-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Xasan is crafty.
-
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taaladii Mujihiidinta oo Buuhoodle laga Bilaabay-It's people SL has to convince -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Che -Guevara replied to The Zack's topic in Politics
You are joker Zack. -
Prime Minister declares Kismayo Convention unconstitutional.
-
Jen. Gaafow “Tuugo nala joogta ayaa na gashay ee ma ahan tuug banaan nooga yimid, Air Porka waa Ammaan” Taliyaha Hogaanka Socdaalka dowladda Soomaaliya Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay fal xatooyo ah oo dhamaadkii todobaadkii hore loo geystay Xafiiskiisa oo ku yaal Garoonka Diyaaradaha, isagoo faah faahin ka bixiyay. Jen. Gaafow oo wariyeyaasha kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in lacag dhan 110-kun doolarka Mareykanka oo ka mid aheyd lacago lagu dayactirayay Xarinta Immigartion laga xaday Xafiiska, iyadoo la jabsaday Qasnadii lacagta ku jirtay. “Meesha Immigration ee qorshuhu ahaa in la dhiso waxay aheyd meel baaba’day, hal daaqad uma harin, waxaa u bandhignay wasiirka Arrimaha gudaha oo aan dhahnay waa dhiseynaa howl iska wax u qabsa ku qabaneyna waa naga ogolaaday, markaas ayaa u yeernay dad asxaab ah iyo Hey’ado dalka nala joogo inay dhisaan, shirkad la dhaho Alkowneyn ayaa la heshiinay inay noo dhisto waxaa kula heshiinay lacag dhan 133,862 oo doolar inay dhismaha ku qabtaan”ayuu yiri Jen. Gaafow. Jen. Gaafow ayaa sheegay in lacagta laga qaatay xafiiska ay gaareysay 110, kun doolar, isla markaana 20-kun uu qaatay Engineerka, waxaana uu xusay in aanay marna fileyn in dhankooda ay Tuugo ay soo dhex gasho, lacag intaas la eg xafiiska laga xado. “Anaga saacad walba u baahan karnay Air Porka waa ammaan intaas oo ciidan ayaa joogay Amisom ayaa joogta, marnaba ma gileyn in Tuugo ku soo baxeyso, Tuugo nala joogte ahaayeen banaanka noogama imaan”ayuu yiri Jen. Gaafow oo intaa ku daray in la qaatay Recivier-kii Camerada Air Porka lagala socday. Mar la weydiiyay waxa laga yeelayo afar ruux oo loo xiran arrinta xatooyada oo mid ka mid ay tahay haweeney ayuu sheegay inay ka war sugayaan baaritaanka socda. Si kastaba ha ahaatee todobaadkii hore ayay aheyd markii ay soo shaac baxday in lacag laga xaday Xafiiska Jen. Gaafow, iyadoo arrintan ay aheyd mid aad loo hadal hayay. http://www.jowhar.com/?p=1369
-
raula....With all fine attributes this woman has, count me in and I refuse to believe an educated, religious, beautiful woman has self-esteem issues unless there's some father issues the poster ain't sharing. Who knew NGONGE uses makeup..
-
Go on.............
-
Shirka Maamul usameynta Jubbaland oolagu wadoinuu maanta furmo Published on February 28th, 2013 Wararka kasoo baxaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta uu furmi doono shirkii maamulka loogu sameenayey gobalada Jubbaland oo abaabulikiisa in muddo ah soo socday. http://horseedmedia.net/2013/02/28/shirka-maamul-u-sameynta-jubbaland-oo-lagu-wado-inuu-maanta-furmo/
-
What are we looking at exactly?
-
"She's a pretty girl, educated, religious and successful" Are you sure your cousin is all of that?
