Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,789
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    273

Everything posted by Che -Guevara

  1. There are no sufficient TFG militias. Any vacuum left by the Ethiopians will be filled by tribal militias and Ahlu Sunnah, both of which pledge no allegiance to the TFG, it's the same in Kismayo front and Gedo front, neighbors using local militias under the cover of aiding the TFG.
  2. ^You mean AMISOM will instruct him to say few encouraging words. According to Jowhar.com, Ethios are searching every home, a practice they have perfected in Somalia Galbeed and Xamar where they kill people arbitrarily.
  3. ^It looks like it but I wonder how he would explain his acceptance to Ethios in Somali soil?
  4. ^Maxaan ka,aqaan you are the one hell bent on reconciliation and high on optimism but your posts here are neither optimistic nor conciliatory.
  5. Ethiopian troops capture Beledweyne from Somalia militants Ethiopian forces have captured the central Somali town of Beledweyne from al-Shabab Islamist militants. Al-Shabab said its forces were surrounding the town after making what it called a planned withdrawal. Eyewitnesses said armoured vehicles and heavy artillery were used in the attack, which Ethiopia said was made at the request of the Somali government. Somalia's prime minister meanwhile announced an operation "to liberate the tyranny of... al-Shabab from Somalia". "Early this morning, the Somali National Army recaptured some al-Shabab-occupied territories engaging the enemies in Hiiraan and other regions of the country," said Abdiweli Mohamed Ali, head of Somalia's Transitional Federal Government (TFG) "We are officially requesting for momentous support from neighbouring countries such as Ethiopia and the international community at large to assist the Somali people and its government with this historic operation." 'Planned withdrawal' Al-Shabab fighters withdrew from Beledweyne after a fierce hours-long battle in which local residents had joined "the Mujahideen" to fight against more than 3,000 Ethiopian troops, according to messages posting on a twitter account reportedly run by al-Shabab's press office. "Sheikh Abu Mus'ab, HSM Military Spokesman, has declared a planned withdrawal from the city and Mujahideen are now surrounding the city," read a tweet posted around 11:30 GMT on Saturday. Twenty people were killed in the fighting, a BBC Somali reporter said, mostly Ethiopian troops and al-Shabab fighters. Beledweyne is a strategic town near the Ethiopian border on the road to Somalia's capital, Mogadishu. It was through the town that Ethiopia entered the country during 2006 and from it that its troops were driven in 2008, finally withdrawing back into Ethiopia, says BBC Africa analyst Martin Plaut. An Ethiopian government spokesman, Bereket Simon, told the BBC's Newshour programme: "The TFG has called on neighbouring countries including Ethiopia to assist this operation militarily so that's why we have entered." Last month, Ethiopia denied that its troops had returned to Somalia - about two years after they withdrew after suffering heavy casualties. The AU has about 9,000 troops in Mogadishu under a UN Security Council mandate to battle the al-Qaeda-linked group. Foreign military intervention in Somalia is intended to prevent al-Shabab from overthrowing the weak interim government led by Somalia's President Sheikh Sharif Ahmed - a moderate Islamist. Al-Shabab announced a "tactical withdrawal" from Mogadishu in August after fierce fighting with AU forces. AU commanders in Somalia say they need about 20,000 troops to hold on to territory captured from al-Shabab. Somalia has not had a functioning central government for more than 20 years and has been wracked by fighting between various militias. BBC
  6. Xaalada Beledweyne oo galabta xasiloon kadib dagaalo culus oo maanta ka dhacay Waxaa xasiloon xaalada magaalada Baladweyne kadib dagaalo saakay ilaa duhurkii ka dhacayey duleedka iyo gudaha magaalada. Dagaalada oo u dhaxeeyey ciidamo Itoobiyaan ah iyo Soomaali is garabsanaya iyo dagaalyahanada Al Shabab ayaa kusoo gaba gaboobay ugu danbeynti in magaalada ay gacanta u gasho ciidamadi Itoobiyaanka ahaa. Inta la ogyahay 20 ruux oo dhinacyadi dagaalmayey u badan ayaa ku dhimatay, sidoo kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu jiro qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dadka rayidka ah. Sarkaal u hadlay ciidanka dowlada oo lagu magacaabo Gaashaanle C/laahi Bare Cilmi ayaa u sheegay wariyaasha isaga oo ku sugan Baladweyne in magaalada ay si buuxda gacanta ugu hayaan xaaladana ay hada dagantahay. Afhayeen u hadlay Al Shababab oo la yiraahdo C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in ay uga baxeen magaalada xeelado dagaal, isaga oo wacad ku maray in dagaal uu hada bilow yahay dibna uga qabsan doonaan ciidamada Itoobiyaanka. Wararki ugu danbeeyey ee aanu heleyno galabta dhankaasi iyo gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in dhaawacyadi Al Shabab la dhigay deegaanka Halgan oo qiyaastii 80-km u jirto magaalada Baladweyne. Horseed Media
  7. You mean our friend Norf could be orphaned soon...
  8. Strictly speaking, no privacy is being violated. Perhaps we could discuss the advantages and disadvantages of recycling news that perpetuates a negative of Somalis?
