Search the Community

Showing results for tags 'somaliland'.



More search options

  • Search By Tags

    Type tags separated by commas.
  • Search By Author

Content Type


Forums

  • Community
    • General
    • Politics
    • Developement | Projects
    • News - Wararka

Find results in...

Find results that contain...


Date Created

  • Start

    End


Last Updated

  • Start

    End


Filter by number of...

Joined

  • Start

    End


Group


About Me

Found 82 results

  1. watch this space, they are watching SSC with great interest
  2. Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan. 1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol? 2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps 3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta? intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba. Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!
  3. Somalia intii ka dambaysay burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 kii waxa markii ugu horeysay dawlad loogu soo dhisay dalka Djibouti gaar ahaan magaalada Carta, waxaana lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanadkii 2000. Magaalada Muqdisho xiligaasi waxa haystay hogaamiye kooxeedyo hubeysan oo mid waliba jufadiisa hor fadhiyo isuna qabo in uu madaxwayne yahay, waxa kale oo soo labaynayey kooxaha xoogaga maxaakiimta oo hubaysnaa ahaana awood qarsoon oo soo kobcaysa. Magaalada Muqdisho markii uu ka degay Madaxwayne Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( 2000 ilaa 2004 ) waxa ku soo dhaweeyey xoogagaa hubaysan ee markii dambe isku badelay maxaakiimtii islaamiga ahaa, Al-shabab iyo Xisbul Islam, waxa sidoo kale dawladaasi oo dhaafi wayday Hutel Ramadan Muqdisho taageeray laba sadex hogaamiye kooxeed walow aanay awood lahayn . Xukuumada madaxwayne Cabdi Qaasim waxa ay yeelatay laba Raisal wasaare oo kala ahaa 1-Cali khaliif Galaydh, 2- Xasan Abshir Farax labadaba Alle ha u naxariisto e, waxaana ka hor yimid markiiba dalka Ethiopia iyaga oo ka cabsi qabay urur diimeedyada faraha badan ee awood doon ka ah in uu ka soo jeedo, gaar ahaan ikhwaanu muslimiin oo saldhigeedu yahay Egypt, waxaana ay xukuumadaasi qaadi kari wayday hal talaabo oo yagleel dawladnimo oo rasmi ah. Waxa ku xigtay xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Cabdilaahi Yuusuf Axmed (2004 ilaa 2008 ) Alle ha u naxariisto e oo iyada lagu xamanayey in Ethiopia wadato, waxaana lagu soo dhisay magaalada Embaghati ee dalka Kenya sanadkii 2004 . Xukuumadaasi waxa ay degtay Baydhabo oo ay ciidamo ku urursatay ay ka mid yihiin ciidankii maamul goboleedka Puntland oo uu Cabdilaahi Yusuf madaxwayne hore uga ahaan jirey iyo ciidamo Ethiopian ah oo badan, waxa Raisal wasaare ka ahaa Cali Maxamed Geedi, halka uu wasiirka arimaha guduhuna ahaa Xuseen Maxamed Faarax Caydiid. Dawladii Cabdilaahi Yuusuf hogaaminayey xoog iyo dagaal ayey ku tagtay Villa Somalia, waxaana dhacay dagaalo lagu hoobtay, dawlada Cabdilaahi Yuusuf waxa mus dambeed u ahaa dawlada Ethiopia sidaasi darteed ayey uga hor yimaadeen xoogaga islaamiyiinta ah, waxa kale oo ka hor yimid dadka deegaanka Muqdisho qaybo ka mid ah. Waxa dhacay dagaalo culus oo lagaga soo horjeeday in ciidamada Ethiopia Somalia soo galaan maadaama ay yihiin dal ay Somalia cadaawad soo jireen ahi ka dhaxaysay, dagaalkani oo markii dambe ujeedooyin kale yeeshay oo ay ururo argagixiso oo dano kale lihi dhex galeen, waxaa sameysmay mucaarid xoogan oo dal iyo dibad ba isaga yimid oo Asmara isku urursaday oo wadaado iyo siyaasiyiin ba isugu jira. Waxa is khilaafay Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi oo Raisal wasaare ahaa waxaana noqday oo uu Raisal wasaare ka dhigtay madaxwayne Cabdilaahi yuusuf, Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade ) oo ay markii dambe is qabteen iyo Cabdilaahi Yuusuf oo loo arkay nin wada aargoosi siyaasadeed oo Ethiopia iska hor yimaadeen, markiiba caalamku cadaadis ku saareen in uu talada wareejiyo. Waxaa xigtay in la dhisay dawlad ay ku mideysan yihiin maxaakiimtii islaamiga ahaa oo uu la heshiiyeen maraykanka iyo dawladihii danaynayey arimaha Somalia xiligaasi waxaana lala hadashiiyey intii ka soo hadhay dawladii Cabdilaahi Yusuf oo uu Nuur Cade hogaaminayo waxa la dhisay dawlad ku meelgaadh ah oo wadata baarlamaan ka kooban laba baarlamaan oo la isku daray oo uu hogaaminayo Sheekh Shariif waxaana lagu dhisay dalka Djibouti caasimadiisa Djibouti 2009. Xukuumada uu madaxwayne Shariif hogaaminayey (2009 ilaa 2012 ) waxa ay fursad u heshay in ay haykalkii dawladnimo dhisto, diyaariso nidaam dalka Somalia kumeelgaadhka lagaga saarayo, waxaa hawlahaa gadhwadeen ka ahaa Raisal wasaare Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku helay sumcad badan iyo Xukuumadiisii la odhan jirey ( TAYO ) . Murug iyo isqabsi dhacay ka dib waxa heshiis Kampala lagu gaadhay in Farmaajo iyo xukuumadiisa la rido oo xiligaasi faro baas ku haysay kooxaha argagixisada iyada oo dan loo arkay markaasi cid wadatayba, waxaana heshiiskaa Kampala Accord aqbalay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo sidaa kaga tagey xilkii, xukuumadiisiina dhacday. Waxa kale oo Maamulka Sheekh Shariif iyo sadexdii Raisal wasaare ee kala dambeeyey diyaariyeen hab federal ah in dawladnimada Somalia loo badelo oo maamul goboleedyo la dhiso waxaana la iskula qaatay shirarkii Garoowe 