-
Content Count
17,680 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Maakhir, they are nothing called gaashaanbuur. Soomaalida maryooleey waxey isku qaldaayaan dadka Reer Koonfur Galbeed u yaqaanaan 'geegii mariidi' iyo qabaa'ilada Koonfur Galbeed. Qabaa'ilada Koonfur Galbeed wey jireen, xiriir dhalasho iyo deegaan ayaa ka dhaxeeyo sida xiriir dhalasho iyo deegaan ugu dhaxeeyo qabaa'ilada kale ee Soomaaliyeed. Reer Canjeex iyo Reer Xaayoow wax dhalasho ka dhaxeeyo iska yar laakiinse waxee ku bidooween ururka magaciisa Afmaay ah oo Waaberi lagu dhaho Afmaxaatiri. Inaa magaca qabiilka ee ku midoobeen sheego ma rabi. Qabiil walba saas ugu midoobeen, xataa kaa ka dhalatay ee ku midoobeen Reer Nugaal, Sool, Bari iyo Sanaag oo magaciisa asagana erey Afmaay ah oo Nin laga wado. Tusaale kale qabiilka Beledweyne dego iyo kan degmada Goldogob ee Mudug dego laba 'ood' ayee u kala xaroodaan yet waxaa la dhahay waa isku farac meel ka soo jeedo. Qabiilka Shariif Sh Axmed abtirsigiisa iyo kuwa Baran iyo deegaanada kale ee Sanaag dego abtirsigooda waa isku mid, again laba 'ood' ayee u kala xaroodaan. Aan u soo noqdo ereyada aan kor ku sheegay ee 'geegii mariidi.' Ereyadaan waa Afmaay, waxaana laga wadaa dadka aan asalkooda ahayn Koonfur Galbeed laakiin soo degay, qaatayna dhaqanka qabaa'ilada Koonfur Galbeed ee la degnaayeen. Qabiilo meesha deganaa ayaa 'sharci' dhalasho siiyey iyagoo og meeshee ka soo jeedaan. Sababta loo siiyeyna waxee ahayd waa inay ka magan galaan oo la dhibaateen, diyadana laga bixiyo, iyagana bixiyaan. Geegii mariidi waxaa laga wadaa waayadii hore oo loola jeedo meeshee waayadii hore ka soo jeedaan. Awoowgey hooyadey dhalay ayaaba ka mid ahaa dadkaan camal. Dagaaladii iyo colaadii Sayidka iyo Daraawiishta ayee ka soo carareen asaga iyo reerkiisa bilowgii qarnigii 20aad. Qabridahare, Soomaali Galbeed, ayee ka imaadeen, waxeena soo degeen Waajid, Bakool, uu ku wada dhalay ilmihiisa. Qabiilkiisa wuu heystay laakiin diyo iyo waxyaabahaas haddee imaatana qabiilka Waajid degan la qeybsan jiray.
-
Says a dude whose half of his own folks confusedly claim to be descendants from Xabashi habar and the other half in their inferiority complexity claiming to be the rejected sons of Qureysh. The rest soo hartayna habro la baxay. Have you no shame? At least Reer Koonfur Galbeed know meeshee ka soo jeedaan iyo dadkee u dhasheen and will never claim none other than Soomaalinimo. By the way, Afmaxaatirigaan aad ku hadashid adigoo shisheeyo aan ku rabin sheeganaayo Afmaay ayaa dhalay Afmaxaagaan.
-
This is debunked news wali wadaan miyaa? Wiilasheena waa nagala dilay ku heyn jireen. And now this. Maxee rabaan marka la soo celiyo in isbaaroleyda Xamar joogto ku biiraan? Iyagaa ka raali ahaa markii la qaadaaye, marka ha sugaan inta u soo dhamaaneyso tababarka.
-
Neither Shariif Sh. Axmed nor Xasan Sheekh will be back. If any newcomer has a chance, it is Jibriil Ibraahin Cabdulle. Does he have enough funds to pay the known corrupt xildhibaanno is the question.
