Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,714
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Af waa koo mey liki aamee ayee Soomaalida dhahdaa markaan camal. Ha iska quuqleeyaan iyagoo marqaansan ilaa aakhiro samaan. This so-called letter also looks like mid suuq lagu sameeye, how unprofessional the letter is written looks amateurish.
  2. Kan dhanka bidix markaa fiirneysid jiro ayaa saxsan. Midabka 'azure' ayaa la dhahaa, xataa Axdigii lixdamaadkii la qoray ereygaas ku jiray marka afka Ingiriiska lagu turjumay. Ma'ogi Sacuudiga kan kale baluugan meesha ee ka keensadeen. Dowladda hadda jirto waxee ku da'daashay inay si standard ah u habeyso calankeena iyo midabkiisa. Xafiis walba ayee dhigtay asagoo habeysan; shir, kulan, gole, fadhi walba la qabanaayana gadaashooda ayuu suranyahay ama tiiranyahay. Awal saas ma'ahaan jirin, but few notice the little things.
  3. Saalax, the statistics is close to Hindiya-like rape numbers proportionally. Why the high kufsi? What is causing it?
  4. Scared Sacuudis (scared of Turkiga influence in Soomaaliya and Suudaan and Iiraan's intervention of Yemen) waxee soo dhoobeen another magac u yaal gole - as useless and ineffective one as Arab League. I have no problem dowladda Soomaaliya ka shaqeysato, daneysato this new toothless Council. Milk it. Saudi Arabia and 7 countries form council to secure Red Sea and Gulf of Aden RIYADH - Saudi Arabia’s King Salman praised on Monday the formation of a new council aimed at securing the waterways of the Red Sea and Gulf of Aden. The council, which includes Egypt, Jordan, Eritrea, Yemen, Sudan, Djibouti and Somalia, will increase cooperation between the countries and aims to tackle piracy, smuggling and other threats in the seas that are key international shipping routes. King Salman met the foreign ministers of the countries involved in Riyadh on Monday. They discussed a number of issues related to developing joint cooperation in order to enhance security and stability in the region. The ministers signed a founding charter for the Council of Arab and African States bordering the Red Sea and Gulf of Aden. Prince Faisal bin Farhan, Saudi Arabia’s foreign minister, said the meeting came at a sensitive time when cooperation needs to be increased capabilities enhanced “so that we can deal with any risks or challenges facing our region, and work to protect the security of the Red Sea and Gulf of Aden.” "The Kingdom is very keen to coordinate and cooperate with the member states of this council, to face these challenges and the risks that surround us from every side,” he added. The Red Sea and the Gulf of Aden are two of the world’s busiest shipping routes connecting Europe to Asia and the Middle East. Xigasho
  5. Meeshaan maxaa ku luggeeye. Markaa Islii tagaba meeshaan wax badan ayaa maraa. Supermarketka Galmart ku yaalo gees iyo sarta Shariifka, geeska kale Gaarisa Looj, dhanka kale Taqwa Plaza iyo sarta Hong Kong. Sawirka waa hore, hadda (three months ago) sarar cusub ka dhisan, laga dhisaayaa meesha, jidkaana wuu sii burburay. It has been built and rebuilt, waana burburaa mar walba maadaama biyo fasdhiistaan, sii maraana.
  6. Horta eeyahaan iska hadlo wax qabto ma leh miyaa mise wixii dhalay ayaaba ka saqajaansan?
  7. Ku kala yaaca meesha waa ku xaarteen this forum. Qashinka meesha aad ku qoreysiin ma mundulihii tuulooyinkiina maa moodeen inaa joogtiin. This thread is closed.
  8. He can take and shove back his pretentious raaligelin where the sun doesn't see. His hatred of ummadda Soomaaliyeed is well documented, including his other cuqdad-ridden infamous phrase, "Xamar xabad baa iga xigta." In the latter case, dameerkaan eeyga ah also sung hees raaligelin ah in the middle of this year. Waxa calooshiisa ku jiro ayaa ka soo fakado, sida dameer camalna isma celin karo. This so-called raaligelin waa lagu cadaadiyey, I am sure, worrying about his visa uu ku joogo Ingiriiska with his Soomaali baasaboor. He also wants ruwaayado kale Yurub ku qabsado, which he is afraid now.
  9. What did I tell you about shisheeyaha? Now they are officially being accused by Nabadsugida, which no doubt I believe them. I am certain shisheeye was behind this heinous attack's planning and financing.
  10. I see cadaadis shisheeye saareen inay sheegtaan. Did Barbaarta waalan commit this atrocious attack? Yes, as a foot soldier and was told so. Did a shisheeye finance it and plan it? No doubt, 100%. I hope madaxda qaranka take this case to appropruate international venues. The other paid agents like Mahad Salaad, Fiqi and Cabdishakuur are overworking by defending Imaaraadka, even though no body named it.
  11. Welcome to the site, abti/adeer. Waaku faraxsanahay inaa rabtid barashada afkaaga hooyo. First, one step a time. First advice: Try to speak Afsoomaali as long and as frequent as you can with anyone - to your parents, to your other siblings, to your friends. Practice with them, even if their Soomaali is worse than yours. Discard any scoffs, mocks or laughs you might hear from them. Back to pronunciation. The hardest part of learning to read Afsoomaali is shaqal dheer and shaqal gaab. You know the aa/a, ee/e, ii/i, oo/o and uu/u. Example, gal and gaal. Sar and saar. Sed and seed. Xir and xiir. Hoy and hooy. Hur and huur. And so on. You have to master this and know when to say and mean gaal instead of gal. I would also advice you to keep watching Soomaali news channels on Youtube. Telifishinka Qaranka is one such channel. In the mean time, watch this video.
