Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Welcome marka koowaad. I don't think anyone on here is a user of Discord.
  2. Compared to Reer Cararaaye iyo Jufo Waagoosanay, it is better xaqaaga ka soo dhacsatid walaalahaaga without qol yar isku xirtid then declare inaa qolka ka goosatay the rest of the house. Ridiculous.
  3. I remembered this thread again when I saw this:
  4. Shakiga Ka dhashay Kulankii Maanta Mursal La Yeeshay Jawaari, Laftagareen & Shariif Xasan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Muqdisho kaga qeybgalay kulan isugu jiray qada sharaf iyo kala warqaadasho uu Gudoomiyihii hore Gollaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu usameyey Gudoomiyaashii hore Baarlamaanka iyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Inta badan siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa xaadiray Kulanka kuwo miisana leh ayaa ku jiray sida Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo labaduba gudoomiyeyaal kasoo noqday Golaha Shacabka. Jawaari oo xilka uga horeeyey Maxamed Mursal ayaa iyaguna kulan gaar ah kasoo muuqday ay Siyaasiyiinta fadhiyeen. Madaxda waxay iska xogwareysteen Xaalada Dalka iyo Arimaha Doorashooyinka. Si gaar ah kulankooda looma faah faahin waxa la iskula soo hadal qaaday balse warar ayaa sheegaya in Jawaari uu dalbaday sidii Mukhtaar Rooboow xabsiga looga soo saari lahaa. Lafta gareen ayaa 2018-kii kusoo baxay doorasho awood ah oo Villa Soomaaliya uga xoogtay murashaxiin uu ka mid ahaa Abu Mansuur Rooboow.
  5. What are they planning? And any planned plan that has Shariif Xasan in the midst meel ma gaaraayo. I heard suuq warareedka in kulanka ahaa iscafin iyo hal meel oo mideysan beelweynta ka soo jeestaan. Anyway, I wish them well.
  6. Adeerkaa won, it seems. Mahdi got seven seats and odey Xaashi five, though he desperately wanted 6-6 equalization.
  7. Odeyaasha dhaqanka select and re-affirm their clan credential the so-called 101 delegates, who (s)elect xildhibaanka/xildhibaanada. That is what happened in late 2016, though they were 50 delegates then.
  8. Waa runtaa. Kheyre dad badan taageeradiisa u ahaa ayuu ka niyadjibiyey and now is almost an irrelevant politician. From the longest serving prime minister since the late C/rashiid to associating with warlords and spoilers in order to gain power.
  9. What a disgusting, unfitting speech is this for a former madaxweyne. Completely acting like a sore loser he is. It seems, by judging from his speech, that he really wanted dagaal sokeeye lagu hoobto Xamar ka dhaco while his kids Turkiga ugu baashaalayaan. I also knew Shariifka was a much reasonable and macquul man than Xasan. You can just compare their two hadaljeedin, for Shariifka was more conciliatory, even asking iscafin while this wannabe warlord was dwelling in the past, not even u quuri waaye inuu salaamo madaxda meesha fadhiso, a simple, routine gesture. Just watch and compare their two speeches:
  10. It was mutual benefits, laakiin. Masar or not, Soomaaliya has had to liberate Soomaali Galbeed and Jamaal C/naasir was a genuine supporter of this cause, hoggaamiyaashii ka dambeeye ayaa xumaa. Same with Jacfarkii Reer Suudaan.
  11. Saalax, Nasiib Buundo maa taqaanaa? Ileen taariikhda Koonfurta si fiican ula socotaa. I posted about taariikhda halyeey Nasiib Buundo on here in 2005, 16 years ago.
  12. Dagaal xun ayaa ka dhacay gobolka Hiiraan maalmihii la soo dhaafay. Dagaalkaas wuxuu u dhaxeeyey beesha uu ka dhashay the late Mowliid Macaane vs kuwa ka mid ah reero faradheer. This is a first intra-tribal war reer ka mid ah beesha shanaad were involved in years. Rabi mahadiis dagaalka hadda waala qaboojiyey.