  9. Ciidammo Itoobiyaan iyo kuwo Soomaali ah oo saakay weeraray Degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Sabti, December 31, 2011 (HOL) − Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa saakay oo Sabti ah aroortii hore weerar ku qaaday ciidammo Itoobiyaan ah oo ay wehliyaan kuwo Soomaali iyadoo dagaalladu ay ka billowdeen deegaanno ku dhow degmada Baladweyne. Inkastoo aan la sheegin karin khasaaraha ay dagaalladu geysteen ayaa haddana waxay wararka laga helayo degmadaas sheegayaan in dagaalku uu ku dhawaaday Baladweyne, haddana uu ka socdo buurta janta kuundishe oo bariga magaalada ku taalla. "Dagaalku wuxuu qarxay 6:30 aroornimo ee saakay, waana mid culus oo hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo, dadkuna way isaga cararayaan magaalada," ayuu yiri goobjooge Baladweyne ku sugan oo la hadlay HOL. Goobjoogaha oo codsaday inaan magaciisa la sheegin ayaa hadalkiisa ku daray in xoogagga Al-shabaab ay dib ugu soo guranayaan magaalada Baladweyne lana xiray gabi ahaan ganacsiga, iyadoo la arkayo dadka oo si firxad ah uga baxaya magaalada. "Xaaladdu waa mid darran, dagaaladuna waa kuwo marba marka ka dambeeya soo kordhaya... xoogagga Al-shabaab waxay kusoo laabanayaan gudaha magaalada lamana saadaalin karo xaaladdu siday isku bedeli karto," ayuu hadalkiisa ku daray. Saraakiil u hadlay ciiidammada Soomaalida ah oo taabacsan dowladda KMG ah ayaa sheegay in dagaalku uu ka socdo daafaha magaalada Baladweyne qorshahooduna uu yahay inay la wareegeen degmadaas oo ay ka taliso Al-shabaab, iyagoo xusay inaysan jirin ciidammo Itoobiyaan ah oo dagaalka u wehliya. Balse goobjoogayaal ku sugan deegaanka Ceelgaal ayaa xaqiijiyay inay dagaalka ka qaybqaadanayaan ciidammo Itoobiyaan ah. Iyagoo sheegay inay arkeen gaadiidka dagaalka ee ciidamada Itoobiya oo dagaalka ka qayb ka ah. Xarakada Al-shabaab oo aan si faahfaahsan uga hadlin dagaaka ayaa iyaguna sheegay in dagaaku uu socdo, ayna iska caabinayaan ciidamada Soomaalida ah iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee la socda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  10. Dagaal ka Socda Duleedka Beledweyne Ciidamada dowladda ku meel gaarka oo ay wehliyaan ciidamda dalka Ethiopiya ayaa lagu soo waramayaa iney duulaan ku qaadeen saakay baro ku yaala duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay gacanta ku hayeen ciidamada Al-shaba. Dagaal xooggan ayaa lagu soo waramayaa inuu halkaasi ka socdo, iyadoo ay madaafiic xoogan ay ku dhaceyso qeybo ka mid ah beledweyn oo ku dhow dhow Janta Kundishe. Weli lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaana aad u yar faahfaahinta laga helo furanta dagaalka. VOA
  11. Dagaalo saakay ka qarxay hareeraha magaalada Baladweyne Dagaalo xoog leh ayaa ka qarxay saakay duleedka Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa Al Shabab. Dagaalada oo sida la sheegayo ay ka qeybgalayaan ciidamo Ethiopian ah ayaa waxa qaaday ciidanka dowlada oo sadex jiho ka weeraray magaalada. Saraakiisha hogaamineysa ciidanka dowlada ayaa sheegtay in ay qabsadeen garoonka diyaaradaha Ugaas Qaliif iyo buurta Jante Kuwindishe oo 5-km dhanka bari kaga beegan magaalada, hase yeeshee ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka Al Shabab. Madaafiicda ayaa si xoog leh ugu shubmeyso magaalada walow ay u badantahay xaafadaha dhinaca bari oo soo xiga jihada dagaalada xoogooda ay ka socdaan, sida ay inoo xaqiijiyeen dad kala duwan oo aan la xiriirnay. Wasiirka gaashaandhiga dowlada KMG Soomaaliya, Xuseyn Carab Ciise ayaa ku tilmaamay dagaaladan howlgal qorsheysnaa oo ay dajisay dowlada kaasi oo ay lagu doonaya baa lagu yiri in lagu qabto guud ahaan dalka. Wararki ugu danbeyey ee aanu ka heleyno Baladweyne ayaa sheegaya in dad badan ay ka barakaceen guryahooda kuwaasi oo ka baqanaya in dagaalada ay saameeyaan. Horseed Media
