Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,675
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dowladda Soomaaliya si adag uga jawaabtay go'aankii Beesha caalamka ee ka dhanka ahaa mudo korarsiga labada sano War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda ayaa jawaab adag looga bixiyay go'aankii beesha caalamka ee mudada kororsiga labada sano oo dhawaan uu meelmariyay Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraalka Beesha Caalamka ayaa u dhigganaa sidda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid ah saaxiibbadeeda caalamiga ah iyo saaxiibbada muddada dheer ay ku marin habaabinayaan sharciyada ay soo saaraan hay’adaha dowladda ee lagu ilaalinayo xuquuqda dimoqraadiyadda ee shacabka ee ay ku dooranayaan hoggaankooda. Dadka Soomaaliyeed waxay u oomanaayeen fursad ay ku gutaan xuquuqdooda dimoqraadiyadeed oo ay ugu adeegsadaan awoodda codkooda doorashada hoggaamiyeyaashooda. In kasta oo maamulkani dadaal badan ku bixiyay himiladan, Sebtember 17th, 2020, hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee Soomaaliya waxay isku raaceen in la joojiyo hannaankaas oo la qabto doorasho dadban taa beddelkeeda. Sida ay dhammaantood goobjoog u ahaayeen sagaalkii bilood ee la soo dhaafay, labo ka mid ah toddobadii saxiixayaasha heshiiska 17 Sebtember 2020, oo kala ah hoggaamiyeyaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland, iyagoo ku dhaqmaya cadaadis ba’an oo kaga imanaya saameynta shisheeye, waxay isku dayeen inay hakiyaan oo afduubtaan howsha iyagoo abuuraya dalab aan dhammaad lahayn iyo iyagoo ku baaqaya in la burburiyo hay’adaha dowliga ah ee qaranka. Khataraha ka dhalan kara luminta horumarka la sameeyay ilaa iyo hadda waxay ku kalliftay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka inuu ka doodo oo u codeeyo 12-ka Abriil 2021-ka si loo ilaaliyo hay’adaha dalka. Go’aankan waxaa si ballaaran u taageeray daneeyayaasha muhiimka ah ee siyaasadda dalka, oo ay ku jiraan Dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo saddex ka mid ah shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah Federaalka, kuwaas oo kala ah Hirshabeele, Galmudug iyo Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed. Sida ku cad qodobka 47aad ee dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu awood u leeyahay inuu soo saaro sharciyo gaar ah oo qeexaya xeerarka khuseeya doorashooyinka heer federaal. Sidaa darteed, sharciga uu soo ansixiyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka 12-kii Abriil 2021 oo dhigaya in hal qof, hal-cod doorasho lagu hirgeliyo dalka ayaa meesha ka saaraya qorshe kasta oo horay loo gaaray, oo uu ku jiro heshiiskii 17-kii Sebtember 2020. Asal ahaan, sharcigani wuxuu dalka siinayaa fursad ay ku fuliyaan mid ka mid ah xulashooyinka ay soo jeediyeen Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (NIEC), oo horay u soo saaray dhowr fursadood oo la fulin karo, oo ay ku jiraan khariidad lagu dhameystirayo doorashooyinka 13 bilood gudahood. In kasta oo aan ka mahadcelinno walaacyada saaxiibbadeen iyo saaxiibbadeenna caalamiga ah ee ku aaddan xasilloonida iyo nabadgelyada Soomaaliya, haddana waa wax laga xumaado in markhaati laga noqdo u ololeynta mabaadi’da dimoqraadiyadda oo ka gaabinaysa. Xigasho
  2. It is not about shaqsi, Che. It is not about madaxweyne Farmaajo per se than the hope of a united, strong central government that we Soomaali nationalists have had a chance for a long time. This is the best Soomaali government since 1990. All these cross-sectional supporters in and outside the country qabiil qurunkeeda iyo shaqsi maku midoobeynin. Aragti ayee ku midoobeen.
  3. But Muuse Muqayil odey tiisa heysato hoggaanka ergadiisa Xamar u joogo ka dhigtay. It is very open now that Cabdi Xaashi is working with Muuse Muqayil. You can also see how fearful Muuse Muqayil is of a strong dowladda dhexe by always adding 'arms embargo' of every press release of his. Muuse is also admitting in the last paragraph that Beesha Caalamka does not directly engage him as he used to insist for years. Beentiisa asagaa qiranaayo.
  4. Wailing and undesirable habaar ka soo haray the sore qabyaaladist losers on online. Iska habaartama sidii islaamo wareeray.
