Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Ingiriiska ayee ka cararaayeen because of the new UK variant. The brought this variant combined with the other Koonfur Afrika one to Xamar. Naftee la cararaayeen ayee ku waayeen in Soomaaliya, many of them passing away in Xamar.
  2. Kiikuuyo thought if they show enough temper tantrums, it might work. Ciyaal sanaa kuwaan.
  3. Mahdi Maxamed Guuleed iyo inta meesha joogto u taagan difaacida dalkeena iyo baddeena wey ku mahadsanyihiin. Taariikhda ayaa xusi doonto.
  4. I remember in Maarso of 2009, 12 years ago, that C/risaaq Catoosh came to our home in Nayroobi with his wariye qalab and mid kale gacanyarihiisa ahaa. He wanted to interview our old man, without even informing us prior. Raali ahoow ku niri. Then he saw my cousin ka timid Mareykanka guriga joogto, yaa waaye gabadhaan nagu wareeriyey and eventually even wuxuu damcay inuu shukaansado. Waa yaabnay. Raali ahoow adeer lagu yiri. Aad u fududaa. I didn't know inay Beenbeensii shaqada ka racdeysay.
  5. Will the usual suspects say talaalka looma qeyban 4.5?
  6. He waited and was silent after all these years. When Kiikuuyada left the court, he conveniently and finally issues a short statement.
  7. And a 'learned professor' of theirs pens opinion piece like this. No wonder they had zero chance to begin with. Now it is Yurub's fault.
  8. Kiikuuyada in their local courts meantime: Zoom xaa u geeyey.
  9. What happened to this garyaqaanad sister? Magaceeda Muna Sharmaani ahaa. She was defending our ocean forcefully in 2016.
  10. TOOS U DAAWO TELEFISHINKA QARANKA SOOMAALIYA | Somali National Television - sntv.so SNTV.SO
  11. I am sure Kiikuuyada were shocked a few years ago upon getting to this high court and facing a Soomaali among the judges. Not only among, but the CHIEF judge of them. They might have been thinking and scratching their head what the....
  12. I think he just means a bed. Calool in Somali means stomach. Since the 'c' - 'ayn/ع in Arabic - in Somali does not exist in English, it becomes alool. I don't think there is a word 'alool' per se. I hadn't heard it before.
  13. Since you are a Persian, you reminded me reading One Thousand and One Nights (Alifu Leyl wa Leyla) translated into Somali back in 1991.
  14. Shiriye = meeting facilitator. Comes from the root shir, meaning organized meeting. A male nickname as well. Shir'iye is the pronunciation.
  15. Dalka mustaqbalkiisaba ciyaar ciyaar laga dhigtay. Qoorqoor iyo Laftagareen oo diidan ka qeybgalka shirka xarunta Xalane Ilo wareedyo muhiim ah oo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ay diidan yihiin shirka la qorsheeyey inuu dhaco magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadli doono muranka la xariira doorashada Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa noo sheegay in ilaa hadda ay Qoorqoor iyo Laftagareen ku maqan yihiin dalka Turkiga islamarkaana aysan qorshaha ugu jirin in ay soo baxaan dhowaan si ay uga qeyb galaan shirka muhiimka ah ee looga hadlayo doorashooyinka dalka. “Wali ma go’aansan inaa imaano, haddii ay dhacdana waxaan qaadan doonaa waqti si ay noo sugaan inta aan sugi jirnay Saciid Deni iyo Axmed Madoobe,” ayuu yiri mid ka mid ah saraakiisha ku dhow Qoorqoor. “Inaa muhiim nahay ayaa rabnaa inaa dareensiino beesha caalamka si aan muhiim loogu arkin oo kaliya qofkii wax diida, Deni iyo Axmedna waxaan rabnaa inaa tusino sugitaanka dhibka ay leedahay maadaama aan waligeen annaga sugi jirnay,” ayuu yiri. Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Axmed Cabdi Kaariye ayaa muddo ka badan 10 maalmood waxay ku sugan yihiin dalka Turkiga iyadoo ay xusid mudantahay in ay ahaayeen madaxda ugu horreysa ee iska xaadiriya goobaha lagu qabanayo shirarka doorashada Soomaaliya. Qoorqoor iyo Laftagareen ayaa sidoo kale qorshaha uu yahay in xitaa marka ay yimaadaan Muqdisho ay dalbadaan in shirka uu ka dhaco Villa Somalia, oo aysan dooneyn inay uga qeyb galaan Xalane.
  16. Soomaali words are usually pronounced as it is written. So yareey is yar'eey. Yareey means the little one (female). Male version is yaroow. It is usually a nickname given to the younger one of relatives who share a same name. Like two Mohamed boys who are cousins and might live in same houshold, the younger one might be called Mohamed Yaroow or Yare. It is also a nickname given to short people. By the way, may I suggest to use this thread for all your inquiries, instead of starting a new one each.
  17. Waa runtaa. This was my first thinking as well. Kiikuuyada apparently thought it was a slam dunk after that traitor C/raxmaan C/shakuur signed it 11 years ago. They cannot believe a rising Soomaaliya can defeat them big.
  18. Haddaa dhimaneyso dhareerka waala iska duwaa hore loo dhahay. Kiikuuyada cannot admit inay tuugnimo ku joogaan meesha, garna laga leeyahay.