Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,714
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. They are decent folks who refused to pay lacagtaan baadka ah ee argagaxisada ku nool. These decent folks, among others, were the owners of hoteel Maka Almakurama and Aljasiira. And their hotels were repeatedly targeted. The biggest culprits who pay without a question waa Hormuud iyo Dahabshiib. They pay millions of dollars a year. They also readily give out any private info of their customers to argagaxisada, if they are asked.
  2. Saas ay tahay diyaarad qaran ayaa u baahanahay si deg deg ah. Dowladda ha iskugu yeerto shirkadaha ugu waa weyn diyaaradaha, latalisana inay midoobaan. Ka dibna u bandhigto in magaca Soomaali Airlines laga kireyn doono, diyaarado casri ahna keensadaan, dowladana caawin doonto. Public private partnership (PPP) camal. Ma Yeman ayaa ka liidanaa? Ama Liibiya? Ama Koongo? Ama Burundi? Ama Afgaanistaan? Ama Suuriya? Kuligooda diyaarado qaran ayee leeyihiin. Kuwaan qaarkood waaba dhaanaa maadaama Soomaalida aad u dhoof badantahay, dunida daafaheedana ku wada nool.
  3. Boorsadooda ma dhumiyaan ee kas ayee ugu tagi jireen. Siiba diyaaradahooda ka bixi jiray Imaaraadka. Daallo iyo Jubba caado ayee u ahayd saas inay u dhaqmaan, gaar ahaan sanadihii 2000-2011. Waagaas badeecooyin la gado ayee diyaaradaha saari jireen, kuwii rakaabkana maalmo ama toddobaad ayee dib u dhigi jireen. Anigee igu sameyeen saas laba jeer. Jubba ayee ahayd, sanadkii 2003, mar aan Xamar booqanaaye. Mar sagaalka beri aan Xamar joogay ma helin. Dubeey markaa ku noqday garoonka ka soo qaatay. Haddana Xamar ku noqday, mana helin mar kale. Maalmo ka dib ayee keeneen.
  4. Goormee ahayd doorashadii u dambeysay deegaanada ah ee la lagu qabto Waqooyiga?
  5. Oh, there is one - markaa dhimatid, especially untimely death. Even if the individual was ibliis waala amaanaa markaas. Horaa loo dhahay haddaa amaan rabto dhimo.
  6. Some sick individuals who can't even be bothered to say 'Rabi ha u raxmado' to Yariisoow are using his name. Vile creatures diin iyo dhaqanba aan lahayn
  7. Galbeedi, marmar xaalka wuu kaa xumaadaa see camal. The renouncement baaq (letter) was issued hours before Yariisoow's death. Marka it was definitely not related to that. About marxuum Yariisoow's meeting ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey, nothing new about that. He used to see the expelled one as well. Plus, the new envoy was on a get-to-know tour and was going to the headquarters of those regions. After meeting the national leaders in Muqdisho (madaxweynaha, ra'iisul wasaaraha, guddoomiyaha baarlamaanka iyo guddoomiyaha aqalka sare), he then went to Garoowe, then Kismaayo, Jowhar, Baydhabo, Hargeysa and finally in Banaadir for Yariisoow's meeting. The Nicholas Haysom did this as well when he came to Soomaaliya in 2018.
  8. Sheekada waxee u egtahay inaynan ahayn black and white issue. Can a US citizen become a president in another country? The president of Lithuania was a long-time resident of Hinsdale, Illinois; however, he renounced US citizenship to become president. The King of Thailand, who died recently, was born in Massachusetts, and was probably a US citizen for this reason. Eamon deValera was born in New York, and was therefore a US citizen. He eventually became prime minister, and then president, of Ireland. I can’t find anything suggesting that he renounced US citizenship, and in fact, it is possible that his American background is what saved him from execution after a 1916 rebellion against the British. The new president of Somalia is apparently a US citizen. Golda Meier was a US citizen, although she became prime minister, not president, of Israel. The president of Guyana (who was the wife of an earlier president, who died) was from the US, and must have been a US citizen - whether she remained one when she became president of Guyana, I do not know. Boris Johnson was a US citizen, but he may have renounced. So I think it has probably happened several times, although it’s not always easy to determine the US citizenship status of some of the possible candidates. Xigasho
  9. Eebbe ha u raxmado Yariisoow. Inuu soo bogsado ugu duceyn jiray. Qof daacad u ah dalkiisa ayuu ahaa.
  10. No one expected this. How leaky Soomaali governments are - regional amd otherwise - this was completely out of no where especially considering this might have been ongoing for months. I say once again good for madaxweynaha; it means no cushy plan B foreign country to run to when the challenges become harder. He is committed.