1 iyo Garoowe 2 oo mudo kooban ka horeeyey shirkii London ee dib u dhiska Somalia 2012 oo 52 dawladood oo aduunka ahi ka soo qayb galeen. Shirkii London 2012 waxa uu ahaa shirkii ugu horeeyey ee Somaliland iyo Somalia kawada qayb galaan waxaana ku jirey oo ahaa shirarkaasi communique keegii 26 qodob ahaa qodobkiisa 6aad in beesha caalamku adkaynayso in xukuumada ku meelgaadhka ah ee Somalia iyo kuwa ka dambeeyaa wada hadal la furaan Somaliland . Waxa ku xigtay xukuumadii uu hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud (2012 ilaa 2017 ) oo raacaysay qariirdadii Garowe 2 ( Garoowe Two Roadmap ) oo ahaa hirgalinta nidaamka maamul goboleedyada ( federal system) iyo qodobadii ka soo baxay shirkii London 2012 ee dib u dhiska Somalia oo ugu weynaa qodobka wadahadalada Somaliland iyo Somalia, Ethiopia waxa loo arkayey cida dabada ka riixaysa nidaankan ee qorshaheega lagu socdo. Xiligaasi xukuumada madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxa abuurnayd qadiyad Ethiopia diid ah oo loo arkayey in talada Somalia ay Addis-Ababa faraha kula jirto waxaana si gaar ah saameyn u lahaa General Gabre oo qaabilsanaa arimaha Somalia oo Muqdisho fadhiyey, sidoo kale ciidamada Ethiopia iyo Amisom na taladooda wax weyn ku lahaa. Madaxweynihii xigey waxa uu noqday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ( 2017 ilaa hadda 2021 ) fadhiya oo ku ololeeyey in aanay aheyn wax la aqbali karo in Ethiopia Somalia dhexdeeda ka taliso waxaana uu ku helay taageero iyo cudud weyn oo dadku siiyeen xiligaasi maadaama aad loo dareemayey culeyska Ethiopia. Ayaan darada dhacday Madaxwayne Farmaajo oo jooga ayaa muwaadiniin soomaaliyeed inta uu qab-qabtay Ethiopia u dhiibay oo uu ka mid ahaa Qalbi dhagax, ka dib markii xukuumadii Tplf meesha ka baxdayna waxa uu noqday garabka koowaad ee Abiy Ahmed iyo dawlada Ethiopia oo ay wada galeen heshiisyo sadex geesood ah dalalka Somalia, Ethiopia iyo Erateria. Xigasho hadalsame media Maxamed Cabdi Jaamac Maxamed Dhimbiil FG: Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan
  4. militias related to eastern burco clan has declared its objective in western sanaag in response to the injustices that is happening in the secessionist clan enclave of somaliland. they have declared they will contact the federal government of somalia.
  5. first of all i wanna say that i was born and raised in hargeisa, growing i always hated how some of our people tried so hard to be arabs but what they dont know is that arabs hate somalis. i personally experienced this when i when to saudi arabia as somali people are constantly called african go back to your country. one time a friend told me about a story of him that happened to him, he came late to prayer so some him and his freinds decided to do jamac on their own and this arab guy said he would lead, so he lead but it turns his quran was poor and and the somali guy exited prayer and told him let me lead instead but the arab guy told him that he is african and cant lead him. theres more examples which i would rather not talk about enough of that and back to somaliland i think that our flag doesn't represent somali people why it looks too arab as theres the arabic language all over it instead of our own language even on our emblems its arabic and english and no somali which is very embaressing. which i wish would be changed and am not saying that we should take the shahada of the flag but what am saying is we should write it in our language or use the emblem that is on other muslim countries flags like pakistan and turkey.... i would like you to post alternative flags somaliland should use. here is mine
  6. Jubaland; Although being a relatively new state in terms of Somalia's independence seems as if its in search of pure and utter autonomy. But the question is why? Can Somalia ever surrender its southern coast and second largest port to Kenya? Though let's be honest, in terms of independence, Jubaland's urge and determination in search of self-governance and pure sovereignty can only mean WAR and DISASTER up North. This would mean Somaliland would need to fight even harder for recognition. Not only will the air up north be rigged in deep pessimism, but Jubaland's stance for independence will ruin the dream, that of course....never was-
  7. The UNSOM quickly edits their reference of Hargeisa from a "City in northern part of the country" into just "Hargeisa" in an hour.
  8. These are the 4 points that the UN/IGAD have tabled and Somaliland has accepted. 1. Cessation of hostilities 2. Humaniterian access 3. Openning communication channels 4. Release of Prisoners... Other issue regarding border issue, will be between Hargeisa and Mogadishu.
  9. The disagreements between the officials have reached a point of no-return. Direct communications have broken down and most importantly, who will survive this battle is to be determined. Let's see how this episode unfolds. The aspect that I am looking forward to seeing is Somaliland's ability to influence international power-brokers.
  10. Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In La Furay Dhoofkii Xoolaha, Kana Hadashay Rajada Ay Ka Qabto Inay Sii Socoto Dhoofinta Xooluhu Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In La Furay Dhoofkii Xoolaha, Kana Hadashay Rajada Ay Ka Qabto Inay Sii Socoto Dhoofinta Xooluhu