-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Dagaal ka Socda Duleedka Beledweyne Ciidamada dowladda ku meel gaarka oo ay wehliyaan ciidamda dalka Ethiopiya ayaa lagu soo waramayaa iney duulaan ku qaadeen saakay baro ku yaala duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay gacanta ku hayeen ciidamada Al-shaba. Dagaal xooggan ayaa lagu soo waramayaa inuu halkaasi ka socdo, iyadoo ay madaafiic xoogan ay ku dhaceyso qeybo ka mid ah beledweyn oo ku dhow dhow Janta Kundishe. Weli lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaana aad u yar faahfaahinta laga helo furanta dagaalka. VOA
-
Dagaalo saakay ka qarxay hareeraha magaalada Baladweyne Dagaalo xoog leh ayaa ka qarxay saakay duleedka Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa Al Shabab. Dagaalada oo sida la sheegayo ay ka qeybgalayaan ciidamo Ethiopian ah ayaa waxa qaaday ciidanka dowlada oo sadex jiho ka weeraray magaalada. Saraakiisha hogaamineysa ciidanka dowlada ayaa sheegtay in ay qabsadeen garoonka diyaaradaha Ugaas Qaliif iyo buurta Jante Kuwindishe oo 5-km dhanka bari kaga beegan magaalada, hase yeeshee ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka Al Shabab. Madaafiicda ayaa si xoog leh ugu shubmeyso magaalada walow ay u badantahay xaafadaha dhinaca bari oo soo xiga jihada dagaalada xoogooda ay ka socdaan, sida ay inoo xaqiijiyeen dad kala duwan oo aan la xiriirnay. Wasiirka gaashaandhiga dowlada KMG Soomaaliya, Xuseyn Carab Ciise ayaa ku tilmaamay dagaaladan howlgal qorsheysnaa oo ay dajisay dowlada kaasi oo ay lagu doonaya baa lagu yiri in lagu qabto guud ahaan dalka. Wararki ugu danbeyey ee aanu ka heleyno Baladweyne ayaa sheegaya in dad badan ay ka barakaceen guryahooda kuwaasi oo ka baqanaya in dagaalada ay saameeyaan. Horseed Media
-
Is that Jama Mohamed Ghalib on the right last picture?
-
^Leave Cali Naafto alone:-)
-
Somalina;769010 wrote: Who are they?
-
May Allah Bless them.
-
Happy New Year to all listed here and to the ones lingering in prisons around the world-May this be a better year for you.
-
This poses so many questions?
-
But there were already three parties? So potentially, Faisal Waraabe's party and UDUB could be decommissioned should they failed to make the cut.. ingenious:-)
-
Are these parties permanent or the number will narrowed down?
-
Kulan lagu soo Bandhigey Sawiradii Xasuuqii Deegaanka Hosingow ee ay ka geysteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo ka dhacay Muqdisho Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com: Thursday, December 29, 2011 Iyadoo weli ay socdaan Duulaamada Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ka wado qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ayaa Kulan looga hadlayey Xasuuqii ka dhacay Tuuladda Hosingow ee Gobolka Jubadda Hoose ka dib markii Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ay halkaa ka geysteen Xasuuq aad u ba’an kaasoo ay ku dhitneen ilaa iyo laba Toban Ruux oo u badnaa Caruur iyo Haween waxaa ku dhaawacmey ilaa Soddon Qofood Kulankaan oo ka dhacay Guriga yaala Magaaladda Muqdisho ayaa ugu horeyn waxaa halkaa lagu soo bandhigey Sawiradii dadkii ku waxyeeloobey Duqentaas taasoo ay si aad uga argagaxeen dadkii halkaa isugu yimid kuwaas oo qaarkood ay ka soo daadatey Ilmo maadaama dadka la duqeeyey ay ahaayeen dad Maras ah oo ka soo laabtey abaarihii ka dhacay Koofurta Soomaaliya Waxaa kulankaan ka Hadley Deeq Cabdi Rayid , Suldaan Akhyaar Xaaji Carab , Yuusuf Maxamed Ducaale , Cabdiweli Nabhaan iyo Bashiir Axmed Shiikh (Bashiir