Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Muxuu baasaboorka Hargeysa ugu joogaa sadex boqol doolar?
  2. This is a result of a long sessions of marqaamid. Nothing new. When the wretched secessionists realized finally it ain't working and more pressure from Soomaali citizens in Hargeysa, markaas ayee garteen dhabta waxee tahay.
  3. He didn't had any offspring of his own. However, he had a boy he raised and adopted called Ducaale. Wiilkaas dhaxalkuu kulahaa wey u diiday, wuuna iskaga soo cararay markuu Hargeysa tagay dhaxalkiisa doontay. Naftiisa la soo baxsaday. He lives in London and last I heard ma maqli karo islaantaas magaceeda. Si xun u galeen, and if the old man was alive he would have been furious because he was a fair man.
  4. Baraka Xuseen Obama wixii la moodaaye iyo wuxuu noqday kaaf iyo kala dheeri. He is far beyond an establishment.
  5. Islaantii Pelosi ahayd wey ka gaabsatay inay difaacdo walaasheena Ilhaan. I guess she is on a Zionists' leash, so she can't defend Ilhaan. I am glad Bernie and others are defending her.
  6. Saalax, do you know Cali Jirde? He used to be a daljire back in berisamaadkii in Muqdisho. Xaafadda Taleex deganaa, neighbouring my habaryar's house. Walaashiisa waxee sameysay maqlay ka yaabanaa markee dhaxashay daartuu Xamar ku lahaa. I think she is Siilaanyo's wife.
  7. Runtaa waaye. Waaba yaabay markuu waxaas meesha la yimid. I think da'nimo have caught with him. Qofaa dhagta ugu sheegay since he name dropped a first lady name waa inuu ku daraa xaaska madaxweynaha Soomaaliya, too. He butchered her name. He should have known better. Xasan Aaden Samatar seriously kistoo waa isceebeeyey, however he is the most living legend of Hobollada Waaberi and I have my utmost respects for him. Reer Toronto isla ahayn, 2004 igu dambeysay aragiisa.
  8. Who listens to this marqaanle horta? Waxaaba ugu daran markuu lahaa aqoonyahan ku xeeldheer afka Soomaaliga iyo isirkiisa aan ahay asagoo BTJ soo dhigan. Wuxuu ku maqli jiray marfishyada London uu mooday aqoon.
  9. The Zionist ku shubo neo-con lobbyist is being exposed of what he is: The wretched secessionist are paying this ku shubo dude tens of thousands of dollars per month to lobby their failed project. Money from international aid organizations for gobollada Waqooyi. Dowladda dhexe should restrict this aid money iyagee soo martaayee. I guess the last one, the other neo-con of Cambodian-American descent couldn't achieve that in last ten years. Peter Pham? Remember him? Wuu iska samray kaas ama dreamers ayaa ka quustay.
  10. Dowladda waa inay xarun (base) ka dhisato Ceelasha Biyaha. Hubkaan la soo faagay tobaneeyo ka badan ayaa qarsan ama duugan. Meeshaas waligeyba waaka shakisanaa. It is also where Barbaarta raise major funds from ganacsatada meesha hanti ku leh, who themselves iska degay dhulal badanaan danta guud ahaa oo dowladda lahayd after 2006. Qalalaaso ayee maalkooda ku ilaaliyaan.
  11. Acuudi bilaahi. Mar dhowna Maykal Maryama amee boorka ka soo jafaan, saying 'we were the original gaalo of Soomaalis.'
  12. And here under that link commenting is a typical hatred of failed, wretched, boosaneero-dwelling secessionist: Ciil u baqti. A real Soomaali responding this wretched creature:
  13. Ka naxoo nafta waa. Soomaali diidoow silac u baqti. I am no fan of this fascist neo-con Zionist, but as long as he helps Soomaaliya, by all means I have no problem.
  14. I always believed and said Ceelasha Biyaha, Kaaraan, Yaaqshiid iyo aaga Balcad marka la aado inay Barbaarta dad la shaqeeyo joogaan, hubna ku heystaan. Especially deegaanka Ceelasha Biyaha, qaarkood waa ganacsato waa weyn.
  15. Maryooleey are ready to quote beelaha, jufooyinka, lafaha iyo jilibyadee ka soo jeedaan wasiiradaan cusub. Keyd mee ugu jiraan? About wasaaradda xeerka qaran, he can't do much. It seems it won't be finished in 2020/2021, so dowladda soo socoto la wareegi doonto as the current one inherited it too.
  16. Xaaska madaxweyne Ismaaciil maa loola jeeda gacantaas? It seems like she will hasten his downfall. He is tired and weary nowadays, so it seems she has a considerable influence on him. I was really surprised when Xasan Aaden Samatar out of no where started blurbing out and over-praising her in his speech in Muqdisho. Madax badan ayaa meesha fadhiday islaantaas amaanteeda uuba la soo shirtagay. Then I realized it is her who might be paying all his bills since he moved to Jabuuti in recent years.
  17. War Dhagaxtuur, see camal. Ha quusan, fadlan. Dal walba marxalad adag wuu soo maray, anaga waa markeena, hadduu Rabi idmana waa ka bixi doonaa xaalkaan mar dhow. Soomaaliya mar maanta ka fiican ma soo marin since 1990. Toban sano ka hor xaalka suu ahaa waa ogtahay. Labataan sano ka horna haba sheegin daruufaadka see ahayd.