Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Xukuumadda oo shir wadatashi ku casuntey Guddiyada maamul u samaynta Jubbooyinka FEBRUARY 23, 2013 Warqad rasmi ah oo ka soo baxdey xafiiska Raysal wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, nuqul kamid ahna la soo gaarsiiyey Warbaahinta Horseed Media ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Federaalku qabanayso shir wadatashi ah oo ku saabsan maamul u samaynta Jubboyinka. Shirka ayaa lagu casumey dhamaan guddiga qaban-qaabada maamul u samaynta Jubbooyinka. Casumaadda loo direy guddiga qabanqabada ayaa soo baxdey maalintii Khamiista ee ku beegmeyd 21.02.2013, inkasta oo ays axaafadda soo gaartey manta oo Sabti ah, waxaana ay u muuqataa in ay jawaab u tahay hadal maalintii shalay ka soo baxay Afhayeenka Guddiga qaban-qabada ee maamul u samaynta Jubbooyinka Maxamed Macalin oo sheegay in ay casumaad u direen dowladda Federaalka Soomaaliya si ay uga soo qaybgalaan Shirka maanta ka furmi lahaa Kismaayo, laakiin aan wax jawaab ah laga helin dowladda sidaas darteedna shirku dib ugu dhacay. Waxaan suurta gal u noqon Horseed Media in ay guddiga qaban-qaabada wax ka weydiiso in casumaadan soo gaartey maalintii ay soo baxdey ee Khamiista iyo in kale, iyo waxa ay ka hyeelayaan shirka wadatashiga ah ee iyagana lagu casumey. Warka ka soo baxay xafiiska raysalwasaaraha ayaa lagu yiri: “Anigoo tixraacaya dastuurka kumeelgaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya qodobkiisa 49aad. Anigoo sidoo kale tixraacaya go’aankii Golaha Wasiirada ee kusaab-sanaa in Dowladdu u fududeeyso gobollada dala in ay maamulkooda samaystaan. Anigoo tixgelinaya talo-bixinta wefdigii heerka wasiiro ahaa ee booqashada ku tegay Gobolada Jubbooyinka. Anigoo gar-waaqsan baahida deg-degga ah ee loo qabo in dhamaan gobollada dalku ay samaystaan maamuladooda iyadoo la waafajinaayo dastuurka dalka iyo qawaaniinta. Waxaan casumaad u fidinayaa guddiyadda qaban-qaabada maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka in ay ka soo qaybgalaan shir wadatashi oo lagu qabanayo magaalada Muqdisho taariikhdu markey tahay 26 Feberaayo 2013, ilaa iyo 01 Maarso 2013. Ujeedada shirka ayaa lagu sheegay in uu yahay wadatashi, qaabka ugu habboon ee maamul loogu dhisi karo Jubbooyinka. Maanta waxaa qorshuhu ahaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo shir looga tashanayo aayaha Jubbooyinka isla markaana maamul loogu samayayo, waxaa ku sugan Kismaayo ergooyinkii shirkaas ka qaybgeli lahaa, waxaana la sheegay in uu u baaqdey kadib markii wax jawaab ah laga waayey dowladda. Isla maanta waxaa magaalada Kismaayo ka dhacay Shaqaaqo kadib markii koox dabley ah oo weerar ku qadey saldhiga Booliska ee Kismaayo si ay xoog ugala baxaan dad lagu tuhmey in ay ka tirsan yihiin al-Shabaab o maalintii shalay halkaas lagu xirey. Dadka qaar ayaa ku doodaya in haddii amniga Kismaayo faraha ka baxo, isla markaana dagaallo ka curtaan qiimaha u sareeya ee ka dhashaa ay noqon doonto in al-Shabaab dib u qabsadaan Kismaayo, waxaana masuuliyaddaas dhabarka u ridan doonta dowladda federaalka Soomaaliya oo ka caga jiidey in maamul goboleed dadka degan doonayaan loo dhiso halkaas, waxaana sidoo kale si gurracan uga hadlaaya saxaafadda magaalada Muqdisho kuwaas oo isticmaalaya erayo dib u soo nooleyn kara dagaalladii sokeeye, iyo odoyaal dhaqameed aan waxba ka gelin deeganaadaas oo baaqyo joogta ah soosaaraya. Halkan ka akhrisi warqadda casumaadda Horseed Media
  2. ^Add few more buildings but otherwise the general view remains the same.