  5. Marqaanle, first nothing is eternity except Eebbaheena. Secondly, marqaankaaga Kiikuuyo jaadka ah iska sii wado.
  6. Kii Riyaale ahaa maamul goboleedkiisa meeqo sano ku darsaday? Kii kale Siilaanyo asagana meeqo sano ahayd ku darsashada maamulka Waqooyi Galbeed? Kuwa baarlamaan goboleedka Hargeysa fadhiyo meeqo sano ayee meesha fadhiyaan bilaa xulasho? 16 sano?
  7. Tolka waa kacsanyihiin. Muuse Muqayil marqaankiisa wareersan masaakiinta ku xad gudbaayo hadda mee ogaadeen.
  8. Saalax, yaa waaye qoftaan shalay Facebook qabsatay? Reer Waqooyi inay tahay u maleynaa. Muna Aadan - hanbalyo farmajo | Facebook M.FACEBOOK.COM hanbalyo farmajo
  9. Daneystiyaal shisheeye kalkaal u ah lagu qasaaray. Ciidamada qaranka ayee rabaan inay iska horkeenaan. Midowga musharixiinta '' Waxaan si adag uga soo horjeednaa muddo korarsiga aan sharciga aheyn Qoraal ka soo baxay Midowga Musharixiinta ayaa lagu qaadacay muddo korarsigii labada Sano ee Golaha Shacabku u sameeyay maalintii shalay dowladda hadda jirta, iyaga oo ku tilmaamay labo sano oo loo diyaargaroobayo doorasho qof iyo cod ah. Midowga musharixiinta ayaa dalbaday in meel looga soo wada jeesto wax ay ku tilmaameen kaligii talisnimada dalka lagu burburinayo. Beesha caalamka ayeey sidoo kale ugu baaqeen in ay tillaabo ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya. Hoos ka akhriso Qoraalka ka soo baxay midowga Musharixiinta. Xigasho
  10. A PRAGMATIC TERM EXTENSION IN SOMALIA The decision to extend the term of Somali Federal Institutions by two years brings to an end political uncertainty that plagued the nation due to disagreement to validate the 17 September electoral model. The Somali Parliament enacted the electoral law which had to be abrogated to return to indirect elections demanded by Puntland and Jubaland as precondition to join electoral talks. The Parliament endorsed the indirect elections spurned by Jubaland and Puntland. Successive talks have failed to produce an agreement to conduct elections in line with the 17 September electoral model and Baidoa Recommendations. What should the reaction of the International Community to the extension be? Since some stakeholders look up to the International Community as an arbiter in Somali politics, Somalia’s International Partners must not resort to any language that calls the sovereignty of Somalia into question. A decision by the Federal Government based on the national interest should never be likened to a unilateral and destabilising political act. The Somali Federal Parliament cannot stand by while reluctance to endorse the electoral model is a key feature of the failed electoral talks. The decision to extend the term of the executive and the bicameral house is commendable. It is a precedent that will deter any plans to plunge the country into political uncertainty that can undo all that has been has been achieved since Somalia adopted a federal system sixteen years ago. The Federal Government of Somalia must put in place a plan to prepare Somalia for one person, one vote elections within two years, as the Speaker of the Parliament Mohamed Mursal said today. It will be unwise to question the legitimacy of the Somali Federal Parliament and its pragmatic and levelheaded decision. Puntland Post SRCS Building #2 Gureeye Road Garowe, Puntland, Somalia
  11. James Swan: Hoggaamiyayaasha Soomaalidu waa in bisha Ramadaan uga faaidaystaan dib u heshiisiin iyo midnimo Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa hambalyo diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed maadaama ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ergayga Qaramada Midoobay ayaa sheegay dadka Soomaaliyeed in ay bishaan uga faa’idaystaan wadajirka, dulqaadka, iscafinta iyo dib u heshiisiinta, taas oo sidoo kale uu sheegay inuu rajeyneyno in hoggaamiyeyaasha Soomaalida ku hagidoonto midnimo. Bisha Ramadaan ayaa dhalatay, iyadoo hoggaamiyayaasha Soomaalidu ay si xooggan isugu khilaafsan yihiin doorashada, waxaana khilaafka sii huriyay kadib markii shalay barlamaanka Soomaaliya uu meel mariyay sharci oggolaanaya in guddiga doorashada ee hoggaamiso Xaliimo Yarey la siiyo labo sano oo ay ku dalka ku gaarsiiyaan doorasho xor ah. Beesha caalamka weli kama hadlin go’aanka barlamaanka Soomaaliya, Balse waxay horey hoosta uga xarriiqeen in aysan taageeridoonin wax aan ka ahayn heshiiskii doorashada ee la gaaray 17 ka September.