  11. Also, did Mareykanka start pressuring Soomaaliya to 'settle' with Kiikuuyada for a part of our own ocean?
  12. Waa jeclaan lahaa kuwa kale hadda joogo jagooyin ka haayo Soomaaliya iyo kuwa soo socdaba ku wada deydaan madaxweynaha. This is a brave and an exemplary move. I hope kuwa kale ku wada deydaan. Somalia President Farmajo denounces US citizenship Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo has renounced his United States citizenship. President Farmajo renounced his US citizenship despite the Somalia Constitution allowing for dual citizenship. It is reported that legal experts, nationalities and citizenship authorities from Somalia and US were involved in the process. Xigasho
  13. I have nothing to say against this elder woman, kaliya shaqsi ahaanteeda iyo sharafteeda ayee u gafeysaa, not Soomaaliya ee degantahay iyo Soomaalida ee ka tirsantahay. However, it was in the name of Soomaaliya in sidaan sharafta leh loogu soo dhaweeyo meel walba. Calankaas baluuga ee huwaneyd dartiisa lagu soo dhaweeye:
  14. Saalax, what did Muuse Marqaan Muqayilweyne and his secessionist crazies call the visit of Qaramada Midoobe's representative to Soomaaliya? Sidii beenta caadada ahayd lagu ogaa mee wali wadaan, like calling him ergeyga gaarka ah ee Waqooyiga iyo Soomaaliya, as though Waqooyiga wasn't part of Soomaaliya?
  15. Says the dude who brings and recycles racist white supremacy talking points against a Soomaali sister who reached the top of American politics. Instead of being proud of her and defending, qashin ayuu la soo shir tagay. Adi iswaani intaanan dad kale waanin.
  16. Daahir, what is the purpose of this smearing thread against our sister Ilhaan other than to perpetuate the innuendos and downright slandering used by anti-Islam and anti-Soomaali right-wing forces in cahoot. Baliis, don't quote the disgusting tabloid Daily Fail. It is as credible as Faux News. I hate nothing more than a so-called Soomaali bringing the fascist talking points that defile and vilify our sister as the one above me is engaging.
  17. Madaxweynaha hadda jiro, kii ka horeeye, kii ka sii horeeye iyo kan soo socdo iyo kan ka sii dambeyn doono as a shaqsi ahaan cannot change the condition and ways of Soomaaliya. Been iskuma sheegi karno. We need to change collectively, especially dadkeena degan dalka gudahiisa.
  18. It is xajka season, so it should be busier. I heard dadka Xamar ayee transit ku yihiin maalmo then laga sii qaadayaa ee see wax u jiraan. Because of the new e-visa regulations by dowladda dhexe?
  19. Waxaan calaacalka iyo baroorta maka daalaan miyaa? Waxa hore loo dhahay haddaa dhimaneysid dhareerka waa la iska duwaa.
  20. Listen young man, I am tired editing and deleting your trolling posts for the umpteenth time on this forum. You just joined and breaking forum's rules from left to right. I won't simply edit or delete your posts and threads again. You will be banned.
  21. Do not bring fascist far-right innuendo and hoax stories in order to viciously character assassinate our sister on this forum.
  22. Ninkaas "dadka ugu badan" ma dooran. Abaay heeleeydii la tartameysay sadex milyan cod tiisa ka badan ayee heshay. Haddee sheekada hal qof iyo hal cod ahaan lahayd, mar hore laga tuuri lahaa waaloowga. Ninkaas waalan si xulasho lagu soo xushay, dad la soo xushay electoral college lagu magacaabo xushay. Xulashada ka dhacdo Soomaaliya madaxweynaha lagu 'doorto' waxba maku kala duwana tan Mareykanka.