Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Originally posted by miles-militis: Manny Pacquiao Yup Yup!! And anyone disagrees with Manny, go and take it to him Tiger is close second.
  2. Dalmar..This current fiasco separates the wheat from the chaff and the good people of SSC have three choices. Go with those bidding for the secessionists, go with ineffective and opportunistic bunch in Garowe, or with the young Garaad who has shown good leadership along with under-Garaads. I hope people chose the last option if they want to see anything done. This will send message it is people that wants to stay within the union not cuz of their cousins but cuz they believe in one Somalia which so many of them have died for in the past.
  3. This is sad so many levels. LoooooL@speak English. This is where 'her highness' jokes would come in.
  4. Originally posted by Geel_jire: "iPad: apples new feminine hygiene product ... It helps stems the flow of Data" cant remember the review site I read this from today .. lakin kilyaha i xanuunay sidan u qoslayay I wonder if they were any women involved in the product development or branding stage.
  5. Originally posted by AYOUB: ^ I'm not the only ONE . Gotchu. Actually that's good development.Hopefully, they will stay steadfast in their determination.
  6. ^His is warranted and within his realms, what's your excuse?
  7. Shirkii Khamiista Ee Golaha Wasiirada Puntland Oo Buuq Ka Dhacay, Iyo Dood Dhex Martay G Thursday, January 28, 2010 Shirkii Khamiista Ee Golaha Wasiirada Puntland Oo Buuq Ka Dhacay, Iyo Dood Dhex Martay G.Jaamac G. Ismaaciil Iyo C/samad Cali Shire. Shirkii todobaadlaha ahaa ee maalinkasta oo khamiis ah uu yeesho golaha wasiirada ee Puntland kaas oo hadba wixii cusub laysku weydaarsado xaalada Maamulka Puntland ayaa ahaa mid xaasaasiya oo ku saabsanaa arrimaha todobaadkan Puntland ka dhacay. Kulankaas ayaa waxa uu ka cadhaysiiyey xubno ka tirsan golaha wasiirada ka dib markii ajandaha shirka aan lagu soo qaadin dhulkii todobaadan gudihiisa la qabsaday ee gobolka Sool, waxa kale oo aan lagu soo qaadin madax dhaqameedkii lagu hareereeyey deegaanka Holhol , iyada oo xubnahan ka cadhooday ajandaha ay shirka ka sheegeen waxa ay xukuumada Puntland uga indha qarsanayso arrimahan dhacay isla markaana looga hadli la yahay. Arrintan ayaa waxa markiiba is hortaagay in laga hadlo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ,wasiirka hawlaha guud Daahir Xaaji Khaliif , wasiir ku xigeenka waxbarashada C/qani Diiriye Carab arrintan ayaa sababtay in wasiiradu gacmaha isku taagtaagaan, isu baxsadaan ,kulankan golaha wasiirada ee ka dhacay madaxtooyada Garoowe ayaa lagu kala kacay oo ku dhamaaday natiijo la,aan ka dib markii buuq dhacay, wasiiradan cadhooday ayaa ku cel celiyey in arimaha dhacaya wax laga qabto . Dhinaca kale madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha madaxweynaha Puntland C/samad Cali Shire ayaa safar gaaban ugu kicitimay dhinaca Buura wadal halkaas oo ay shir ku lahaayeen madax dhaqameedka SSC , isla markaan ay ku gorfeynayeen amuuraha SSC , iyo xaalado la xidhiidha go,aamadii ay ku soo gaadheen shirkii Holhol iyada oo uu halkaasi soo gaadhay maanta Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka soo kicitimat magaalada Saaxdheer. Ka dib markuu halkaas kula kulmay madaxweyne ku xigeenku madax dhaqameedka SSC , wuxuuna u sheegay in uu ugu socday salaam iyo sidii ay mawqif midaysan uga soo saari lahaayeen kulankooda, waxaana la hadlay xubnihii uu hogaaminayey C/samad Cali Shire ee ka socday maamulka Puntland Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil wuxuuna u sheegay in aanu jiri doonin wax kulan ah oo dhexmaridoona madax dhaqameedka iyo xubnaha Puntland maadaama aadan xilligii ay ku haboonayd ee duulaanka nalagu soo qaaday nalaguna hareereeyey Holhol dawlada aad madaxda ka tahay waxba ka odhan. Wuxuuna intaasi ku daray Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in isla xilligaas wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan xukuumadaadu kula kulmeen Tukaraq maamulka Hargeysa xilligii weerarku nagu socday , aannuna maqalay ayuu yidhi Garaad Jaamac in xataa lacag loo geeyey maamulka Hargeysa , taas oo aananu cadayn Karin hasa yeeshee aad loo hadal hayo meelo badana laga sheegay , waxaana laga joogaa dhacdooyinkaas ayuu yidhi Garaad Jaamac 72 saacadood waxay maamulkiinu ka qabteena ma jiro , wuxuuna intaas ku daray Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil haddii aad ka hadli lahayd weerarkii lagu qaaday madax dhaqameedka , xubnihii Tukaraq kulanka ku galayna go,aan ka gaadhi lahayd wax uun bay ahaan lahayd , hasa yeeshee in xaalku sidan yahay waxaa la aaminayaa in aad adiguna la qabtay wixii dhacay iyo raggii ku talaabsadayba, wuxuuna sadex jeer ku celceliyey Garaad ku (Maxaad ka qabateen, maxaad ka qabatee, maxaad ka qabteen shirqoolkii madax dhaqameedka loo gaystay)wuxuuna Garaad Jaamac hadalkiisa ku soo gabagabeeyey in aanu jiridoonin kulan madax dhaqameedka iyo maamulka Puntland dhex mari doona . Waxaana hadalkii u baxay Wasiiru dawlaha Maamulwanaaga Maxmed Faarax Ciise Gaashaan oo ku afgobaadsaday idinka ayaanu idinla sugaynay go,aanka aanu gaadhi doono, wuxuuna Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ugu jawaabay annagu ma golihiina wasiiradaanu ka tirsanayn maxaad noola sugaysaan , madax dhaqameedka ayaa iyaguna sheegay in hadalka Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ay ugu dhantahay oo aanay waxba ku darayn hadlkaasi . Wuxuuna goobtii kala soo noqday waji gabax madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo xubnihii uu horkacayey , madax dhaqameedka ayaa shir albaabadu u xidhan yihiin haatan uga socdaa magaaada Buura wadal. Dhinaca kale shacabka magaalada ayaa mudaharaad kala hor yimi xubnaha maamulka Puntland iyaga oo ku dhawaaqayey (Somaliland doonimayno) iyaga oo shacabku muujinaya siday uga xun yihiin amuuraha ka dhacay Tukaraq. Xamse Maxamed Cabdi WYA2007@hotmail.com
  8. Xiin-Seems his arguments were not well thought out. Makes him sound bit incoherent.
  9. Xaabsade:"Garaadada shirka cidna kama joojin karto, oo haday hadlaana cidna uma diidi karto"Waraysi Warkii 28-Jan-2010 iyo Qormadii: NEWS Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa siyaasiyiintii la kulantay Garaadadii kulanka ku lahaa tuulada Hohol ee gobolka Sool,ayaa waraysi dheer oo uu kaga waramayo sida wax u dhaceen,iyo waxay isku afgarteen odayo-dhaqameedkaas waxa uu siiyey Wargeyska Ogaal,waraysigas oo dhamaystirana waxa uu qornaa sidan hoose: Axmed Cabdi Xaabsade oo isagoo ku sugan Laascaanood uu xalay waraysi la yeeshay Wargeyska Ogaal, waxa uu sheegay in aanay cidi ka joojin karin haddii Garaadadu shir qabsanayaan, balse ay isku afgarteen in qorshaha shirku u furnaado, haatana ay dib ugu laabtaan Garoowe oo intooda badani ka yimaadeen. Waraysigaas oo uu kaga hadlay shirkaas, ambabaxa Garaadada ee dhinaca Puntland, xaalada amniga Laascaanood iyo qodobo kale, waxa uu u dhacay sidan; Ogaal: Waxa jiray guddi aad ka mid tahay oo Hargeysa ka baxay oo Holhol tegay, markaa bal wixii aad kala kulanteen faahfaahin naga sii? Xaabsade: Guddiga waxa hogaaminayay Baashe (guddoomiye kuxigeenka 2aad ee golaha Wakiillada) – haddaan faahfaahin kaa siiyo, annagu waxaanu u tagnay nimankaa iyo Ciidanku in aanay isku dhicin oo aan meeshaa colaadi ka dhicin, taasna waanu ku guulaysanay. Nimanka Isimada ah waxaanu isla garanay in aanay hadlin, wixii ay qabeena way iska qarsadeen. Markaanu taas isla qaadanay, habeen iyo maalin baanu la joognay, waxaananu galay faallo dambe, nimankaa waanu is afgaranay, hadalkuna wuu noo furan yahay oo in aanu sii wadahadalo waanu ku heshiinay. Ogaal: Markaa markii aad Holhol tagteen Shirkii waad joojiseen miyaa? Xaabsade: Haa, waanu joojinay… Ogaal: Hadda Ciidanku ma waxay joogaan Holhol? Xaabsade: Mayee, iyaguna way soo baxeen. Ogaal: Garaadadii Shirka qabanayay xagee bay joogaan? Xaabsade:Way tageen. Ogaal: Xaggee bay tageen Garaadadu? Xaabsade: Waanu ambabixinay oo xaga Puntland bay tageen. Ogaal: Tirada Garaadada Garoowe u ambabaxay waa imisa? Xaabsade: 11 baa u ambabaxay, waxaana ka hadhay Garaad Jaamac oo ka mid ah labadii walaalaha ahaa ee halkan (Laascaanood) isku haystay oo isagu yidhi tegi maayo halkaas (Garoowe). Ogaal: Marka hore ujeedada Shirku maxay ahayd? Xaabsade: Wuxuu ahaa arrimo dhaqameed oo beesha (***********) ah – annagu waxaanu moodaynay inay wax kale oo xumaan iyo colaad ah iyo siday berigii hore u odhan jireen dagaal hala galo ayaanu moodaynay. Ogaal: Mar haddaad ogaateen in Shirku arrimo dhaqan yahay maxaad u xidheen? Xaabsade: Dee dawladda Somaliland baa tidhi haddaan amar dawladda laga haysan meeshaa lama tegi karo. Ogaal: Laakiin, Madaxdhaqameedka qaarkood waxay sheegeen in shirku u socdo oo aanay cidina ka joojin karin, taas ka waran? Xaabsade: Haa, waanu wada soconaa, muddona waanu wada joogaynaa inta aanu hawlahayaga dhamaysanayno.Shirka ay sheegeen ciddina kama joojin karto oo hadday damcaan inay hadlaan niman la xukumo maaha. Laakiin, waxaanu isla garanay in aanay ka hadlin oo aan meesha lagu shirin. Ogaal: Laakiin, Garaad Saleebaan wuxuu sheegay in Shirku socdoba? Xaabsade:Anagaaba nidhi shirku ha inoo socdo oo ha inoo furnaado. Ogaal: Ilaa intee buu furnaanayaa? Xaabsade:Ilaa intii aanu annagu wax ka soo saaro. Ogaal: Shirka sowtan aad leedahay waaba lagu kala tegay, waqtiga aad wax ka soo saaraysaa waa goorma? Xaabsade:Dee waa mar dambe…Arrintaas baa noo furan, waxaananu rabaa in aanu soo dhawayno oo aanu ku soo darno Somaliland (Garaadada). Ogaal: Maxaa ka jira in shirka tuulada Holhol lagu qabanayay uu xidhiidh la lahaa shir hore Nairobi ugu qabsoomay? Xaabsade:Lama lahayn, lamana yeelanayo, mana jirto arrintaasi. Ogaal: Waxa la sheegayaa in dhinaca Puntland ay ka yimaadeen siyaasiyiin uu xubin Wasiir ahi ku jiro, isku gobolna aad ka soo jeedaan, ka waran taas? Xaabsade:May imanin, waxbana kama jiraan. Ogaal: Magaalada aad hadda joogto ee Laascaanood xaaladeedu waa sidee? Xaabsade:Laascaanood xaaladeedu way fiican tahay, waraysi iyo waxaas baanu hadda wadnaa, in badana waanu joogaynaa. Ogaal: Dhinaca amniga ka waran, magaalada ma Bandoo baa saaran? Xaabsade:Dee Bandoogu waa iska jiraa oo wixii 8:00 loo gaadho (laga bilaabo) Bandoo way jirtaa, dadkuna iyagaaba iska xeroonaya oo qaraxaa iyo waxyaabahaa dhacdhaca ayuu nin waliba gurigiisa ka gelayaa. Ogaal: Xubnaha Wasiirada ah ee Somaliland ka socday ee Holhol tegay hadda ma Laascaanood bay joogaan? Xaabsade:Haa, waanu wada soconaa, muddona waanu wada joogaynaa inta aanu hawlahayaga dhamaysanayno Dhinaca kale, Wefti isugu jira Wasiiro iyo Mudanayaal oo hore safar ugu tegay Tuulada Holhol ee gobolka Sool, ayaa la sheegay inay hadda socdaal ku joogaan magaalada Laascaanood. Xubnaha Weftigaas ayaa kala ah: Guddoomiye ku xigeenka Golaha Wakiilada somaliland oo ay weheliyaan wasiirka cadaalada Axmed Xasan Cali (Casoowe), wasiiru dawlayaasha waxbarashada Maxamud Garaad Maxamed, Kaluumaysiga Cabdi Xirsi Ducaale, wasiir ku xigeenka hawlaha guud C/risaaq Cawil Bacaluul,Arrimaha gudaha iyo siyaasiga Axmed Cabdi Maxamud (Xaabsade).Source:Wargeyska Ogaal. Hassan Dirie. Contact:xassand2000@yahoo.com