  12. Golaha Shacabka BJFS oo ku dhawaaqay Mooshinka sharciga gaarka ah ee... M.FACEBOOK.COM Golaha Shacabka BJFS oo ku dhawaaqay Mooshinka sharciga gaarka ah ee jaheynta Doorashooyinka.
  13. Kiikuuyo bootlicker diinlaawe atheist ah maxaa ka sugeysaa. If iyo aakhiraba waaku qasaaray, dhaladii xun markuu soo cabo meeshaan iskeenaa with its restless lost soul.
  14. Dal calooshood u shaqeystiyaal ka buuxo Soomaaliya. Laakiin calankooda waa dhacooyaa.
  15. I have had so much respect for ra'iisul wasaare Kheyre. I still do, though maafiyo xun ku xirtay.
  16. Su'aalo adag ayuu ka jawaabay Mudane Qoorqoor.
  17. Baarlamaanka is open. Hal tuug dhar ciidan qabo oo shisheeye soo laaluushay uma istaagaayo baarlamaanka qaranka. Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya Xildhibaano kooban oo ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sugan xarunta Villa Hargeysa, kuwaas oo gaaray goor sii horreysay, halka kuwa kalena ay sheegeen in ciidan Boolis ah ay ka celiyeen jidadka. Kulanka ayaan illaa iyo hadda furmin, sida ay soo sheegayaan wariyeyaal haatan ku sugan xarunta baarlamaanka oo soo tabinaya kulanka maanta oo ah mid xasaasi ah. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in baaris lagu sameeyey xarunta Villa Hargeysa oo uu ka dhacayo kulanka, kadib shaki la sheegay inuu ka dhashay dhanka amniga. Sida uu qorshuhu yahay ajandaha kulanka maanta ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ah ka doodista mooshin ku saabsan arrimaha doorashooyinka iyo is mari-waaga ka taagan. Sidoo kale siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan kuwa mucaaradka ayaa waxa ay sheegeen in ujeedka laga leeyahay kulanka maanta uu yahay in la sameeyo muddo korrsi horleh. Arrimahan ayaa yimid, kadib markii taliyaha Booliska gobolka Banaadir Saadaq Joon uu ku dhowaaqay inuu joojiyey kulankii baarlamaanjka, saacado kadibna laga qaaday xilka. Lama oga waxa kasoo bixi doono kulanka baarlamaanka oo ku soo aadayo, xilli xasaasi ah oo lagu kala tegay wadahadaladii ka socday Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho. Soomaaliya ayaa ku jirto haatan xaalad adag oo kala guur ah, taas oo ka dhalatay khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka ee sanadkan 2021-ka.
  18. Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya oo xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska gobolka Banaadir Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa goor dhowayd xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Waxaa xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejada Gaashaanle Sare. Farxaan Qaroole waxa uu ahaa taliyaha booliiska Haramcad. Xil ka qaadista taliye Saaqaq John ayaa ku timid kadib markii uu awood ciidan ku joojiyay kulankii uu maanta yeelan lahaa barlamaanka oo ka dooddi lahaa mooshin ku saabsan doorashada. Saadaq John wuxuu sheegay in ay barlamaanka ka hor istaageen in ay kulan yeeshaan, balse, saraakiil ka tirsan ciiddanka booliiska ayaa sheegay in barlamaanku shaqadiisu caadi u wato.
  19. I am guessing his bribed money by foreigners was pre-paid. Otherwise, qasaaro qasaaro dhashay. I also hope he is thoroughly investigated and put into his place.
  20. Oh, he is already gone! Waw, that was fast. Banaadir police chief Sadak John fired shortly after ‘directing’ parliament to end business Somali Police Commissioner Gen. Abdi Hassan Mohamed Hijar has fired Banaadir Regional police chief Sadak Omar Hassan shortly after issuing controversial orders warning parliament against conducting further business. General Hijar said in a statement posted on state news agency SONNA Sadak John had been relieved on his duties. "I have today fired the Banadir Regional Police Commander Gen. Sadiq Omar. I have also appointed Colonel Farhan Mohamud Aden as the Benadir Regional Police Commander." The Haram'ad paramilitary unit commander Col. Farhan Mohamed Aden, aka Farhan Qaroole, now replaces Sadiq John. The city police chief's dismissal came barely half an hour after he made a public statement 'ordering' MPs to stay away from 'until a new parliament is elected.' Xigasho
  21. After obviously being paid by foreign agents, this so-called 'taliye' thinks he is above the law and can dictate to the baarlamaanka qaranka as he wishes and sees. Mooryåånimo meesha la soo shirtagay. Awalba kuwii argagixisada afka duubnaa ayuu xiriiri hoose la lahaa.