Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,714
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Ninkaan jaadka ka ganacsado waa in jeebkiisa la kululeeyaa. Diyaaradaha jaadka uu keensado waa in laga mamnuucaa hawada. Gacan bir ah ayee war ku maqlaan kuwa asaga la mid ah.
  2. Saalax, ninkaan ayaaba sii qarxiyey, xataa naming the places laga bixiyo baasaboorada.
  3. Maalin walba Nayroobi ayee ku ordaan. On any given week, there are at least dozens of xildhibaanno, wasiiro ama shaqaalaha kale dowladda u shaqeeyo that are chilling in hoteellada Nayroobi ama guryahee ku leeyihiin. Markuu baarlamaanka fasax ku maqanyahay ugu daranba. Hala kululeeyo oo hala shaq shaqo.
  4. After spending weeks in Nayroobi, He flew to attend shirkii Garoowe and after not getting his ways and what he wanted, he flew right back to Nayroobi and is still chilling there. Marka yuu sheegtaa madax u yahay? Ma Soomaalida tolkiisa Nayroobi joogto? Haddee dhibeyso inuu ku noolaado Cadaado ama Dhuusamareeb, muu meesha iskaga tago. Luggooyo la sheegi jiray waa tanaa.
  5. Kiikuuyada still worship gaalkii caddaa ee ula baxeen muzungu. La'aantiisa inaynan waxba soconeynin moodaan. Muzungu muzungu waligiinaba ku haaya. What a poorly made, cringeful video. And why did they disable the comments section of the video? Full wrath of Soomaali diaspora ka cabsadeen miyaa?
  6. Maahmaahdii maxee ahayd? Haa, waxee ahayd: Baqtiga ma cunee fuudkiisaan cabaa.
  7. Dhagaxtuur, kuwaas hadaladooda ka soo qaadasho maleh. Waxee qaadi karaan ayaaba iska yar, qabqabliyaashii ayaaba hilfaha loo qaaday. Marka ha ooyin, iridna ha xiran ee bannaanka u soo bax.
  8. War Saak, waxaa kaa ilooway inaa u sheegtid Abtigiisa fariintaan: Wiil aan adeer u ahay - aabihiisa ilmahabreed nahay - ayuu wasiir ka dhigay dowladiisa markuu magacaabay. Waana wasiirka ugu da'da yar wasiiradiisa. Cabdi... ka bilowdaa magaciisa. Dankis ku dheh Abtigiisa. Awmaadeey, salaamanta, widaay. Soonkii kaa batay SOL ka soo war doontay miyaa?
  9. Xagaaga maka cafisay adiga? Soomaali iyo masuqmaasuqnimo, especially about kursi gadasho, I don't think inay ka dhamaan doonto in our lifetimes. Laakiin we can all hope and pray.
  10. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu maamuusayay xuska 15 May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey kalmad uu ku dhiirri-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoona dib u xasuusiyey doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku lahaayeen xornimo doonkii, qaran-dhiskii iyo horumarintii dalka. “Dadaalkii ay bixiyeen dhallinyaradeennii SYL ayaa horseeday in dalkeennu uu safka hore ka galo dalalkii xornimada ka qaatay gumeystihii. Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa sida ay qabyaaladda uga fogaayeen, una aaminsanaayeen midnimada, waddaniyadda iyo wadajirka dadkeenna.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey naxariis iyo in uu jannadiisa ku abaal mariyo 13-kii dhallinyarada ahaa ee SYL oo baal dahab ah kaga jira sooyaalka shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale, Hobollada Kooxaha Qaranka ayaa munaasabadda ka sameeyey bandhig suugaaneed ay ku muujinayeen dadaallada dhallinyaradeennu ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda, rajada lagu qabo iyo caqabadaha ku xeeran ee dhanka fursadaha shaqada, qabyaaladda iyo fikirka gurracan ee argagixisanimada. Munaasabaddan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mudane Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye-Gaas Daahir Aadan Cilmi, Booliska Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamad Jaamac, Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah. Xigasho
  11. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu maamuusayay xuska 15 May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey kalmad uu ku dhiirri-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoona dib u xasuusiyey doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku lahaayeen xornimo doonkii, qaran-dhiskii iyo horumarintii dalka. “Dadaalkii ay bixiyeen dhallinyaradeennii SYL ayaa horseeday in dalkeennu uu safka hore ka galo dalalkii xornimada ka qaatay gumeystihii. Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa sida ay qabyaaladda uga fogaayeen, una aaminsanaayeen midnimada, waddaniyadda iyo wadajirka dadkeenna.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey naxariis iyo in uu jannadiisa ku abaal mariyo 13-kii dhallinyarada ahaa ee SYL oo baal dahab ah kaga jira sooyaalka shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale, Hobollada Kooxaha Qaranka ayaa munaasabadda ka sameeyey bandhig suugaaneed ay ku muujinayeen dadaallada dhallinyaradeennu ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda, rajada lagu qabo iyo caqabadaha ku xeeran ee dhanka fursadaha shaqada, qabyaaladda iyo fikirka gurracan ee argagixisanimada. Munaasabaddan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mudane Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye-Gaas Daahir Aadan Cilmi, Booliska Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamad Jaamac, Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah. Xigasho ____________________ Waa ku faraxsanahay inaa arko taaladii Macallin Jaamac si heersare ah loo dayactiray.
  12. Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin.
  13. Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin.
  14. Cagjar ma laga cabsaday maxaa loo taaban waaye? Jir oo joog calanka suubanoow samada u ekoow.
  15. Saalax, check this page: Labba saacadood kadib xadhigii Cabdiraxmaan Aar, Hargeysa dhalinyaradii waxay bilaabeen inay ku lebistaan Calanka Soomaaliyeed. Waxaana lafilayaa in dhalinayaradu magaalooyinkoo idil ku lebistaan. M.FACEBOOK.COM Labba saacadood kadib xadhigii Cabdiraxmaan Aar, Hargeysa dhalinyaradii waxay bilaabeen inay ku...
  16. Why does an avowed atheist in SOL defend a wadaad-turned-warlord-turned-madaxweyne-maamul-goboleed ku sheeg? That is the disease of qabyaalad. Cajiib iyo barkeeda. Madoobe, knowing his seef laboodnimadiisa, kanoo kale hadduu Kismaayo ku arki lahaa qoorta ayuu ka goyn lahaa.
  17. To be fair, bisha Soonka lagu jiraa saas ugu wacan, I guess. He could be straight from tarawiix prayers.
  18. Anyone who can go to Baxreyn, Qadar and Kuweyd wouldn't even think about going to Sacuudiga, albeit with the holy cities. Sacuudiga meel ma'aha xilligaan. I have a brother and his wife who moved from UK to Sacuudiga a few years ago for professional jobs. Since ay wadaado yihiin, they kinda chose Sacuudiga than other Khaliij countries.
  19. By the way, those two poor gabdho from Kanada were freed from the jaws of Muuse Marqaan: Muuse Muqayil, xarig ma'ahee wax kale ma yaqaano miyaa. Jaahil meeshuu u madax yahay ayaaba ka waalan. By the way, yaa ogaado this poorly informed girl was a die-hard secessionist before. Taloow does she still believe that cursed ideology?