-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Christopher Hitchens, signs his book that denies the existence of God
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
I think we are failing to see bigger picture-the man was mouthpiece neacons who are responsible for the deaths of hundreds thousands of people. He went out of his way to advance this cause. That should be his legacy. Whether he believes is beside the point and matters little now. -
^I'm not sure what's upsetting you?
-
Narrowing the political space for any group is always a mistake.
-
Newsnight: Oppression reach Shocking levels in Ethiopia
Che -Guevara replied to Abu-Salman's topic in Politics
I met one of the women in the report. Her story is simple heart-breaking. Rape is just of part of life in the region! -
This man is not ready for politics and if the rest of his party shares his sentiment, they will cause uncesseary choas.
-
Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif iyo wafdi uu hoggaaminay oo gaaray Magaalada Garoowe ee Puntland Isniin, December 19, 2011 (HOL) − Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, si uu uga qaybgalo shirka lagu wado inuu ka furmo maalinta berri ah. Sheekh Shariif iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay saacadaha soo socda gaaraan Garoowe, iyadoo ay halkaas ka socoto qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga ka socda DKMG ah ee ka qaybgalaya shirka wadatashiga ah ee Garoowe. Kulankan oo ay soo qabqaabisay Qarammada Midoobay ayaa lagu wadaa in looga hadlo meel marinta qodobbadii lagu gaaray wajigii koowaad ee shirkan oo ka dhacay Muqdisho bishii September ee sannadkan. Ammaanka magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa aad loo adkeeyay iyadoo dadweyne badan oo loogu loogu talogalay inay soo dhaweeyaan madaxweyne Sheekh Shariif ay dhooban yihiin hareeraha waddooyinka Puntland. Sidoo kale, mas'uuliyiin ka tirsan Villa Soomaaliya oo ku sugan Garoowe ayaa waxay u sheegeen warbaahinta in ammaanka aad loo adkeeyay, iyadoo madaxweynaha Puntland uu shacabka ugu baaqay inay qayb ka qaataan adkeynta ammaanka inta uu shirku socdo. Maamulada Ahlusunna, Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb ayaa lagu wadaa inay shirkan ka qaybgalaan, iyadoo shirka diiradda lagu saari doono sameynta dastuurka iyo sida looga gudbi karo xilliga KMG ah ee ay dowladda Soomaaliya ku shaqeyso. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Madaxweyne Sharif oo daqiiqadaha soo aadan ka dagayo magaalada Garoowe Madaxweynaha Dowlada FKMG Soomaliya Shariif Shiiq Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa daqiiqadaha soo aadan la filayaa in ay ka dagaan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Madaxweynaha ayaa waxaa wafdigiisa ka mid ah wasiiro iyo xildhibaano ka mid ah kuwa baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ay ka amba baxeen maanta garoonka caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. Ujeedada socdaalka madaxweynaha ee Garoowe ayaa ah sidi ay uga qeybgali lahaayeen wajiga labaad ee shirka wadatashiga Soomaaliya oo la filayo in uu ka furmo magaalada Garoowe. Waxaa si weyn loo adkeeyey amaanka magaalada Garoowe iyadoo dadweynahana lagu diyaariyey wadada dhexmarto magaalada si ay usoo dhaweeyaan madaxweynaha oo amaankiisa gaarka ah ay sugayaan ilaaladiisa qaaska ah oo isugu jira Soomaali iyo AMISOM. Madax uu ku jiro madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa hada ku sugan garoonka diyaaradaha si ay usoo dhaweeyaan madaxweyne Shariif. Horseed Media
-
^Not in the time being but I'm hoping to go to Xamar next year. Funny people condemning Kim yet not questioning the hundreds of thousands of Iraqis killed by Yankees. I guess morality is framed and decided by the powerful.
-
^We had good run and it suppose to be mild winter compared to last year-we can tolerate few cold days.
-
Hi Juxa, Hello Habo, Finally Winter has arrived in Boston.
-
Salaam, Last night, I watched the most gory Japenese movie yet.
-
Seriously MMA...?
-
Yaa isxoreynaayo, oo isa sharaxaayo
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
If that works for them, great! -
source
-
Dear leader " frameborder="0" allowfullscreen>
-
^LooL....why do you wanna kill him? AUN marxuumka.
-
Madaxweynaha DFKMG oo furay ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir… Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir oo daaha looga qaadayay ciyaaraha degmooyinka ayaa waxaa xariga kajaray mudane Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya. Halkan ka daawo Sawirada…. Munaasabaddani oo aheyd mid caalami ah ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin fara badan oo katirsan dowladda kooxaha ciyaartooyda 16-ka degmo ee gobolka Banaadir, kooxda baambeyda, haweenka iyo dhalinyarada degmooyinka gobolka oo dhan iyo marti sharaf kale. Waxaana ugu horeynti munaasabaddaasi dhoola tus dadweynihii kasoo qeybgalay ay jecleysteen soo bandhigay kooxi ka kala socday 16-ka degmo ee gobolka Banaadir oo ay wehliyeen kooxda Baambeyda, waxaana socod dheer ay kusoo mareen gudaha garoonka Satdiom Koonis ee magaalada Muqdisho. Xafladda ayaa waxaa furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya mudane Shariif Sheekh Axmed oo kubaddii lagu ciyaari lahaa cirka utuuray kadibna waxaa sacab iyo sawaxan lagu soo dhoweynayay furitaanka ciyaaraha degmooyinka ee madaxweynuhu furay. Intaa kadb waxaa bilowday qudbadihii madaxda oo uu ugu horeyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ku dheeraaday baahida loo qabo is dhex galka bulshada iyo degmooyinka gobolka si amaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho wax weyn looga baddalo. Madaxweynaha Jamhuudiyadda Soomaliya mudane Shariif Sheekh Axmed oo munaasabaddaasi hadalo qiimo badan kasoo jeediyay ayaa dhankiisa tilmaamay baahida loo qabay ciyaaraha degmooyinka isagoona guul u rajeeyay ka qeyb galayaasha dhamaan 16-ka degmo ee gobolka Banaadir. Maamulka gobolka Banaadir ayaa wada barnaamijyo badan oo lagu horumarinayo adeegyadii bulshada ee ku burburay dagaaladii sokeeye. Waxaa soo tebiyey: Mohamed Yusuf Press Officer office of the Mogadishu Mayor, Tel: +252 699 407 191, +252 615 182 797. Mogadishu-Somalia. source
-
more pics
-
Let the Games Begin MMA, Tuujiye n KK-pick your teams:-)
-
Christopher Hitchens, signs his book that denies the existence of God
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
^The man who supported right wing nutters want a better world?