Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,789
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    273

Everything posted by Che -Guevara

  1. Jacpher...It's more of cleanser thread ninyahow to mask the shame and humiliation.
  2. Jacpher;769467 wrote: The title should read My Tuulo Is Better Than Yours . . You get wrong mate.
  3. NGONGE;546154 wrote: Kashafa is talking sense. He has not changed his stance and is sticking to his principles (rightly or wrongly). Of course, though I believe the group he supports will eventually implode, I cannot see what the difference in positions is today. Sh. Hotel is doing exactly what AY was doing and, therefore, logic dictates that those who opposed AY will readily oppose Sh. Sharif! Mese sheekadiino waa qabiil? LooooooooooooooooooooooooooooooL
  4. Somalina;769454 wrote: Why don't you post pics of your deegaan instead of spewing cantarabarash on this beautiful thread. Get lost and take Shababi shoe shiner with you. loool....touchy touchy
  5. Som@li;769448 wrote: the newest Ethiopian colony looks good How dare you...We are only using the Ethiopians:-)
  6. ^LooooooooooooL...He's treacherous b@stard but he was no hypocrite. Same can't be said about Sharif.
  7. Ahlu Sunna Oo Codsatay Inay Hogaamiso Dagaalka Ceelbuur Iyo Sarakiisha Itobiya Oo Diiday Galgaduud: HN: Dagaalaka galabta ka biloeday galgaduud ayaa ahaa in saaka uu bilowdo oo galabnimaba la qabsado magaalada CeelBuur ee Al-shabaab aadka ugu xoog badan yihiin, waxaase arinka dib u dhigay kadib markii saraakiisha hogaamisa ururka Ahlusunna aay saraakiisha ciidamada Itoobiya ka codsadeen inay iyagu hogaameiyaan dagaalka looga soo horjeeda Al.-shabaab ee Galgaduud. Ciidamada Itoobiya ayaa maanta duhurkii waxay jawaab cad ka siiyeen in ciidan Itoobiya uusan amar ka qaadaneyn cid aan Itoobiyaan ahayn sidaa daraadeed hadii dan idiinku jirto dagaalka dhinaciina ka soo gala markaan magaalada qabanana amaba guud ahaan gobolka waanu idinku wareejin doonaa.’ Ahlu sunna ayaa markii dabme waxay ku qasbnanaatay inay ogolaato goáanka saraakiisha Itoobiya ee hogaaminaya howl galka ka dhanka ah Al-shabaab. Howlgalka ayaa saraakiil goobjoog ahi sheegeen in uu hakadkaa ku yimid waxaase la filayaa in bari uu sidii loogu tala galay uu ku sii socdo. http://www.hiiraannet.com/?p=12502
  8. Ahlu Sunna Oo Codsatay Inay Hogaamiso Dagaalka Ceelbuur Iyo Sarakiisha Itobiya Oo Diiday
  9. MMA....They are Zenawi as their overlord. Somali...Osman is honest in his assessment. Maybe that's good starting point. The road to freedom starts with the realization that are oppressed and humiliated in your own land or in our lands. it's sad how Somalis celebrate humiliation.
  10. Carafaat....AS could only be defeated by Somalis, employing foreign forces is counterproductive and the last 20 years is the proof we need. What we will make all more difficult is that Kenya and Ethiopia are pursuing their interest which is not necessarily in line of the TFG's. The lack of sincere leadership at TFG is also contributing to this mess. Apart from the mess they will create, my objection to Ethiopia is determined by the crimes they committed in Somaligalbeed, Xamar and elsewhere and the complete indifference to anything Somali. Any Somali that believes Ethiopia will be help them is sincerely misguided or pursuing personal interest. I would side with any Somali including ONLF, AS or secessionists over Ethiopia. They is only interested in chaotic Somalia that's each other's throat. Osman...Noted and in complete agreement.
  11. ^You are making alot of sense today Osman :-) Carafaat...Twenty years of foreign intervention didn't bring peace, expecting different outcomes is just insane and not mention inviting Somalia's arch enemies who committed so much crimes in Xamar and Somaligalbeed. These are same that desecrated our mosques, raped women and carpet bombed our capital.
  12. Xaaji Xunjuf;769333 wrote: Magaci maraykanku u bixin jireen markay dalalka islaamka galayaan oo kale bay la baxeen lol LoooooooooL
  13. Fighting over who's Woyane's favorite pet. "Waa waxba kama jiraan sheegashada dowladda KMG iyo Ahlu Sunna Waljameeca, magaalada Beledweyne waxaa gacanta ku haya xoogagga maamulka Dooxada Shabeelle oo gacan militari ka hellaya ciidamada Itoobiya, sidaa daraadeed micno badan malaha in warbaahinta laga sii daayo hadalo aan sal laheyn ayuu yiri,’’ Max’ed Nuur Gaga-joof oo warfaafhinta u qaabilsan maamulka Dooxada Shabeelle
  14. Johnny.....Do you in heart of heart believe Amharas and Kikuyu will free Somalia for you? Get real! Carafaat.....Maxaa isbadalay?