  12. Is that Jama Mohamed Ghalib on the right last picture?
  13. ^Leave Cali Naafto alone:-)
  14. Somalina;769010 wrote: Who are they?
  15. Happy New Year to all listed here and to the ones lingering in prisons around the world-May this be a better year for you.
  16. But there were already three parties? So potentially, Faisal Waraabe's party and UDUB could be decommissioned should they failed to make the cut.. ingenious:-)
  17. Are these parties permanent or the number will narrowed down?
  18. Kulan lagu soo Bandhigey Sawiradii Xasuuqii Deegaanka Hosingow ee ay ka geysteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo ka dhacay Muqdisho Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com: Thursday, December 29, 2011 Iyadoo weli ay socdaan Duulaamada Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ka wado qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ayaa Kulan looga hadlayey Xasuuqii ka dhacay Tuuladda Hosingow ee Gobolka Jubadda Hoose ka dib markii Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ay halkaa ka geysteen Xasuuq aad u ba’an kaasoo ay ku dhitneen ilaa iyo laba Toban Ruux oo u badnaa Caruur iyo Haween waxaa ku dhaawacmey ilaa Soddon Qofood Kulankaan oo ka dhacay Guriga yaala Magaaladda Muqdisho ayaa ugu horeyn waxaa halkaa lagu soo bandhigey Sawiradii dadkii ku waxyeeloobey Duqentaas taasoo ay si aad uga argagaxeen dadkii halkaa isugu yimid kuwaas oo qaarkood ay ka soo daadatey Ilmo maadaama dadka la duqeeyey ay ahaayeen dad Maras ah oo ka soo laabtey abaarihii ka dhacay Koofurta Soomaaliya Waxaa kulankaan ka Hadley Deeq Cabdi Rayid , Suldaan Akhyaar Xaaji Carab , Yuusuf Maxamed Ducaale , Cabdiweli Nabhaan iyo Bashiir Axmed Shiikh (Bashiir Daacad) oo dhamaantood sheegey in Duqeyntii ka dhacdey Hosingow ay ahayd mid Xasuuq ah oo ay sheegeen in lagu laayeen dad Maatid ah oo aan waba galabsan kuwaas oo qaarkood ku Dhibaateysan Deegaankii la duqeeyey qaar kale weli Duurka weli ku jiraan Odoyaasha klulanka isugu yimid ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Kenya in ay Magdhow ka bixiso xasuuqaas sidoo kale waxay ka codsadeen Dowladda Federaalka in ay baaritaan ku sameyso Xasuuqii ka dhacay Hosingow welibana Warqad u diraan Maxakamadda Aduunka si loo Maxkamadeeyo dadkii ka dambeeyey xasuuqaas oo ay sheegeen in ayn ahaayeen dad Maati ah oo markii horeba la dhibaateysnaa Abaarihii ka dhacay dalka. Halkan kadaawo masawiro dheeri ah Odoyaasha ayaa waxay ugu baaqeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dibadaha gaar ahaan Jaaliyadda Beesha Shiikhaal in dadkaas la soo gaaraan gargaar deg deg ah maadaama qaarkood weli ku dhibaateysan yihiin Deegaankii lagu duqeeyey oo aan lahayn wax Isbitaal ah qaar kalena ay ku sugan yihiin magaaladda Kismaanyo sidoo kale Odoyaasha waxay sheegeen in qaar ka mid ah dadkaas ay u baahan yihiin in dibadaha lagu soo daaweeyo kuwaas oo ka dhaawacan meelo halis ah. Hadaba cidii dooneysa in ay u gargaarto dadkaas waxay kala soo Xiriiri karaan,Guddigaan oo Magacyadooda kala yihiin Bashiir Axmed Shiikh (Bashiir Daacad ) Deeq Cabdi Rayid Maxamed Shiikh Ismaaciil Telka 00252615191344 Telka 00252615108199 E-Mail bsh_daacad@hotmail.com W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk