Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. MIDGAHAA KA MUDAN INTII MAGAC NASABNIMO KU MARMARSOON JIRTAY Posted to the MOL January 2, 2010, 9:25 am Ereygan ******* ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel walba oo ay joogaanba ay iska dhadhacsheen in dadku yahay Sab iyo Soomaali, tanoo dad badan markan lasoo galinayo xayndaabkan Sabta, sida muuqatana uba egtahay in xitaa Soomaalinimadii dadkan lagala bakheylayo, walow dhankoodana ay isticmaaleen erey ay ayaguna ula baxeen wixii aan xayndaabkooda ku jirin, kaasoo ah AJI. Masaladan *******imada iyo waxa ay salka ku hayso asalkeedii hore ayaan jeclahay in mowduuceygan maanta aan si tafaftiran ugu faaqido, si aan u daahfuro in sheeko baraley hore, dad aan kala sareyn, wada dhashayna isku kala takooraan, iyadoo laleeyahay labo walaalo ah midna waa *******, ka kalena waa nasab, tanina na tuseyso maangaabnimada umadan Soomaaliyeed. U soo laabo aragtida kow lagu salgooyo *******imada, oo ah tan sheekada oranaysa waa waxa jiray labo walaalo, labada walaalaha ah ayaa waxa soo foodsaarey gaajo aad u daran, iyagoo waayay wax ay afka gashaan, dabadeedna helay bakhti, iyagoo bakhtigii nafta kula tacaalay, markii nafi kusoo laabatay ayay socod bilaabeen, iyagoo helay dad marti soora, mid ayaa is matajiyay, markii soor loo keenay, halka kii kalena diiday in uu is matajiyo, tanoo deeto la yiri, maadaama uusan iska matajin bakhtigii kani waa *******. Kaba dhig in sharaftii iyo xurmadii dadkani Soomaalida walaalaha ay ahaayeen ku lahaayeen ku waayeen bakhtigan uu diiday ninka loogu abtirinayo in uu iska matajiyo, sidoo kalena aan ku sifeyno in bakhtiga oo lacuno ay *******imadaba horseed u tahay. Hadaba su’aashu waxa ay noqonaysaa Waa ogtahay, ama waan wada ognahay, in Qabaa’ilkii shalay Gobanimada sheegan jiray, maanta horseed u yihiin wax walba oo xun, iskana ilow in Bakhti buusan iska matajin daliil u aheyd *******imada, maxey noqonaysaa Ajigu Bakhtiga iyo xumaha kale ee uu labacanleynayo maanta, isaga oo aan baahiyu u keenin, daliilka uu la imanayo? Maxey tahay Nasabnimada uu ku faanayo ninka calan iyo ciid uu lahaa habeen casho ah dhaafsanaya? Sarkaal Ethiopian ah, ayaa laga soo xigtay isaga oo leh Somalida maanta waxan u naqaanaa ama ugu yeernaa “ANDHI BIIRAA” oo uu ula jeeday (Hal dhalo oo Biir ah), taasoo uu kawaday damiirkooda iyo dadnimadoodu halkaas dhalo oo khamriga ah ayaa kaa xiga. Hadaba kuwa magacani ku baxayo ma ahan Sabtee la soco, waa kuwa Ajiga nasabnimadu qoorta ugu xirnayd ku faani jiray. Ku dhawaad labaatan sano, dal iyo dadkii Soomaaliyeed waxa ciida afka u gashey damac fool xun, oo beelihii ku hadaaqi jiray “Eebow Hanagumeyni” ku kala bixi waayeen! Yaa Nasab ah? Yaase ku faani kara manta Nasabnimadaas? Waa marqaati ma doonto, in manta Midhibaanku ka nasabsan yahay Soomaali oo dhan, waxaana nasabnimadaas lawadaaga in alla iyo intii xiligan xun ee Somaliyi Labaatanka sano ku dhexjirtay, aan wax hagardaamo ah ula soo bareerin, si dal iyo dadkiisaas daleesha maran yaala uga durdursan. Xiliga xun ayaa la isbartaa, miyaysan aheyn Soomaali mid ay isku baratay xiligan, marka kuwa nasabka ku faani jiray aysanba kala aqoon Xalaasha iyo Xaaraanta, Xaqa iyo Xaqdarada, Samaanta iyo Xumaha. Baqti aan la iska matajin, iyadoo waliba baahiyu kuu geeysay, tanoo laba oran karay waa kuu banaan tahay, ayaa waxa ay aheyd daliilka *******imada loo cuskaday. Maxay noqonaysaa, xumaha iyo fawaaxishta ka daran, Bakhtigii la iska matajin waayay, ee kuwa nasabka sheegan jiray xalaaleysteen? Mase is weydiisay, hadii Bakhti la cunay ******* la iskugu baxshay, waxa ay noqoneyso in la iskugu baxsho fawaaxishta manta Soomaaliyi la timid? Miyaysan cadeyn in *******IMADU aysan aheyn wax aan kuba fadhin xumaha lagu tilmamayo, ee waxa ibtilada dhaliyay tahay ceebaha aan hidaha iyo dhaqanka loo laheyn, maantana yaal Daas walba oo kuwii Nasabnimada ku hadaaqi jiray. Caaqil ka mid ah kuwii *********ka ee Gobalada dhexe ku noolaa, ayaa laga soo sheegay in uu u tagay mid ka mid ahaa caaqilada qabaa’ilada kale, asaga oo ku leh “Hebelow hal maalin oo aan Bakhti cunay, ayaan Midgo kunoqonay, Idinkuna maalin walba bakhti ayaad cuntaan, ee waxa aad noqoysaan kawarama”. Ceeb allaha asturo, kama warami karaan, waayo? Wax *******imo ka xun ayaa meesha yaal. Marag ma doonto weeye ceebihii gunnimada ku aslanaa ee ka dhacay magaalooyinka Soomaaliyeed, Muqdishana horyaalka u aheyd, waxa foolxumadaas walwaalayayna waa kuwii Nasabnimada Doodoodu aheyd. Miyaysan aheyn manta in lagu dhawaaqo magacooda ay mudan yihiin, amase si gesinimo leh, loogu sheego in Nasabnimada iyo ficilkoodu is laheyn. Halkaan ka akhriso Maansadii “NASABNIMO MA SHEEGAA”oo isla mowduucaan aan ku daahfurayay Shamsadaa dusheena ah Shucaacaa ileyskiyo Shacnigaa ka muuqdaa Sharci bay ku joogtaa Shimbirahaa ordaaya Sharqi iyo galbeedka Badahaa shixnadu mari Buurahaa shashabaniyo Dhulka shamac loo dhigay Cirkaa ku shoolaqan Shukrigii illaahiyo Sharci bay ku joogaan Anna oogta aan shidi Inta xumaha shiishiyo Ceebaal Shashabiyaha Ku shirkoowday waxan jirin Baalaleey Shuf bay oran Shuuxshuux horeetoo Dadyow lagu shirqoolana Shukadii lasaariyo Shiraac in aan ka feydaa Sow shacuurtu ima barin Runta shaabad wadatana Mu’min iyo shariikuba Ruuxa sheega weheshade Taas waxaa u shaahida Hadii shaleyto oday Bakhti uu shifeystay Shiikhsaday baruurtiis Sharaftiis ku waayay Kuwa maanta shixirka ah Sheydaankiyo ibleyska ah Shabahaaya aadmiga Ka shiraacday diintoo Shaqfaduna ka maqan tahay Miyaadan u sheegteen Magacii shalay baxay Midkaloo ka shisha maray Ajiguna sidii shaal Lashuxleyn dariiqyada Maxaa sheeko baraleey Anaa shuunsareetiyo Anaa shishe u sii ridan Ama taajka shaaska leh Ama shiikha duula leh Ama cudud la sheego leh Soo xirantay sheekadaas Warkii Aji shushubi jiray Isku sheegi jiray waa Gunimaday shareysteen Saaka may ka sheexaan Sow yagaan sidii shini Ku shamuumay xumihii Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka aan shaqo u kicin Abidkiisna shaah shuban Shantu in ay u hoortoo Shaxaad dooni mooyee Aan shuqul kale u dhalan Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka shaaricaa u xiray Shandad in uu ku baartoo Shuftay xaabe khaate ah Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Innan aan shinkeed galin Ninka buntukh ku shiishoo Ku kufsaday garoonshiid Waalidkeed o shishay iyo Ka arkaaya sheedana Illin shagax leh mooyee Waraabaha shush orankarin Shaleygaa midkaa dhigay Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka shacab walaala ah Konton shaadh u kala xiray Cadowgana la showroo U shirqoola calankiis Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka qaran shilmaaniyo Shaqshaq uun ku doonoo Ciidii shubtoo raray Badahana shisheeyaha Midba shan u kala qoray Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Ninka shuufay Dowladnimo Shafeecana ka raadsaday Dudo shan iyo tobanoo ayaguba shifeeysnayn Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Warxun sheegoow lagu sheeg Adiguna is sheegtay Waayuhuna ku shaaciye In aad sheyb u tahay xumo Taas waxaa u shaahida Ninka sheikha ahee Shubho galiyay aadmiga Sharkana horseed u ah Ku shabaaxa ehelkiis Dhiigana ka shaaruba Shafka waxuu u taagoo Nasabnimo u sheegtaa Sharuucdeeda maan helin Beenbaa shaqeeynine Dadoow mays sharbixinaa Shukaantii illaahiyo Xaqa maan ku showrnaa Shaamareer ma tuurnaa Shareecadu siday tiri Waxa noogu sharaf badan Agtiisana shafeec kuleh Midka eebe shaafiyay Qalinkii: Muxyadiin X Ciid alcarab1@yahoo.co.uk
  2. Originally posted by Blessed.*: ^I'd be too if I was from Qaloocan? Besides, hada Hargaisaa la isku wada shubay even went to a few newbie initiation session when I was there. Ngonge, Oo waa tee? Aan ku diree. Hayeey, Ibti is from Qaloocan. Where in Somalia is Hargeysa Punto-I have no particular tuulo
  3. LooooooL@my best-ma hubtaa ninyohow. One thing sure is these communities are noisest
  4. Duke-I never claimed any clan, just you assign on to me so things could make sense to you. P.S. Xamar hosted all clans as I'm sure you know. We are more loyal than the tuulo our forefathers came from
  5. NGONE & SS... @arooos...mesiry loves company miyaa, no comment on my Qabiil Juxa...I abondon my Qabiil or for the matter all Somalis , maybe not all and their nobility or lack of thereof for her. LoooooooL@Lily....I usually leave the adults and entertain the kids when I visit homes of my sisters and brothers. See Val is already convert. Val-If you haven't been sentenced yet, run qofyahey Cl
