Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Muqdisho oo amni laga dareemayo iyo Shabaab oo wajahaya guul darrooyin Maanta ma jirto xili ay Muqdisho ka amni wanaagsan tahay markii loo eego 10kii sano ee ugu dambeysay waxaana sii xogeysanaya guulaha ay gaareen ciidamada amniga Soomaaliya. Ciidamada amaanka oo ka kooban Booliis iyo NISA ayaa ku guuleestay in magaalada ay ka joojiyaan weerarada Al-Shabaab ee qaraxyada iyo dagaalka isugu jiray, islamarkaana lagu beegsan jiray xafiisyada dowladda iyo hoteelada magaalada Muqdisho. Sidoo kale ciidanka ayaa ku guuleestay in ay joojiyaan weeraradii ay fulin jireen kooxihii gaadiidka watay ee dadka ku hor jari jiray, iyadoo hadda sidoo kale guulo waa wayn ay ka gaarayaan ka daba tagga dilalka qorsheysan oo ay Muqdisho ka geestaan Al-Shabaab. Todobaadkii la soo dhaafay, ciidamada amaanka waxay nolasha ku soo qabteen 4 dagaalame oo Al-Shabaab ah, kuwaas oo gacanta kula jiray dilal iyo weeraro ay qaadeen halka ay sidoo kale dileen hal dagaalame oo Al-Shabaab ah. Ciidamada amaanka ayaa Wadajir ku qabtay laba dhagar qabe oo dilay Allah ha u naxariistii Askari ka tirsanaa Ciidamada amaanka. Sidoo kale ciidamada amaanka ayaa toogasho ku dilay dhagar qabe Al-Shabaab ah oo isla todobaadkaan dil u geestay Askari ka tirsan Milateriga Soomaaliya waxa uuna falkaasi ka dhacay Xaafadda SII SII ee magaalada Muqdisho. Talaabadii ugu dambeysay oo ay qaadeen ciidamada amaanka ayaa aheyd kadib markii habeen hore ay nolasha ku qabteen laba dagaalame oo Al-Shabaab ah kuwaas oo weerar ku soo qaaday xarunta degmada Deyniile ee gobalka Banaadir, waxaana soo bandhigay saraakiisha amaanka Soomaaliya. Muqdisho ayaa in kabadan 100 maalmood ku jirta daganaansho amni iyo dareen soo kabasho ah markii loo eego bilo ka hor. Maxaa sababay in Al-Shabaab looga adkaado Muqdisho Magaalada Muqdisho muddo badan qaraxyo kama dhicin, gaar ahaan kuwii lagu weerari jiray xarumaha Dowladda iyo kuwii kale ee baabuurta looga xiri jiray saraakiisha Dowladda ka tirsan iyo kuwa kale oo shaqaale hey’adeed ahaa, sidoo kalana waxaa la yareeyey dilalkii ka dhici jiray Magaalada. Waxaa si weydiin mudan sababta keentay in la wiiqo awooddii ay Al-Shabaab ku laheyd Magaalada Muqdisho, Caasimadda Online ayaa ogaatay in sababta ugu weyn ee arrintaas keentay ay tahay in dhammaan Saldhigyada Booliska ee Gobolka Banaadir la siiyey qalab dhameystiran oo ka saaciday in saldhig kasta uu sugo amniga dagmadiisa. Sidoo kale Caasimadda Online ayaa ogaatay in dhamaaan Taliyaasha Booliska Saldhigyada loo sheegay in cid kasta lagula xisaabtami doono amniga, iyadoo degmo kasta loo qoray ciidamo dhar cad sirdoon ah oo howgalo ka sameeyo degmooyinka. Waxaa la dilay oo qaarna la xiray kuwii Al-Shabaab u qaabilsanaa inay Gawaarida dadka ugu xiraan waxyaabaha Qaraxo, waxaana ugu dambeysay kuwii lagu beegsaday Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir kadib markii la helay xog ku saabsan sida ay u shaqeeyaan iyo halka ay saldhig ka dhigtaan. Inkastoo magaalada ay galeyso xaalad amni ah hadane waxay dadweynaha cabasho ka qabaan wadooyinka xiran oo dhanka kale sababay hoos u dhac dhaqaale oo aad u balaaran, hase yeeshee xirnaanshaha waddooyinka ayaa loo arkaa mid ka mid ah sababaha amniga u wanaagsanaaday. Xigasho
  2. Muuse Muqayil only knows one move - abusing, harassing, detaining and arresting masaakiinta Waqooyiga degan.
  3. Kiikuuyo: 0 Dowladda Soomaaliya: 2 Hal gool own goal iska dhaliyey Uhuru.
  4. Malaaq Wabar wali waa jacburinaayaa miyaa? Dagaal faa'ido malahee Rabi ha kala qaboojiyo.
  5. Here comes the Tigrey agent and his never ending wish to see Soomaaliya never progress. To him regarding any fact about Soomaaliya's unity, progress, development - anything positive, he seethes that in anger. He cannot even stand his Xabashi government new mutual respect policies vis-a-vis with Soomaaliya. Any decent person would have welcomed this, but not this Tigrey agent. His hatred cannot be hidden. To this Tigrey guest (and agent), his former vassals such Shariif Xasan, Cabdi Ileey and Cumar Cabdirashiid are outstanding folks. Any Soomaali collaborator that stalls Soomaaliya's progress and stability is a hero of his. He would even praise and paint as saints his erstwhile anti-Tigrey sworn enemies (like Rooboow) as long as he thinks they can delay the progress. It is very unfortunate many decent Soomaalis - not his boot-lickers - in SOL cannot see this blatant ploy of his.
  6. Yaa islahaa Muuse Marqaanle will be the one who will bury the long-dead secessionist wish. Jabhado kor, hoos iyo gees maalin walba loogu dhawaaqayaa Waqooyiga. What a failed marqaanle, a warlord always a warlord.
  7. R/W Khayre oo la kulmay madaxweynaha Faransiiska Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan Faransiiska ayaa kulan soo dhoweyn ah la qaatay Madaxweynaha dalkaasi, Emmanuel Macron. Kulankan ayaa labada mas’u waxa ay uga hadleen arrimo ay ka mid tahay xiriirka labada dowladood iyo taageerada uu Faransiiska siiyo Soomaaliya. Madaxweyne Macron ayaa dowladda federalka ku booriyey horumarka kala duwan ee ay ka sameysay dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Sidoo kale Ra’iisul wasaare Xaan Cali Khayre ayaa uga mahadceliyey dowladda Faransiiska soo dhoweeynta ballaaran ee loo sameeyey, isagoona ku bogaadiyey, sida ay mar walbo u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Khayre ayaaa ka qeyb galaya shirka nabadda Paris oo looga hadlayo xal u helidda dhibaatooyinka ka jira daafaha caalamka. Faransiiska ayaa ka mid ah dalalka taareeo dowladda federaalka, wuxuuna ka caawiyaa dagaalka adag ee lagula jiro Al-Shabaab, isagoona duqeymo ka dhan ah kooxdaasi ka fuliya koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Xigasho
  8. Tuugada waa kuwaa taageertid ee xaa isbadalay, widaay?
  9. Muqdisho at night seems to shine more brighter than how it was pre-war. Waaba yaabay when I saw almost every household having a bright large fluorescent light bulbs attached around on the exterior of the walls of their homes. Xataa luuqyadii mugdiga ahaa berisamaadkii nalal ayee ku dhagsadeen dadka degan guryahaas.
  10. Compared to kii ka horeeye corrupt uusta buurnaa, maalin iyo habeen ayee u kala duwanyihiin their leadership. Uusbuur used to spend around 75% of his time in Nayroobi like his fellow corrupt friend Shariif Xasan.
  11. When all else fails, jaad-induced minds of failed secessionists always take comfort by abusing poor Soomaali citizens in Waqooyiga.
  12. Dhagaxtuur, lacagta baadka ah still exists to this day. I flew from Xamar on Oktoobar 12 and we paid the seven dollars forced fee.
