Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,789
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    272

Everything posted by Che -Guevara

  1. *Blessed;909231 wrote: Naga leexo. Mine is way better!! I concede this one, the beautiful beaches of Burco are unmatched by any other.
  2. Did Swan delivered a message to Faroole?
  3. Somalia: U.S. Amb. Swan visits Bossaso, meets Pres Farole 11 Jan 11, 2013 - 8:43:33 AM BOSSASO, Somalia Jan 11 2013 (Garowe Online) – US Ambassador to Somalia James Swan visited Bossaso, the commercial capital of Puntland, and met with Puntland President Abdirahman Mohamed Farole and cabinet officials on Thursday, Garowe Online reports. After landing at Bossaso International Airport, Ambassador Swan leading a delegation of US officials headed to the Presidential Palace in Bossaso to meet with President Farole. Puntland Minister of Security Khalif Isse Mudan, Minister of Finance Farah Ali Jama and Ports Minister Said Mohamed Rage were present during the discussions between President Farole and Ambassador Swan. The Puntland press release issued on Thursday, read that the dignitaries discussed issues relating to “security and stabilization, humanitarian aid programs, the constitutional adoption and the ongoing democratization process.” According to the press release, Ambassador Swan applauded the Puntland government for their roles in assisting in the completion of the transitional process and the Provisional Federal Constitution for Somalia which was adopted last August. He also congratulated the Puntland government on the rescuing of the 22 hostages being held for almost 3 years on the MV Iceberg 1 vessel, after pirates kidnapped it near Oman. President Farole welcomed the Ambassador’s visit to Puntland and hoped for continued support by the US government to Somalia. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Somalia_27/Somalia_U_S_Ambassador_Swan_visits_Bossaso_meets_Pres_Farole.shtml
  4. ^You are betting on the abhorrent Somali nature. Time will tell! A&T and co should listen to the president's in DC.
  5. Soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh: Washington DC-Live Stream
  6. "We respect the sovereignty of Somalia"-Hilary Clinton Listen to the last question of the press conference about dual tract policy- it seems the United States have essentially abandoned that policy and acknowledged the beginning of new era where the relationship between Somalia and the States is that of two states, a sovereign nation to sovereign nation.
  7. Remarks With President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud-Video link Hilary Announcing recognition http://video.state.gov/en/video/2101422486001/remarks-with-president-of-somalia-hassan-sheikh-mohamud/s~creationDate/p~1/" frameborder="0" allowfullscreen>
  8. Two familiar faces http://www.hiiraan.com/news/2013/Jan/wararka_maanta17-20589.htm
  9. Mintid Farayar;909320 wrote: Che, At least, we're not in denial like some corners... Let it sink, Duke will come out of woodworks to tell you how the secessionists are finish. Mooge is special case. Stoic...Somaliland's goals will remain intact, what does translate into exactly? Also, one has to imagine stronger Xamar, the friendly tribes' resolve not to abandon the union will be strengthened. Oodweyne...Maybe it's the time remnants of SNM/Barre to retire. There's generational shift in Somali politics.
  10. "Finally, the deafening silence from our brothers to the East (Puntlanders) is noted" LOL, I am their rep today. N the Imam is silent as well. Mintid....One could look it at the different angle, why prominent Slanders are abandoning the ship:D
  11. Oodweyne....That's the likely scenario. Ngonge's Imam is curiously silent granted he has other things on his plate. Ethiopia seems less quieter as well.
  12. ^If dual track stays intact, it's very clear who will have the advantage. In any case, this is too early but my hope is the President capitalizes on this and create momentum and appreciate the complexity of the situation at the home. Oodweyne...For my part, I thought Somalia was negotiating from weak position. Jacpher.....That's his strength. We shall see but Somalia needs a strong man with no ideas. lol@picture. Sharif would envy that.
  13. Mintid....regardless, this was big one for Xamar. Even Cameron has undermined Sland by saying the May conference will hosted by British and Somalí governments. Oodweyne...I agree with you on the talks n for different reason of course.
  14. Watch the president's speech at the Center for Strategic and International Studies. Horseednet has live stream.
  15. Apparently, Hassan met Obama. Baluuga can be seen with red, white and blue during press conference with Hilary.
  16. War deg-deg ah: Madaxweyne Obama oo madaxweyne Xasan Sheikh ku soo dhaweeyey Aqalka Cad ee Mareykanka http://hiiraan.com/news/2013/Jan/wararka_maanta17-20587.htm
