-
Content Count
29,788 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
272
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
A Candid Conversation with President Hassan Sheikh
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Today's Speech at the Parliament Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb-galey kulankii ay lahaayeen baarlamaanka Soomaaliya waxuuna ka horjeediyey khudabad dheer oo u uga hadlayo xaaladda dalka ee xilligaan. Fadhiga baarlamaanka ee maanta,waxaa soo xaadirey 161-xldhibaan, iyadoo uu shir-guddoominayay, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari), waxaana sidoo kale goob-joog ka ahaa kulanka raysul wasaare, C/weli Sheekh Axmed Maxamed iyo guddoomiyaha maxkamada sare. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa oo dheered waxaa uu kusoo koobay xaaladda uu dalku marayo laba muuqaal oo kan hore uu ahaa inay soo koobmayaan khilaafaadka u dhexeeya madaxda dowladda Somalia iyo in ay shacabka Soomaaliyeed hal mowqif ka qaateen Al-shabaab oo uu ugu yeeray nabaddiid. Hoos ka akhriso kana dhageyso khudbada madaxweynaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, Raiisalwasaaraha XFS, Xubnaha Golaha Wasiirada, Xubnaha Golaha Shacabka, Dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed, Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Waxaa farxad ii ah inaan maanta halkan ku kulanno, innagoo ay inagu soo dhawdahay munaasabadahii xorriyadda iyo midnimada dalkeenna. Sidoo kale waxaa bilo yar inaga xigaan inay soo xiranto muddada labada sano ahayd ee yagleelidda dawladeenna cusub. Waxaan jeclahay inaan si dhab ah idiin kala hadlo xalaadda dhabta ah ee aan maanta marayno iyo meesha aan hiigsanayno. Ma jecli inaan ka hadlo waxii la soo maray amaba dood ka galo sida ay wax u dhaceen. Xaaladda dalkeenna waxaa is garab socdo laba muuqaal oo aad isaga soo horjeeda oo inooga baahan inaan labadaba wada aragno: Muuqaalka Koowaad Waa soo noqoshada dawladnimada Soomaaliyeed oo maanta leh muuqaal ka duwan sidaynu ahayn sanado yar ka hor. Wax badan oo taladeenna kamid ah inaga ayay gacanta inoogu jirtaa. Aad bay u soo koob mayaan khilaafaadka dadkeenna ka dhaxeeyo. Waxaa xusid mudan inay maanta socdaan wadahadallo lagu doonayo soo celinta midnimadii Soomaaliyeed, isbeddelada siyaasadeed ee sida nabad gelyada leh uga dhacay deegaannada Puntland, dadaallada ka socdo maamul dhisidda iyo dib u hanashada gobollo kala duwan oo koofurta dalka ka mid ah. Waxaa isku aragti laga wada noqday mawqifka nabad-diidka ee doonaya in dalku dawlad la’aan noqdo. Waxaa dadkeennu isla wada gartay in dalkeennu aan innaga leenahay, inuu innaga ina wada sugayo. Daliilka ugu fududna waa kumannaanka qurbo joogta ah ee ka soo tagay noloshii raaxada lahayd ee ay ku haysteen dhulalka shisheeye iyo kumaananka qaxootiga ah ee ka soo noqonaya dalalka deriska ah oo waliba dib u soo dagayo goboladda iyo deegaanada kala duwan oo meelaha qaar ay ka jiraan duruufo nololeed oo adag. Waxaan jeclahay inaan sheego in dibudhiska dalkeenna ka socdo maanta ay tahay wax ay dadka Soomaaliyeed qabsanayaan, in yar oo taageero ah ayaa inaga soo gaarta dunida kale. Waxaannu ka soo gudubnay marxaladii aan dadka u sheegi jirnay in baahi badan loo qabo jiritaanka dawladnimada, waxaan ku jirnaa marxaladii dhismaha kalsoonida dadkeenna ku qabaan nidaamka dawladeed. Maanta waxa dadka Soomaaliyeed oo aad adinka madaxda u tihiin ka hadlayaan waa siday u wanaagsanaan lahayd dawladnimadeenna, ma arag cid aaminsan in aan iska duminno waxa aan haysanno. Waxaa maanta loo tartamayaa shaqada dawladda oo marar hore laga carari jiray, waxaannu leenahay ciidan qaran iyo hay’ado dawladeed. Shalay oo ugu dambaysay waxaan waraaqahii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Kanada oo ah safiirkii 48 ee