Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,791
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    273

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^Carab ma,ahee fircoon kasoo ficirtoomayn. Kudos to them though!
  2. Dadkii ku eedaysnaa dilkii taliyihii qaybta 12-aad ee gobolka Sool oo beri maxakamd la soo taagayo. Warkii 31-Jan-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa berito la soo taagayaa maxakamad ilaa 7 qof oo loo xidhay dilkii talihii ciidanka Somaliland ee gobolka Sool ilaahay ha u naxariistee Marxuun Cismaan Yuusuf,oo lagu dilay qarax la dhigay wadada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Laascaanood.Dadkas ayaa waxa ku jra taliyihii ciidanka nabadsugida Kayse iyo weliba xildhibaan ka tirsanaan jirey xukuumada Puntland oo la yidhaahdo Cabdirashiid Dhabayaco. Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com Xassand@yahoo.com
  3. Laascaanood : In Ku Dhow 200 oo Qof oo Xabsiga Loo Taxaabay, Adeegii Mobile-ka oo La Xayiray Iyo Kaantaroolada oo La Xidhay Laascaanood(Bnn)-Ciidamada Booliska Gobolka Sool, ayaa xalay illaa maanta waxay magaalada Laas-caanood ku soo qab qabteen illaa 200 oo qof oo isugu jira dadka soo geleetiga ah iyo kuwo tuhuno ay galeen. Ka dib markii shalay qarax lagu bartilmaa-meedsaday Badhasaabkii Gobolka Sool Md.Faarax Askar Xuseen, oo ku dhaawacmay qaraxaasi laguna daweynayo cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Sool Mr. Maxamed Saleebaan Gooni, oo u waramayay maanta saxaafada ayaa sheegay inay hawl gal balaadhan oo ay ka fuliyeen 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ay xaafad, xaafad u baadheen Magaalada Laascaanood waxaanu dadweynaha gobolkaasi ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada booliska deg degna ugu soo wargeliyaan cidii ay ka shakiyaan. “Walxahan loo adeegsanayo qaraxyada waxa lagu sameeyaa gudaha magaalada Laascaanood waxaana laga farsameeyaa Baytariyo, Masaabiir, Mobilo iyo qalab kale waxaanu hawl gal ka fulinay goobaha biraha lagu tumo,”ayuu yidhi Maxamed Saleebaan Gooni. Waxa kale oo la xidhay kaantarooladii Magaalada laga soo galo. Tallaabadaasi oo ciidamada ammaanku ku tilmaameen in loo qaaday sababo nabad gelyada la xidhiidha. Dhinaca kale, waxa tan iyo markii shalay qaraxu ka dhacay magaalada Laascaanood la joojiyay adeega Telefoonka gacanta waxaana ka shaqeynaya oo kaliya adeega Laynka oo qudha sida uu sheegay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle) oo tilmaamay inuu shirkadaha Isgaadhsiinta ku wargeliyay inay joojiyaan khadka Mobile-da si looga hortago amni darro. Wasiirku wuxuu Shirkadaha Isgaadhsiinta uga digay inay kaadhadh Telefoon ay siiyaan qof aanay damiin ka haynin oo aan la garanayn. Qaraxii lagu qaaday Gaadhiga Badhasaabka Gobolka Sool waxa ku dhintay mid ka mid ah ilaaladii Badhasaabka waxa kale oo markii dambe dhaawac dhimatay Haweenay goobta maraysay oo ku dhaawacantay qaraxaasi waxa kale oo ku dhaawacmay Badhasaabkii iyo laba ka mid ah Ilaaladiisii. Magaalada Laascaanood ayaa tan iyo bishii November ee la soo dhaafay ay ka dhacayeen qaraxyo joogto ah oo lagu khaarijiyay laba Sarkaal iyo askar ka tirsan ciidamada booliska iyo kuwa milatariga. Ramaasnews
  4. Adeega Mobile ka iyo Internetka oo laga mamnuucay magaalada la haysto ee Laascaanood Sunday, January 31, 2010 Wararka ka imanaya magaalada laascaanood ayaa sheegaya in gabi ahaanba shalay mar la jaray isgaadhsiintii nooc ay tahayba, wararka ayaa intaas ku daraya in ka dib baryo dheer oo lala galay koox wasiirada ina Riyaale ah oo ku sugan magaalada laascaanood ay ogolaadeen in la sii daayo adeega Land line ka oo keliya. Kooxdan wasiirada Riyaale ee ka yimid hargeysa oo iyagu amarkan bixiyay ayaa la sheegayaa in ay mudo ku sii sugnaan doonaan gobolka, iyadoo la filayo in ay sii haysan doonaan is gaadhsiinta inta ay ku suganyihiin magaalada laascaanood. Kooxdan ayaa adeegyada isgaadhsiineed ee ay mamnuuceen ay ka mid yihiin adeega Mobile ka oo la damiyay, iyo Internetka oo la mamnuucay isticmaalkiisa iyadoo albaabadana la isugu laabay dhamaan goobihii Internetka ay dad waynuhu ka isticmaali jireen. Lama garanayo ujeedada rasmiga ah ee kooxdani u joojisay isgaadhsiinta, iyadoo xiliganina uu gudaha magaalada laascaanood ku suganyahay Ninka Riyaale ugu magacaaban Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Cali Sandule, horena u ahaa Horgalkii ku magacownaa Gudoomiyaha Gobolka sool xiligii Ina Riyaale gacanta ku dhigay magaalada la haysto ee laascaanood. Howufadhi.com
