Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. “Maraykanku Muu Odhan Somaliland lama Shaqaynayo, Aqoonsiga Soomaaliyana…” January 18th, 2013 Comments Off Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Mowqifkeeda la xidhiidha Aqoonsiga Maraykanku siiyay Soomaaliya Dubai, (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan siyaasadda cusub ee uu Maraykanku sheegay inay ku aqoonsadeen dawladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta oo maanta u warramay Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada BBC-da, ayaa sheegay inaanay Somaliland saamayn ku yeelanayn xidhiidhka cusub ee uu Maraykanku sheegay inuu la samaynayo, isla markaana kula macaamilayo dawladda Soomaaliya. Waxa kale, oo uu Wasiirku tilmaamay inaanay waxba iska bedeli doonin xidhiidhka Somaliland, Maraykanka iyo beesha caalamkuba, waxaanu *****lka ka qaaday in qaddiyadii ay caalamku hore u sheegeen inay Somaliland iyo Soomaaliya mid walba ula macaamilayaan gaar ahaantood aanay saamayn ku yeelan doonin aqoonsiga uu Maraykanku siiyay Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu Wasiirku sheegay in xidhiidhka cusub ee Maraykanka iyo Dawladda Soomaaliya waxtar u leeyahay Somaliland, kaasoo uu tilmaamay inuu dawo ka noqon doono khataraha ammaan-darro ee Somaliland kaga yimaada Soomaaliya. Wasiirka oo arrimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi. “Dawladda Maraykanku wada-shaqaynta ay la leedahay dawladda Soomaaliya anagu waxaanu u aragnaa mid anagana faa’iido noo ah oo khatarta nagaga iman jirtay Soomaaliya ee nabadgelyo darrada iyo xasilooni darradu ka mid tahay, waxaanu rajayn doonaa in arrimahaas yaraan doonaan, laakiin dhinaca kale Maraykanku muu odhan Somaliland lama shaqaynayom, waxa kordhay oo aad u sii badanaya danaynta iyo soo dhaweynta ay caalamku u qabaan Somaliland oo ay ka mid tahay socdaalka aanu hadda ku joogno wadanka imaaraadka oo markii ugu horeysay ay wadamada carabtu albaabadooda iyo siyaasaddooda u fureen Somaliland, bishii hore dawladdo badan oo reer Yurub ah oo ay ka mid yihiin Ingiriiska iyo Denmarka ayaa ku baaqay inay mucaawinooyin dhaqaale oo toos ah ay Somaliland siinayaan, markaa arrimahaas oo dhami waxay muujinayaan in dareenkii iyo wada shaqayntii beesha caalamku ee Somaliland aanu runtii yaraanin ee uu sii badanayo.” Wasiirka oo ka hadlaya qaddiyad wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya waxa uu yidhi. “Midi waxa weeye mawqif mucayin ah oo ay dunidu inta badan qaadato oo ah in arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin arrimo iyaga u gaar ah ka shaqayntoodu, waana masalo siyaasaddeed, laakiin waxa muuqata in shirkii kal-hore caalamka oo dhami isugu ee Maraykanku uu ka mid ahaa ee London ka dhacay qaraarkii ka soo baxay wuxuu ahaa in Somaliland iyo Soomaaliya ay beesha caalamku ku tyaageerto inay ka wada hadlaan arrimaha ka dhexeeya iyo mustaqbalkooda, waana dood iyo wada hadalo hadda lafteeda noo socda oo aanu labada dawladdood filayno inay ka wada hadlaan, dawladdo badan oo caalamka ka mid ahina ay ka qayb qaadanayaan, markaa waxaan filayaa taasi inaanay Somaliland mushkilad ku ahaanayn Somaliland.” Sidoo kale, waxa uu Wasiirku *****lka ka qaaday inay Somaliland iyo Soomaaliya mucaawinooyinka ay hore ugu qoondeeyeen in mid walba gaarkiisa loo siiyo, isla markaana aanay waxba iska bedelin. “Dhinaca kale qaddiyada labada xidhiidh (dual track) wuxuu ahaa wuxuu ahaa qaaciido mucaawinooyinka loogu kala qaybiyo Soomaaliya iyo Somaliland arrintaasna wax isbedel ah oo ilaa hadda noo muuqdaa ma jiro. Laakiin qodobka waxaasoo dhan ka wayni waxa weeye xorriyada iyo madaxbanaanida Somaliland waa mid ay goosteen shacabku, maaha mid dal kale iyo umad kale ku xidhan. caalamkuna wuxuu ahmiyada siinayaa qaddiyada ay shacabku goosteen ee shuruucda ku dhisan, arrintaasina mid isku bedelaysa xidhiidh dhex mara Soomaaliya iyo Maraykanka maaha, khatarna uma aragno arrintaas, waxaanu u aragnaa mid aan waxba yeelayn ictiraaf doonka.” ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar. Wasiirku waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan xidhiidhka cusub ee dawladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
  2. ^It's better than nothing I guess.
  3. Alpha Blondy;909571 wrote: a photo opp with Obama and all of sudden Somalia is planning its annexation of the somali regions in ethiopia and kenya into the fold once more miyaa? How do you glean from what I wrote.
  4. ^War Xaaji, you seem to have homicidal tendencies..lool
  5. Xaaji Xunjuf;909682 wrote: Loooooool its a bluff Che If they have done what the article says, I don't think they are bluffing.
  6. Mooge;909520 wrote: take a dose of your own medicine ninyoow. check how many negetive comments you made about Faroole and Puntland/puntlanders on this thread we are commenting now. you are as hapless as it gets ninyoow. your fingers and brain don't work together baan umalaynaya. loool. What negative comments?
  7. Alpha, for all we know, you are Tahir. lol@XX, nagadaa dee. Somaliland keeps the South together. I guess you have not paying attention the last decades. The South is busy with itself, no time for anything else. You had 22 yrs to secure independence while the South was killing each other.
  8. Xiin...you should listen to his speech to D.C diáspora. He made clear statements on federalism and acknowledged he would not be here without the adoption of the constitution.
  9. Somalee....Your defination of sugaanta seems limited n how much do you know about the south, for instance May May poets?
  10. I don't demean or pray for Faroole's failure but you on the other hand want Hasan's failure even if it comes at the expense of the nation. Your man lost, move on.
  11. Bitterness is not healthy. Pray that this president succeeds for its in everbody's best interest.
  12. Friday, January 18, 2013 By Adnan Hussein Mogadishu is witnessing a wave of disputes over land ownership with the return of thousands of Somalis from the diaspora. Banadir region District Court Judge Hashi Elmi Nur said his court has recently been registering land dispute cases on an unprecedented level. He said the courts were trying to resolve the cases as soon as possible because the disputes can sometimes lead to fights. "Our work is interrupted by numerous conflicts among heirs who refuse reconciliation or come forward to the [Municipality of Mogadishu] to settle property ownership disputes because they have inherited land from their families based on customary contracts," Nur told Sabahi. He said land ownership disputes are growing daily because they were dealt with illegally over the past two decades. Nur also said some people in Mogadishu's Abdalla Shideye market are profiting from counterfeit land ownership documents, adding that police will detain individuals involved in the practice and bring them to court. Influential individuals have bought or seized thousands of square metres of land at nominal prices, which has resulted in serious tribal and family clashes, he said. "We are now trying to reclaim homes and farms that have been illegally sold or seized," he said. Mogadishu Mayor Mohamed Ahmed Nur warned against the illegal construction of buildings and tourist resorts in areas close to the beach that are all owned by the Somali government. "Everyone should bear in mind that all the land along the coast from the north to the south of the country is owned by the federal government and we can see with our own eyes how people are trying to take advantage of the fragile administrative situation," he said. "They are making huge amounts of money from selling off [former] army headquarters, military barracks, military airports, hospitals and embassies. We would like to announce that this is an illegal act perpetrated by unpatriotic individuals." In addition, the mayor urged Mogadishu residents to evacuate privately owned residential dwellings that are illegally occupied and other land that belong to families who fled from the civil war decades ago. He also called on internally displaced persons to evacuate the ministries, agencies, hospitals