  17. Silly people. Why not listen what Man has to say instead of standing in the cold.
  18. Blue....I have no tuulo but I was simply trying to instigate my tuulo is better than yours contest.
  19. My tuulo has best beaches. P.s, my tuulo has no sea shore or lake:-)
  20. Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadley aqoonsiga Maraykanku siiyey Dowladiisa (Dhegayso) Published on January 17th, 2013 Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey laanta afsoomaaliga ee VOA kaga hadley aqoonsiga dalka Maraykanku siinayo maanta Dowladda Soomaaliya muddo 21 sano ah kadib. Madaxweynaha ayaa sheegay in sababta ka danbeysa aqoonsigan ay tahay xiligii kmeelgaarka aahaa oo laga baxay iyio muddadii aan xafiiska joogney oo aan qabaney shaqooyin waxtar leh. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku tilmamey in aqoonisgan uu noqonayo mid Soomaaliya u horseeda sidii dowlad jirta maraykanku ula dhaqmaayo, waxaana dhawaan la filayaa in hay’ado badan oo kale ay aqoonsiga kadib soo celiyaan cilqaqadaakii Soomaaliya la wadaagtey kaas oo kala go ku dhacay. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay booqanayaan Aqalka Cad ee Maraykanka ayna suurta gal tahay in ay madaxweynaha Maraykanka barack Obama la kulmaan laakiin qorshaha aan u nimid ma ahan kulanka Madaxweynaha ee waa in aan waraaqaha diblomaasiyadda is weydaarsano Maraykanka. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sidoo kale ka hadley in dhawaan la hawl gelin doono labadii safaaradood ee dalalka Maraykanka iyo Soomaaliya kuwaas oo ku yaaley Washington iyo Muqdisho. War diblomaasiyeed oo Horseed Media heshey ayaa sheegaya in Maraykanku weli si wadayo nidaamka haya labada waddo Dual Track Policy, taas oo ay gacana kula dhaqmaayeen maamulada kale ee dalka ka jira sida Puntland iyo Somaliland halka gacanta kalena ay kula dhaqmeysey dawladda federaalka Soomaaliya, lama oga nidaamka Dual Track Policy waqtiga uu dhamaan doono. Dhegayso waraysiga Madaxa laanta afsoomaaliga VOA Cabdiraxmaan yabarow la yeeshay madaxweynaha. http://horseedmedia.net/2013/01/17/madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-hadley-aqoonsiga-maraykanku-siiyey-dowladiisa/
  21. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiyaha Bankiga Adduunka Dr. Jim Yong Kim
  22. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Hay'adda USAID iyo Bankiga Adduunka Khamiis, Jannaayo 17, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Washington DC ayaa kulamo la qaatay Hay'adaha USAID iyo Bankiga Adduunka. Xarunta hay'adda USAID ayaa waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyey madaxa hay'adda USAID waxayna ka wada hadleen sidii dowladda Soomaaliya looga kaalmeyn lahaa dib u dhiska adeegga bulshada. Madaxweynaha ayaa wuxuu xusay in xukuumadiisa ay xoogga saari doonto soo celinta ammaanka dalka balse ay ka fileeyso gaargaar ay ka hesho wadamada ay saaxibka yihiin. Sidoo kale gudoomiyaha Bankiga Adduunka Dr. Jim Yong Kim ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa ku qaabilay xarunta Bankiga Adduunka ee magaalada Washington. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay baahida deg-dega ah ee loo qabo dib u dhiska hay'adaha dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo kaalinta uu Bankiga Adduunka ka geysan karo. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdisalaam Cumar oo dhawaan loo magacaabay jagadaas. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa kulamo is-dabajoog ah la leh madaxda dalka Mareykanka iyo hay'ado kale oo caalami ah, waxaana la filayaa in uu maanta madaxweynaha la kulmo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton, ayada oo warar kalana ay sheegayaan in ay suuragal tahay in uu Aqal Cad kula kulmo madaxweyne Obama Xafiiska Wararka Hiiraan Online
  23. Weerar xalay ka dhacay Magaalada Gaarisa ee Kenya oo lagu dilay dad badan kuwo kalena lagu dhaawacay Khamiis, Jannaayo 17, 2013 (HOL) — Ugu yaraan shan qof oo uu ku jiray sakaal ka tirsan ciidamada ilaalada xabsiyada ee dalka Kenya ayaa ku dhintay dagaal weerar xalay lagu qaaday maqaahi raashinka laga cuno oo ku taalla bartamaha magaalada Gaarisa. Kooxaha weerarka geystay ayaan illaa hadda la ogeyn, iyadoo sidoo kalena aysan cid sheegatay midna, waxaana saakay lagu arkayaa maqaahidii xalay la weeraray dhiig badan iyo raashinka oo dhooban goobtii lagu cunteynayay ee la weeraray. “Weerarkii xalay waxaa lagu dilay shan qof, waxaana lagu dhaawacay afar kale,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan maamulka degmada Gaarisa oo maanta la hadlay saxaafadda. Goobjoogayaal kale ayaa sheegaya in weerarkii xalay uu saameyn xooggagn ku yeeshay isku socodka iyo ganacsiga degmada Gaarisa, iyadoo weerarkan uu noqnayo kii ugu horreeyay noociisa oo sannadkan cusub ka dhaca degmada Gaarisa. Dowladda Kenya ayaa weerarro ay dad badan ku dhinteen oo sannadkii hore ka dhacay degmadan Gaarisa ay ku eedeysay Al-shabaab, inkastoo aysan ka hadlin Al-shabaab eedeymahaas ku saabsan inay weerarradaas mas’uul ka tahay. Xaaladda magaalada Gaarisa saakay deggen, iyadoo lagu soo beegay weerarkan xilli dalka Kenya ay maanta ka billaabayaan doorashooyinka golayaasha deegaannada, kuwaasoo ay ku tartamayaan xisbiyada waaweyn ee dalka Kenya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya