-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Waa iska been cad oo dadka lagu kiciyo la rabo. But dadka Muqdisho degan, noocee rabaan ha ahaadaanee, do not want meeshii iyo dhibkii xumaa loo noqdo. They have seen with their own eyes the progress that was made in the last 10 years.
-
Kuligooda hal waraaq shisheeye - Imaaraadka iyo Kiikuuyada - u soo dhiibeen ayee aqrinaayaan. Waraaqda waxaa qoray the paid mercenaries from Sahal and Rashiid Cabdi. It is obvious loo wada jeedo.
-
Beentaan la yaabanahay. The quote is from this news report. The full interview is here:
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19 ah Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19 laga baaray 1176 ruux. Warbixinta ayaa sheegtay in la diiwaan geliyey 160 bukaan cusub oo la nool cudurka COVID-19 , taas oo ka dhigan in weli ay jirto khatarta uu dalkeena ku haayo cudurka safmarka ah ee COVID-19. Waxa ay intaa ku dartay in 24 saac ee la soo dhaafay ay 11 qof ay u dhimatay cudurka COVID-19 halka ay ka bogsadeen 65 qof. Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore sheegtay in uusan jirin taxadir badan oo ay bulshadu muujinayaa si looga hortago khatarta cudurkan. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawaan dadka ku amray in ay waajib tahay xirashada afsaarka ama Face maska iyadoo qof aan u hogaansamin lagu ganaaxayo lacag dhan $ 5 dollar. -
Somali troops training in Eritrea to return home
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Garoowe Online and its Kiikuuyo editor could not resist taking a parting shot by insulting Soomaali soldiers when they full well know that Soomaali soldiers are paid by dowladda dhexe. If any soldiers are known to be paid by foreigners, it is his fellow, poorly paid Kiikuuyo mercenaries in Jubbada Hoose, paid by EU. Their Kiikuuyo editor is also calling madaxweynaha 'outgoing.' Outgoing to where? -
Is Jen. Odawaa the new Jen. Daa'uud?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
There are some trained by Ingiriiska, albeit poorly, in Baydhabo. It is still ongoing. There were also what we used to read on the news EU-trained ones in Xalane, laakiin meelee aadeen lama yaqaano. Jen. Odawaa was trained by Turkiga. -
Xildhibaanoow xaal qaado
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
He is the Soomaali version of Matt Gaetz, the idiot and shameless Florida representative in U.S. Congress. -
Xildhibaan ku sheegaan Mahad Salaad lagu magacaabo qashinkaan qoraayo ila aqriska: "SAAKAY MAXAA DHACAY. MAXAASE NALA GUDBOON? Isgoyska Dabka iyo Ceelgaabta oo ah irdaha Madaxtooyada laga galo marka loo socdo xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay nagula celiyay aniga iyo Xildhibaano kale oo u socday shirkii Golaha Shacabka. Ciidamada na celiyay waxay ahaayeen kuwa Booliska waxaana hoggaaminayay saraakiil qaraabada ah oo sida la ii sheegay xalay la soo xulay, malaha Farmaajo wuxuu islahaa hadii wax dhacaan kuwa dhimanaya iyo kuwa laga dhimanayo isku iyaga ha noqdeen. Ciidamada kale Fahad iyo Farmaajo ku talagaleena waxaa la ii sheegay in ay dhoobnaayeen irida Madaxtooyada ilaa Villa Hargeysa oo ah Xarunta Golaha Shacabka! Nasiib wanaag ciidamadii nala socday iyo kuwii meesha aan ugu nimid dad qaraabo ah oo isgaranaya ayay ahaayeen. Saraakiishii ciidamadaas watay waa noo yimaadeen, mana rabo in aan ka faalloodo wixii ina dhex maray lkn waxaan rabaa inaan u mahadceliyo, kuna amaano shaqada ay dalka u hayaan iyo fahamkooda ku aadan marxalada siyaasadeed iyo mida amni ee dalku ku suganyahay. Hadaan u soo laabto biyadhaca hadalkeyga markaan oo kale Soomaalidii hore waxay dhihi jireen “NINKII LOWGA KAA GUBA XAGASHA AYAA LAGA GUBAA”. Rag aan isdayno wuxuu ku dhaamo la waa ee shirarka jaraa’id iyo sheekadaan aan dhamaadka lahayn inta la iska dhaafo, hayin hala noqdo ama heeryada Farmaajo hala iska dulqaado!"
-
Taliyaha ciidamada xoogga dalka ee Soomaaliya Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage is a rising star in the military. He is modernizing our military. He really reminds Jen. Daa'uud and his contribution to the early years of Soomaali military. That is why certain foreign countries, using their proxy Soomaali stooges, do not want this capable young man to lead Soomaali military. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo la kulmay sarkaalka u sarreeya howlgalka midowga Yurub Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Odawaa Yuusuf Raagge ayaa kulan la qaatay taliyaha howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya iyaga oo ka wada hadlay xoojinta tababarada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Taliye Odawaa ayaa uga mahad celiyay taliska ugu sarreeya howlgalada midowga Yurub taageerrada ballaaran oo ay siiyaan ciidanka xoogga dalka, isaga oo ka dalbaday in la sii labo-laabo tababarada ciidanka oo ah kuwo mar walba baahiweyn loo qabo. Dhanka saraakiisha midowga Yurub ayaa cadeeyay sida ay mar walba uga qancsan yihiin wadashaqeynta kala dhaxeysa taliska ciidanka xoogga dalka iyo tababarada ay siiyaan ciidanka Soomaaliyeed. Midowga Yurub ayaa ka mid ah urrurrada caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ka taageerrada tababarada ciidamada.
-
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo laga hor istaagay kulanka Golaha Shacabka Ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya ee ku sugan koontaroolka Isgoyska Dabka ayaa goordhaw u diiday iney ka gudbaan koontarool kaasi Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ahaa sida uu sheegay Xildhibaanada laga celiyay koontaroolka Dabka ayaa qoraal uu soo saaraay ku sheegay in isaga iyo Xildhibaano kale oo la socday aay ciidamada Booliiska Soomaaliya u diideen iney u gudbaan dhinaca Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan Mahad Salaad waxa uu ka mid ahaa 15 Xildhibaan uu guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu ka joojiyay fadhiyada Golaha Shacabka, iyadoona Xildhibaanka uu sheegay inuu tagayo kulanka waxii masuuliyad darro ah ee ka yimaadana uu qaadanayo guddoomiye Mursal. "Isgoyska Dabka ayaa ciidamo Farmaajo ka amar qaata hadda nagu hortaagan yihiin aniga iyo Xildhibaano kale, Mas'uuliyadda waxii na soo gaara Maxamed Mursal ayaa qaadaya" ayaa yiri Xildhibaan Mahad Salaad. Arintaan ayaa imaaneysa iyadoo maanta uu jiro kulan la isugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu waddo inuu ka dhaco Xarunta Villa Hargeysa kaasoo horayna loo sheegay in 15 Xildhibaan uu ka mid yahay Mahad salaad aaysan kasoo qeyb gali karin kulanka maanta. Saaka ayaa waxaa shacabka Muqdisho kusoo tooseen iyadoo inta badan Isgoysyada muhiimka ah aay u xiran yihiin ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya iyo kuwa Nabadsugida. Xigasho -
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Historic parliament session opens and the spoilers shisheeye u adeego have been kept out: Kulanka Golaha Shacabka oo furmay Iyadoo goor dhaw xarunta Villa Hargeysa uu si toos ah u furmay kulan ay leeyihiin xildhibaannada Golaha Shacabka, ayaa hadda warbixin ka dhageysanaya Wasiirka Wasaarradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur. Wasiirka ayaa ka hor jeedineysa xildhibaannada Golaha Shacabka warbixin la xiriirta xaalada cudurka Covid 19 ee dalka oo ah ajandaha koowaad kulanka, halka dhinaca kale ka hor khudbada Wasiirradda ay ansixiyeen xildhibaannadu labo xubnood oo ka mid noqonaya guddiga madaxa-bannaan ee xudduudaha. Fadhiga ayaa waxaa ka maqan oo dibad joog ka ah ilaa 15 xildhibaan oo dhawaan guddoomiyaha Golaha Shacabku uu ka mamnuucay in ay ka soo qebgalaan shan fadhi oo ka bilaabanaya kan maanta u socda xildhibaannada. Si gaar ah ayaa isha loogu hayaan kulanka iyo haddii uu jiro karo ajandaha laga cabsida qabo ee ah muddo korarsi xildhibaannadu u sameeyaan hay'addaha dastuuriga ah ee Dowladda oo muddo xileedkeedu dhamaaday. Xigasho -
