-
Content Count
27,959 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
203
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
-
This is the most important bit. It is essentially the undoing of Somaliland. It makes since the secessionists say reer Awdal is one of the founders of Somaliland.
-
Perhaps, galbeedi can tell us the dynamics within the community and the logic behind decisions. War murtiyeedka shirweynaha aaya katashiga beesha Gadabuursi Qodobada ugu muhiimsam: > Waxaa la aasaasay dhaqdhaqaaqa Awdal State oo dooni doona maamul ay u madaxbannaan yihiin dadkiisu > Gobolka Awdal wuxuu ka baxay heshiiskii beelaha waqooyi si ay u helaan madaxbannaani > Gobolku wuxuu taagersanyahay midnimada Soomaaliya > Maadaama gobolada waqooyi galeen dagaal sokeeye, shirku wuxuu ku baaqayaa in saraakiisha iyo askarta reer Awdal ka soo baxaan maamulkaas > Deegaanada beesha waxaa lagu qaban doonaa shir kan Ottawa dabasocda oo lagu dooran Gole Dhexe oo ka kooban 101 xubnood > Dhammaan ururada jiraa waa in ay ku soo biiraan dhaqdhaqaaqa Awdal State > Shirku waxa uu Guddoomiyaha Dhaqdhaqaaqa Awdal State u doortay Dr. Cali Ibraahim Baxar In kasta oo aysan war murtiyeedka ka muuqan waxaa jira warar sheegaya in Guddoomiye Kuxigeen loo doortay Maxamed Cabdullaahi Obsiiye. Haddaba waa maxay wararka iska soo dabadhacaya ee ay Daljir ka helayso taageerayaasha iyo diidayaasha najiitada shirka? Aan ku hormarno taageerayaasha iyo falcelintooda: 1. Saan moodeynay muu noqon oo waa hawl wanaagsan mar haddii raggii Ismaaciil Cumar Geelle iyo Muuse Biixi u shaqeyn jiray ay maanta leeyihiin waa ka baxnay gobolada waqooyi, waana aaminsanahay midnimada Soomaaliya 2. Waa bilow wanaagsan oo lagu mideyno beesha Aan ku xijino falcelinta inta diidan: 1. Maba annaan fahmin waxa meesha ku qoran oo xataa Somaliland waa ka baxnay kuma qorna. Gobolada waqooyi wax jira ma aha, waxa jiraa waa Somaliland, Somaliland waa ka baxneyna meesha kuma qorna, marka waa ila meerayso horleh 1. Baxar oo loo doortay Guddoomiyaha waa 75 jir 50kii sano ee ugu danbeeyeyna ka soo maqnaa dalka, aaminsan qaddiyada beesha, isla markaasna saaxiib dhow la ah Saylici, laakiin beel ahaan waa nin ka soojeeda xeebta, degaan ahaana ay adagtahay in uu halgan xeebta ka bilaabo. Halganku wuxuu u baahanyahay nin gali kara buuraleyda, dadkiisuna buuraha deegaan ahaan ka soojeedaan 3. Guddoomiye Kuxigeenku waa ninkii hore wax ugu aasaasay Awdal State, inta caawa meesha ku qoran hore u soo qoray, maalmo kabacdina ururkii ula galay Siilaanyo oo waqtigiisii asbuucyo ka harsanyihiin, kana noqday wasiir muddo asbuucyo ah, laguna eedeeyo in uu ahaa ninkii dhabarjabiyey halgankii hubeysnaa ee Suldaan Wabar. Obsiye waa nin loo magacaabay si uu u dhabarjabiyo Baxar iyo qadiyadda beesha 4. Waa hawl lagu rabo in lagu baabiyo halganka kaliya ee maanta gudaha ka jira ee hubeysan ee Jamaahiirta ee uu hoggaankiisa hayo Guddoomiye Mukhtaar Ali Aadan Yaabe, waana sababta war murtiyeedku u yiri wixii kale oo urur ama dhaqdhaaq ah ha ku soo biireen dhaqdhaqaaqa si ay waqti aan dhammaan u qaadato la kulanka iyo la heshiinta ururada kale, siiba Awdal Land State iyo Awdal State. 5. Waa ila meerayso horleh maxaa yeelay in mar kale la kulmo waa sannad. In la dhiso gole dhexe oo 101 xubnood asna waa sannad kale. In lala heshiiyo halganka jamaahiirta maba aha suurtagal. Marka bal fiiri waxa waqti la khasaarinayo. Waa hawl la rabay in dadka lagu niyadjabiyo si aan urur danbe loo aasaasin > La soco Daljir, una diyaargaroow warbixino iyo waraysiyo falanqeeya ururka cusub iyo hoggaankiisa
-
-
-
-
It's taking shape slowly but surely. Everybody must keep in mind the folliwing: :"Guul Aan la ilaalin Guul Maaha, Dabaal dag yaan lagaga Mashquulin Difaaca Dalkeena,ciidanka Hala garab istaago dhamaanteena Aan jiida Ka Xaadirno,"
-
-
-
Good questions. Most have been answered, in particular, questions regarding Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil and VP Karaash. The large question still looms, What's the way forward for the entire region?
-
New Goojacade and Maraaga (third day war in Ceelafweyn town)
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
There are a lot of days when these many people were not even lost in LA conflict. -
Waxaan raadinayaa mid labaad. Waxaa la ii sheegay hablaha Awdal waa Mashallah. Galbeedi is my connection
-
The day is almost here!
-
Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)
Che -Guevara replied to baala xoofto's topic in Politics
A new round of clan militia recruitment is underway. Muse and his sycophants seem to have lost their minds.
-
Popular Contributors