Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. They are accusing of supporting AS? That picture of the old man is simply SAD!
  2. lool@Beled Weyne n Kismayo, where's Abtigiis?
  3. He mentions Faroole and issue of taxation lool.
  4. ^I don't protest over silly things. Let's not hijack the thread.
  5. oba hiloowlow;909803 wrote: what do they want exactly why are they protesting? That's like asking why the sun rises in the east, Somalis are mucaarad for no reason. Keith has been good to the Somalis, he is second only to the late Congressman Payne, Is anyone from Governor, State House or city there? N how about Al and Amy?
  6. ^Don't insult AS supporters. We create fireworks, not stand in the cold lool
  7. We are experiencing Arctic chill, I could imagine how it's in MNPLs..lool
  8. Are they any silly demonstrators out? Is it the convention center?
  9. I was hoping Horseed or Hiiran had one. Keep us updated!
  10. Oodweyne...You have expressed your views but allow me couple of Qs, are those at top are intentionally undermining Somaliland for purely selfish reasons, or are they simply incompetent or worse closet unionists?
  11. “Maraykanku Muu Odhan Somaliland lama Shaqaynayo, Aqoonsiga Soomaaliyana…” January 18th, 2013 Comments Off Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Mowqifkeeda la xidhiidha Aqoonsiga Maraykanku siiyay Soomaaliya Dubai, (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan siyaasadda cusub ee uu Maraykanku sheegay inay ku aqoonsadeen dawladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta oo maanta u warramay Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada BBC-da, ayaa sheegay inaanay Somaliland saamayn ku yeelanayn xidhiidhka cusub ee uu Maraykanku sheegay inuu la samaynayo, isla markaana kula macaamilayo dawladda Soomaaliya. Waxa kale, oo uu Wasiirku tilmaamay inaanay waxba iska bedeli doonin xidhiidhka Somaliland, Maraykanka iyo beesha caalamkuba, waxaanu *****lka ka qaaday in qaddiyadii ay caalamku hore u sheegeen inay Somaliland iyo Soomaaliya mid walba ula macaamilayaan gaar ahaantood aanay saamayn ku yeelan doonin aqoonsiga uu Maraykanku siiyay Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu Wasiirku sheegay in xidhiidhka cusub ee Maraykanka iyo Dawladda Soomaaliya waxtar u leeyahay Somaliland, kaasoo uu tilmaamay inuu dawo ka noqon doono khataraha ammaan-darro ee Somaliland kaga yimaada Soomaaliya. Wasiirka oo arrimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi. “Dawladda Maraykanku wada-shaqaynta ay la leedahay dawladda Soomaaliya anagu waxaanu u aragnaa mid anagana faa’iido noo ah oo khatarta nagaga iman jirtay Soomaaliya ee nabadgelyo darrada iyo xasilooni darradu ka mid tahay, waxaanu rajayn doonaa in arrimahaas yaraan doonaan, laakiin dhinaca kale Maraykanku muu odhan Somaliland lama shaqaynayom, waxa kordhay oo aad u sii badanaya danaynta iyo soo dhaweynta ay caalamku u qabaan Somaliland oo ay ka mid tahay socdaalka aanu hadda ku joogno wadanka imaaraadka oo markii ugu horeysay ay wadamada carabtu albaabadooda iyo siyaasaddooda u fureen Somaliland, bishii hore dawladdo badan oo reer Yurub ah oo ay ka mid yihiin Ingiriiska iyo Denmarka ayaa ku baaqay inay mucaawinooyin dhaqaale oo toos ah ay Somaliland siinayaan, markaa arrimahaas oo dhami waxay muujinayaan in dareenkii iyo wada shaqayntii beesha caalamku ee Somaliland aanu runtii yaraanin ee uu sii badanayo.” Wasiirka oo ka hadlaya qaddiyad wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya waxa uu yidhi. “Midi waxa weeye mawqif mucayin ah oo ay dunidu inta badan qaadato oo ah in arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin arrimo iyaga u gaar ah ka shaqayntoodu, waana masalo siyaasaddeed, laakiin waxa muuqata in shirkii kal-hore caalamka oo dhami isugu ee Maraykanku uu ka mid ahaa ee London ka dhacay qaraarkii ka soo baxay wuxuu ahaa in Somaliland iyo Soomaaliya ay beesha caalamku ku tyaageerto inay ka wada hadlaan arrimaha ka dhexeeya iyo mustaqbalkooda, waana dood iyo wada hadalo hadda lafteeda noo socda oo aanu labada dawladdood filayno inay ka wada hadlaan, dawladdo badan oo caalamka ka mid ahina ay ka qayb qaadanayaan, markaa waxaan filayaa taasi inaanay Somaliland mushkilad ku ahaanayn Somaliland.” Sidoo kale, waxa uu Wasiirku *****lka ka qaaday inay Somaliland iyo Soomaaliya mucaawinooyinka ay hore ugu qoondeeyeen in mid walba gaarkiisa loo siiyo, isla markaana aanay waxba iska bedelin. “Dhinaca kale qaddiyada labada xidhiidh (dual track) wuxuu ahaa wuxuu ahaa qaaciido mucaawinooyinka loogu kala qaybiyo Soomaaliya iyo Somaliland arrintaasna wax isbedel ah oo ilaa hadda noo muuqdaa ma jiro. Laakiin qodobka waxaasoo dhan ka wayni waxa weeye xorriyada iyo madaxbanaanida Somaliland waa mid ay goosteen shacabku, maaha mid dal kale iyo umad kale ku xidhan. caalamkuna wuxuu ahmiyada siinayaa qaddiyada ay shacabku goosteen ee shuruucda ku dhisan, arrintaasina mid isku bedelaysa xidhiidh dhex mara Soomaaliya iyo Maraykanka maaha, khatarna uma aragno arrintaas, waxaanu u aragnaa mid aan waxba yeelayn ictiraaf doonka.” ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar. Wasiirku waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan xidhiidhka cusub ee dawladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
  12. ^It's better than nothing I guess.
  13. Alpha Blondy;909571 wrote: a photo opp with Obama and all of sudden Somalia is planning its annexation of the somali regions in ethiopia and kenya into the fold once more miyaa? How do you glean from what I wrote.
  14. ^War Xaaji, you seem to have homicidal tendencies..lool
  15. Xaaji Xunjuf;909682 wrote: Loooooool its a bluff Che If they have done what the article says, I don't think they are bluffing.
  16. Mooge;909520 wrote: take a dose of your own medicine ninyoow. check how many negetive comments you made about Faroole and Puntland/puntlanders on this thread we are commenting now. you are as hapless as it gets ninyoow. your fingers and brain don't work together baan umalaynaya. loool. What negative comments?
  17. Alpha, for all we know, you are Tahir. lol@XX, nagadaa dee. Somaliland keeps the South together. I guess you have not paying attention the last decades. The South is busy with itself, no time for anything else. You had 22 yrs to secure independence while the South was killing each other.