Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Report: Gadhafi Family Flees to Algeria Algerian media report that members of Moammar Gadhafi's family entered Algeria Monday, as Libyan rebels continued to search for the embattled former leader. The Algerian Press Service quotes the foreign ministry as saying that Mr. Gadhafi's wife, daughter, two of his sons and their children arrived in Algeria early Monday after crossing the Libyan border. Battle for Sirte In Libya, rebel forces are drawing closer to Mr. Gadhafi's hometown of Sirte after seizing control of the country's capital. Rebel commanders in Misrata say opposition forces pushing toward Sirte from the west on Monday moved within 30 kilometers of the coastal city, which is located 450 kilometers east of Tripoli. A rebel spokesman Sunday said anti-government forces will seize Sirte by force if negotiations with tribal leaders for its surrender fail. Mr. Gadhafi has not been seen since rebel fighters seized Tripoli, and the Sirte region is considered one area where he may have gone into hiding. The head of the opposition Transitional National Council, Mustafa Jalil, said Monday that Mr. Gadhafi still poses a threat to Libya and the world. Jalil also called for the continued support of NATO, which has been carrying out airstrikes against pro-Gadhafi forces since March under a U.N. mandate to protect civilians. His comments came as defense officials from countries involved militarily in Libya met in Qatar. NATO meets in Paris Leaders from countries backing NATO operations over Libya are meeting in Paris Thursday to discuss ways to help Libyans now that the opposition has control of the capital. U.S. Secretary of State Hillary Clinton is among those who will attend the talks. France said it dispatched a team to Tripoli Monday to reopen its embassy after closing it for six months as rebels fought for control of the country. The International Organization for Migration said Monday its ship evacuated about 850 stranded migrants and displaced Libyans from Tripoli one day earlier. A Red Cross ship entered Tripoli harbor Sunday carrying supplies for the city, which saw days of fighting between rebels and Gadhafi supporters last week. Rebel-held Tripoli short on supplies A VOA correspondent reported that the capital has widespread shortages of medicine, drinking water and other basic supplies. And many areas are still without electricity. Human Rights Watch said Sunday that pro-Gadhafi forces committed possible war crimes as rebels moved into the Libyan capital last week. They say researchers have documented more than 110 corpses in four locations in Tripoli. Many of them appear to have been killed execution-style either while in detention or with their hands bound. A metal warehouse in a compound controlled until last week by Libya's elite Khamis Brigade contains about 50 scorched skeletons. A VOA correspondent who visited the structure said another eight bodies lie outside, one with his hands tied behind his back. A survivor said that as rebel forces approached, loyalist soldiers shot their prisoners, then tried to burn the bodies. Some information for this report was provided by AP and AFP. Source VOA
  2. UN 'plan for post-Gaddafi Libya' leaked Document appears to reveal plans for UN's role in post-conflict Libya, including deployment of military observers. The document calls for the deployment of 200 unarmed military observers and 190 UN police officers [Reuters] A leaked document apparently detailing United Nations preparations for its role in post-Gaddafi Libya reveals plans for the world body to deploy military observers and police officers to the North African country. The 10-page document, apparently written by a special UN team led by Ian Martin, the former British head of Amnesty International, was obtained and published by Inner City Press, the UN watchdog website. The document outlines plans for UN-assisted elections in the next six to nine months. It also calls for the deployment of 200 unarmed military observers and 190 UN police officers to serve as trainers. But it says such a deployment would only be implemented if it was requested by Libyan authorities and authorised by the UN Security Council. "If requested by the Libyans and authorised by the Council, the UN could contribute to confidence-building and to the implementation of agreed military tasks, through unarmed UN military observer (UNMOs). "Such confidence-building might be necessary for the troops of the Gaddafi government which will find themselves under the control of hostile forces. The UNMOs might also act as some deterrence