and other government-owned areas in the capital. Nur said his administration will send a message to the head of police force to authorise the arrest of violators who try to claim land owned by the Ministry of Public Works and turn it into personal or investment properties. Lawyer Filsan Yusuf Siad said the absence of law and order has led to a culture of seizing and taking over public and private lands. She told Sabahi that security forces would have to confront corrupt individuals and influential tribesmen who acquired and sold land illegally. "I think that resolving the issue will be problematic unless the police stand by the judiciary. If not, then we will have a bloody revolution among the disputants," she said. Lawmaker Mohamed Mohamud Heyd said government land should not be turned into luxury hotels or used for other commercial purposes. "I will raise the issue during a parliamentary session in order to reach a decision that will put an end to this illegal activity," Heyd told Sabahi. "We should be unsympathetic when it comes to such an illegal issue that opens the door wide for swindlers." http://www.hiiraan.com/news4/2013/Jan/27744/returning_diaspora_triggers_wave_of_land_disputes_in_mogadishu.aspx
  13. *Blessed;909231 wrote: Naga leexo. Mine is way better!! I concede this one, the beautiful beaches of Burco are unmatched by any other.
  14. Did Swan delivered a message to Faroole?
  15. Somalia: U.S. Amb. Swan visits Bossaso, meets Pres Farole 11 Jan 11, 2013 - 8:43:33 AM BOSSASO, Somalia Jan 11 2013 (Garowe Online) – US Ambassador to Somalia James Swan visited Bossaso, the commercial capital of Puntland, and met with Puntland President Abdirahman Mohamed Farole and cabinet officials on Thursday, Garowe Online reports. After landing at Bossaso International Airport, Ambassador Swan leading a delegation of US officials headed to the Presidential Palace in Bossaso to meet with President Farole. Puntland Minister of Security Khalif Isse Mudan, Minister of Finance Farah Ali Jama and Ports Minister Said Mohamed Rage were present during the discussions between President Farole and Ambassador Swan. The Puntland press release issued on Thursday, read that the dignitaries discussed issues relating to “security and stabilization, humanitarian aid programs, the constitutional adoption and the ongoing democratization process.” According to the press release, Ambassador Swan applauded the Puntland government for their roles in assisting in the completion of the transitional process and the Provisional Federal Constitution for Somalia which was adopted last August. He also congratulated the Puntland government on the rescuing of the 22 hostages being held for almost 3 years on the MV Iceberg 1 vessel, after pirates kidnapped it near Oman. President Farole welcomed the Ambassador’s visit to Puntland and hoped for continued support by the US government to Somalia. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Somalia_27/Somalia_U_S_Ambassador_Swan_visits_Bossaso_meets_Pres_Farole.shtml
  16. ^You are betting on the abhorrent Somali nature. Time will tell! A&T and co should listen to the president's in DC.
  17. Soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh: Washington DC-Live Stream
  18. "We respect the sovereignty of Somalia"-Hilary Clinton Listen to the last question of the press conference about dual tract policy- it seems the United States have essentially abandoned that policy and acknowledged the beginning of new era where the relationship between Somalia and the States is that of two states, a sovereign nation to sovereign nation.
  19. Remarks With President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud-Video link Hilary Announcing recognition http://video.state.gov/en/video/2101422486001/remarks-with-president-of-somalia-hassan-sheikh-mohamud/s~creationDate/p~1/" frameborder="0" allowfullscreen>