-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Farmajo's NISA attacks Aden Adde Airport
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mastermind's topic in Politics
Cabaadlayaal are reduced to wail and pray for every little skirmish ka dhacdo Xamar. Koob shaah hadduu daado madaxweyne Farmaajo ka masuul ah. Bakeeri hadduu jabo sidoo kale asagaa ka masuul ah. To them, he must be all-powerful and must be at everywhere. Iska calaacala. -
Answering to mööryaan Mahad Salaad and co.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And Reer Hiiraan: -
Answering to mööryaan Mahad Salaad and co.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
More dhalinyaro against xildhibaan ku sheega Mahad Salaad and co. -
Farmaajo welcomes African Union for election mediator role.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Wasaarradda Arrimaha Dibadda'' Waxba iskama badallin go'aankii Baarlamaanka ee jiheynta doorashooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in albaabka wadahadalku furan yahay, laakiin dhinaca kale waxba iska badalin go'aankii uu dhawaan Baarlamaanku qaatay ee jiheynta doorashada muddo labo sano ah gudahood. Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in waxba iska badalin sida uu hadalka u dhigay go'aankii Baarlamaanka uu dhawaan qaatay, kaddib booqashadii madaxweyne Farmaajo ee magaalada Kinshaasa. "Waxba iskama aanay badelin go'aankii baarlamaanka uu qaatay, taas waa howl baarlamaanka u taal," ayuu yiri wasiir Maxamed oo intaas ku daray: "Doorashadu noocwalba oo ay ahaato, mid toos ah, mid dadban, doorasho marwalba waa inay noqotaa mid nabad ah, mid loo dhan yahay, mid waadax ah loo wada jeedo, si natiijada ka soo baxdaa ay u ahaato mid dadka oo dhan ay ku qanci karaan. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo aqbalay in door dhaxdhaxaadin ah midowga Africa uu ka qaato sidii leysugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada siyaasadda Soomaaliya. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa siweyn uga soo horjeestay go'aankii uu dhawaan qaatay Baarlamaanka Federaalka ee muddo kordhinta labada sano ah loogu sameeyay dowladda hadda jirta. Xigasho -
Answering to mööryaan Mahad Salaad and co.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Odey dhaqameedka Reer Mudug: -
Ciyaal taraq ciyaaraayo...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dalmar, waa ogaatay faa'idada nabad sal gaarto ay leedahay. Good. Odey dhaqameedka Reer Mudug waa kuwaan nabad ku baaqaayo: -
Farmaajo welcomes African Union for election mediator role.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
I guess dowladda dhexe wants maafiyada Xalane degan iyo Midowga Afrika inay madaxa isku galiso. Hoggaamiyaasha Afrika will never side with Reer Galbeedka openly against another Afrikan country. Siyaasad 101 iga dheh. -
...ayee bannaanbax ku sheegayaan. Xilliyada soonka ciyaalka taraq, turub, laadhuu iyo wixii la mid ah iska ciyaari jireen. Mucaarad ku sheega ciyaalkaas ayee laba faanto u gadeen ayee markaas wey banaanbaxayaan leeyihiin intee telefoonka ee ka duubayaan hoosta ka galiyeen. Ceebdaranaa oo qaabdaranaa. Waxee kale ku tusineysaa Xamar see nabad u tahay ciyaalka iskaga baashaalayaan.
-
Kenneth Roth: have spotted a new dictator(Farmaajo)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdi90's topic in Politics
Tuug la qabtay talo maleh. -
Shabelle Media interviews President Farmajo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa runtaa, Shirwac. Axmed Madoobe, the Kiikuuyo stooge, is even behaving like your classical dictator by not even trusting his fellow clan members in his inner circle. Markuu goofkiisa Kismaayo Kiikuuyada ku ilaaliso ku noqday, kuligooda saraakiisha ee ilma adeerada yihiin xilalkii ka wada qaaday. -
Yaa ogaado kuwa aan ogahay dabaaldeg weyn ayee galeen.
-
-
-
One can simply guess tuugada ee lacagtaan u socotay:
-
Beenta uu mööryaanka weyn ee Mahad Salaad iyo labada kale ka been sheegeen shacabka Xamar, qalalaasana rabay ka dhacdo so he would go back to bililiqo days and xaaraan ku naaxid. These honourable xildhibaanno ka soo jeedo Mudug ayaa u jawaabay tuugtaas:
-
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada Waxbarashada, Dhaqaalaha, Arrimaha Bani’aadminimada Iskaashiga dhanka amniga iyo la tacaalidda cudurka # Covid19.
-
Shabelle Media interviews President Farmajo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waxaan sheeko ciyaaleedka ayuu la soo shirtagayaa arka. Deni Uusbuur, the Imaaraadka puppet, is more important than madaxweynaha qaranka miyaa? Qabyaalad qurunkeena qaabdaranaa. -
Usual jaajuus isku dir wado
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Matt Bryden: The enemy in disguise By M. Oogle
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
Maanta: -