against ill treatment of the former enemy by rogue elements." It also calls for the deployment of 61 civilian staff who will also be stationed in Libya in the first three months, both at a headquarters in Tripoli and at an office in Benghazi. The UN is pushing for the creation of an interim government ahead of the polls. "If the stablisation of Tripoli after the collapse of the Gaddafi government becomes such a major challenge that the transitional authorities seek more robust international assistance, this is a task clearly beyond the capacity of the UN," the plan states. "In this situation, the only viable option to ensure a safe environment in Tripoli are the transitional authorities themselves, with the advice of those who are already assisting or advising them. "The Security Council's 'protection of civilians' mandate implemented by NATO forces does not end with the fall of the Gaddafi government, and there, NATO would continue to have some responsibilities." Ban Ki-Moon, the UN Secretary General, has called on the international community to work together to restore order in Libya and for an end to fighting in the country. Source: AJ
  3. Somalia: SRSG welcomes President Sheikh Sharif’s visit to Puntland PRESS RELEASE 016/2011 The UN Special Representative for Somalia, Dr Augustine P. Mahiga, has welcomed the visit by President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed to Puntland saying “it marks a new chapter in the relations between the Transitional Federal Government and Puntland”. The visit was facilitated by the UN Political Office for Somalia, ahead of the High Level Consultative Meeting on Ending the Transition which is due to be held in Mogadishu from 4 – 6 September. President Sheikh Sharif invited President Abdirahman Mohamed Mohamud ‘Farole’ of Puntland to attend the Consultative Meeting. The SRSG said the meeting was “a credit to the statesmanship of both President Sheikh Sharif and President Farole and opens the way for the advancement of national reconciliation and cooperation in Somalia. This is particularly critical as the Somali leadership and their partners prepare for the Consultative Meeting to adopt the Roadmap defining priority tasks for the next 12 months as agreed in the Kampala Accord.” The SRSG paid tribute to the two leaders for setting a positive tone towards consolidating peace, saying he expected this to be replicated in other regional administrations. “We, the regional and international partners, stand ready to render any support the people of Somalia require as they make efforts to move the peace process forward,” stated Dr Mahiga.
  4. ^There are no fishes in Garowe- just goat herders :-) lool
  5. Join us Facebook Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Garowe, Dibna Uga Dhoofey Isla Maanta [sAWIRO] Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe, xarunta Puntland. Diyaarad waxyar ka hor soo fariisatey intaanu imaan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa la socdey wefdi ka tirsan Qaramada Midoobey oo uu hoggaaminaayo Dr.Augustina Mahiga. Waxaa horey ugu sugnaa magaalada Garowe wefdigii Raysalwasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Cali Gaas kuwaas oo u gogol xaarayey wefdiga Shiikh Shariif. Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, kuxigeenkiisa iyo dhamaan xukuumadda Puntland iyo Golaha wakiilada, sidoo kale waxaa ka mid ahaa dadkii soo dhaweeyey Raysalwasaaraha Soomaaliya oo magaalada uga soo horeeyey, Raysalwasaaraha Soomaaliya iyo Ergayga Qaramada Midoobey Soomaaliya u qaabilsan Augistina Mahiga. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qatey cutub ka tirsan ciidanka Puntland, kadibna waxaa loo galbiyey magaaalada Garowe, Madaxweyhana ayaa markii uu soo gaarey kadinka laga soo galo Garowe ama afaafka hore waxa uu ka degtey gaarigii uu saarnaa waxaana uu lug ku dhexmaray wadada dheer ee laamiga ilaa laga gaarayo barxadda caanka ah ee Garowe. Shacabka Garowe ayaan u kala harin soo dhaweynta Madaxweynaha waxaana dad badan ay ruxayeen calanka Soomaaliya, dadka qaar ayaa doonaayey in ay si toos ah u arkaan Madaxweynaha oo Garowe dhexlugeynaaya. Madaxweyhne Shiikh Shariif ayaa booqdey xeryaha ay ku jiraan dadka ka soo barakacay koonfurta Soomaaliya, waxaana uu halkaas kaga dhegaystey qaar kamid ah masuuliyiinta Puntland iyo dadka ku jira Kaamamkaas xaaladda ay ku sugan yihiin. Madaxweyha ayaa sidoo kale booqdey Isbitaalka guud ee magaalada, waxaana warbixin halkaas ku siiyey Wasiirka Caafimaadka, waxaana uu madaxweynuhu booqdey dadkii bukaanka ah qaar kamid ah. Shiikh Shariif Ayaa sidoo kale booqdey Wasaaradda Waxabarshada iyo