  10. Xiin-Yes, it is and my boys Al-Shabaab are paying a special attention to it. What is amazing leadership figures in that town are being liquidated or attacked at whip.
  11. NGONGE Nigga, you protest too much, go with the talking points and hold the line :mad: Is it interesting none of people talking on behalf of reer Sool are actually not from Sool, and that includes Xiin
  12. ^What are you doing to help the children of Somalia?
  13. Al-Shabaab in Sanaag is making its way down-what better time to exploit the situation.
  14. Miscalculations are easy to make but hard to fix.
  15. Xiin..The author touched on few important issues but I think the most important issue is the futility of imposing and supporting governments that were results of foriegn brokers and local warlords. Such governments he noted lacks letigimacy and is constructured in such that way it serves the policies of the powers to be which is merely to contain the Islamists without giving any serious thought to long-term solutions or paying any attention to the human catasphore. The Sharif government is the prefect example of an entity propped by the Yanks and others to divide the Islamists while bringing no real solution. As result of this TFG under "moderate" Muslims, Yanks and others have managed to allevaite Al-Shabaab and solidify their support. This continues of the TFG will only exacerbate the problem. The TFG can not bring a solution the following reasons: -Lack of letigimacy since it is imposed on us. -Poor leadership, it is apparent everyday Sharif is not much of leader. -Lack of capicity which it leaves it in weak state. -Lack of action. TFG has done nothing so far that will win any friends among Somalis or will letigimize their existence. He concludes that world should wash their hands off Somalia and that world shouldn't label the homegrown Islamists as terrorist. His assumptions the TFG will be run out of turn. Ahlu Suna and Al-Shabaab will go at it. Any victor assumptions being it is the Islamist that will be constrained by the realities of running state.
  16. Abwaan..Perhaps, I shouldn't pre-judge. Have you supported or opposed Yeey's admin and do you supporyt or oppose Sharif's admin now?
  17. Originally posted by Naxar Nugaaleed: quote:Originally posted by Che -Guevara: For some reason, when I think of athiests-this line from the Usual Suspects come to mind " I don't believe in god but i'm afraid of him" Back to the subject at hand, it is fair to say some questions would never answered unless you are arrogant enough to believe otherwise. Lol, those are the agnostics and the theist, Atheist will tell you fear comes from not knowing and they do... There's always the unknown. Sayid..maxaa tiri?
  18. Timmy is Tim Horton?-hate that thing.
  19. ^Who are my friends? If it is Al-Shabaab.They haven't failed a bit, only matter of time before they chase useless Sharif out of town.
  20. LooooooL@dust you off..nah. Did anyone ever Cadaan lady wearing diric. I'm gonna have to teach the Brazilian. juxa....Ibti is transplant and I'm all over the place except I won't go to Qandho or Burcad.
  21. LoooooL@faldaran...Maya Juxa..There's litmus they have go through. Ibti-I think Juxa dissed Qaloocan