  5. {Lascaanood}31-1-10 Warar ay heshay Widh-Widh online ayaa xaqiijiyana in hawgalka ka soconaya laascaanod ay qayb lixaad leh ka qaadanayaa saraakiisha sirdoonka ee Maraykan iyo kuwa Ethiopia Oo Ku sugan Laascaanod.. wararka kale ka soo baxay caasimada Gobolka Sool ayaa sheegaya in maalmaha soo socda waxay maxkamad ku sheega magaalada la haysto ee laascaanood ay hor keenayaa shakhsiyaad ay ku soo eedeeyeen inay ku lug lahaayeen qaraxii lagu khaarajiyey Cismaan Nuur. Sida aanu ku helayno wararka hoose ee xaasaasiga kooxo u adeegaya maleeshiyada magaalada laascaanood haysataa, waxay sheegeen in ragga haatan u xidhan dilkii Cismaan Nuur {Afdhillo} qaarkood in loo diyaariyey dil toogasho ah, si ay arrintaasi ugu meel martana waxay u diyaariyeen shakhsiyaad ay ugu yeedheen markhaatiyaal, balse ah kuwo si gaar ahaaneed loo soo diyaariyey . Cabdirashiid Dhabayaco Cabdirashiid Dhabayaco oo horey xildhibaan uga ahaan jirey maamulka Puntland xilligii dawladii Cadde Muuse, siday wararku tibaxayaan waxay u diyaariyeen in ay ku xukumaan dil toogasho ah, waxaanay sheegeen inay diyaariyeen markhaatiyaal ku cadayn lahaa inuu isagu ka dambeeyey dilkii Cismaan Nuur (Afdhillo), iyaga oo soo dhoodhoobay hawshan. Sidoo kale wararka aanu helaynaa waxay sheegayaan inay dadaal ba'an ugu jiraan horgalada maamulka hargeysa laga soo direy sidii ay u badbaadin lahaayeen Cabdi fataax Muuse Yuusuf oo ay ka baqayaan inuu qarxiyo siro badan oo uu hayo, hadii aan xabsiga laga sii daynin. Dhinaca kale weli waxaa xaniban khadadkii moobaylada gacanta oo waxay amar ku siiyeen shirkadaha isgaadhsiinta ilaa amar dambe inaysan furi Karin, sababta sidan loo samaynayaa waxay tahay magaalada laascaanood ayaa waxaa haatan ku sugan raxan horgalada ah oo ay weheliyaan nin xabashi ah oo sirdoonka itoobiya ka socda iyo nin maraykan ah oo baadhaya walxaha qarxa. Laascaanod, Soomaliya
  6. I had feeling it would you that will post this..LoooL Wasn't there SOL nomad called Gordon Gekko?
  7. This is even better pic..LoooooooooooooooooooooooL
  8. Check the reaction of the guy in the background. I know this adds absolutely nothing to the discussion but I couldn't resist
  9. Why ban it. I think all sort of qamaal or burka, or whatever looks fab on everybody
  10. ^You are predictable, never fails ninyahow. I recommend we ban NGONGE too
  11. Forget Somalis, which Qabiil has ugliest babies? *wait wait, now they turn on each other*
  12. Originally posted by Sherban Shabeel: You should know it's very hard to bribe Shabeel He will give you boqol halaad, a boos in Qardho, and you shall become Muslim a gabar dheer cirid madow, ilka cad, iyo xaad leh
  13. GDwonder...You need to get acquainted with it a little. I might recommend this book. It is called "Somali Politics for Dummies" co-authored by Aw Xiin and Duq Oodka. LoooooooL@Xaji..how sure are you?
  14. ^LoooooooL..Inkaari idinku dhacdey, odagii ka xanaajiyeen Aw Xiin....Al-Shabaab has virtual suicide program.
  15. ^You could join him in protest, and Marx too-become martyrs of free speech
  16. Juxa-I was gonna suggest sending him to Al-Shabaab Re-Education center first
  17. Originally posted by miles-militis: Manny Pacquiao Yup Yup!! And anyone disagrees with Manny, go and take it to him Tiger is close second.
  18. Dalmar..This current fiasco separates the wheat from the chaff and the good people of SSC have three choices. Go with those bidding for the secessionists, go with ineffective and opportunistic bunch in Garowe, or with the young Garaad who has shown good leadership along with under-Garaads. I hope people chose the last option if they want to see anything done. This will send message it is people that wants to stay within the union not cuz of their cousins but cuz they believe in one Somalia which so many of them have died for in the past.
  19. This is sad so many levels. LoooooL@speak English. This is where 'her highness' jokes would come in.