Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;767175 wrote: Hodan 4 vs Shibis 0 Hodan oo ku tumatay Shibis! Che, war lee maa wadeenaa. Who is your team now? . See what happens when JB picks a side....loool I blame him for this loss but I still get Yaaqshiid. Val....Noted.
  2. looooool@Hodan...predictable Val Medina is playing under the name Wadajir.
  3. It's not a blame, merely stating a fact. Unfortunately for us, not one segment of the Somali society including the secular intellectuals, culummada, or traditional leaders has mastered enough will to offer a better alternative, Arman is on the spot on this one.
  4. Wareega Koobaad Ee Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Soo Gebogeboobay Iyo Degmooyin Haray.SAWIRRO Published on December 22, 2011 by Jayte · 8 Comments · 2,341 views Waxaa wali si habsami leh uga soconaya garoonka kubadda cagta Banaadir Stadiom ciyaaraha 16-ka degmo ee gobolka Banaadir, ayaa waxaa maanta soo gaba gaboobay wajigii koobaan ee ciyaarahaasi. Kadib kulan xiiso badan oo galabta isku arkay ciyaartoyda degmooyinka Wadajir Vs Xamarweyne , waxaana kulankaasi uu ahaa mid xiiso iyo xamaasad badan watay iyadoona ciyaartaasi ay usoo daawasho tageen guddoomiye yaasha degmooyinkaasi oo ay wehliyeen boqolaal taageero yaal ah. Ku waasoo buux dhaafshay garoonka kubadda cagta ee Banaadir Stadiom, waxaana ciyaartaasi ay kusoo idlaatay 3-0, oo ay guusku ku raacday kooxda kubadda cagta Wadajir oo 3- ugu awood sheegatay kooxda degmada XamarWeyne. Markii ay ciyaartaasi soo gaba gaboowday ayaa guddoomiyaha degmada Wadajir mudane Axmed Xasan Caddoow (Axmed Daaci) waxa uu abaal marin usiiyay ciyaartoyda degmadiisa lacag dhan 500$, isagoona ku guddoon siiyay abaal marintaasi gudaha garoonkaasi kadib markii ay ciyaarta dhamaatay. Ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir oo noqday kuwo soo jiita taageerayaal gudaha magaalada Muqdisho iyo dibaddaba kuwasoo maalin katsa ay usoo daawasho tagaan boqolaal taageerya yaal, halka kumanaan kale oo ku nool daafaca caalamkana ay kala socdaan warbaahinta kala duwan. Wareegii koobaad ee ciyaarahaasi ayaa maanta gaba gaboobay, iyadoona ay soo baxeen 8-degmo oo kala ah. Dharkiinleey, Shibis, Wardhiigleey, Hodan, Wadajir, Waabari, Yaaqshiid, iyo Howl-wadaag, waxaana la filayaa in maalinta bari ay uu biloowdo wareega labaad ee ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir. Waxaana bari daah furi doona wareega labaad ee ciyaarahaasi degmooyinka kala ah Wardhiigleey VS Hodan, oo ciyaarta hore wada hardami doona, halka ciyaarta dambana ay isku arki doonaan kooxaha kubadda cagta degmooyinka Dharkiinleey VS Shibis. Amaanka garoonka kubadda cagta Banaadir Stadiom oo ah halka ay ka socdaan ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoona ay ku sugan yihiin cutubyo katirsan ciidamada Booliska Soomaaliya, waxaana galab walba usoo daawasho taga dadweynaha ku dhaqan magaalda Muqdisho iyo gobolada ku xeeran. Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo daafaha caalamka ayaa si isku mid ah usoo dhoweeyay qabsoomidda ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir, waxeyna intaa ku dareen in ciyaarahan ay qabsoomayaan xiligii loo bahnaa. http://radiomuqdisho.net/wareega-koobaad-ee-tartanka-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-soo-gebogeboobay-iyo-degmooyin-haray-sawirro/
  5. ^small world...loool possible we might have been neighbors.
  6. This is an insult to Nazis. Garnaqsi...dam nigga you beat it to me you dam Nazi:-)
  7. ^How's war going on anyway other than killing toddlers and bombing IDP camps.
  8. ^It's not semantics.It's not my fault people constructed new political or social identities when there's none to be made but always ethnic, social and political name for Somalis in Somalia is Somali, if you dispute that, let know me. Again, refer to the above statement about where the responsibility for our failure lies.
  9. ^Last I checked people of Somalia are called Somalis!!!!!!
  10. ^I am not deflecting anything. We Somalis failed period! We only can undo the damage done in the past 20 years.
  11. There are no Winners! Only pitiful existence.
  12. Everyone's interest is represented but Somalia's. Waa naloo qayilay and we are busy with each other.
  13. Reer Naajo were our neighbors in Xamar Go reer Bilaajo Carab-a great singer and great Somali.