Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Muuse Muqayil only knows one move - abusing, harassing, detaining and arresting masaakiinta Waqooyiga degan.
  2. Kiikuuyo: 0 Dowladda Soomaaliya: 2 Hal gool own goal iska dhaliyey Uhuru.
  3. Malaaq Wabar wali waa jacburinaayaa miyaa? Dagaal faa'ido malahee Rabi ha kala qaboojiyo.
  4. Here comes the Tigrey agent and his never ending wish to see Soomaaliya never progress. To him regarding any fact about Soomaaliya's unity, progress, development - anything positive, he seethes that in anger. He cannot even stand his Xabashi government new mutual respect policies vis-a-vis with Soomaaliya. Any decent person would have welcomed this, but not this Tigrey agent. His hatred cannot be hidden. To this Tigrey guest (and agent), his former vassals such Shariif Xasan, Cabdi Ileey and Cumar Cabdirashiid are outstanding folks. Any Soomaali collaborator that stalls Soomaaliya's progress and stability is a hero of his. He would even praise and paint as saints his erstwhile anti-Tigrey sworn enemies (like Rooboow) as long as he thinks they can delay the progress. It is very unfortunate many decent Soomaalis - not his boot-lickers - in SOL cannot see this blatant ploy of his.
  5. Yaa islahaa Muuse Marqaanle will be the one who will bury the long-dead secessionist wish. Jabhado kor, hoos iyo gees maalin walba loogu dhawaaqayaa Waqooyiga. What a failed marqaanle, a warlord always a warlord.
  6. R/W Khayre oo la kulmay madaxweynaha Faransiiska Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan Faransiiska ayaa kulan soo dhoweyn ah la qaatay Madaxweynaha dalkaasi, Emmanuel Macron. Kulankan ayaa labada mas’u waxa ay uga hadleen arrimo ay ka mid tahay xiriirka labada dowladood iyo taageerada uu Faransiiska siiyo Soomaaliya. Madaxweyne Macron ayaa dowladda federalka ku booriyey horumarka kala duwan ee ay ka sameysay dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Sidoo kale Ra’iisul wasaare Xaan Cali Khayre ayaa uga mahadceliyey dowladda Faransiiska soo dhoweeynta ballaaran ee loo sameeyey, isagoona ku bogaadiyey, sida ay mar walbo u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Khayre ayaaa ka qeyb galaya shirka nabadda Paris oo looga hadlayo xal u helidda dhibaatooyinka ka jira daafaha caalamka. Faransiiska ayaa ka mid ah dalalka taareeo dowladda federaalka, wuxuuna ka caawiyaa dagaalka adag ee lagula jiro Al-Shabaab, isagoona duqeymo ka dhan ah kooxdaasi ka fuliya koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Xigasho
  7. Tuugada waa kuwaa taageertid ee xaa isbadalay, widaay?
  8. Muqdisho at night seems to shine more brighter than how it was pre-war. Waaba yaabay when I saw almost every household having a bright large fluorescent light bulbs attached around on the exterior of the walls of their homes. Xataa luuqyadii mugdiga ahaa berisamaadkii nalal ayee ku dhagsadeen dadka degan guryahaas.
  9. Compared to kii ka horeeye corrupt uusta buurnaa, maalin iyo habeen ayee u kala duwanyihiin their leadership. Uusbuur used to spend around 75% of his time in Nayroobi like his fellow corrupt friend Shariif Xasan.
  10. When all else fails, jaad-induced minds of failed secessionists always take comfort by abusing poor Soomaali citizens in Waqooyiga.
  11. Dhagaxtuur, lacagta baadka ah still exists to this day. I flew from Xamar on Oktoobar 12 and we paid the seven dollars forced fee.
  12. Che, ma iloowday the brutality committed by Soomaalis against fellow Soomaalis in the name of heybsoocid in early 1990s? Dad aanan waxba galabsan maalin walba la toogan jiray, iyagoo masaajid ku jiro, iyagaa iska hurdo, iyagoo iskool ku jiro lagu haaye la wada xasuuqay. That was brutal. Worse was the evil perpetrators wearing the victims' last known clothes when they were brutally murdered. Next morning in the xaafad the killers would wear it as though it was a trophy. Some of the surviving victims' family (usually the mothers and raped sisters) could see it. Xaafadeena ayeeba ka dhacday xataa. Those days Soomaalida qaarkood xoolo ayaaba boqolkiiba boqol dhaamay.
  13. Geedihii ku hareersanaa wabiga ayee dhuxul ka sameeyeen wada jareen, thus daantii ciida ku hareersanaa wabiga hoos ayee u dhacday marka wabiga wax yar hadduu kor u kaco daad tan camal filo oo sug waaye. Ummad caqli lix saac ayaa nahnay. Markaas ayaa leenahay waa masiibo Rabaani. Rabaani wey tahay ka sakoow dad naga mid ah ayaa fududeeye. Waa iyadoo la dhahay qof si bareer ah loo dilay inay dhacdo Rabaani ahayd, gacankudhiiglihiina la eedeyneynin. Eebbe ha u gargaaro masaakiinta daadadkaan wax yeeshay.
  14. Xasan Sheekh Xamar waxaa loogu yaqaanaa gacanta taagan. Yacni gacantiisa lacag inay ku dhacdo 24 saac u taagneyd, masuqmaasuq aanan Soomaalida hore u arkin ku dhaqmi jiray. On some projects, he or his family would pocket up to 90% lacagta loo qoondeeye mashruuca. Dhul weyn danta guud ahaa, kuna dhagan garoonka Aaden Cadde ee Xamar wuxuu ka dhistay hool weyn ruwaayadaha iyo shirarka lagu qabto, magaca walaalkiisa ayuuna ku qortay milkiile ahaan. It is the hall Kiin Jaamac ku heeseysay markee Xamar tageysay sanadkii hore. I had passed it because passengers are forced to use it if you are departing. His dowlad forced each departing passenger to use a family company bus he owns (under the name of his brother). Each passenger waxaa laga qaadaa toddobo doolar ($7) baad ah, haddii kale garoonka ma gaari kartid; waa bas kuu wadaayo meel talaabooyin kuu jirto aad u lugeyn kartid. But his corrupt government years ago forced on poor passengers to use it, regardless whether their destination is domestic or international. I don't know why dowladaan hadda dhisan did not cancel this corrupt deal.
  15. Hala yaabin waa kuwa cuqdada dishay oo jecel Soomaaliya kala qeybsanaato, horumarna la rabin. Mar uu calanka Soomaaliya meesha soo surto iyo mar uu la baxo 'Xamaraawi. Filinkiisa waa qarxay.
  16. Xamar sida dhoobo camal u tubanyihiin Reer Waqooyi, bajaajkana kuwa badan dhalinta Waqooyi ka mid ah wado, qaarkood waliba calankooda qabiileed gacanta ugu xiran. Wax saas u fiirinaayo iska yar, qof walba nolol maalmeedkiisa ku mashquulsanyahay.
  17. Waa ognahay siyaasad mideysan iyo mabda' iskuma keenin ee waxaa isku keenay dantii gaarka ahaa ee lacagtii masuqmaasuqa ahaa ay u barteen ayaa ka dhamaatay, walina waa harsan la yihiin. Tuug meeluu barto kama joogsado.
  18. I am kinda sad the re-installation of taalooyinka qaranka took only a few days after I left Xamar Caddeey. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaa arko iyagoo dib loo suray.
  19. And this image was taken by citizen Saalax, I believe. The meeting between a halyeey on the ground and a tireless halyeey online.
  20. More fitting is that madaxweyne Farmaajo's official presidential potrait hangs on the wall right above the secessionist's head. Someone deliberately cropped it out.
  21. Waxaa cajiib ah Kenyaati qayilaayo inaanan Nayroobi ku arkeynin ka ahayn a few Kiikuuyo kiosk owners who chew it in late nights to stay awake in order to man their shops. Dad si social ah ugu qayilaayo kuma arkeysid, xataa hadduu deegaanadooda ka baxo. Imagine what those hundreds of millions of dollars of hard cash would have done for Soomaaliya's economy if it stayed and circulated within Soomaaliya.