  13. Another momentum achievement of dowladda dhexe is kala fur furida of xiriirka iyo isbaheysiga dheer ka dhaxeeyey Xabashida iyo Kiikuuyada. This also meesha ka saareysaa dekedda Mombaasa iyo jid dhisida dheer loo rabay ilaa Adisababa. Now Kiikuuyada dalalka la col ah Xabashada ayee xiriir ka raadineysaa. It is all good for Soomaaliya.
  14. Kuwii 2012 xildhibaanno ahaa iyo in 2017 the 50 delegates who selected the new xildhibaanno jini ayaa magacaabay miyaa? Sheekada aad iskugu sheekeysid meesha kala tag. I personally know a long time family friend and former xildhibaanad oo odey dhaqameedkeeda Reer Waqooyi ahaa oo doolar ku biili jirtay every few months after he selected her in both 2009 and 2012. Nayroobi ayaa isku arki jirnay. In 2017, paying his dues became too much and unaffordable that she did not run. Another candidate with deep pockets got her seat instead, whom her odey dhaqameed selected. He did this while he was in Hargeysa and in Xamar.
  15. Xildhibaanada laga soo xulan doono Waqooyi Galbeed ayaa maalmahaan la isku haayaa Xamar. Mahdi Guuleed iyo odey Cabdi Xaashi oo Muuse Muqayil matalo ayaa ku dhagan anagaa xaq u leh inaa xildhibaan walba u shaabad saarno. Yaa saxsan, yaa qaldan? Labadooda yaa xaq u siiyey inay xildhibaanno iyaga wato keensadaan? Aawey odey dhaqameedkii? VS
  16. Atheist qashin Kiikuuyo bootlicker, if iyo aakhiraba seegay, speak when qashinka are allowed to, which is never. Say in your qashinqub place. Your atheist ass are never Soomaali, never will be. No Soomaali will accept you, keep bootlicking your Kiikuuyo masters.
  17. Are you serious by quoting Feysal Dhurwaa? And are you seriously falling for the same old secessionist leaders' tricks of aqoonsi ayaa soo dhow/dhawaa? As I said before and I will write again, haddii Waqooyiga la aqoonsan waaye between the years 1991-2011, there won't be another opportunity. The best window they had was from 1997 to 2009 years with Sanaawi who supported them as a leader in Xabashiland and nothing happened. Waa iska riyo masaakiinta dadka Waqooyiga been loo sheegaayo, for Muuse Muqayil and Feysal Dhurwaa know aqoonsi inuunan soo socon ever.
  18. Hey, Uncle Sam, what about what Satanyahoo and his regime have done in Falastiin?
  19. Yes, the victim is a nephew-in-law to Fahad. Victim's mother and Fahad's wife are sisters from Reer Taano family, which includes abwaan Idaajaa as well. I know them because Idaajaa's brother is married to my ilmahabreed (cousin).
  20. Businessman Bashir Mohamed's Body Reveals Brutal Death [Petty Kiikuuyo thieves would not burn luxury cars like this. They strip off its identity numbers and ship it to other east African countries to sell. Only corrupt, connected government officials do this. Also no money was taken from the brother's bank accounts.] The body of Somali-American businessman Bashir Mohamed Mohamudwas found at Kerugoya Level 5 hospital, 132 kilometres from where he was last seen. Mohamud, whose Range Rover was found burnt at Ngong forest, Kajiado County, had gone missing on Thursday, May 13. The reports were confirmed by Mohamud's family through their lawyer, Charles Madowo. "As the family processes this tragic news and plan for his burial, they request that they be accorded privacy. "Even as Bashir rests, the family shall not rest until justice has been served and those responsible for his death brought to book," read part of the statement. The family indicated that Mohamud was likely to have been tortured before death.The body showed signs of panga cuts and two bullets in the head. The deceased's lawyer Alibaya Hassan affirmed to the media that Mohamud's wife had given birth, eight days before the businessman's disappearance. Mohamud, a structural engineer, was a director of Infinity Development company which primarily deals with providing architectural services. Reports of the missing businessman came to light when his Range Rover was found burnt at Ngong forest. CCTV footage revealed that Mohamud had been last traced to Miale Lounge, Lavington. The video showed that the deceased was in the company of five other men who are yet to be identified. The final moments before his disappearance depicted Mohamud tipping the security guards before ultimately leaving the premises.