barbaarinta Puntland iyo Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arrimaha qoyska, waxaana uu u kuurgalay xaaladda waxbarasho iyo weliba daryeelka haweenka iyo caruurta isaga oo warbixno kooban kaga dhegaystey halkaas masuuliyiinta wasaaradahaas. Ugu Danbeyntii Madaxweynaha iyo wefdigiisi ayaa lagu soo dhaweeyey qasriga Madaxtooyada Puntland, waxaana ay halkaas ku wada qabteen shir jaraa’id oo ay kula hadleen saxaafadda, Madaxweyhaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu soo booqdo Puntland oo ah qaybkamid ah Soomaaliya, waxyaabaha uu u yimid ay ka mid tahay in Puntland laga raali geliyo ku qabashada shirka wadatashiga iyo dhamaystirka arrimaha qabyda ah ee lagu qabanaayo hadda Muqdisho, waxaana uu sheegay in uu ka codsadey Madaxweynaha Puntland in uu aqbalo cudurdaarkaas kana soo qaybgalo shirka, dhamaana uu ka raaligelinaayo bulshada Puntland, oo markii hore isu diyaariyey soo dhaweynta shirkaas, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya tibaaxey in sababta Muqdisho shirka loogu wareejiyey ay tahay in xaaladdii Muqdisho isbedeshey. Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa sheegay in loo baahan yahay in la iska ilaawo wixii hore, isla markaana laga wada shaqeeyo amniga iyo midnimada Soomaaliya, meelna looga soo wadajeesto kuwa cadoiwga ku ah jiritaanka qarankii Soomaaliyeed. Shiikh Shariif ayaa sheegay in hadda iyo wixii ka danbeeya deeqaha Soomaaliya la gaarsiin doono dalka oo dhan oo aysan ku koobnaan doonin meel gaar ah. Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa isla maanta dib uga dhoofey Magaalada Garowe, waxaana garoonka u taagneyd diyaaraddii uu ku yimid. Waxaa weli ku sugan magaalada Garowe wefdigii uu hoggaaminaayey Raysalwasaaraha Soomaaliya. Maxamed Siciid Yusuf Horseed Media Garowe, Puntland Source
  6. They had to throw the Imam a bone...lool Showqi- Ignoring the causes of this conflict and hoping for quick fixes will only lead us back to where we are now.
  7. Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho saacado qaatay oo uu ku tegay Garowe kaddib dib ugu noqday Muqdisho Axad, August 28, 2011(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaminayay oo maanta booqasho saacado qaadatay ku tegay magaalada Garowe ee xarunta u ah Dowlad goboleedka Puntland ayaa wuxuu dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii uu gaaray Garowe waxaa si weyn u soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole , Ra’iisal Wasaaraha C/weli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Puntland, wuxuuna kaddib booqday xarumaha dadka soo barakacay oo ku yaalla Garowe iyo weliba xarumaha wasaaradaha Puntland. Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa kaddib waxay kulamo wada qaateen Madaxweyne Faroole iyo Wakiilka gaarka ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Augustine Philip Mahiga, kaasi oo isna saaka gaaray Garowe. Kulankan mas’uuliyiintan ayaa wuxuu ku saabsanaa xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland iyo arrimo kale oo ku saabsan shirka wadatashiga ah ee la qorsheynayo in loo qabto gudaha Soomaaliya, iyadoo ay horay u jireen warar labada dhinaca ka soo kala baxay oo kala taageerayay in shirkaas Muqdisho lagu qabto in Garowe lagu qabto. Labada madaxweyne oo kulankaas kaddib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in waxyaabihii yar yaraa ee ka dhex jiray Dowlad Goboleedka Puntland iyo Dowladda dhexe ay meesha ka baxeen, haatan wixii ka dambeeyana ay wada shaqeyn doonaan. Madaxweyne Faroole oo hadalka ku soo dhaweeyay madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in deegaannada Puntland ay yihiin meel laga jecel yahay qof kasta oo Soomaali ah, uuna taasi ka garan karo sidii loo soo dhaweeyay ee heerka sarreysay. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole wuxuu intaas ku daray in heshiis ay wada gaareen labada dhinac ay sii lafo-guri doonaan Xukuumadda Ra'iisal Wasaare C/weli Gaas iyo xukuumadda Puntland, ayna ugu dambeynta ka soo saari doonaan qoraal. Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif oo isna hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo madaxda iyo shacabka Puntland sida diirran ee ay u soo dhaweeyeen, wuxuuna caddeeyay in aanu jirin wax naceyb ah oo si gaar ah loogu qabo dowlad goboleedka Puntland, hayeeshee dadka marka uu kala maqan yahay uua kala sawiranayo muuqaallo aan sax ahayn, sidaas darteedna wuxuu sheegay in haatan kaddib uu labada dhinaca dhexmari doono iskaashi iyo wada shaqeyn. Intaas kaddib wuxuu sheegay madaxweynaha Soomaaliya in shirkii wada tashiga ahaa ee markii hore la isku maan-dhaafay halka lagu qabanayo ay ku heshiiyeen in lagu qabto wejiga hore Magaalada Muqdisho, wejiga xigana Magaalada Garowe. Si kastaba arrintu ha ahaatee, madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii uu ka soo duulayay garoonka diyaaradaha Garowe waxaa soo sagootiyay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole, ku xigeenkiisa C/samad Cali Shire, xubno ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Puntland iyo dadweyne aad u faro badan oo markii horena soo dhaweeyay. Saalad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com