45 ruux oo u geeriyootay isbuurasho ka dhalatay macsalaameynta meydka madaxweynihii Tanzania Saraakiisha Booliiska dalka Tanzanian ayaa shaaca ka qaaday in 45 ruux ay u dhinteen isbuurasho ka dhalatay macsalaameynta meydka madaxweynihii hore ee dalkaasi John Magufuli 21 bishan. Baliiska ayaa sheegay in dhimashadani ay timid kaddib markii kumanaan muwaadiniin murugeysan ay isku dayeen in ay xoog ku galaan gudaha garoonka la dhigay meydka madaxweynaha oo geeriyooday 17kii bishan aynu ku jirno ee Maarso. "Waxaa jiray dad badan oo doonayay in ay garoonka soo galaan, qaar badan uma aysan suurtagalin, waxaa ay isku dayeen in ay xoog ku soo galaan garoonka taasna waxaa ka dhashay is jiid jiid. 45 qof ayaa dhimatay," ayuu yiri taliyaha Booliiska dalkaasi Tanzanian Lazaro Mambosasa. Shan ka mid ah dadka dhintay ayaa ka soo wada jeeday hal qoys, sida uu sheegay taliyaha Booliiska oo la hadlay wakaalada wararka ee AFP. Tobanaan kun ayaa u soo baxay si ay u xurmeeyaan, iyagoo safaf dhaadheer ku jira, ooyaya isla markaana la ordaya sanduuqa iyada oo mootooyin ciidan ay ku dhex wareegayaan magaalooyinka. Is-buurashadan ayaa ka dhacday maalintii labaad ee sharfidda meydka Garoonka Uhuru Stadium ee Dar es Salaam, markii dadweynaha loo oggolaaday in ay soo dhaweeyaan. Arrintan ayaa noqon karta dhacdo dhif iyo naadir ah marka ay timaado sagootinta meydka, waxaana ay muujineysaa sida dadka reer Tanzanian ay u jeclaayeen madaxweynahooda geeriyooday.
-
Shaneemo Super waxaa lahaa Uunlaaye soo ma'aha? Ibraahin Uunlaaye's brother iyo reerkiisa Xamar ayaa daris ku ahayn and his nephew worked on of these shaneemooyin he owned. He used to come back to xaafadda at night with his jeebab full of money, literally lacagta ka dhaceyso. Ciyaal xaafadda kuwa aad noogu waa weynaa ficiisa ahaa ka siiban jiray kistoo and he would let it go.
-
-
He just means Muhammad as any common individual, I think. Otherwise, bo idea.
-
Qaaraan is centuries old tradition of go-fund-me fundraising among Somali clans. It could be among a clan, sub-clan, sub-sub-clan and so on. Sometimes it is the whole community of Somalis, especially in diaspora. Again, it is read as it written, starting with q (qaf ق letter in Arabic).
-
Wasiir Xaamuud: “Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed waa dowlado daciif ah” Wasiirka Wasaaradda Caddaalada, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamuud, ayaa ka hadlay marxalada Dalka, isagoona sheegay in Puntland aysan noqoneyn sida Maamulada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed, oo ah kuwo uu iska hoggaansado Farmaajo. “Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfurgalbeed waa dowlado daciifa oo meel ay maamulaan aysan jirin, kana amar qaata Farmaajo,” ayuu yiri Wasiir Xaamud. ____________________ Jawaabaha la siiyey wasiir ku sheegaan shisheeyaha u niikiya laakiin hoggaanka Soomaaliya moodo cadowgiisa:
-
Qaswadayaasha shisheeyaha kalkaal u ah waa in la tusiyaa tabartooda yar iyo.waxee yihiin. Baarlamaanka ha shaq shaqo oo markii horeba baarlamaanka qaranka inuu aamusnaado ma ahayn bilooyin. Xilkooda waa inay gutaan.
-
Puntland Minister Hasan Abgal threatens secession
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Markuu goosto magaca uu watana ma iska badali doonaa maadaama dadka magacaas leh waxee degaan meesha uu ka tagaayo? -
Karoona dad waayeel waa dhameeyey. Alloow ummadeena ka badbaadi. Marxuumka Rabi ha u raxmado.
-
You are welcome.