-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
After obviously being paid by foreign agents, this so-called 'taliye' thinks he is above the law and can dictate to the baarlamaanka qaranka as he wishes and sees. Mooryåånimo meesha la soo shirtagay. Awalba kuwii argagixisada afka duubnaa ayuu xiriiri hoose la lahaa.
-
Biggest 'beesha caalamka' bootlicking
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Putting the so-called Beesha Caalamka into their place by dowladda dhexe. Who do they think Soomaalida xalaasha are like? Like the servile, stooge prisoner Uusbuur and his minions? -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Booliiska Somaliland oo xabsiga dhigay Sabaax Cabdi Ibraahim oo katirsan xisbiga Waddani Booliiska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay Sabaax Cabdi Ibraahim (xaaska siyaasi Buubaa) oo ah xubin katirsan xisbiga Waddani, sababta xadhigeeda ayaa loo malaynaya kadib markii codad ay Somaliland waxa kaga sheegaysa ku baaheen baraha bulshada. Waxa baraha bulshada ku baahay cod ay leedahay Sabaax oo ay ku sheegayso in calankeedu yahay ka buluuga ah ee Soomaaliya isla markaana anay aaminsanayn calanka Somaliland. Codkan baraha bulashada ku baahay ayaa waxa kale oo ay Sabaax waxba kama jiraan ku tilmaantay qaranimada ay Somaliland ku andacoonayso. Sidookale Sabaax waxay marar kala duwan kasoo muuqatay baraha bulshada iyadoo ku labisan calanka Soomaaliya isla markaana dowlada Soomaaliya ku taageeraysa dacwada badda ee kala dhaxaysa Kenya. Sabaax waxay kasoo muuqatay shirweynihii saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo dhawaan magaalada Hargaysa lagu qabtay. Xigasho -
Biggest 'beesha caalamka' bootlicking
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Uusbuurka is in prison to his masters in Xalane. He cannot escape and knows he is irrelevant prisoner, too. He realized this because you can see his sudden infatuation with media interviews, especially after Wasiir Dubbe's press conference, which told to Soomaalida the spoiler this Uusbuur is. -
Cabdi Ismaaciil Samatar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kuwa diirka cad ee Xalane joogo iska gadaayaa. -
Kenyan court ‘temporarily blocks’ closure of refugee camps Case involving government plans to close Dadaab and Kakuma refugee camps to return in the courtroom in a month, reports say. Kenya’s high court has temporarily blocked the closure of two refugee camps hosting more than 400,000 people, according to media reports and activists. On March 24, Kenyan Interior Minister Fred Matiang’i announced the government’s intention to shut the Dadaab and Kakuma camps, giving the United Nations refugee agency (UNHCR) two weeks to present a plan to do so. The ministry called this an “ultimatum” and said there was no room for further negotiations. On Thursday, the court stayed the closure for 30 days, according to a copy of the court seen by news organisations. It originated from a petition filed by a local politician challenging a move to shut down the camps. In March, the UNHCR urged the government to ensure that those who need protection continue to get it, and pledged to keep engaging in a dialogue. “The decision would have an impact on the protection of refugees in Kenya, including in the context of the ongoing COVID-19 pandemic,” the UNHCR said in a statement. ‘Terrifying’ The Dadaab and Kakuma refugee camps in northern Kenya together host more than 410,000 people, mainly from Somalia but also from countries such as South Sudan and Ethiopia. Citing national security concerns, authorities in Nairobi first signalled their plans to shut the Dadaab camp, which is closer to the border with Somalia than Kakuma, back in 2016. That plan was blocked by the high court, which called the move unconstitutional. Kakuma, home to more than 190,000 refugees, is located in Kenya’s northwest. Dadaab is in eastern Kenya, close to the Somali border, but many Somalis have moved between the two camps. Dadaab was established three decades ago and was once the world’s largest refugee camp, which at its peak hosted more than half a million people fleeing violence and drought in Somalia. Speaking to Al Jazeera, residents in both camps have urged the Kenyan government to reverse its decision. “It’s very terrifying because we do not know the next step, like where are we going to go from here,” David Omot, an Ethiopian who has lived in both Kakuma and Dadaab since 2005, said of the closure order. “Where will we go? Back home we still have some insecurity, there are still some problems that people are facing, especially the youths.” Austin Baboya, a South Sudanese 26-year-old based in Kakuma, said he has not known any other home than a refugee camp. “I don’t know if the [Kenyan] government have sat down and considered the lives of people living in the camp or they just wake up and make those decisions,” Baboya said, calling on UNHCR and international donors to help find a solution. “Before the camp was open very many people lost lives. Very many people fled their home countries … They have found a place to call home and I don’t think many of them are willing to go back.” Aljasiira
-
Secessionist is always ready to feel the plight of Xabashada. Hadduu Soomaali ahaan lahaa yuu yahay hoos iska isweydiin lahaa yaa ogaado.