  13. Che, ma iloowday the brutality committed by Soomaalis against fellow Soomaalis in the name of heybsoocid in early 1990s? Dad aanan waxba galabsan maalin walba la toogan jiray, iyagoo masaajid ku jiro, iyagaa iska hurdo, iyagoo iskool ku jiro lagu haaye la wada xasuuqay. That was brutal. Worse was the evil perpetrators wearing the victims' last known clothes when they were brutally murdered. Next morning in the xaafad the killers would wear it as though it was a trophy. Some of the surviving victims' family (usually the mothers and raped sisters) could see it. Xaafadeena ayeeba ka dhacday xataa. Those days Soomaalida qaarkood xoolo ayaaba boqolkiiba boqol dhaamay.
  14. Geedihii ku hareersanaa wabiga ayee dhuxul ka sameeyeen wada jareen, thus daantii ciida ku hareersanaa wabiga hoos ayee u dhacday marka wabiga wax yar hadduu kor u kaco daad tan camal filo oo sug waaye. Ummad caqli lix saac ayaa nahnay. Markaas ayaa leenahay waa masiibo Rabaani. Rabaani wey tahay ka sakoow dad naga mid ah ayaa fududeeye. Waa iyadoo la dhahay qof si bareer ah loo dilay inay dhacdo Rabaani ahayd, gacankudhiiglihiina la eedeyneynin. Eebbe ha u gargaaro masaakiinta daadadkaan wax yeeshay.
  15. Xasan Sheekh Xamar waxaa loogu yaqaanaa gacanta taagan. Yacni gacantiisa lacag inay ku dhacdo 24 saac u taagneyd, masuqmaasuq aanan Soomaalida hore u arkin ku dhaqmi jiray. On some projects, he or his family would pocket up to 90% lacagta loo qoondeeye mashruuca. Dhul weyn danta guud ahaa, kuna dhagan garoonka Aaden Cadde ee Xamar wuxuu ka dhistay hool weyn ruwaayadaha iyo shirarka lagu qabto, magaca walaalkiisa ayuuna ku qortay milkiile ahaan. It is the hall Kiin Jaamac ku heeseysay markee Xamar tageysay sanadkii hore. I had passed it because passengers are forced to use it if you are departing. His dowlad forced each departing passenger to use a family company bus he owns (under the name of his brother). Each passenger waxaa laga qaadaa toddobo doolar ($7) baad ah, haddii kale garoonka ma gaari kartid; waa bas kuu wadaayo meel talaabooyin kuu jirto aad u lugeyn kartid. But his corrupt government years ago forced on poor passengers to use it, regardless whether their destination is domestic or international. I don't know why dowladaan hadda dhisan did not cancel this corrupt deal.
  16. Hala yaabin waa kuwa cuqdada dishay oo jecel Soomaaliya kala qeybsanaato, horumarna la rabin. Mar uu calanka Soomaaliya meesha soo surto iyo mar uu la baxo 'Xamaraawi. Filinkiisa waa qarxay.
  17. Xamar sida dhoobo camal u tubanyihiin Reer Waqooyi, bajaajkana kuwa badan dhalinta Waqooyi ka mid ah wado, qaarkood waliba calankooda qabiileed gacanta ugu xiran. Wax saas u fiirinaayo iska yar, qof walba nolol maalmeedkiisa ku mashquulsanyahay.
  18. Waa ognahay siyaasad mideysan iyo mabda' iskuma keenin ee waxaa isku keenay dantii gaarka ahaa ee lacagtii masuqmaasuqa ahaa ay u barteen ayaa ka dhamaatay, walina waa harsan la yihiin. Tuug meeluu barto kama joogsado.
  19. I am kinda sad the re-installation of taalooyinka qaranka took only a few days after I left Xamar Caddeey. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaa arko iyagoo dib loo suray.
  20. And this image was taken by citizen Saalax, I believe. The meeting between a halyeey on the ground and a tireless halyeey online.
  21. More fitting is that madaxweyne Farmaajo's official presidential potrait hangs on the wall right above the secessionist's head. Someone deliberately cropped it out.