-
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
Che -Guevara replied to xiinfaniin's topic in Politics
^I don't think anyone is misunderstood here. Gabbal is fine with Jubbaland as long as the 'Gedo' boys are in the driving seat and the same goes for everyone else representing their respective tribes, This is problem with Somali politics, everyone wants a solution that are only benefits his group and puts everyone else at disadvantage. When people don't get their way, we are reminded of how powerful they are. The whole thing is mess. -
Why would a native of city in this case Kismayo call himself by other name. I have yet to hear Kismayo boys:D
-
Is Michael Jackson really alive?
-
Prime Minister's Invitation Letter to Jubba Committee
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
lol@Nuune Jacpher........Those spearheading the Jubba are not anymore competent than the Federal Government. All of this could have been avoided if the Jubba Group engaged the government from get-go. And for protocol sake if not anything else, appoint working committee that harmonizing the details with the Parliament, the President's Office and Prime-Minister's office. The idea that the Federal Government has no role in setting up these administrations is simply childish. The Federal Government on its part should have clarified its stance and set up its own committee to work with the stakeholders in the region. These issues are complicated and only comprehensive solutions including all stakeholders can make lasting change. You can see shalay dadkii antagonizing the Government are killing each other now. And on SOL, my qabiil is more powerful than yours is the mantra. -
Prime Minister's Invitation Letter to Jubba Committee
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Jacpher....You are the Villa alone? -
Prime Minister's Invitation Letter to Jubba Committee
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Dowladda Soomaaliya oo ka gaabsatey in ay ka jawaabto codsi Shirka Jubbooyinka looga diray ON FEBRUARY 23, 2013 Guddiga kumeelgaarka ah ee Jubada Hoose ayaa horey u sheegay in 23/2/2013 uu furmaayo shirkii ka talinta aayaha Jubbooyinka, isla markaana lagu dhisaayo maamul ay yeshaan gobolada Jubbooyinka ayaa dib u dhac ku yimid. Afhayeenka guddiga qabanqaabada shirka Macalim Max’ed Ibraahim oo shalay saxaafadda la hadley ayaa si rasmi ah u sheegay in shirkii dhici lahaa maanta oo Sabti ah dib u dhacay, sababaha ugu weyn ee uu dib u dhacaas ku sheegay in warqad casumaad ah oo rasmi ah ay u direen Dowladda Federaalka in ay shirka ka soo qaybgasho oo guddoomiso, taas oo aysan ka helin wax jawaab ah ayuu yiri. Macalim Max’ed Ibraahim ayaa sheegay in ay ka war-sugayaan jawaabta dowladda isla amrkaana ay ku rajo weyn yihiin in ay ka soo jawaabaan codsigooda shirkuna furmo, mana aanu sheegin xilliga rasmiga ah ee uu dib ugu dhacay shirka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan ku qanacsaneyn in maamul ka dhexeeya labada Jubbo iyo Gedo la dhiso, waxaana ay doorbidayaan in gobolkasta maamul kumeel-gaar ah oo ay iyagu soo magacaabaan u sameeyaan, taas oo dadka deegaankaas iyo weliba dowladihii ku kaalmeeyey in meelaha qaarkood al-Shabaab laga saaro ay ka soo horjeedaan Shirka la iclaamiyay in 23-ka bishan oo ku beegan maanta lagu qabto Kismaayo ayaa waxaa horay uga horyimid Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoojeeda Jubbooyinka oo codsaday in dib loo dhigo Dowladdana ugu baaqay inay soo farageliso islamarkaana wax badan ay u sinnaadaan maamulka Jubbooyinka beelaha wada dega deegaannadaasi. Dhismaha maamulka Jubbaland ee hoostaga Dowladda Federaalka ayaa noqdey tijaabo lagu eego in Dowladda Federaalku diyaar u tahay dhismaaha maamul goboleedyada iyo in ay dooneyso dowlad dhexe oo goboladu hoostagaan isla amrkaana cirka u laaleysa in goboladu dhistaan dowladdu ay ku mideysan yihiin taas oo dastuurku siinayo. Horseed Media Muqdisho-Somaliya -
http://cdn2.horseedmedia.net/wp-content/uploads/2013/02/Codsi-ka-soo-qayb-gal-Shir-wada-tashi.pdf