-
Cabdi Ismaaciil Samatar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ninkaan waxa helay la yaabanahay. -
Biggest 'beesha caalamka' bootlicking
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Amiin Caamir as usual runta ayuu taabtaa: -
Biggest 'beesha caalamka' bootlicking
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Deni Uusbuur is just following wixii lagu yaqaanay dadkaas. It was gumeystihii xumaa Talyaaniga u jilba dhigan jireen. Then it was Xabashadii. Now it is equally Kiikuuyada iyo Imaaraadka. Nothing new, just the usual servile subserviency. -
Biggest 'beesha caalamka' bootlicking
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
What is next? Kastuumadaan ma qabin maanta muu berina la soo shirtagi doonaa this Beesha Caalamka servile sycophant? -
What a servile attitude this dude has, almost worshipping Beesha Caalamka as though they are all-powerful group. Xishood maleh iyo sumcad maba oga, let alone having it. Ceeb looma dhinto. Beesha caalamka ayuu qalad ka fahmay, markhaati iyo guarantor u noqdaan rabo. What a weakling.
-
Soomaali vs Canfar in Soomaali Galbeed
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
At least 100 killed in border clashes between Ethiopia’s Somali and Afar regions – official Border clashes between Ethiopia’s Afar and Somali regions have killed at least 100 people, a regional official said on Tuesday, the latest outbreak of violence ahead of national elections in June. Around 100 civilians were killed since clashes broke out on Friday and continued through Tuesday, Ahmed Humed, deputy police commissioner for the Afar region, told Reuters by phone. He blamed the violence on an attack by Somali regional forces. Ali Bedel, a spokesman for the Somali region, said 25 people had been killed on Friday and an “unknown number of civilians” died in a subsequent attack by the same forces on Tuesday. Both sides deny having initiated the attacks and blame the other for the violence. Reuters could not verify whether the 25 deaths claimed by the Somali official were in addition to the 100 deaths or included in that figure. Clashes along the border predate the six-month-old conflict in the north that has pitted the federal government against the former ruling party of the Tigray region. Yet the violence has intensified just as Prime Minister Abiy Ahmed’s government is trying to assert control over Tigray - underscoring how the 2019 Nobel Peace Prize winner is struggling to keep the country together. The election is regarded as a litmus test for the country’s fragile unity, challenged by many newly resurgent regional and ethnically based parties. “The Somali region special forces ... attacked the areas of Haruk and Gewane using heavy weapons including machinegun and rocket-propelled grenades. Children and women were killed while they were sleeping,” Ahmed said. In 2014 the boundary between the two states was redrawn by the federal government, then headed by a multi-ethnic ruling coalition, the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF). Three small towns were transferred to Afar from Somali, which has since tried to win them back. As a result militias from the two eastern states have clashed before over their disputed boundaries. In October last year 27 people were killed in a wave of clashes over the border, with each side blaming the other. Reuters -
Soomaali vs Canfar in Soomaali Galbeed
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhulka Soomaaliyeed Dirirdhabe agagaarkeeda ayeeba imaadeen. Dhul, what else. -
Soomaali vs Canfar in Soomaali Galbeed
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Atheist diinlaawe attention-seeking Kiikuuyo bootlicker, respect the Site's rules. This is the final warning. -
Meesha lagu dagaalamaayo waa deegaanada ku hareersan Dirirdhabe oo Soomaalida degto. Khaasaraha ka dhashay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta Tiro dad ah ayaa ku dhintay dagaallo maalmihii u dambeeyay ka socday xadka Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya. Wararka waxay sheegayaan in dab la qabadsiiyay dhowri guri oo ku yaallay deegaannadaa lagu muransan yahay. Saraakiisha gobolka Canfarta waxay ku eedeeyeen ciidamada Liyuu booliska Soomaalida in 30 qof ay sabtidii ku dileen halkaas. Halka mas'uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ay sheegeen in ugu yaraan 25 qof oo xoolo dhaqatad ahaa ay maleeshiyaad kasoo tallaabay dhinaca Canfarta ay ku dileen deegaanka. Ilaa iyo hadda ma kala cadda tirada dadka ku dhintay dagaalladii shaley ka dhacay xadka Soomaalida iyo Canfarta. Shucuubta Soomaalida iyo Canfarta ayaa marar badan ku dagaallamay deegaanno ay labada deegaan lahaanshahooda kala sheegtaan sida Candhuufa, Cadheyti, Garbaciise iyo tuulooyin kale oo ku yaalla xadka ay wadaagaan labada dhinac. Xigasho
-
Cabdi Ismaaciil Samatar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xoogahoo wuu wareeray. I had a little respect for him, but it is gone now. What is even funny is that he defends Axmed Madoobe and his Kiikuuyo-protected fiefdom in Kismaayo. He was always contrarian, but lately wixiisa xad wey dhaaftay. It seems he has a vendetta against the leadership of dowladda dhexe; that is what forced him to side with some of the unscrupulous mucaarad. -
Caasimada waa the new Dayniile. Waxee kala garan la yihiin, like the rest of rotten qabyaaladists, dalka iyo shaqsiga. Dalka waxee moodaan shaqsi kaliya inuu leeyahay. Same warped thinking that destroyed our country after Maxamed Siyaad Barre.
