Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. He is almost redeeming himself of what his regime did in Muqdisho and Shabeellada Hoose in 2006-07. Geedi and the then wasiir of arrimaha guddaha, Salaad Cali Jeele, did allow Xabashada to do some terrible things in Muqdisho. The incessant shellings and saf mar guri to guri raidings and then killing any men of fighting age were brutal. This brutality was what made my then 94-year-old father to finally leave Muqdisho. He refused to leave during the Caydiid-Cali Mahdi four-month non-stop wars and Maxkamadaha vs warlords wars. But the heinous acts of Xabashada was beyond anything he had seen.
  2. "Anigoo ah Cali Maxamed Geedi, Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya, Hoggaamiyaha Xisbiga Waddaniga Soomaaliyeed -XWS- (Somali Patriotic Party -SPP-, ahna Musharrax Madaxweyne doorashada 2021-2025, salaan kal iyo laab ah kaddib waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa xisbiyada qaranka iyo wakiillada kutlada xildhibaannada badbaadada shacabka ee BFS ee ku kulmay HOTEL DECALE oo ku yaal garoonka dayuuradaha ee Aadan Cadde - Muqdisho 23.03.2021. Xisbiyada iyo Kutladu waxay ku midoobeen aragti siyaasadeed, amni, bulsho iyo dhaqan-dhaqaale oo waddani ah ka tarjumaysa danaha dadka iyo dalka. Xisbiyadu waxay ku dhismeen sharci uu meel mariyey baarlamaankii 9aad ee JFS; baarlamaankaasi wuxuu sidoo kale meel mariyey, Madaxweyne Xasan Sheikh na uu saxiixay sharciga lagu dhisay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka. Dowladda Madaxweyne Farmaajo markii ay qorshaysay inay dalka doorashooyin u jiheyso, waxaa irid kasta soo xiray oo dimoqraadiyadda isbaaro u dhigtay xoogag siyaasadeed oo isugu jira xildhibaanno (haba tiro yaraadaane) ka kooban 2da aqal ee BFS iyo 2da Dowlad-Goboleed ee PL & JL oo ay horkacayaan 2 Madaxweyne ee Hore (Sharif Sheikh & Xasan Sheikh). Sida ku qeexan dastuurkeenna KMG ah sannadkii 2012 waxay ahayd in ay dalka ka qabsoonto doorasho qof & cod, waa la baal maray; sidoo kale 2016 wuxuu shacabka Soomaaliyeed naawilayey doorasho qof & cod ah, iyadana waa laga leexday oo la keenay doorasho dadban. Ummadda Soomaaliyeed sannadkaan 2021 shaki ugama jirin in ay qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo xisbiyo ku tartamaan hoggaaminta dalka, shacabkuna uu doorto wakiilladiisa siyaasadeed iyo Madaxweynihiisa; taasna waxa lugta ku dhuftay madaxweyneyaashii hore ee fuliyey 2da doorasho ee kor ku xusan oo kaashanaya mucaarad u taagan wax dumin iyo burburin qaran. Dowladda Madaxweyne Farmaajo waxay diyaarisay hannaan doorasho oo ahaa kan ugu fudud ama ugu macquulsan laguna soo tijaabiyey dalal ka mid ah adduunka laguna soo guuleystay, hannaankaas oo lagu magacaabo "Matalaadda Isu Dheellitiran ee Liiska Xiran, Hal Deegaan Doorasho (Proportional Representation, Closed List, Single Constituency)" - waa la diiday; beddelkiisana waxaa la diyaariyey hannaan doorasho oo qof iyo cod ah oo sharcigiisii uu ansixiyey baarlamaanka 10aad, Madaxweyne Farmaajo na uu saxiixay - mar kale waa la diiday. Halkaas waxa lagu laalay hawlihii Guddigii Doorashooyinka Qaranka, Sharcigii Doorashooyinka iyo kii Xisbiyadii Dalka. Ugu dambayntii halgan siyaasadeed oo dheer kadfib iyo tanaasulaad ay samaysay dowladdu, gaar ahaan MW Farmaajo oo ka soo billowday Dhuusamareeb 1, 2, 3, 4 ayaa 17.09.2020 lagu gunaanaday Muqdisho iyadoo la saxiixay heshiis u dhexeeya DFS, dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Nuxurka heshiiskaas waxaa soo jeediyey dowlad-goboleedyada ay ugu horreeyeen PL iyo JL, haddana waa tan caqabadiisu ay maanta taagan tahay oo la kari la'yahay Hoggaamiyeyaasha PL iyo JL oo ay gadaal ka fadhiyaan kuwa aan doorasho rabin, dadka iyo dalkana aan wax dan ah u haynin balse u taagan "Cadkaanow Wallee Ama Ku Cunay Ama Ku Ciideeyey". Haddaba, Soomaaliyeey dadkeenna iyo dalkeennu xaaladdatan cakiran kuma sii jiri karaan. Sidaas darteed DFS, D/Goboleedyada waddaniyiinta ah, Kutlada Baarlamaanka ee Badbaadada Shacabka iyo Xisbiyada Horusocodka ah oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay fadhiga ka kacaan, u damqadaan dadkeenna iyo dalkeenna ay qowlaysatadu u tashatay, qaataanna go'aan geesinimo leh oo naf iyo maal loogu huro madaxbannaanida, gobannimada, sharafka iyo midnimada Soomaaliya. FARRIIN KU SOCOTA BEESHA CAALAMKA: Mahadcelin, qaddarin iyo abaal weyn ayaan u haynaa beesha caalamka sida hay'adaha QM, dowladaha, ururrada caalamiga ah, hay'adaha samafalka iyo guud ahaan saaxiibada Soomaaliya sida ay weligoodba u garab taagnaayeen welina u garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Intaas waxaa dheer, Soomaalidu shaki weyn ayey ka qabtaa hab-dhaqanka diblomaasiyiinta shisheeye ee dalkeenna ka shaqerya qaarkood oo loo arko inay faragelin ku hayaan arrimaha gudaha ee JFS. Ha la ogaado, sida uu qabo cahdiga QM (UN Charter), diblomaasi ama danjire shaqadiisu waa maamulka iyo xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah (bilateral cooperation) ee dowladdiisa iyo dalka uu ku matalo. Wixi intaas ka baxsan waxa loo yaqaan xadgudub, dowladda uu diblomaasigu la shaqeeyo ayaana xaq u leh in ay go'aan ka gaarto haddii uu la yimaado wax khilaafsan xeerarka iyo shuruucda dowladaha iyo cahdiga QM. Haddaba, waan uga digaynaa diblomaasiyiinta Muqdisho joogta in aay ku dhaqaaqaan tallaabooyin abuuri kara xiriirka dalalkooda iyo Dowladda Soomaaliyeed oo xumaada ama shakhsiyadda diblomaasiga oo uu soo gaaro dhib saameeya shaqadiisa ama mustaqbalkiisa. Mar kale, waxaan u mahadcelinayaa xisbiyadii iyo xildhibaannadii ku shiray HOTEL DECALE iyo talooyinkii ku qornaa warmurtiyeedkii ay soo saareen." - Cali Maxamed Geedi Hoggaamiyaha XWS
  3. Like Kaa'hin. Exactly as it is written, starting with letter kaf (ك) in Arabic. By the way, if you have a unexplained question, like Huda, you can contact to Nuruddin Farah directly via his email: nfarah@bard.edu
  4. Huda is an Arabic name. Or you spell it like Hoda? The story might have a character called Huda, that is my thinking.
  5. Dowladda dhexe inaugurated a centre dedicated meel lala socdo maraakiibta baddeena marto, si sharcidarro ahna ugu dabto malaayga.
  6. They did not delete the original tweet. Edebdaradanaa. Kheyre, their fellow Norwegian, ayee la safanyihiin waala iska arkaa.
  7. Ha isku daalin gaalkaan diinta ka baxay. Why even bother mid diintiisa inkiray, let alone Soomaalinimadiisa.
  8. Isn't he Reer Sanaag, probably from Dhahar itself? Marka his constituents u hadlaayaa.
  9. I checked it and it just seems like an idiom. That last part of the sentence does not even make sense to me. I guess you don't have to translate like that or since you are reading the book, you might detect the meaning from the wider context of the chapter.
  10. Maya, Kakuuma is close to South Sudan border and most refugees in this camp are South Sudanese. Some Soomaalis were moved to Kakuuma when Dhadhaab became over-crowded.
  11. Prof Axmed Muumin Warfaa oo goordhaw ku geeriyooday magaalada Muqdisho Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Professor Axmed Muumin Warfaa oo ka mid ahaa aqoonyahanada Soomaaliyeed. Axmed Muumin Warfaa ayaa la sheegay inuu u geeriyooday Cudurka COVID-19, kaasoo uu kula xanuunsanayay magaalada Muqdisho muddo ku dhaw 30 cisho. Allah u naxariiste Marxuumka Axmed Muumin Warfaa wuxuu ahaa guddoomiyaha Jaamacadda Zam Zam, wuxuuna ahaa qabiir ku xeel dheer Cilmiga Beeraha, sidoo kale waxaa uu kamid ahaa aas aasayaashii Jaamacada Hiiraan. Axmed Muumin Warfaa waxaa uu dhashay 12-April-1948 waxuuna ku dhashay magaalada Buulaburte ee gobolka Hiiraan, Waxbarashadiisa heerka koowad iyo dhexe waxa uu ku qaaday Buulaburte, waxuuna heerka sarre ku dhameystay magaalada Muqdisho. Sanadkii 1971 ilaa 1975-kii waxa uu qaatay Shahaadada Jaamacadda heerkeeda koowaad, isagoo ka baxay kuliyada Beeraha ee Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed, sanadahii 1977 ilaa 1980-kii waxa uu qaatay Shahaadada heerka labaad ee Jamaacada waxuuna ka qaatay Jaamacadd ku taalo wadanka Talayaaniga, sanadahii 1983 ilaa 1989-kiina waxuu qaatay Shahaadada heerka sadaxaad ee PHD waxuuna ka qaatay Jaamacad ku taala dalka Swedan. Waxii ka dambeyay burburkii dowladii dhexe ee dalka waxa uu marxuumka ku noola dalka dibadiisa waxuuna barre ka ahaa Jaamacad ku taala dalka Mareykanka, sanadkii 2012-kii waxa uu isku soo sharaxay qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya. Ugu dambeyn marxuumka maanta ayuu ka mid noqday dadka u dhintay xanuunka COVID19 kaasoo shacabka Soomaaliyeed aay ku waayeen dad badan oo waxtar u lahaa dalkeena oo isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada.
  12. Eebbe ha u raxmado Baresare Axmed Ugaas Warfaa. Renowned botanist Prof Warfa passes away in Mogadishu from COVID-19 Ahmed Ugas Mumin Ugas Warfa, a distinguished biology professor who specialized in botany and plant taxonomy - the identification of plants - has passed away in Mogadishu on Wednesday. Sources close to his family say he died from complications related to COVID-19. In the world of botany, he was well-known for the identification and classifications of new endemic species - Cyclamen somalense and Crotalaria warfae, which he named after himself - in Somalia's northeastern Bari region. Warfa began his academic career as a Somali National University student, where he earned his bachelor's degree in general agricultural sciences. Warfa travelled to Italy to further his studies and received his master's degree in botany from the University of Florence. He went on to earn his Ph.D. program in plant taxonomy at the University of Uppsala in Uppsala, Sweden. After completing his post-graduate studies in Europe, Warfa returned to Somalia. He headed the agricultural department at Somali National University until the collapse of Somalia's government and institutions in 1991. The department regularly attracted the countries brightest students. Prof Warfa opted to stay in Somalia following Siad Barre's ouster and began working as a senior advisor for the United Nation's peacekeeping mission. After several attempts on his life, including an ambush that led to him being shot five times, Warfa was urged by the UN to flee to Kenya and then the U.S., where he settled into a quiet living in Utah. While in the U.S., Warfa found familiar work as an adjunct professor of plant systematics at Brigham Young University in Provo, Utah, a city 43 miles (69 km) south of the state capital Salt Lake City. While in Utah, Prof Warfa researched the genus Mertensia, a plant family native to most North America, western China, and Northeastern China, with its center of diversity in the Rocky Mountains. He also taught biology at Salt Lake Community College during this time. Prof Warfa returned to Somalia in 2009 and was appointed as an advisor to the Somali President Sharif Sheikh Ahmed. He remained in the position for six months until he said he grew disillusioned and resigned. Nearly two years later, Warfa launched his own unsuccessful bid for President in a bid to unseat his former boss. In 2020, he was named Rector at Zamzam University of Science and Technology, a private university in Mogadishu. Xigasho
  13. Here another hunqaac from a mentally-enslaved shisheeye u niikiye. This creature cannot help it, for it has to cheerlead a shisheeye, be it Talyaani, Kiikuuyo, Imaaraad and so on.
  14. They do this kind of move every few years. The late Moi used to do moves like this in the 1990s as well. Kenyatta junior tried this move back in 2014. It did not work and doesn't work. They know it it doesn't for UN provides a lot of economic activities in Kenya, including their very large headquarters based in Westlands neighbourhood of Nayroobi. They are trying to tie this to badda case. _____________________ Kenya gives UNHCR two weeks to ‘have road map’ on closure of Dadaab, Kakuma refugee camps The Kenyan government has issued a two-week ultimatum to the United Nations High Commissioner of Refugees (UNHCR) to ‘have road map on definite closure of Dadaab and Kakuma refugee camps’. Saying there is no room for further negotiations. The two are the world’s largest refugee camps located in Kenya. Kenya’s Daily Nation reports that Interior Cabinet Secretary Fred Matiang’i delivered a letter to the UNHCR which stated Kenya’s concerns of rising terror threats planned from Dadaab and Kakuma refugee camps. “There is no room for negotiation. We must strike a balance between Kenya’s international obligation and her domestic duties. We do have a domestic responsibility to protect Kenya,” the letter read in parts. UNHCR Representative in Kenya, Fathiaa Abdala said that she would present the matter to senior officials and said that the commission was committed to finding new solutions that would see the refugees reduced in Kenya. In the letter, Kenya cited terror threats as the main reason for its latest request and neglect by other countries to aid in managing the over 500,000 refugees. Matiang’i said that the past Mpeketoni, Lamu, Garrisa and Westgate attacks were planned and executed from the said refugee camps. In addition to terror threats in the country and the draining of resources, Matiang’i also noted that the government’s effort to have war-torn areas where Al-Shabaab operates in Somalia to be labeled as terrorist organizations have been hindered continuously. Matiang’i further noted that the smuggling of contraband from Somalia has been the main source of funding terrorism activities despite the governments’ effort to cab illegal trading within the borders. If the two weeks lapse without the UNHCR taking any action, the government is set to have the refugees deported back to their countries of origin. More than 500,000 people would be left homeless as a result. With a population of more than 274,000, the majority of refugees at Dadaab and Kakuma are from Somalia. The rest of the refugees are comprised of people from South Sudan, the Democratic Republic of Congo, Ethiopia, Rwanda and Uganda and other neighboring countries Xigasho
  15. Shisheeye u niikiye waa u dhasheen from day one. Waa wax dhaqankooda lagu yaqaano inay shisheeye u niikiyaan, thinking it makes them 'big.' Kalsooni daro iyo kalsooni la'aan ayaa heerkaas gaarsiisay.
  16. Hi there. Galeyr (or gallayr as you wrote it), which means the falcon bird, is pronounced as gal-eyr, not jal-eyr. G in Somali alphabet is like hard G in English words, like how you say 'game' or 'great' in English. The 'g' letter in Somali does not exist in Arabic. Xiddigta Oktoober (not Oktooher), which means October's Star, was the main newspaper of Somalia in the '70s and '80s, published by the then revolutionary government. X in Somali alphabet is ح in Arabic, like 'hamza.' In Somali, we write Xamsa. Xiddigta can therefore be called Hiddigta Oktoober.
  17. One picture is taken on last week. Another is from today in Xamar.
  18. Dhagaxtuur, I think dowladda dhexe is taking another route by kala fogeyneyso Madoobe iyo kuwa la shaqeeyo. Tuugii Janan la dhahaaye admitted that he is negotiating with dowladda dhexe now. Divide and conquer for now.
  19. Suddenly, Western media seem like they are on tandem in this. MSNBC is the latest: Also, very coincident that our Tigrey agent/guest disappeared the moment his people lost power.
  20. It can be done, but not the best interest of the country at this moment. Cadowga Soomaaliya iyo jaajuusintooda dabadhilifka ah badan ayaa fursad helaayo.
  21. Markee baxaayaan iyo markee soo noqonaayaan isku mid ma'aha jirkooda xataa. Iyagoo dhisan ayee soo noqdaan oo ciidan dhameystiran ah.