  8. Deg-Deg: Madaxweyne Shariif Oo Socod Dheer Ku Dhexmaraya Xarunata Puntland ee Garowe Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta gaarey magaalada Garowe, ayaa waxaa loogu soo dhaweeyey halkaas si weyn. Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaarey albaabka Magaalada Garowe ka soo degay gaarigii uu saarnaa, waxaana uu ku lugeeyey wadada laamiga ah ee magaalada dhexmarta, waxaana socodkaas ku weheliyey Raysalwasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Cali Gaas iyo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole. Madaxe´weynaha Soomaaliya ayaa socodkiisa ka soo bilaabey halka loo yaqaan Enjida waxaana uu ku tagey ilaa barxadda Garowe, kadib waxa uu booqasho ku maray qaar badan oo ka tirsan Wasaaradaha Puntland, waxaana uu hadda booqanayaa Isbitaalka guud ee Garowe, kadib ayaa la filayaa in Madaxweynuhu tago Aqalka Madaxtooyada halkaasna kula hadlaan saxaafadda. Sawiro iyo warka oo faahfaahsan gadaal ayaan ka soo daabacaynaaa Horseed
  9. ^AS came into being few years ago, who do we blame the preceding years?
  10. Showqi isn't simplistic thing to say?
  11. Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo gaaray Garowe Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb Agoustine Mahiga ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, xilli halkaas ay wada gaareen Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha. Madaxweyne Shariif oo markii u horeysay gaaray Garowe ayaa waxaa uu durba kormeer ku tagay xerooyinka barakacayaasha, isagoo ilaa Hal KM socod ku maray wadooyinka Magaalada Garowe, oo ay hareer-taagnaayeen dadweyne fara badan oo u sacba tumayay. Socdaalka Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo ah mid isku ujeedo ah ayaa la filayaa in kulan saddex geesood ah ay wada qaateen Madaxweynaha, Ra'iisul wasaaraha, Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka Qaramada Midoobey. Wararka qaar ayaa sheegaya in socdaalka Madaxweynaha oo horu dhac u yahay socdaal iyana la filayo in Madaxweynaha Puntland iyo xubno ka tirsan Maamulkiisa ay ku yimaadaan Magaalada Muqdisho bisha soo socoto, iyadoo safarka heerka sare ee Madaxweynaha uu u muuqdo mid qancin ah. Arrimaha sida gaar uga hadli doonaan ayaa waxaa ka mid ah shirka wada tashiga Aayaha Soomaaliya oo 4-ta bishan ka furmi doono Magaalada Muqdisho, waxaana jiray in Puntland ay ku doodeysay in shirkaas lagu qabto Garowe, hase ahaatee ay ku guuldareysatay. Kulamada labada dhinac ayaa noqonaya mid lagu turxaan bixiyo xiriirkii hore ee labada dhinac u dhaxeeyay, kaasoo horay tashwiish ku yimid, markii Puntland ay xiriirka u jartay Dowladda Soomaaliya. La soco wixii ku soo kordha Jowhar.com
  12. ^Secessionists have always been barking at the wrong tree-perhaps tribal thinking and posturing is to blame.
  13. ^Yes, plus AS evacuation and perhaps mending things with PL and other tribal regions-obviously two Sharifs will be hindrance.
  14. ^TFG has unique opportunity to correct some of their mistakes now.
  15. Deg Deg: Madaxweyne Shariif oo markii u horeysay gaaray Garowe Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay maanta barqadii Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland, kadib markii diyaarad gaar ahi ka qaaday Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Gaas iyo Madaxweynaha Puntland iyo mas'uuliyiin kale. Kooxda Muusikada Baambeyda ayaa astaanta qaranka u garaacay, iyadoo Madaxweynaha uu salaan ka qaatay Ciidamada Puntland. Ammaanka Garowe ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana qaban qaabada soo dhoweynta Madaxweynaha ay aheyd mid ilaa shalay socotay, isla markaana socdaalkiisa Garowe ahaa mid horay loo sii shaaciyay. Laakiin Warbaahinta ku hadasha Afka Dowladda ayaa wax war ah ka sheegin socdaalka Madaxweynaha iyo diyaar garowgii dhinaca soo dhoweyne ee ka socotay Magaalada Garowe. Waa markii u horeysay Madaxweyne Shariif uu gaaro deegaanada Puntland, isagoo Madaxweyne ah, waxaana booqashadiisa noqon doonta mid soo afjarta khilaafka Puntland iyo Dowladda KMG. Jowhar.com
  16. ^I wouldn't be surprised it's Mahiga's idea. After all, Kampala and Mahiga made Somalia trusteeship.