Daacad) oo dhamaantood sheegey in Duqeyntii ka dhacdey Hosingow ay ahayd mid Xasuuq ah oo ay sheegeen in lagu laayeen dad Maatid ah oo aan waba galabsan kuwaas oo qaarkood ku Dhibaateysan Deegaankii la duqeeyey qaar kale weli Duurka weli ku jiraan Odoyaasha klulanka isugu yimid ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Kenya in ay Magdhow ka bixiso xasuuqaas sidoo kale waxay ka codsadeen Dowladda Federaalka in ay baaritaan ku sameyso Xasuuqii ka dhacay Hosingow welibana Warqad u diraan Maxakamadda Aduunka si loo Maxkamadeeyo dadkii ka dambeeyey xasuuqaas oo ay sheegeen in ayn ahaayeen dad Maati ah oo markii horeba la dhibaateysnaa Abaarihii ka dhacay dalka. Halkan kadaawo masawiro dheeri ah Odoyaasha ayaa waxay ugu baaqeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dibadaha gaar ahaan Jaaliyadda Beesha Shiikhaal in dadkaas la soo gaaraan gargaar deg deg ah maadaama qaarkood weli ku dhibaateysan yihiin Deegaankii lagu duqeeyey oo aan lahayn wax Isbitaal ah qaar kalena ay ku sugan yihiin magaaladda Kismaanyo sidoo kale Odoyaasha waxay sheegeen in qaar ka mid ah dadkaas ay u baahan yihiin in dibadaha lagu soo daaweeyo kuwaas oo ka dhaawacan meelo halis ah. Hadaba cidii dooneysa in ay u gargaarto dadkaas waxay kala soo Xiriiri karaan,Guddigaan oo Magacyadooda kala yihiin Bashiir Axmed Shiikh (Bashiir Daacad ) Deeq Cabdi Rayid Maxamed Shiikh Ismaaciil Telka 00252615191344 Telka 00252615108199 E-Mail bsh_daacad@hotmail.com W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
-
Abokor Omar;768849 wrote: Che, you do like sticking your nose in every tight whole possible don't you? If you look carefully at my comment, I did not concen myself with his trip. I just pointed out a simple; only one leader in the whole horn has been legitimately elected by majority of his people, and only he can be considered a leader. The rest are assortment of actors playing roles above there grades.. This is not about Siiraanyo or Sland, you are the one injecting things not relevant to the topic....stay on subject. Thankful....It does seem like frustration, I think XX supported Xisbullah which was left out the parties in Sland, he's taking his anger on others.
-
Dang it but CONGRATULATIONS to DHARKEENLEY.
-
2011: The Year That Saw The Issuing Of Some Of The Weirdest Fatwas
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
^LooooooL...so he essentially doesn't wanna share, greedy *******. -
2011: The Year That Saw The Issuing Of Some Of The Weirdest Fatwas
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
^Wouldn't that make the fatwa issuer gay if every times he consumes any phallic fruit or vegetables, mind you the sinful implications of these eating these is already implanted in his mind. -
Somali Xalimoos for Blacks, Habesha girls for White
Che -Guevara replied to Abtigiis's topic in General
looool@Raamsade Nina....Is friend still married? I remember this woman and I can't recall her nationality. Her husband threatened to take the kids to his homeland, tired of his bluffing, one day she just got up and disappeared leaving with him four kids age ranging from one to 7. You could imagine the shock he had and the responsibility he was left with. He curses her to this date. She became weekend mom. -
^LooooooooooL
-
PRESS RELESE SSC Commission for External Relations
Che -Guevara replied to Duufaan's topic in Politics
^My bad....I thought it was Liibaan who submitted a special request to LSK to ban Somalidiid from Khaatimo threads that started the thread:-)