Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Deg Deg: Madaxweyne Shariif oo markii u horeysay gaaray Garowe Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay maanta barqadii Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland, kadib markii diyaarad gaar ahi ka qaaday Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Gaas iyo Madaxweynaha Puntland iyo mas'uuliyiin kale. Kooxda Muusikada Baambeyda ayaa astaanta qaranka u garaacay, iyadoo Madaxweynaha uu salaan ka qaatay Ciidamada Puntland. Ammaanka Garowe ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana qaban qaabada soo dhoweynta Madaxweynaha ay aheyd mid ilaa shalay socotay, isla markaana socdaalkiisa Garowe ahaa mid horay loo sii shaaciyay. Laakiin Warbaahinta ku hadasha Afka Dowladda ayaa wax war ah ka sheegin socdaalka Madaxweynaha iyo diyaar garowgii dhinaca soo dhoweyne ee ka socotay Magaalada Garowe. Waa markii u horeysay Madaxweyne Shariif uu gaaro deegaanada Puntland, isagoo Madaxweyne ah, waxaana booqashadiisa noqon doonta mid soo afjarta khilaafka Puntland iyo Dowladda KMG. Jowhar.com
  2. ^I wouldn't be surprised it's Mahiga's idea. After all, Kampala and Mahiga made Somalia trusteeship.
  3. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Xarunta Puntland ee Garoowe Axad, Ogoosto 28, 2011 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaasoo uu ku sugan yahay raiisul wasaare C/weli Gaas. Wafdiga madaxweynaha oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada ayaa lagu wadaa inay kulammo la yeesheen madaxda Puntland oo uu ka mid yahay C/raxmaan Faroole. Waana safarkii ugu horreeyay ee uu Seekh Shariif ku tago Puntland tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya. Maamulka Puntland iyo DKMG ah ayaa waxaa u dhexeeyay xilliyadii ugu dambeeyay khilaafyo, waxaana khilaafkoodu uu soo billowday sannadkii hore, kaddib markii uu maamulka Puntand ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay ka baxday heshiis ay ku kala saxiixdeen magaalada Gaalkacyo. Sheekh Shariif iyo Faroole ayaa lagu wadaa inay si qoto-dheer uga wada hadlaan shirka wadatashiga ah ee lagu wado inuu ka dhaco gudaha dalka, iyadoo DKMG ah ay doonayso in shirkaas uu ka dhaco Muqdisho, halka Puntland ay doonayso inuu ka dhaco Garoowe. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa tagay Garoowe Jimcihii lasoo dhaafay, wuxuuna socdaalkiisa ku sheegay mid uu ugu gogol-xaarayo safarka madaxweynuhu uu ku tagay Puntland. Danjire Mahiga ayaa dhawaan Muqdisho ka sheegay in shirka wadatashiga ay uu aad u rajeynayo inuu ka dhaco caasimadda Soomaaliya, balse uu ka warsugayo shir ay ka yeelanayana halka uu ka dhacayo madaxweyne Sheekh Shariif iyo C/raxmaan Faroole. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  4. Madaxweyne Shariif oo ku sii jeeda Magaalada Garowe Diyaar garow ballaaran oo lagu soo dhoweynayo wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta lagu wado inuu booqdo Garowe ayaa soconaya, iyadoo ammaanka si weyn loo xaqiijiyay. Ilo wareedyo ku dhow dhow Xafiiska Madaxtooyada ayaa u sheegay Shabakada Jowhar.com in Madaxweyne Shariif uu saacadaha soo socda uu u baqooli doono Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal. Booqashada Madaxweynaha ayaa waxaa maalintii jimcaha shaaciyay Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas oo labo cisho ku sugan Garowe, kaasoo uu ku sheegay in socdaalkiisa Garowe uu gogol xaar u yahay booqasho Madaxweynaha ku aadi doono. Diyaar garow xoog leh ayaa ka socota Magaalada Garowe oo lagu soo dhoweynayo Madaxweyne Shariif oo markii u horeysay booqan doona Puntland. Lama oga inta ay qaadan doonto booqashada Madaxweynaha, hase ahaatee waxay imaaneysaa xilli Puntland ay horay u dhaliishay siyaasada Madaxweyne Shariif ee ku aadan Maamulkooda. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa soo dhoweeyay booqashada uu ku tagay Garowe Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas. Puntland ayaa horay xiriirka ugu jartay Dowladda Federaalka, iyadoo ka mamnuucay inay deegaanadeeda yimaadaan shaqsiyaadka Dowladda ka tirsan, hase ahaatee waxaa iminka muuqanaya ifafaalo isu soo dhowaan ah iyo xiriir cusub oo labada dhinac u bilowday. http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2562
  5. Jacaylbaro;743128 wrote: That should be an insult to Faroole and his admin. It means Sool not in the hands of Bugland admin anymore. You do realize they all are part of Somalia?
  6. N.O.R.F;743029 wrote: *shakes head* Cheh, does it matter? It kind of does.A friend went back to our old neighborhood. He recognized no one and the culture has completely changed. An old Xamari won't recognize much. Aaliyah...I'm not talking about Qabiil.
  7. ^I hope so too-The Saudi finally mobilized citizens to contribute to the famine. They have responded with vigor.
  8. Maalqabeenka u dhashay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kana mid ah Amiirada dalkaas Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al-Sacuud oo uu adeer u yahay Boqorka Sacuudiga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Amiirkan oo ay la socdeen xubno ka mid ah qotskiisa ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xeryaha barakacayaasha iyo Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir oo caruur aad u liita ku sugan yihiin. Kadib markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho ayaa waxay kulan kula qaateen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada ayaa looga hadlay booqashada Amiirkaas iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha. (Muqdisho, Soomaliya,27,Agoosto ,2011) Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al sacuud iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya. Waalid Bin Dhalal ayaa ah ganacsade door wayn ku leh caalamka ahna ninka ugu qanisan boqortooyada Sacuudi Carabiya. Madaxweynaha Jamguriyada Soomalia Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa xafiiskiisa Villa Soomaliya ku qaabilay Waalid Bin Dhalaal ayagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka midyihiin gargaarka bini’aadnimo, fursada ganacsi ee ka jirta dalka iyo taariikhda ganacsi ee labada wadan. http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2551
  9. ^Let me know what he says?
  10. I wonder how much of Xamar is inhabited by pre-91 residents?
  11. They are afraid it might flood Lower Manhattan. In fact the subway will be shut down and some areas evacuated.
  12. ^loool..I was gonna say XX but I guess jb fits the bill as well.
  13. You are welcomed Nuune. Nassir..You can say that again, a lot of money to be made now even if Libya continues to descend into choas.
  14. NATO is bombing Gaddafi's hometown Sirte. And bodies litter streets of Tripoli.
  15. ^I thought they were in talks with tribal leaders in Sirte and Sabha to surrender. Sirte is heavily guarded and fortified ?
  16. Nuune....I think the longer this drags the worse it looks for the future of this country and you are right the mainstream media seem to be have lost objectivity or simply sided with the rebels and their handlers. It's said the sparsely southern desert is in hands as well.