  12. Eeygii madax bakeeriga weynaa waa loo jawaabay. Xuseen Ciyaarjecel ayaa u jawaabay qashinka asaga camal jawaab ma istaahilaan laakiin runtaa la tusiyaa.
  13. Walaasheena Naciimo ayaa jawaab wacan siisay eeyga Bakeeriga madaxa weyn marqaanlaha ah.
  14. Eeygaan waa in lagu dacweeyaa dowladda Ingiriiska. Meesha baasaboor iyo aqoonsi Soomaaliyeed ku joogaa. Safaaradda Soomaaliya ee Ingiriiska ku taalana haka ceshato baasaboorka.
  15. Shisheeye meesha haka iloowin, siiba gacmaha Imaaraadka iyo Blackwater mercenaries. There is no way some of those qaraxyo would've continued without certain countries funding them. Dowlad aanan dadkeeda xataa rabin canshuurtii yareyd bixiyaan maxee qabanee, xataa haddii nabiyo la soo diro. Dowlad ku jiraan ciidan beeleed dhulal xaaraan ah ku dagaalamaayo maxee qabanee without fundamentally changing those clan militias-cum-ciidan dowlad.
  16. Here comes ariirkii fudeedka badnaa, dabeesha meeshee u haado aado. Ii waran, ariiroow. Xamar isbaaradaada ka raadinaaye, ileen isbaaro ku nooliyaashii waa laga ciribtiray waa hore. Eniwey, how is Dhuusamareeb? Meeqo bilood shir loo fadhiyaa meesha noo sheeg, waxna lagu kala qeybsan la yahay. Unlike you, qabiil Soomaaliyeed dad xun iyo kuwa wanaagsan ku jiro uma gafaayi.
  17. Waa ayaandarro weyn suntii xumeyd lagu talaalaaye tan iyo intuu dhashay ka dhex hadleyso. Marka waxaa dhaho ma aqaan ka ahayn Rabi ha caafimaad siiyo. Hadduu ogaan lahaa asagoo saas u quuqleynaayo nafta ka bixi kartaa.
  18. Waxaan qashinka ah ayaa xildhibaan qaran kuu sheeganaayo, waliba 'honourable' uu micnaheeda garaneynin meesha ku qortay. Xildhibaanada Kiikuuyada waxaas ku arkay filaa oo wax reer magaal sameeyaan moodaa. Waxaan boqolkiiba boqol ogahay hadduu madaxweynaha booqan lahaa dhaawacyada isbitaallada la dhigay sida labadaan meesha ku sawiran inuu ugu yeeri lahaa 'istus tus' iyo 'igu sawir'
  19. This latest tragedy and mass murder committed by anti-Soomaali enemies at outskirts of Muqdisho proves more than ever the necessity of road closures on major throughfares in Muqdisho. If it wasn't the road closures in central Muqdisho, this terror would have occured right in the middle of the city and the casualties would have been God knows only. The anti-peace spoilers always keep complaining about the road closures (some of them praying for qaraxyo to score political points against dowladda dhexe). The anti-Soomaali argagaxiso are also against the major road that is being built from Muqdisho to Afgooye, funded by Qadar and built by a Turkish company. They always target the Turkish engineers as it was in this case as well. The Turkish company refused to pay any extortion to inkaarqabiyaasha who have infiltrated in that area since 2006, especially Ceelasha Biyaha. Rabi ayaa waaxid ah ha u wada raxmado maatida lagu xasuuqay Kontoroolka Afgooye. Inta dhaawaca ahna caafimaad waaro ayaa u rajeynaayaa
  20. Fadlan, calankeena suuban noo dhaaf. Qashin aad jeceshahay meesha suro.
  21. I have posted a thread on SOL of Hiiraan Online's misleading articles five and half years ago. They used and copied picture of mine that I took in 2009 of an old neighbourhood our family used to live in 1990s in Nayroobi. They used that picture of mine as though it was taken in Mandheera. I cannot stand that amateur site, though some Soomaalis consider it to be the primary site of Soomaalis. Nonsense. Most of their non-Soomaali articles are a direct copy-paste ones; some international sites like BBC even warned them not to use their articles without explicit permission. Some of them sourced from neocon and right-wing sites. I don't know if they are ignorant of these sites or if it is their poorly designed algorithm. Also the site's design hardly changed in 20 years of existence. Look at this page Hiiraan Online from 1999 compared to today in 2019. They are almost identical, save the graphics used.
  22. Waa runtaa, saaxiib. Reer Koonfur Galbeed tuugii weynaa Shariifka wey ka neefsadeen, no question about that. Also wasiirada uu magacaabay Laftagareen badankooda waa dhalinyaro wax bartay, unlike tuugadii odeyaasha ahaa magacaabi jiray Shariifka. Having said that, I wanted a fair and free (s)election to take place, even if Rooboow was a candidate. Let xildhibaanada deegaanka ah qofkee rabaan doortaan.