-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
327
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Toronto: -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Streamable Video STREAMABLE.COM Watch this video on Streamable. -
Puntland executes 21 Al-Shabab killers
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa ku salaamay, Shirwac. Magaca abtirsiga afaraad hooyo ayaa Shirwac Waceys ku jiray. Markaa magacaaga arkaba magacaas soo xasuustaa. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Madaxweynaha Soomaaliya oo Ubax dhigay Taallada Halgamayaashii Soomaaliyeed ee SYL Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax lagu maamuusayey gobanimada, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna dhigay Taallada SYL. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in Taallada SYL ay ka mid tahay xusuusaha halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga ayaa halkaas xus iyo duco ugu sameeyey dhallinyaradii 13-ka ahaa ee horseeday xornimada iyo midnimada dalka, iyaga oo naf iyo maal ba u soo huray Gobanimadeenna. Kaddib markuu Ubaxa dhiggay Taallada SYL, Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu usii gudbay Tiyaatarka Qaranka oo ay ka socoto Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo, isaga halkaas khudbad ugu jeedinaya shacabka Soomaaliyeed. Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobolada dalka Soomaaliya ayaa Xalay iyo Maanta waxaa si weyn looga dareemaya u dabaaldega maalinta qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo maanta ku beegan. -
Cuqdadaan iyo naceybkaan ila arka: Haweenay la xiray kadib markii ay isku dayday in ay hor istaagto dhalinyaro gubayay calanka Soomaaliya Ciidamada booliska Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Degen Miiraash oo isku dayday in ay hor istaagto dhalinyaro magaalada Borama ku gubayay calanka Soomaaliya. Dhalinyarada ay Degen isku dheceen ayaa calanka Soomaaliya ku gubayay gudaha Borama. Waxa jira dhalinyaro ilaa shalay baraha bulshada ku faafinayay calanka Somaliland oo ay la hayen calankayagu waakan. Isla saakana koox dhalinyaro ah ayaa calanka buluuga ah ee Soomaaliya ku gubay gudaha Boorama. Degen ayaa marsii horaysay xabsiga loo taxaabay kadib markii ay calanka Soomaaliya ku sharaxatay gurigeeda, iyado mudo kadib lasoo daayay.
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Faransiiska: -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xeebta Xamar: -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Nayroobi - Islii: -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Baydhabo: -
Faransiiska:
-
Xeebta Xamar:
-
Reer Nayroobi - Islii:
-
Damaashaadka Xamar:
-
Buulaburde:
-
Baydhabo:
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhuusamareeb: -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sanad kale, Kowda Luulyo kale. Sanad guuro wacan dhammaan. -
Puntland executes 21 Al-Shabab killers
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Amiin Caamir and his pen: Does he know something we don't know? -
Here is your jawaab: Two suspects behind Hafsa Lukman’s kidnap arrested Hafsa Abdi and Jackson Njogu were arrested at a hotel in Kinangop. [Courtesy] Criminal investigators have arrested the two main suspects behind the kidnap and torture of Hafsa Mohamed Lukman. The 23-year-old Eastleigh businesswoman went missing on Tuesday, June 15, 2021, and rescued by police in Kayole five days later. Jackson Njogu, 24 and Hafsa Abdi, 21, were arrested at Crystal View Lodge in the chilly Kinangop area where they spent the night. “This morning was not their lucky day though. They were smoked out of room number 8 at Crystal view lodge,” detectives said. Criminal investigators have arrested the two main suspects behind the kidnap and torture of Hafsa Mohamed Lukman. The 23-year-old Eastleigh businesswoman went missing on Tuesday, June 15, 2021, and