  6. ^Yup, we don't bother with Xamardaye, let alone ones from far away whether be Qandho or Burcad People come to us hence why everyone has Xamari cousin
  7. Originally posted by Blessed.*: Che, I was responding to Tuujiye, he spoke of Muqdisho. I've a brother and sister with xamari accent so I know that it isn't even about clans. It is not that, we ciyaal xaafad don't wanna be associated with any faradheer outside Xamar Cadeey. LoooL@Ngonge...That's start.
  8. Blessed...You are using the term loosely.I don't know of any reer Bari, Mudug, Hiiraan, or any other region outiside Xamar and enviromens that used the word "abaayo" unless everyone is claiming from Xamar. Has anything been accomplished in this thread so far?
  9. Against my better judgement, I went to the local watering hole with relative of mine.When we are arrived and the usual pleasantries were exchanged with couple of gentlemen that were were already there..I proceeded to sit down while my relative (cousin) headed to the counter to get coffee.As customary, my cousin asked us if we would care for coffee even though it was apparent the two gentlemen got here just minutes before as they were still pouring sugar into their coffee. This exercise is repeated everytime new person showed up despite the clear indication we already had or still having coffee. In all, seven people including me and my cousin showed up. As expected, we started conversing about how the week was. The usual talk about the weather (apparently Boston was warmer than Florida for the entire week), work, and other mundane things were brought up-suprisingly enough nothing about the latest news from Xamar. As we continue to talk, someone asked where Jamac, another regular was and if we would be joining us tonight. Someone else in rather triumphant voice replied that Jamac had first kid on Friday night and the mom and the kid are doing ok but Jamac is exhuasted from being up all night. As one would expect, the conversation became about babies and how one is changed seeing the miracle of birth or holding your kid in your hands for the first time. We continue talking about babies for twenty minutes-I was silent for most part. As the time went, the conversation picked pace and stories of sleepless nights, sick babies, and "walac" wifes came pouring out. The patterns of sleeps, what lullabies to wisper into the babies' ear were throw into the mix. This went on for another 20 minutes. I was hoping after 40 minutes, the baby stories would be exhuasted but then the conversation became about what products to use for baby care, the type of diapers, wipes, etc and how to avoid or treat rashes. After while, they started talking baby formulas and almost did theoritical comparative study about the benefits of baby formulas and that of the breast milk. This went for another 40 minutes. After almost an hour and half, I hoped this would finally come to an end but alas, was I proven wrong. Issues about enrolling toddlers in preschool and how programs like headstart (those in US would know this)were brought up. The topic led to comparative analysis about how kids in America have better grasp or understanding of technology, reading or math than those in Somalia in the past (atleast they were fair enough not to compare kids in Somalia today and kids here). Praises were showered on the kids here, I guess someone forget to inform them or appropiately remind the opportunities kids in America have are vastly different than Somali kids. Everyone talked about how smart their kids are and how technology savvy they have became to the point that these kids know how to over-ride parental controls in the tv or the internet-I don't know how was helpful this is to their parenting. I was listened to 2 hours and I finally decided I had enough. I got up and just walked away. It is good men take keen interest in their kids' life but to spend an entire 2 hours talking about baby stories was just mind-numbing and not at all fun. As I was leaving, I heard something about tampons. I could only imagine what that conversation was about-God help us.