  15. " frameborder="0" allowfullscreen>
  16. Maamulka Dooxada Shabeelle oo waxba kama jiraa ku tilmaamay hadallo kasoo yeeray Dowladda KMG iyo Ahlusunna Axad, Jannaayo 01, 2012 (HOL) − Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay maalintii shalay dagaalladu ka dhaceen magaalada Beledweyne islamarkaana xoogagga Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab gacantooda ka baxday magaalada, waxaa ay warbaahintu siweyn ugu jahwareertay rasmi ahaa cida gacanta ku heysa magaalada marka laga raabo ciidamada dowladda Itoobiya. Dowladda KMG, maamulka Ahlu Sunna Waljameeca iyo Dooxada Shabeelle ayaa si wada jir ah uga hadllay dagaallkii maalintii shalay iyadoo mid walba oo ka mid ah uu gaar u sheegtay in ay iyagu gacanta ku hayaan. Wasiirrka warfaafinta maamulka Dooxada Shabeelle Max’ed Nuur Caga-joof ayaa isaga oo ku sugan magaalada Beledweyne waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar saacadihii aynu soo dhaafnay warbaahinta laga sii daayay kuwaasoo sheegay in dowladda KMG iyo Ahlu Sunna Waljameeca qeyb ka yihiin xoogagga la wareegay magaalada Beledweyne. "Waa waxba kama jiraan sheegashada dowladda KMG iyo Ahlu Sunna Waljameeca, magaalada Beledweyne waxaa gacanta ku haya xoogagga maamulka Dooxada Shabeelle oo gacan militari ka hellaya ciidamada Itoobiya, sidaa daraadeed micno badan malaha in warbaahinta laga sii daayo hadalo aan sal laheyn ayuu yiri,’’ Max’ed Nuur Gaga-joof oo warfaafhinta u qaabilsan maamulka Dooxada Shabeelle. Waxaa uu intaa ku darray in aan marnaba la arki karin cid ka aan ka tirsaneyn maamulka oo hub ku dhax sidata gudaha magaalada, isaga oo sheegay in cidii lagu arko hub sharci darro ah maamulku talaabo ka qaadi doono. "Shacab-ka waxaa ku wargalineynaa in ay laamaha nabad-galyada la soo xiriiraan haddii ay arkaan arrimo nabad-galyada wax u dhimi kara, waxaana ugu baaqeynaa dadku in ay dib u furtaan goobahooda ganacsiga,’’ ayuu yiri,’’ Max’ed Nuur Caga-joof. Hadalka ka soo yeeray maamulka Dooxada Shabeelle ee maalintii shalay la wareegay gacan ku heyntan magaalada Beledweyne iyaga oo kaashanaya dowladda Itoobiya, ayaa ku soo beegmaya xili saacadihii aynu soo dhaafnay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Ahlu Sunna Waljameeca siyaabo kala duwan u sheegteen in ay la wareegeen magaalada Beledweyne. Gudaha magaalada ayaa lagu dhax arkayaan gawaarida dagaallka oo ay ku asteysan tahay calaamada u gaarka ah maamulka Dooxada Shabeelle, kuwaasoo ku sugan saldhiga baliiska, xarunta maamulka gobollka, iyo xabsiga magaalada. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaaliya
  17. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka amar qaadanayaan Dowladda KMG ah Axad, Jannaayo 01, 2012 (HOL) − Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee soo galaya Soomaaliya ay ka amarqaadanayaan dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in hoggaanka dagaalka ay hayso xukuumadda Soomaaliya. Xuseen Carab oo wereysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in DKMG ah ee Soomaaliya ay weydiisatay dalalka gobolka oo ay Itoobiya ku jirta inay gacan ka siiyaan sidii lagu soo celin lahaa ammaanka guud ee dalka. "Dalka Itoobiya wuxuu ka mid yahay dalalka aan weydiisanay inay gacanta nagu siiyaan sidii dalka ammaankiisa lagu soo celin lahaa," ayuu yiri wasiirka difaaca ee Soomaaliya, isagoo xusay in soo gelintaanka Itoobiya ay tahay mid ay og-yihiin. Su'aalo ku saabsan inta ay dalka ku sugnaanayaan iyo tiradooda oo la weydiiyay ayuu ka gaabsaday isagoo sheegay in howlgalku uu billow yahay isaguna uusan hadda ka jawaabi karin su'aalaha la weydiinayo. Kumannaan askarta Itoobiya ah oo wata gaadiid dagaal ayaa waxay shalay weerar ku qaadeen degmada Baladweyne iyagoo ka qabsaday Xarakada Al-shabaab oo gacanta ku haysay, waxaana wehliya ciidammo ka kala tirsran DKMG ah, Ahlusunna iyo maamulka dooxada Shabeelle. Afhayeenka xukuumadda Itoobiya Bereket Simon oo