Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Originally posted by Xaji_Xunjuf: haa waxa la yidhi koonfurians ba ka danbeye kuwi baydhabo iyo bakool ka yimi ba ka danbeyaa kuwasanu u xidh xidhayna qaraxyada. gabaygana yaa tiriye ? You are pulling Punty here miyaa-reer Bakool/Bay how convenient!
  2. ^I miss the guy but then again he got Laura Ingram and Hannity.
  3. Che -Guevara

    Garissa

    Haatu...Why don't just say it was your hometown, we would have smiled and let it be
  4. Ayoub Pat on your back miyaa..walee? Why I wonder they concentrated in one neighborhood in Hargeysa?
  5. ^LooL Nothing I could think of but I do need help, they have people for those sorts, they are called therapists
  6. ^Why does me getting married has to do with this topic or is that your solution to everything life?
  7. ^Get your mind out of the gutter. Juxa...Noted.
  8. Despite his hatred of Arabs or Muslims, peacenow has valid points to present, if he would only make case intelligently.
  9. Juxa...Still, if my wife is masseuse. That would be really nice toy indhayar ah inaa raadiyo waaye hada. Cl tush tush ee riix riix umaleysaa
  10. Umadaan banaaka isku lama baxaanow.
  11. Che -Guevara

    Garissa

    ^Xaasha adiga Gaarissa maxaa galey?
  12. Juxa..a masseuse, your kusband is lucky then. Ii warama akhyaarta. P.S. Not feeling this new troll corner.
  13. Norf-they are not boys horta but I'm curious they do watch. Paragon n Sheh..I gotta admit I let it go on more than it had to but two reasons for that one being this was the first meeting these people and two, I was flabbergasted seeing bunch Faraaxs talking in great length about babies and kids. As time dragged, I did try to interject and change the subject, I even brought up the issue of Al-Shabaab figuring it always gets rise of out of everybody. This was to no avail.
  14. Che -Guevara

    Garissa

    Jacphar No need to be insulting and rude, but if I understand you right, I think what you are saying in very ungentlemanly like is if Somalia was awarded the opportunity to unite its lands and people but at the expense of losing or giving up on one region, that region would be NFD and this dusty place called Garissa Jabouti would be close second. Habo-I guess everybody has some qualities
  15. Che -Guevara

    Garissa

    Habo...Some aa, you are being kind, the ones I saw gana dheer iyo waji Tyson boxing bag ka dhigtey umaleysid waaye. Paragon Adiga Maakhir soo maan kugu ogeen. Elpunto...Xaas sheegey
  16. ^Blessed-Then you should thank Al-Shabaab for bringing little diversity to rather boringly homogenous tuulos. My beloved Al-Shabaab shall come up north soon, Redsea is spearheading the effort. I didn't know you visit maano koombiyo aka politics section. Ibti is pragmatic, of course Burco weyku faaney while keeping her credentials.
  17. Che -Guevara