  17. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Xarunta Puntland ee Garoowe Axad, Ogoosto 28, 2011 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaasoo uu ku sugan yahay raiisul wasaare C/weli Gaas. Wafdiga madaxweynaha oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada ayaa lagu wadaa inay kulammo la yeesheen madaxda Puntland oo uu ka mid yahay C/raxmaan Faroole. Waana safarkii ugu horreeyay ee uu Seekh Shariif ku tago Puntland tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya. Maamulka Puntland iyo DKMG ah ayaa waxaa u dhexeeyay xilliyadii ugu dambeeyay khilaafyo, waxaana khilaafkoodu uu soo billowday sannadkii hore, kaddib markii uu maamulka Puntand ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay ka baxday heshiis ay ku kala saxiixdeen magaalada Gaalkacyo. Sheekh Shariif iyo Faroole ayaa lagu wadaa inay si qoto-dheer uga wada hadlaan shirka wadatashiga ah ee lagu wado inuu ka dhaco gudaha dalka, iyadoo DKMG ah ay doonayso in shirkaas uu ka dhaco Muqdisho, halka Puntland ay doonayso inuu ka dhaco Garoowe. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa tagay Garoowe Jimcihii lasoo dhaafay, wuxuuna socdaalkiisa ku sheegay mid uu ugu gogol-xaarayo safarka madaxweynuhu uu ku tagay Puntland. Danjire Mahiga ayaa dhawaan Muqdisho ka sheegay in shirka wadatashiga ay uu aad u rajeynayo inuu ka dhaco caasimadda Soomaaliya, balse uu ka warsugayo shir ay ka yeelanayana halka uu ka dhacayo madaxweyne Sheekh Shariif iyo C/raxmaan Faroole. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  18. Madaxweyne Shariif oo ku sii jeeda Magaalada Garowe Diyaar garow ballaaran oo lagu soo dhoweynayo wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta lagu wado inuu booqdo Garowe ayaa soconaya, iyadoo ammaanka si weyn loo xaqiijiyay. Ilo wareedyo ku dhow dhow Xafiiska Madaxtooyada ayaa u sheegay Shabakada Jowhar.com in Madaxweyne Shariif uu saacadaha soo socda uu u baqooli doono Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal. Booqashada Madaxweynaha ayaa waxaa maalintii jimcaha shaaciyay Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas oo labo cisho ku sugan Garowe, kaasoo uu ku sheegay in socdaalkiisa Garowe uu gogol xaar u yahay booqasho Madaxweynaha ku aadi doono. Diyaar garow xoog leh ayaa ka socota Magaalada Garowe oo lagu soo dhoweynayo Madaxweyne Shariif oo markii u horeysay booqan doona Puntland. Lama oga inta ay qaadan doonto booqashada Madaxweynaha, hase ahaatee waxay imaaneysaa xilli Puntland ay horay u dhaliishay siyaasada Madaxweyne Shariif ee ku aadan Maamulkooda. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa soo dhoweeyay booqashada uu ku tagay Garowe Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas. Puntland ayaa horay xiriirka ugu jartay Dowladda Federaalka, iyadoo ka mamnuucay inay deegaanadeeda yimaadaan shaqsiyaadka Dowladda ka tirsan, hase ahaatee waxaa iminka muuqanaya ifafaalo isu soo dhowaan ah iyo xiriir cusub oo labada dhinac u bilowday. http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2562
  19. Jacaylbaro;743128 wrote: That should be an insult to Faroole and his admin. It means Sool not in the hands of Bugland admin anymore. You do realize they all are part of Somalia?
  20. N.O.R.F;743029 wrote: *shakes head* Cheh, does it matter? It kind of does.A friend went back to our old neighborhood. He recognized no one and the culture has completely changed. An old Xamari won't recognize much. Aaliyah...I'm not talking about Qabiil.