-
What happened to this professor? It seems like he has a personal vendetta. He has no problem maamul goboleedka inay maamulaan degmooyinkee maamulaan xulashada ka dhaceyso, laakiin he has a problem in dowladda dhexe qeyb ka ahaata xulashada. Jidkuu maray walaalkiisa ayuu ku socdaa. Guddi lasoo jeediyey in loo dhiibo doorashooyinka dalka Siyaasiga caanka ah ee Cabdi Ismaaciil Samatar oo wareysi gaar ah siiyey BBC-da aya aka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan hannaanka loo wajahayo doorashooyinka sanadkan 2021. Prof. Samatar ayaa marka hore shaaca ka qaaday in aysan dhicin in qof musharrax ah ama tartamaya uu maamulo doorasho, sidaas daraadeedna wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in guddi madax-banaan oo lagu kalsoonaan karo loo saaro arrimaha doorashooyinka. “Ma dhicin Doorasho qof tartamaya uu maamulaya, waa in guddi madax-bannaan loo dhiibaa si loo wada sinnaado, Haddii uu qofka tartamaya waa in uu gaar uga baxaa loona dhiibaa Guddi lagu kalsoonaan karo,” ayuu waresigan ku yiri Prof. Cabdi Ismaaciil. Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday qodobada la’isku hayo, sida arrinta gobolka Gedo, guddiga gobollada Waqooyi iyo xubanaha ciidamada ee ku jira guddiga doorashooyinka. “Waa in saddexda qodob ee kala ah arrinta gobolka Gedo, guddiga gobollada Waqooyi (Somaliland) & xubnaha guddiga in laga saaro ciidanka,” ayuu sii raaciyey Prof. Samatar. Hadalkan ayaa kusoo aadaayo, iyada oo illaa hadda wax xal ah laga gaarin khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka, waxaase weli ka socda magaakada Muqdisho wada-hadallo xal raadin ah oo u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wuu yaraaday leeyihiin. I guess Reer Muqdisho 'herd immunity' ayee gaareen. -
Waa iska been cad oo dadka lagu kiciyo la rabo. But dadka Muqdisho degan, noocee rabaan ha ahaadaanee, do not want meeshii iyo dhibkii xumaa loo noqdo. They have seen with their own eyes the progress that was made in the last 10 years.
-
Kuligooda hal waraaq shisheeye - Imaaraadka iyo Kiikuuyada - u soo dhiibeen ayee aqrinaayaan. Waraaqda waxaa qoray the paid mercenaries from Sahal and Rashiid Cabdi. It is obvious loo wada jeedo.
-
Beentaan la yaabanahay. The quote is from this news report. The full interview is here:
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19 ah Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19 laga baaray 1176 ruux. Warbixinta ayaa sheegtay in la diiwaan geliyey 160 bukaan cusub oo la nool cudurka COVID-19 , taas oo ka dhigan in weli ay jirto khatarta uu dalkeena ku haayo cudurka safmarka ah ee COVID-19. Waxa ay intaa ku dartay in 24 saac ee la soo dhaafay ay 11 qof ay u dhimatay cudurka COVID-19 halka ay ka bogsadeen 65 qof. Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore sheegtay in uusan jirin taxadir badan oo ay bulshadu muujinayaa si looga hortago khatarta cudurkan. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawaan dadka ku amray in ay waajib tahay xirashada afsaarka ama Face maska iyadoo qof aan u hogaansamin lagu ganaaxayo lacag dhan $ 5 dollar.