-
As a secessoinist qabyaalad an ka xoroobin, mentally enslaved by qabyaalad and its small-midnessness, you will never see the point of shaqsinimo and aragti gaar without referring to qabiil qurunkiisa. What do YOU to yourself to achieve than inaad ku gambatid someone's achievement under the guise of qabiil? That is what doonfaarada marfishka daaqo do. I don't even claim the achievement of my own late father, who attained the highest office in the land in Soomaaliya. Why? Because I like my own achievement and I am my own man. But ignorant fools marfishyada jaadka ku daaqo like to claim what others achieved in their miserable lives, iyagoo kaadi ku dhex jiro.
-
In response to this:
-
Maamulka deegaanka Wajeer mooshin ayuu u codeeyey oo xilka looga qaadaayo guddoomiyaha deegaanka Wajeer. Mooshinka Reer NFD xataa waa gaaray.
-
Nothing to do with Barbaarta. Coldoon is simply exiled because his popular message lagama helin, same way Muuse Muqayil ugu helin, Deni Uusbuur is doing likewise. These little wannabe kaligiitaliye in their little fiefdoms, qofkee rabaan iskaga xadgudbaayo.
-
PM Rooble to take over the electoral process and security
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Ra'iisal Wasaare Rooble oo shir isugu yeeray madaxda Dowlad Gobolleedyada Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble kulan waddatashi ah iskugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir 20-ka bishan May. Afhayeenka dawladda Maxamed Ibraahim Macallimu ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Ra'iisal Wasaare Rooble ahmiyad gaar ah siinayo dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii September ee hagayay hannaanka doorashooyinka dalka. Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa maalintii shalay Golaha Shacacbka ka hor sheegay in mas'uuliyadii doorashada uu ku wareejiyay Ra'iisal Wasaare Rooble, arintaa oo muddo dheerba si is daba joog ah u dalbanayeen siyaasiyiinta mucaaradka. Ra'iisal Wasaare Rooble ayaa si loo soo afjaro ismariwaagii siyaasadeed ee ka dhashay muddo korarsiga ku raacay ayaa ku raacay madaxda dowlad gobolleedyada in dib loogu laabto hannaankii doorashada 17ka Siteembar. Xigasho -
Waraa Tallaabo, you are the guy who always mentions 'dulmigii' dowladdii Kacaanka is now advocating dulmiga against Soomaali citizens in Soomaaliya maanta. Yaab.
-
The few Haramcad paramilitary police who went with their bililiqodoon leaders like Saadaq Joon were trained specifically to secure Banaadir in 2017. And I guess Reer "Unugaaleh" laga soo aruuriyey the majority then. The later Haramcads and other forces were not and that is why they are loyal dowladda dhexe. Waa in gacan bir ah lagu qabtaa.
-
Dhac iyo isbaaronimo 2.0 already
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
UK Amb to Somalia meets Kenya DM
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Meantime, Xasan Cali Kheyre's masters: -
UK Amb to Somalia meets Kenya DM
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Openly Soomaaliya ayaa loo tashanaayaa oo isqaris ma jirto and here we have stooges who only see what is happening inside the qabyaalad-imprisoned limited minds of theirs. -
Is the current uprising the beginning..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhagax-Tuur's topic in Politics
Though some certain known folks - Uusbuurka in Garoowe and co - are known for foreign infatuation and mentally handicapped to worship shisheeye, it won't be possible in Soomaaliya la gumeysto xilligaan regardless how as great as Uusbuur and co. try. -
Yes, waa isaga. He is anti-dowladda dhexe because it is the first dowlad sharciga horkeento rabto after more than 10 years of constant anti-Soomaaliya agenda by him and his other mercenary writers based in Nayroobi.
-
Isku diraale Feysal Dhurwaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Feysal Dhurwaa would have loved nothing more than the complete destruction of Xamar. Most cuqdad-ridden secessionists would have liked that to happen. -
Samatar attacks Farmaajo - Waa qabiiliiste aan wadani ahayn
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dahireeto's topic in Politics
Cabdi Ismaaciil Samatar sidii jago loogu diiday - it appears - has been disgruntled against madaxweynaha. It is personal.