  10. what travesty! Waraa Tuujiye..What peacenow ever do to you?
  11. ^I'm afraid he missed the mark by mile.
  12. Ms.DD...Saying they are hot is actually patronizing. Allamgan..I think we are exaggerating bit here. Let's put this in historical perspectives. While there is no denying prejudice exists among all Somali tribes of the horn (this goes every way), it is not unthinkable to see relationships among all tribes. True, you marry within your tribe essentially that's cuz the chances are you live within your tribe's traditional territory but the nomadic nature or even the politics of the Somali has allowed us to integrate. The origins of the May May itself is testament to that-as I'm sure you know more than me, the Siyeed and Sagaal is not shared ancestry but cultural construct compromised of the original local inhabitants and tribes from as far as the most northern part of Somalia and way out into the Somaligalbeed. Integration is even obvious in the Maxaatiri as many sub-tribe are named after maternal tribe-you hear bah this or that, and some of the famous habro are named after their maternal tribe's name. And I don't use my family as benchmark but I can't think of any family who traces their ancestry to one region or tribe. The only reason I'm reer Hebel is cuz we are patriarchal society. Even the very mythical beginning of certain tribes is intertwined with others-men far from land marrying locals (though I don't think such men ever existed-more economic and political alliance than actual shared ancestry). But anyway as for the "derided" tribes, it seems consistent treatment that they receives from all Somalis, from Hargeysa, Galkacayo to the most southern end of the country. It is like conspiracy!!
  13. This author used to write gibberish stories, I gotta admit he's improved over the years and as for the content of the article, much like the Hargeysa regime, the author regurgitated the same old talking points, not exactly honest and critical review of the past year. The current reality is unfortunately for him not in his favor or for that matter the regime in Hargeysa. There's luck of creativity on his part or on the part of those anointed to sell the secessionist agenda to have us and the world believe otherwise. The only honest portrayal here is the admission of the failure by Hargeysa's foriegn reps in advancing the secessionist movement but there's one thing worthy of real praise and that's the peaceful end to the election dispute-one perhaps could call this a milestone given the nature of Somalia's tribal politics, corrupt "politicians" and willingly deceived uneducated masses.
  14. Services for Minneapolis shooting victims: Agony beyond words Bundled in parkas, scarves and wool stocking caps to stave off a biting January chill, hundreds of East African immigrants gathered in a snowy Burnsville cemetery Friday to remember three of their own who were shot to death in a south Minneapolis market two nights before. With police still searching for their killers, cousins Abdifatah and Mohamed Warfa were laid to rest side by side along with Anwar Mohammed in a frozen patch of earth overlooking the scenic Minnesota River Valley. The men were shot to death about 7:45 p.m. Wednesday at the Seward Market and Halal Meats, on the corner of E. Franklin and 25th Avenues. Police weren't certain what prompted the crime but were searching for at least two suspects, both believed to be Somali. Hiiraan
  15. Che -Guevara

    Garissa

    Where in Somalia is Garissa?
  16. LoooooL@Sheh...then add little spicy that rumor, makes up for good story coming from you Bilaajo, only the best neighborhood in Xamar Cadeey
  17. ^I'm half Qaldistaan from my mom side, Somali would do but I heard Sheh is already smitten with another reer Bilaajo kid-courtesy of Ibti. Ibti-do as I say, not as I do miyaa.
  18. ^Even if they want to do something,they don't have resources. Droughts is being reported in Caluula and other places as well.
  19. ^So how about it, I know good fella from Kismayo and he's not my cousin
  20. ^That people from Dhahar have deep predujice against yes and all Waqooyi and Galkacayo need to be "reformed"
  21. S*S-As long as you admit Qardho get nothing on Taleex. Ibti has point.There's girl from Dhahar who married askari from the south, she was lonest person in the town
  22. ^ Duke...My "dwelling" is city by the sea. It beats your little dusty town even after 20 destruction Ibti-Come on, don't be like Duke..Admit there's nothing like Xamar Cadeey. Why are we even talking who marry what. I don't know marriage, but hablaha of any clan don't discriminate dating whoever or so I have observed in the States. And may I politely, point out reer Burco n Gaalkayo girls are freaks, lovely though.
  23. Thi kid has flair for dramatic ruptures-all of Somalia is suffering. Hopefully things will turn around and better days will come.
  24. ^Just illuminating what I observe-nothing personal