some dating from the 1980s even, I guess. It needs to be orgazined before that poor pole and others like it collapse. I am sure the poles date from dowladii Kacaanka.
-
Saan maa kaa daacad ah? Afsoomaaligaaga boorka laga jafo u baahanyahay haddaa xirsi ku sheegtay erey la soo deensaday yahay. Xirsi waxaaba ka aragtaa its roots inuu yahay erey Soomaaliyeed. Xir has a lot of words in its roots, sida xirasho, xarig (xirig), xirta, xirxiran, xirsi iyo xir itself oo dhowr micno leh.
-
Exhibit A: Lies & propaganda of secessionist Somaliland region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
C/salaan Jentelmaan kii aad u fududaa taageersanaa dowladda Farmaajo ma ahayn miyaa? Fudeedkiisa waaba ogaa meesha dabeesha aadeyso inuu u laad laadi doono. -
They will get their 'fair' share from the fees laga qaado diyaaradaha dul mara hawada Soomaaliye as other maamul goboleed will as well ee maxee rabaan? Inay shisheeyaha lacagta iskaga cunaan Nayroobi mee ka jeclaan lahaayeen? Lacagtaas ummadda Soomaaliyeed xaq u leedahay waliba. There are no limits and boundaries for the wretched secessionists xaasidnimada ee u qabaan Soomaalida inay ka faa'ido xaqooda. They would have loved more for shisheeyaha iskaga baashaalo maalkaan aan leenahay as they did for 28 years. Same way they love shisheeyaha iska xadaayo kheyraadda baddeena ku jirto xilligaan because you will never see them prostesting.
