-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
It seems the seasonal time la ugaarsado, arrest and torture journalists in Waqooyiga is back. This time it is back to C/maalik Coldoon, according to his Facebook page written by his representatives: [Kadib xalay markii ay noo diideen ciidamadu in aanu aragno Coldoon annaga oo is leh hubiya jidh dil ay ciidamada police ku u gaysteen oo goob joogayaal noo xaqiijiyeen saaka ayaanu booqanay waxaanay noo sheegeen ciidanku in xalay saqdii dhexe Hargeysa loo qaaday yaga oo noo raaciyey meesha Cabdimaalik laga doonayaa inay Hargeysa tahay sidaa darteed ay gudbiyeen Waxa idinla hadlaya maamulaha page-ka Coldoon]
-
DP world created lot of jobs at Berbera port
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to cadnaan1's topic in Politics
Runtii waa ceeb iyo fadeexad la isku daray, beyond sadness. Look at their madaxyo. Marooyin biyo qaboob ku shubtaan ayee saarteen qoraxda kulul see iskaga celiyaan while nimankii dhalinyarada ahaa ee Berbera hurdaan, markee soo toosaana jaadka meesha ka bilaabo. Waa jaad shaxaad lagu gatay even. Waa dad physically nool laakiin maanka ka dhintay waa hore. Ceeb looma dhinto ileen. -
DP world created lot of jobs at Berbera port
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to cadnaan1's topic in Politics
Ask them markee soo toosaan ay maqlaan soo dhacyeey. Waa zombies 24/7 u fadhiyo marqaan, shisheeyihiina qoraxdaas taagan shilimaantii shisheeyaha keenana ku cunaayo. Such a shamefulness. -
Muxuu baasaboorka Hargeysa ugu joogaa sadex boqol doolar?
-
This is a result of a long sessions of marqaamid. Nothing new. When the wretched secessionists realized finally it ain't working and more pressure from Soomaali citizens in Hargeysa, markaas ayee garteen dhabta waxee tahay.
-
Amin Amir on Djibouti and businessman Ahmed Osman dispute
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
He didn't had any offspring of his own. However, he had a boy he raised and adopted called Ducaale. Wiilkaas dhaxalkuu kulahaa wey u diiday, wuuna iskaga soo cararay markuu Hargeysa tagay dhaxalkiisa doontay. Naftiisa la soo baxsaday. He lives in London and last I heard ma maqli karo islaantaas magaceeda. Si xun u galeen, and if the old man was alive he would have been furious because he was a fair man. -
Amin Amir on Djibouti and businessman Ahmed Osman dispute
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Saalax, do you know Cali Jirde? He used to be a daljire back in berisamaadkii in Muqdisho. Xaafadda Taleex deganaa, neighbouring my habaryar's house. Walaashiisa waxee sameysay maqlay ka yaabanaa markee dhaxashay daartuu Xamar ku lahaa. I think she is Siilaanyo's wife. -
Amin Amir on Djibouti and businessman Ahmed Osman dispute
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Runtaa waaye. Waaba yaabay markuu waxaas meesha la yimid. I think da'nimo have caught with him. Qofaa dhagta ugu sheegay since he name dropped a first lady name waa inuu ku daraa xaaska madaxweynaha Soomaaliya, too. He butchered her name. He should have known better. Xasan Aaden Samatar seriously kistoo waa isceebeeyey, however he is the most living legend of Hobollada Waaberi and I have my utmost respects for him. Reer Toronto isla ahayn, 2004 igu dambeysay aragiisa. -
The Zionist ku shubo neo-con lobbyist is being exposed of what he is: The wretched secessionist are paying this ku shubo dude tens of thousands of dollars per month to lobby their failed project. Money from international aid organizations for gobollada Waqooyi. Dowladda dhexe should restrict this aid money iyagee soo martaayee. I guess the last one, the other neo-con of Cambodian-American descent couldn't achieve that in last ten years. Peter Pham? Remember him? Wuu iska samray kaas ama dreamers ayaa ka quustay.
-
Dowladda waa inay xarun (base) ka dhisato Ceelasha Biyaha. Hubkaan la soo faagay tobaneeyo ka badan ayaa qarsan ama duugan. Meeshaas waligeyba waaka shakisanaa. It is also where Barbaarta raise major funds from ganacsatada meesha hanti ku leh, who themselves iska degay dhulal badanaan danta guud ahaa oo dowladda lahayd after 2006. Qalalaaso ayee maalkooda ku ilaaliyaan.
-
Acuudi bilaahi. Mar dhowna Maykal Maryama amee boorka ka soo jafaan, saying 'we were the original gaalo of Soomaalis.'
-
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Jecliyaa horumarka Soomaaliya: -
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Also meeting with the president of World Bank: -
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Meeting the leader of International Monetary Fund: -
Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And here under that link commenting is a typical hatred of failed, wretched, boosaneero-dwelling secessionist: Ciil u baqti. A real Soomaali responding this wretched creature:
