Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. MMA....Actually, it was on the border with Kaaraan.
  2. Secessionist questioning people's patriotism. That's rich.
  3. ^If they are killing my people, I could careless what language they speak. They should be paid in kind.
  4. To balance things-they should offer female execs same deal:-)
  5. ^LooooooooooooooL@Somaliland sending peacekeepers-riyo. There's nothing Somali about people who come to kill Somalis in Xamar.
  6. It's not matter of who accepts certificates but how many actually have access to quality education? The number is small and reflective of all of Somalia. Puntland is part of Somalia sxb, its problems are Somalia's problems.
  7. ^You could say that again. I wonder how this recorded in their expense ledger. What's the name of line item...loool
  8. ^Any education system in Somalia can barely be called the best and I doubt it's any better than any other region in Somalia. With its limited resources and lack of institutional capacity, education is lacking in Puntland. Do you do things such to stick in other Somalis' faces?
  9. A&T has managed to drag everyone down with him. The man is genius though I recommend be karbaashed by AS.
  10. Shouldn't such money be invested in more useful thing let's say education.
  11. They might as well got piece of the pie too.
  12. One of the world's biggest insurance companies organised an orgy with prostitutes for its top salesmen at a Hungarian spa. Ergo, a division of German firm Munich Re, has confirmed that this happened in 2007. Gerhard Schneibel, journalist for the media organisation Deutsche Welle, told BBC Radio 5 live: "There was plenty of alcohol and 20 prostitutes there." "They had colour-coded arm-bands, apparently," Schneibel explained to 5 live Breakfast. "One was for regular hostesses, the other was for prostitutes, and the white ribbon was for prostitutes reserved for top management." http://www.bbc.co.uk/news/world-europe-13470731
  13. ^The only difference between Nazis and Americans is who won! Anyway, we have been through this before.
  14. ^There are no mother teresas in Somalia. Everyone supports someone that kills and I am sure you enjoy espressos and lattes in MN.
  15. .Dhanka kale ciyaartaas kadib ayaa waxaa bilaabatay ciyaar kale oo katirsan ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir ee shalay madaxweynaha uu furay oo dhex martay kooxaha Shibis iyo Hurwaa, waxaana 90-ki daqiiqo ay isku mari waayeen 0-0. Intaa kadib ayaa waxaa garsoorihii kulankaasi uu goostay in lagu kala reebo kooxahan Gool ku laad ama Rigoore waxaana guushu ku raacday 4-3. Degmada Shibis
  16. Tartankii Kubadda Cagta Degmooyinka Oo Si Habsami Leh U Socda Iyo Wardhiigleey Oo Ku Guuleysatay Koobka Xuska Munaasabadda Booliiska.SAWIRRO Published on December 19, 2011 by Jayte · 8 Comments · 1,689 views Kadib markii uu shalay furay ciyaaraha 16-ka degmo ee gobolka Banaadir madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa garoonka Stadiom Koonis ka socda hardanka kooxaha degmooyinka gobolka Banaadir. Xafladdii furtaanka shalay kadib ayaa waxaa foodda is daray kooxaha degmooyinka Dharkiinleey iyo Dayniile waxaana guushu ku raacday kooxda degmada Dharkiinleey oo 3-0 ugu awood sheegatay dagmada Dayniile. Maanta ayaa waxaa sidoo kale wada ciyaaray kooxaha degmooyinka Wardhiigleey iyo Xamar JaJabab kuwasoo soo bandhigay ciyaar aad loo jecleystay, waxaana ciyaarti maanta sidoo kale yaallay koob lagu maamuusayay sanadguurada 68-aad ee aas aaska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed kaasoo lasoo dhex dhigay kooxihii maanta ku balansanaa ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir. Markii labada koox ee degmooyinka Wardhiigleey iyo Xamar JaJab ay isku mari waayeen 0-0 waqtigii loogu talagay ayaa garsoorihii kulankaasi waxa uu dhigay gool ku laabdyo ama Rigooroyin, waxaana 5-4 guushu ku raacday kooxa kubadda cagta degmada Wardhiigleey. Koobkii lagu maamuusayay sanadguurada 68-aad ee aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa la carraabay kooxda degmada Wardhiigleey, waxaana gaba gabadii kulankaasi koobka guddoonsiiyay guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ahna kusimaha guddoomiyaha gobolka mudane Cali Axmed Guure. Munaasabaddasi koobka lagu guddoonsiinayay kooxda degmada Wardhiigleey ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo uu ugu horeeyo guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya mudane Siciid Maxamed Nuur (Siciid Mugaambe), taliyaha Akadeemiyada Jeneral Kaahiye mudane Axmed Dayib Axmed Dhagacaleen iyo masuuliyiin kale oo katirsan ciidanka Booliska Soomaliyeed. Dhanka kale ciyaartaas kadib ayaa waxaa bilaabatay ciyaar kale oo katirsan ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir ee shalay madaxweynaha uu furay oo dhex martay kooxaha Shibis iyo Hurwaa, waxaana 90-ki daqiiqo ay isku mari waayeen 0-0. Intaa kadib ayaa waxaa garsoorihii kulankaasi uu goostay in lagu kala reebo kooxahan Gool ku laad ama Rigoore waxaana guushu ku raacday 4-3. Degmada Shibis. Ciyaartii ay soo bandhigeen kooxaha degmooyinka Shibis iyo Hurwaa ayaa aheyd mid jilbaha la isaga murxay oo dhowr jeer Rigoorayaashii xitaa la isku agdhacay, oo barbaro ay wada galeen, waxana dad weynihii kasoo qeyb galay daawashada ciyaartaasi ay ku tilmaameen kulan darbi ah. Taageerayaasha kooxaha maanta ciyaaray ee Wardhiigleey Vs Xamar Jajab iyo Shibis Vs Hurwaa, ayaa buuxdhaafshay garoonka kubadda cagta ee Stadiom Koonis ee degmada C/Casiis kuwasoo watay astaamaha calamada degmooyinka iyo gurbaano ay ku dhiiri galinayeen kooxaha ay kala taagersan yihiin. Maamulka gobolka Banaadir oo kaashanaya xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa soo qaban qaabiyay ciyaaraha 16-ka degmo ee gobolka Banaadir, iyadoona kooxdi mar qura laga badiyo ay gabi ahaanba isaga hareyso tartanka. Tartankan ciyaaraha degmooyinka oo lagu wado inuu socdo muddo 10-maalmood ah ayaa waxaa maalinta bari ah lagu wadaa iney foodda is daraan kooxaha degmooyinka Yaaqshiid Vs Kaaraan iyo ciyaarta dambe oo ay isku arki doonaan kooxaha degmooyinka Waabar Vs Hodan. Dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si xoogan usoo dhoweeyay ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir iyagoona uga mahad celiyay masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed qaban qaabada iyo qabashada ciyaaraha degmooyinka. Updates
  17. ^Yeah Yeah...... MMA.....Hotel Guuleed Hiliwaa ma,aha ee yeelyeelka iskadaa. I was born in Shibis lived in Yaaqshiid, my support goes to both:-) Where's ciyaal Waaberi....?