rescued by police in Kayole five days later. Jackson Njogu, 24 and Hafsa Abdi, 21, were arrested at Crystal View Lodge in the chilly Kinangop area where they spent the night. “This morning was not their lucky day though. They were smoked out of room number 8 at Crystal view lodge,” detectives said. Police say the two lovers, who masterminded the kidnap of Hafsa Mohamed from her shop, allegedly managed to siphon a total of Sh650,000 ($6500) from the victim’s bank accounts while she was in captivity. “After committing the crime, they (Jackson Njogu and Hafsa Abdi) escaped to Kinangop and purchased a bar, where they were operating from,” a tweet by the Directorate of Criminal Investigations read. The sleuths also revealed that the duo was caught today, at the crack of dawn, by undercover teams from the Crime Research and Intelligence Bureau, backed up by their Special Service Unit counterparts. Hafsa Mohamed, who lives at California Estate in Nairobi, was found by detectives in a dingy room in Matopeni, Kayole, where she had been forced to stay inside an empty water tank. Before her disappearance, surveillance camera recordings at her shop showed she entered the store at 4:44pm on Tuesday, June 15 in the company of another woman identified as Hafsa Abdulwahab. She was later rescued by police officers in a good state although she had been tortured. One of her fingers had also been cut. The two kidnappers had demanded a ransom of Sh5million to set Hafsa Mohamed free. However, when the ransom was not paid and the alleged suspects opted to flee. The two suspects will be arraigned on Monday. Two suspects behind Hafsa Lukman’s kidnap arrested - The Standard WWW.STANDARDMEDIA.CO.KE Jackson Njogu, 24 and Hafsa Abdi, 21, were arrested at Crystal view lodge in the chilly Kinangop area where they spent...
-
Jadwalka doorashooyinka/xulashada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
If this jadwal is followed as it is written, It will be aakhiro samaan. So.we can all assume xulashada (s)election will happen no earlier than the last days of the year, probably mid Diseembar. -
They sign an agreement. A few months later, dhagta wax loogu soo aqrinaa by shisheeye and they try to force change the said agreement. Meesha ma meel ciyaaleedaa? Rooble oo diiday qorshihii Axmed Madoobe iyo Guudlaawe Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shirka maanta Muqdisho ka furmay ku diiday isku day ay Axmed Madoobe iyo Cali Guudlaawe ku doonayeen in wax looga beddelo qodob ka mid ah heshiiska doorashada oo la xiriira deegaan doorashada. Labadan madaxweyne goboleeda ayaa doonayey in wax looga beddelo deegaan doorashooyinka lagu heshiiyey in doorashada ay ka dhacdo, oo ah laba magaalo halkii maamul goboleedba, iyo magaalada Muqdisho oo ay ka dhaceyso doorashada xildhibaanada Waqooyi iyo Banaadiriga. Cali Guudlaawe iyo Axmed Madoobe, ayaa taa beddelkeed rabay in doorashada ay ka dhacdo oo kaliya Jowhar iyo Kismaayo, ayada oo ay ku adag tahay inay ku qabtaan Beledweyne iyo Garbahaareey, sida ku cad heshiiska doorashada. Labadan Madaxweyne oo ay dantu isku qorshe ka dhigtay ayaa maamulladooda laga taageersaneyn Hiiraan iyo Gedo, waxaana diidan beelaha qaar ee goballadaas, iyadoo sidoo kale ay goballadaasi ka jiraan awood ciidan oo ka soo horjeeda. Si kastaba, arrintan ayaa sida ay Caasimada Online xog ku heshay, waxaa ka horyimid Rooble, oo sheegay in isbeddel cusub oo lagu sameeyo heshiiska doorashada uu horseedi karo qalalaase siyaasadeed oo cusub. Ra’iisul Wasaaraha ayaa labadan madaxweyne ku goboleed ku qanciyey inuu kala shaqeyn doono xal doorasho loogu qaban karo Beledweyne iyo Garbahaarey. Diidmada Rooble, ayaa waxaa si dadban sidoo kale maanta u xaqiijiyey afhayeenkiisa Maxamed Ibraahim Macalimuu oo yiri “Ma jirto wax qorshe ah oo laga leeyahay habayaraate la bedelo qorshihii ama heshiiskii 27-kii May.” Xigasho