    Garissa

    Buhoodle might not have Barclays, but it has is stunning women of rare quality unlike Garissa which is essentially leprecon colony.
  18. MIDGAHAA KA MUDAN INTII MAGAC NASABNIMO KU MARMARSOON JIRTAY Posted to the MOL January 2, 2010, 9:25 am Ereygan ******* ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel walba oo ay joogaanba ay iska dhadhacsheen in dadku yahay Sab iyo Soomaali, tanoo dad badan markan lasoo galinayo xayndaabkan Sabta, sida muuqatana uba egtahay in xitaa Soomaalinimadii dadkan lagala bakheylayo, walow dhankoodana ay isticmaaleen erey ay ayaguna ula baxeen wixii aan xayndaabkooda ku jirin, kaasoo ah AJI. Masaladan *******imada iyo waxa ay salka ku hayso asalkeedii hore ayaan jeclahay in mowduuceygan maanta aan si tafaftiran ugu faaqido, si aan u daahfuro in sheeko baraley hore, dad aan kala sareyn, wada dhashayna isku kala takooraan, iyadoo laleeyahay labo walaalo ah midna waa *******, ka kalena waa nasab, tanina na tuseyso maangaabnimada umadan Soomaaliyeed. U soo laabo aragtida kow lagu salgooyo *******imada, oo ah tan sheekada oranaysa waa waxa jiray labo walaalo, labada walaalaha ah ayaa waxa soo foodsaarey gaajo aad u daran, iyagoo waayay wax ay afka gashaan, dabadeedna helay bakhti, iyagoo bakhtigii nafta kula tacaalay, markii nafi kusoo laabatay ayay socod bilaabeen, iyagoo helay dad marti soora, mid ayaa is matajiyay, markii soor loo keenay, halka kii kalena diiday in uu is matajiyo, tanoo deeto la yiri, maadaama uusan iska matajin bakhtigii kani waa *******. Kaba dhig in sharaftii iyo xurmadii dadkani Soomaalida walaalaha ay ahaayeen ku lahaayeen ku waayeen bakhtigan uu diiday ninka loogu abtirinayo in uu iska matajiyo, sidoo kalena aan ku sifeyno in bakhtiga oo lacuno ay *******imadaba horseed u tahay. Hadaba su’aashu waxa ay noqonaysaa Waa ogtahay, ama waan wada ognahay, in Qabaa’ilkii shalay Gobanimada sheegan jiray, maanta horseed u yihiin wax walba oo xun, iskana ilow in Bakhti buusan iska matajin daliil u aheyd *******imada, maxey noqonaysaa Ajigu Bakhtiga iyo xumaha kale ee uu labacanleynayo maanta, isaga oo aan baahiyu u keenin, daliilka uu la imanayo? Maxey tahay Nasabnimada uu ku faanayo ninka calan iyo ciid uu lahaa habeen casho ah dhaafsanaya? Sarkaal Ethiopian ah, ayaa laga soo xigtay isaga oo leh Somalida maanta waxan u naqaanaa ama ugu yeernaa “ANDHI BIIRAA” oo uu ula jeeday (Hal dhalo oo Biir ah), taasoo uu kawaday damiirkooda iyo dadnimadoodu halkaas dhalo oo khamriga ah ayaa kaa xiga. Hadaba kuwa magacani ku baxayo ma ahan Sabtee la soco, waa kuwa Ajiga nasabnimadu qoorta ugu xirnayd ku faani jiray. Ku dhawaad labaatan sano, dal iyo dadkii Soomaaliyeed waxa ciida afka u gashey damac fool xun, oo beelihii ku hadaaqi jiray “Eebow Hanagumeyni” ku kala bixi waayeen! Yaa Nasab ah? Yaase ku faani kara manta Nasabnimadaas? Waa marqaati ma doonto, in manta Midhibaanku ka nasabsan yahay Soomaali oo dhan, waxaana nasabnimadaas lawadaaga in alla iyo intii xiligan xun ee Somaliyi Labaatanka sano ku dhexjirtay, aan wax hagardaamo ah ula soo bareerin, si dal iyo dadkiisaas daleesha maran yaala uga durdursan. Xiliga xun ayaa la isbartaa, miyaysan aheyn Soomaali mid ay isku baratay xiligan, marka kuwa nasabka ku faani jiray aysanba kala aqoon Xalaasha iyo Xaaraanta, Xaqa iyo Xaqdarada, Samaanta iyo Xumaha. Baqti aan la iska matajin, iyadoo waliba baahiyu kuu geeysay, tanoo laba oran karay waa kuu banaan tahay, ayaa waxa ay aheyd daliilka *******imada loo cuskaday. Maxay noqonaysaa, xumaha iyo fawaaxishta ka daran, Bakhtigii la iska matajin waayay, ee kuwa nasabka sheegan jiray xalaaleysteen? Mase is weydiisay, hadii Bakhti la cunay ******* la iskugu baxshay, waxa ay noqoneyso in la iskugu baxsho fawaaxishta manta Soomaaliyi la timid? Miyaysan cadeyn in *******IMADU aysan aheyn wax aan kuba fadhin xumaha lagu tilmamayo, ee waxa ibtilada dhaliyay tahay ceebaha aan hidaha iyo dhaqanka loo laheyn, maantana yaal Daas walba oo kuwii Nasabnimada ku hadaaqi jiray. Caaqil ka mid ah kuwii *********ka ee Gobalada dhexe ku noolaa, ayaa laga soo sheegay in uu u tagay mid ka mid ahaa caaqilada qabaa’ilada kale, asaga oo ku leh “Hebelow hal maalin oo aan Bakhti cunay, ayaan Midgo kunoqonay, Idinkuna maalin walba bakhti ayaad cuntaan, ee waxa aad noqoysaan kawarama”. Ceeb allaha asturo, kama warami karaan, waayo? Wax *******imo ka xun ayaa meesha yaal. Marag ma doonto weeye ceebihii gunnimada ku aslanaa ee ka dhacay magaalooyinka Soomaaliyeed, Muqdishana horyaalka u aheyd, waxa foolxumadaas walwaalayayna waa kuwii Nasabnimada Doodoodu aheyd. Miyaysan aheyn manta in lagu dhawaaqo magacooda ay mudan yihiin, amase si gesinimo leh, loogu sheego in Nasabnimada iyo ficilkoodu is laheyn. Halkaan ka akhriso Maansadii “NASABNIMO MA SHEEGAA”oo isla mowduucaan aan ku daahfurayay Shamsadaa dusheena ah Shucaacaa ileyskiyo Shacnigaa ka muuqdaa Sharci bay ku joogtaa Shimbirahaa ordaaya Sharqi iyo galbeedka Badahaa shixnadu mari Buurahaa shashabaniyo Dhulka shamac loo dhigay Cirkaa ku shoolaqan Shukrigii illaahiyo Sharci bay ku joogaan Anna oogta aan shidi Inta xumaha shiishiyo Ceebaal Shashabiyaha Ku shirkoowday waxan jirin Baalaleey Shuf bay oran Shuuxshuux horeetoo Dadyow lagu shirqoolana Shukadii lasaariyo Shiraac in aan ka feydaa Sow shacuurtu ima barin Runta shaabad wadatana Mu’min iyo shariikuba Ruuxa sheega weheshade Taas waxaa u shaahida Hadii shaleyto oday Bakhti uu shifeystay Shiikhsaday baruurtiis Sharaftiis ku waayay Kuwa maanta shixirka ah Sheydaankiyo ibleyska ah Shabahaaya aadmiga Ka shiraacday diintoo Shaqfaduna ka maqan tahay Miyaadan u sheegteen Magacii shalay baxay Midkaloo ka shisha maray Ajiguna sidii shaal Lashuxleyn dariiqyada Maxaa sheeko baraleey Anaa shuunsareetiyo Anaa shishe u sii ridan Ama taajka shaaska leh Ama shiikha duula leh Ama cudud la sheego leh Soo xirantay sheekadaas Warkii Aji shushubi jiray Isku sheegi jiray waa Gunimaday shareysteen Saaka may ka sheexaan Sow yagaan sidii shini Ku shamuumay xumihii Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka aan shaqo u kicin Abidkiisna shaah shuban Shantu in ay u hoortoo Shaxaad dooni mooyee Aan shuqul kale u dhalan Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka shaaricaa u xiray Shandad in uu ku baartoo Shuftay xaabe khaate ah Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Innan aan shinkeed galin Ninka buntukh ku shiishoo Ku kufsaday garoonshiid Waalidkeed o shishay iyo Ka arkaaya sheedana Illin shagax leh mooyee Waraabaha shush orankarin Shaleygaa midkaa dhigay Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka shacab walaala ah Konton shaadh u kala xiray Cadowgana la showroo U shirqoola calankiis Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka qaran shilmaaniyo Shaqshaq uun ku doonoo Ciidii shubtoo raray Badahana shisheeyaha Midba shan u kala qoray Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka shuufay Dowladnimo Shafeecana ka raadsaday Dudo shan iyo tobanoo ayaguba shifeeysnayn Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka sheikha ahee Shubho galiyay aadmiga Sharkana horseed u ah Ku shabaaxa ehelkiis Dhiigana ka shaaruba Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Beenbaa shaqeeynine Dadoow mays sharbixinaa Shukaantii illaahiyo Xaqa maan ku showrnaa Shaamareer ma tuurnaa Shareecadu siday tiri Waxa noogu sharaf badan Agtiisana shafeec kuleh Midka eebe shaafiyay Qalinkii: Muxyadiin X Ciid alcarab1@yahoo.co.uk
  19. Originally posted by Blessed.*: ^I'd be too if I was from Qaloocan? Besides, hada Hargaisaa la isku wada shubay even went to a few newbie initiation session when I was there. Ngonge, Oo waa tee? Aan ku diree. Hayeey, Ibti is from Qaloocan. Where in Somalia is Hargeysa Punto-I have no particular tuulo
  20. LooooooL@my best-ma hubtaa ninyohow. One thing sure is these communities are noisest
  21. Duke-I never claimed any clan, just you assign on to me so things could make sense to you. P.S. Xamar hosted all clans as I'm sure you know. We are more loyal than the tuulo our forefathers came from