saxaafadda la hadlay ayaa isna sheegay in ciidamadoodu ay ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya si ay u caawiyaan dowladda KMG ah oo weydiisatay in gacan laga siiyo tallaabo adag oo ay doonayso inay ka qaaddo Al-shabaab. Xarakada Al-shabaab ayaa iyaguna xaqiijiyay inay ka baxeen degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, iyagoo sheegay in sababta ay magaaladaas uga baxeen ay sal ku leedahay xeelad dagaal Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  18. Afhayeenka Itoobiya oo sheegay in Ciidamadoodu ay galeen Somaaliya si ay u caawiyaan DKMG oo gacan weydiisa Axad, Jananayo 01, 2012 (HOL) − Afhayeenka dowladda Itoobiya, Bereket Simon oo wareysi gaar ah siiyay BBC-da ayaa sheegay in ciidammo badan oo Itoobiyaan ay gudaha u galeen Soomaaliya si ay uga jawaabaan codsi uga yimid dowladda KMG ah ee Soomaaliya kaasoo ah in gacan laga siiyo dagaalka ay kula jirto Al-shabaab. Bereket Simon, wuxuu sheegay inuusan sheegi karin tirada dhabta ah ee galay Soomaaliya balse wuxuu sheegay in tirada sugan ee ciidamada uusan sheegi karin balse ay yihiin ciidammo lixaad leh oo gudan kara mas'uuliyadooda. "Sida la ogyahay dowladda KMG ah ee Soomaaliya waxay billowday howlgallo ay Al-shabaab tallaabo adag uga qaadayso si ay u soo celiso ammaanka howlaha gargaarkuna ay u billowdaan. Itoobiya waxay ka mid tahay dalalka ay DKMG ah weydiistay inay ka caawiyaan dhinaca milateriga, waana taas sababta aan u galanay Soomaaliya," ayuu afhayeenka Itoobiya kaga jawaabay su'aal ahayd sababta ay u galeen Baladweyne. Afhayeenka waxaa la weydiiyay su'aal kale oo ahayd: In dadka ku nool Hiiraan ay sheegeen in ciidamada Itoobiya ay wadaan dagaalka xooggiisa oo arrintoodu ka badan tahay faragelin? Wuxuuna kaga jawaabay: "Maya... aasaasiyan waa DKMG ah cidda howlgalka billowday, balse iscaabintii nooga timid meelihii aan ku aadnay si wanaagsan ayay ciidamadeennu wax uga qabteen, halkaas ayaana ka howlgalaynay, innagoo raacayna baaqa DKMG ah." Su'aal kale oo ahayd muddada ay joogayaan Soomaaliya ayuu kaga jawaab celiyay: "Taariikhda dhow ayaa markhaati ka noqonaysa inta aan doonayno inaan sii joogno Soomaaliya waana wax ku xiran rabitaankeenna, waxaan ula jeedaa Itoobiya si toos ah uma galayso dagaallada ka socda Soomaaliya, balse howlgalku wuxuu soconayaa inta laga maarmaanka ah." Ugu dambeyn, su'aal la weydiiyay oo ah in Mareykanka ay kala tashadeen arrinta ay ku galeen Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in sugidda ammaanka geeska Afrika ay tahay mid u taalla gobolka, waana mid dan guud ah innaga iyo Mareykankana waan ka mideysannahay, la tashigana waa arrin caadi ah. Kumannaan askarta Itoobiya ah oo kaashanaya ciidammo Soomaali ah ayaa shalay waxay la wareegeen gacan ku haynta degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaddib dagaal culus oo ay la galeen xoogaggii Xarrakada Al-shabaab ee ka talinayay. Dhanka kale, dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa iyaduna xaqiijisay in ciidamada Itoobiya ay gacan ku siinayaan dagaalka ay kula jirto Xarakada Al-shabaab, iyadoo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya uu sheegay inay billowdeen howgallo lagu soo celinayo ammaanka guud ee Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  19. Yesterday's mujahids, today's collaborators...what hypocrite Sharif is worse than Yeey in many ways.
  20. Jiiroow Bakaal;769190 wrote: General Duke of 2012 LoooooooooooooooooooL
  21. Abtigiis...You are missing the point. Somalia's sovereignty has already been breached many times over but here this is militia in the name of of Shabelle and Ahlu Sunnah answerable only to Ethiopians but entering Somalia under the guise of helping the TFG and crushing AS. Do you seriously think Azania in the Jubbas, Horn's boy from Gedo, and Ahlu Sunnah will answer to the TFG once they captured those with the considerable help with of Ethiopians and Kenyans?