  3. Would the pics be any different than the pics that have been posted about Burco before? My trip to Burco, I mean....
  4. Not too long ago, I said give these people six months and they will be at each other's throat. N now wakaa.
  5. Dowladda Soomaaliya oo ka gaabsatey in ay ka jawaabto codsi Shirka Jubbooyinka looga diray ON FEBRUARY 23, 2013 Guddiga kumeelgaarka ah ee Jubada Hoose ayaa horey u sheegay in 23/2/2013 uu furmaayo shirkii ka talinta aayaha Jubbooyinka, isla markaana lagu dhisaayo maamul ay yeshaan gobolada Jubbooyinka ayaa dib u dhac ku yimid. Afhayeenka guddiga qabanqaabada shirka Macalim Max’ed Ibraahim oo shalay saxaafadda la hadley ayaa si rasmi ah u sheegay in shirkii dhici lahaa maanta oo Sabti ah dib u dhacay, sababaha ugu weyn ee uu dib u dhacaas ku sheegay in warqad casumaad ah oo rasmi ah ay u direen Dowladda Federaalka in ay shirka ka soo qaybgasho oo guddoomiso, taas oo aysan ka helin wax jawaab ah ayuu yiri. Macalim Max’ed Ibraahim ayaa sheegay in ay ka war-sugayaan jawaabta dowladda isla amrkaana ay ku rajo weyn yihiin in ay ka soo jawaabaan codsigooda shirkuna furmo, mana aanu sheegin xilliga rasmiga ah ee uu dib ugu dhacay shirka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan ku qanacsaneyn in maamul ka dhexeeya labada Jubbo iyo Gedo la dhiso, waxaana ay doorbidayaan in gobolkasta maamul kumeel-gaar ah oo ay iyagu soo magacaabaan u sameeyaan, taas oo dadka deegaankaas iyo weliba dowladihii ku kaalmeeyey in meelaha qaarkood al-Shabaab laga saaro ay ka soo horjeedaan Shirka la iclaamiyay in 23-ka bishan oo ku beegan maanta lagu qabto Kismaayo ayaa waxaa horay uga horyimid Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoojeeda Jubbooyinka oo codsaday in dib loo dhigo Dowladdana ugu baaqay inay soo farageliso islamarkaana wax badan ay u sinnaadaan maamulka Jubbooyinka beelaha wada dega deegaannadaasi. Dhismaha maamulka Jubbaland ee hoostaga Dowladda Federaalka ayaa noqdey tijaabo lagu eego in Dowladda Federaalku diyaar u tahay dhismaaha maamul goboleedyada iyo in ay dooneyso dowlad dhexe oo goboladu hoostagaan isla amrkaana cirka u laaleysa in goboladu dhistaan dowladdu ay ku mideysan yihiin taas oo dastuurku siinayo. Horseed Media Muqdisho-Somaliya
  6. ^Again, you are saying you condemn this and then go on to make false comparisons which is just another way of justifying it. You either condemn it unreservedly and not link it to what others do or simply don't condemn it! It's like comparing a rapist to another rapist as if somehow the action of one rapist is qualified by what another rapist might have done somewhere else.
  7. LOL@Jacpher....it actually took you this long to condemn what you see in the video. Are you saying individual behavior can not be partially attributed to one's culture? AS is Somali product! Thank you Somalee! One would think the human thing to do is condemn such heinous not defend the perpetrators.
  8. I called the number and talked to Abdullahi Jamac Haaruun. He says if anyone wants to send money, they can direct it to the girl's father, Abdullahi Ahmed Abdi or they could send to him as well. I asked the man the uncomfortable question of how would the donors know if the money will reach the family in need. He stated that they will put another video once the treatment is finished. Whatever you decide, Whether you decide to send the money to the father or Abdullahi Jamac, you will have to use the number in the video 2522-4491690. And please individually, email or call Maxaay from somcare.org to encourage his organization to help! If you know any NGOs that could help, please forward the video. p.s. They are aware of the doctor in Galkacayo.
  9. ^Are you kidding me? Of course, Americans are responsible for what happen in Abu Ghariab. It's their army, their leaders, and the support of every average' 'patriot'on the street. The whole country supported the war. Don't make excuses. N of course, the Arab culture plays its party in shaping how these people behave! N whatever AS did, they are responsible. You sound like German! N are you really making an excuse for what those torturers are doing?
  10. ^Why do I get the feeling if it was Americans that were torturing these men, you would have been outraged. Because Somalis did it, that somehow justify what the torturers are doing, some logic.
  11. uchi;920863 wrote: Who are they and why are they getting whipped?, perhaps you can enlighten us a bit more? Just posting it for the puprose of dehumanizing a whole people is not a good thing Che, you should know better brother. Does matter why and who? Under what circumstances that can their actions be JUSTIFIED? I didn't post the video to demonize anyone or have control over how people react?
  12. The reason we have moderators and the topic perfectly legitimate unless people being tortured is also an insult.
  13. ^He has been using the wrong nails. I told the nicca to go Home Depot.
  14. Dhagax-Tuur..I think the problem for many Somalis is they can't seem to differentiate the deen, the culture of the Arabs and the Arab themselves. It seems you have two extremes, ones that curse Arabs and Islam, and the ones who would make every excuse for the Arab by mainly employing the deen and proximity of the Arabs. I remember one woman saying Carabta yaan wax laga sheegin Nabiga ka dhashee.
  15. One man can't build or bring to life one f*up nation whose citizens do everything but help you. Why can't Faroole reach out to Xasan? What's duty to the revival of the Somali nation?
  16. First of all, those defending the heinous crime by screaming there are good Arabs, we have nothing to talk about. If you can't feel the pain of these men, may God help you! Secondly, this is not matter of good Arabs vs bad Arabs, indeed there are good Arabs. I have met them personally. What's at the question is the culture that accepts and even nurtures this sort of behavior, the culture that allows child brides, slavery, honor killings,'male servants', humiliation of the other and utter disregard for common decency. Now, if you want defend this culture, make your points and do so without false comparisons to other cultures including Somali culture. What are basis of your argument? And for those who resort to Somalis are racists, that might well be but do tell me this and I remind Somalia is in the midst of civil war, where in Somalia have Arabs been treated this way. I have lived with Yemenis in Bilaajo Arab and alot of them were better off than most Somalis, and all enjoyed the protection of the State and had the respect of the Somali people. Even now, in chaotic Somalia foreigner fares much better than many Arab countries. Back to the main argument, please put forward your defense of deviant culture?
  17. Haatu....We are not talking about individuals but culture and enviroment that nurture these sort of thinking.
  18. Bluelicious;920669 wrote: So Che what was your point with the video? If this sort of thing doesn't make Somalis compramise and reconcile, I dont know what will. I hate mention Somali women enslaved in Libya. Haatu....there's something seriously wrong with that culture.
  19. Haatu...Somalis dont torture or demean foriegners living among them. There's inherent defiant in Arab culture.
  20. People, you ate missing the point here. Wadani...stop insulting Somali women.
  21. Alpha...do you even know where Jubba is on the map?
  22. http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=6164&catid=34&Itemid=53