-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Reer waqooyi meel walba qabyaalad ayey ka uriyaan.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to cadnaan1's topic in Politics
Xamar sida dhoobo camal u tubanyihiin Reer Waqooyi, bajaajkana kuwa badan dhalinta Waqooyi ka mid ah wado, qaarkood waliba calankooda qabiileed gacanta ugu xiran. Wax saas u fiirinaayo iska yar, qof walba nolol maalmeedkiisa ku mashquulsanyahay. -
Waa ognahay siyaasad mideysan iyo mabda' iskuma keenin ee waxaa isku keenay dantii gaarka ahaa ee lacagtii masuqmaasuqa ahaa ay u barteen ayaa ka dhamaatay, walina waa harsan la yihiin. Tuug meeluu barto kama joogsado.
-
President of Sanaag state Caare with citizens of the state
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
And this image was taken by citizen Saalax, I believe. The meeting between a halyeey on the ground and a tireless halyeey online. -
Waxaa cajiib ah Kenyaati qayilaayo inaanan Nayroobi ku arkeynin ka ahayn a few Kiikuuyo kiosk owners who chew it in late nights to stay awake in order to man their shops. Dad si social ah ugu qayilaayo kuma arkeysid, xataa hadduu deegaanadooda ka baxo. Imagine what those hundreds of millions of dollars of hard cash would have done for Soomaaliya's economy if it stayed and circulated within Soomaaliya.
-
Less than two years after this thread was created, one is back in Muqdisho. Maxaa ka jira in Cali Khaliif uu Muqdisho ku yimid martiqaadka Farmaajo? Cali Khaliif Galyr oo ah hogaamiyaha maamulka Khaatuma State ee ku biiray Somaliland islamarkaana ka dhisnaa gobalada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan socdaalkiisa. Caasimada Online ayaa ogaatay sababta rasmiga ah ee ka dambeysa socdaalka Cali Khaliif Galyr oo maalmo ku sugan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kadib socdaal uu uga yimid dalka Itoobiya. Madaxweynihii Khaatuma State Mr Cali Khaliif Galyr ayaa magaalada Muqdisho u yimid sababo caafimaad kadib xanuun uu dareemay, ayada oo ay qoyskiisa kula taliyeen in uu aado Muqdisho si loo daaweeyo. Ehallada Mr Galayr ayaa Caasimada Online u sheegay in madaxweynaha uu ku jiro Isbitaal ku yaalo magaalada Muqdisho islamarkaana laga daaweynayo kiliyada, sidoo kalane lagu sameynayo baaritaano caafimaad. Maalmihii la soo dhaafay ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka taagnaa warar sheegaya in Cali Khaliif Galayr uu u yimid Muqdisho marti-qaad uu ka helay madaxda dowladda Soomaaliya islamarkaana loo adeegsan doono kicin dadweyne oo ka bilaawda gobaladii Khaatuma State ee ku biiray Somaliland kadib markii ay la heshiiyeen hogaaankii Madaxweyne Siilaanyo, balse taas ma muuqato. Xigasho _______________ Haddee runtahay xanuunka haayo, Eebbe haka caafiyo - aamiin.
-
Cali Mahdi iyo daartiisa cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Haa, widaay. Laakiin aroortiiba waa lagu kala kacaa beerka ariga. Before 6am la helaa kaliya, after that waala dhameystaa. Xataa Islii waa saas, hoteelka aan joogay maqaayadiisa ayaa ku dhihi jiray beerka ariga ii dhiga, weyna ii dhigi jireen otherwise by 7:30am waaba lagu kala kacaa oo wey dhamaanaayaan. -
Cali Mahdi iyo daartiisa cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Neefkaan wareersan maxaa iskugu daalineysiin. Sharafta ha iska qaadina jawaab ma istaahilee. -
Cali Mahdi iyo daartiisa cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I have never been more eager to pay VAT taxes in Muqdisho than at any other place ever. I have paid VAT at many commercial transactions in Muqdisho, including a visit to the Pizza House, a wonderful place. At five percent, it is very low tax rate. In Nayroobi, it is 16%. -
Cali Mahdi iyo daartiisa cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Aamiin, widaay. Xamar waa heersare, inkaarqabayaashiina afka duubnaa meel ayaa la saaray maadaama jidadkii laga wada xiray, isgoys walbana askar joogto, qaarkood tayadooda iyo xirfadooda sareyso. Alloow Xamar nabad waarta ka dhig. -
Cali Mahdi iyo daartiisa cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
'Dalxiis' waaye nooh. Habeen hore ra'iisul wasaaraha daqiiqado isku dhaafnay. We were at this nice restaurant called Guryo Samo. We left at around 7:40pm and he arrived at around 8pm. We actually encountered his motorcade on the road. Here is a clip from that night. -
Cali Mahdi iyo daartiisa cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I am safe, saaxiib. Mahadsanid. Xamar qof walba arrimihiisa ayuu ku mashquulsanyahay, property developent and building is booming, some even building modern apartment flats that hadn't been seen in the past. What I also liked about Xamar is how almost each building and house has exterior large bright fluorescent light bulbs. On some streets, it is so bright, brighter than even with street lights. Like last night on Jidka Taleex at 8:30pm, it was so bright from the lights installed on exteriors of businesses and houses. I guess this is what is called isxilqaamid. It is also relatively safe at night and some places come to alive after maqribka. -
Cali Mahdi iyo daartiisa cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I was sitting on large beach-view terrace at Dolphin Hotel at xeebta Liido today, sipping cappuccino when I saw this same building under construction. It is located on a prime location. Here is the picture I took from Dolphin hotel's terrace: Alloow Xamar horumarkeeda u siyaadi. -
Sadex qof ceebtooda la ilooway bulshoweynta Soomaaliyeed soo xasuusinaayo ceebtaas.
-
This old woman have no shame at all....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to cadnaan1's topic in Politics
Afmaay waxaa lagu dhahaa maahmaah iyadoo ah: Lan alifsheey humaadi albakri miki toosaaw. -
War kala leersada. This thread is locked.
-
New rebel group operating in Awdal confirmed
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Magacaan aan maqlo waa hore igu dambeysay. Maanta laakiin kuwa ka been badan ayaa wada joogo, koow ka yahay kan Aqalka Cad fadhiyo. -
Xildhibaan Jeesoow si fiican ayuu u hadlay. Shariif Axmed hadduu rabo inuu sharaftii yareyd ay Soomaalida u heysay iska qaado, qabiileysina bilaabo, asagee u taalaa. Laakiin filinkaas horaa u soo aragnay. Xasan Sheekh awalba wax kale kama.sugeynin kaas.