aan aqoonsanno 20kii bilood ee la soo dhaafay. Muuqaalka Labaad; Wali dalkeennu waxuu ku jiraa kaalinta ugu hooseeysa ee dalalka adduunka dhinaca amniga, dhaqaalaha, kobaca bani’aadanka iyo degenaanshaha siyaasadeed. Waxaa wali na haysata diifta dagaalladii sokeeye, falalka argagxisada oo muuqaal xun ka bixinaya dalkeenna iyo dadkeenaba. Waxaa nalagu magacaabaa qaxooti, argagixiso, burcadbadeed, tahriibayaal, ma shaqaystayaal cayr ah iyo waxyaabo la mid ah. Waxaannu culays ku noqonay beesha caalamka oo ay ka mid yihiin dalalka dariskeenna ah, waxanna tusaale u noqonay Ummad aan hanan karin nafteeda iskaba daa inaan ka faaidaysanno khayraadka Ilaahay nagu mannaystay.Waxaa wali qaarkeen ku weyn xusuusta wixii la soo dhaafay, oo mar mar u ekaanaya inay xiiso u qabaan maalmo murugo lahaa oo aan ka soo gudubnay. Shaki wayn baan kala qabnaa, bulshadana ka qabtaa in wixii hore wax la mid ah dhacaan, taasina waxay keenaysaa in caalamkuna naga shakiyo, hadaan innaga is aamini waynana cid kale nama aaminayso. Waxaan isweydiiyaa labadaas muuqaal keebaa mudan inaynu xoojinno, mid waa inaynu dib eegno misna gadaal u noqonno, midka kalena waa inaynu hore u soconno, adkaysanno isla markaana illowno iskana cafino wixii xanuunka lahaa ee ina soo maray. Dadkeenna maanta waxaa talada ku wada jira seddex jiil oo hadda hortayda ka muuqda, oo waalid isu noqon kara. Kuwii hana qaaday maalinkaan xorriyadda qaadannay, oo ay ku wayn tahay qiirada wadaninimada, midnimda dalka, nacaybka faragelinta shisheeye iwm, sidoo kale jiil soo maray dagaaladii sokeeye, tabasho badan ka qaba habka iyo nidaamka dawldnimo, shaki ka qabo wax kasta, aaminsan in la khiyaanayo iyo jiil dhallinyaro ah oo ah kan ugu badan dadkeenna tiro ahaan. Kuwaasi waa kuwa xaqa u leh inay inaga dhaxlaan dawlad ku dhisan sharci iyo kala dambayn, dal la tartami kara deriska iyo caalamka, kuna naalloon kara nolol karaamo leh, kuwaa ayaana ah inaan u danqanno, tallaabo kasta oo siyaasadeed oo aan qadayno maanta waa inaynu isweydiinnaa saameeynta ay kuwaas ku yeelan doonto. Waxaan doonayaa inaan caddeeyo arrimaha soo socdo: 1-Dawladnimadeenna maanta kuma dhisno xisbi aqlabiyad haysta oo talada ku adkaaday, jabhad xoog dalka ku qabsatay, sidoo kale ma nihin madax ajnabi keensaday. Dibudhiska dawladnimadeenna wuxuu ku yimid fool culus oo waliba inagu dheeraatay burburkii ka dib. Waxaan dhamaanteen ku nimid is afgarad ku salysan qaab beeleed annagoo og in xataa beelaheennu aanay lahayn qaab nidaamsan oo aan isku matalno. Waxaan haysanno waa wixii garaadkeenna iyo awooddeenu ina gaarsiisay. Waxaan jeclahay inaan caddeeyo in dastuurka KMG ah ee aan ku dhaqanno uu aniga iga horeeyay oo aanan wax talo ah maalinna ku yeelan siduu u samaysan yahay, sidoo kale waxaan ahaa xildhibaan aad isku mar soo gasheen golahaan barlamaanka. Anigana waxaan ku imid doorasho aad aqlabiyadda codkiina igu siiseen idinkoo xor ah, fursadna u haysta inaad doorataan qofkii aad doontaan. Waxaa taas ka dambeeyay waa inaan soo xulay Raiisal wasaare aad idinku cod aqlabiyad ah ku ansaxiseen, sidoo kale xukuumadiisana aqlabiyad ku ansaxiseen. Waadna wada ogtihiin inaanay ahayn dad aniga xigtonimo iyo saaxiibtinimo gaar ah aan ku keenay, waxaad ogtihiin sida talo wadaaga ah ee aad uga qeyb gasheen dhismaha xukuumadda, xulidda wasiirada iyo ansaxinta barnaamijkeeda, iyadoo boqolkiiba lixdan (60%) golaha wasiiraddu ay yihiin xubno ka tirsan Baarlamaankan. Waxaan rabaa inaan diyaar u ahaanno inaan masuuliyadda wada yeelanno oo aanan la isku tuur-tuurin. 2-Maalmo dhawayd saaxiibbo badan oo golahan ka tirsan ayaa ii soo jeediyay eedayn ku qotanta 14 qodob oo ku dhamaanaysay in la fashilmay, madaxweynahuna masuul ka yahay. Waxaan waqti badan ku bixinnay inaan is-faham, wada hadal iyo isu garawsho wax ku xallino. Way ku mahadsan yihiin saaxiibadii soo jeedintaa iska lahaa, anna waxaan ku faraxsanahay inaan maanta inagoon dagaalamayn walina is jecel aan si xor ah wax isugu sheegi karno. Waxaan garwaaqsaday in soo jeedintaas ay ku salaysan tahay cabsi laga qabo inuu hirgeli waayo isbeddel dhab ah oo suurta gelin kara in la gaaro xasilooni, dawlad wanaag iyo doorashooyin sannadka 2016. Anigana anoo garwaaqsanayo cabsiyahaas jiri kara waxaan gartay inaan masulliyadda cid kale dusha ka saarin oo aniga aan qaato. 3-Waxaan doonayaa inaan idiin caddeeyo in aan ku kalsoonahay xukuumadda uu masuul ka yahay Raiisalwasaaraha oo aan aniga kalsooni ku soo xulay idinkana aad taageerteen. Waxaan si cad marar badan u sheegay in isaga iyo golahiisa wasiiradda masuul ka yihiin fulinta howlaha xukuumadda. Xukuumadda oo uu hoggaaminayo Raiisalwasaaraha waxaan hortiinna mar kale ugu sheegayaa inay haystaan kalsoonidayda, xorna u yihiin fulinta barnaamijkooda, barlamaankuna xaq ugu leeyahay inuu la xisaabtamo, anigana sidoo kale inaan soo kordhin doono qaab lagula xisaabtamo waxqabadka xukuumadda. unnamed (69) 4-Golaha shacabka oo ah cidda maanta matalaysa shacabka soomaaliyeed oo dhan, wuxuu leeyahay muhimado ku qoran dastuurka iyo kuwa kale oo ay ina tusayso waajibka naga saaran dawlad dhiska xilligan xasaasiga ah. Ansaxinta hindise sharciyeedyada, wacyigelinta bulshada, kaabidda hay’adaha xukuumadda iyo qurxinta muuqaalka dawladnimada. Waxaan ka xumahay inay sii kordhayso dareenka ay shacabku ka qabaan barlamaanka iyo muuqaalada soo if baxayay mudooyinkan dambe oo ah in barlamaanku noqday: gole aan shaqo qaban, kulamadiisa daahaan, saacado yar shaqeeya, wax soo saarkiisa yar yahay, marka uu howl u dhaqaaqayo amaba guntankiisa buuxana uu yahay markuu u taagan yahay dhaliisha iyo caqabadaynta howlaha xukuumadda. Waxaa nasiib darro ah in xildhibaannada qaar ay meeshii ay colaadaha, qabyaaladda, danaysiga iyo sumcad xumada bulshadeenna ku habsatay ay ka bogsiin lahaayen, inay iyaga ku sifoobaan waxyaabahaas. Waxaan rajaynayaa inaan iska laabno boggaas foosha xun, waqtiga yar ee aan haysannana uu ku baxo inaan dhamaystirno howlaha qabyada inoo ah iyo inaan soo celinno sumcadeenna iyo karaamada dadka aan matalno. Baarlamaanka waa hay’addii dalka u sarraysay, lehna awoodo dastuuri ah, shacabkuna kama garaysanayo inay iyagoo dadka iyo dalka masuul ka ah isagu diraan dhambaallo dhiillo ah qalabka warbaahinta, una dacwoodaan hay’ado ajnabi ah. Waa inaad aamintaan inaad dalka idinka leedihiin masuulna ka tihiin. 5-Haddaan u soo laabto dawr-kayga, waxaan doonayaa inaan idiin caddeeyo inuu yahay inaan dalkan ku hoggaamiyo wixii aan u dhaartay ee ahaa danta dadka, dalka iyo diinta, taasi oo ay ka mid tahay ilaalinta qarannimadiisa madaxbanaanidiisa, midnimadiisa iyo wadajirka dadkiisa. Waxaan ballan qaadayaa inaan si hagar la’aan ah uga shaqeeyo inuu dalkan mudada inoo hartay ku gaaro dastuur ilaalinaya wadajirkiisa, midnimadiisa iyo madaxbaanidiisa, inaan u taagnaado ilaalinta hantida qaranka iyo soo celinta karaamada muwaadinka iyo in 2016 ay ka dhacaan doorashooyin. Si ay u suurto gasho isla xisaabtan dhab ah oo aan aniguba diyaar u ahay, waxaan jeclahay in qaarkiin aysan iska dhaadhacsiinin in madaxweynihii aad doorateen uusan lahaanin wax awood ah, oo mar dastuurkeenna qabyada ah lagu gacmo xiro, marna dhaqankeenna siyaasadeed ee qabiilka iyo danaysiga shaqsiyeed ku dhisan lagu lugo xiro , marna doodaha xubnaha iyo dacaayadahooda loogu gooddiyo, marka aan ka nasiib darannahayna waa marka aynu ajnabi u kala dacwoonno si gacmaha iyo lugahaba la inooga xiro. 6-Waxaa muhiim ah inaynu isla garanno xaaladda aan ku sugannahay, ma jirto xog isku keen seeggan, awoodda dawlada ay leedahay, dhaqaalaha soo gala, xiriirkeeda caalamiga iyo kartideedaba.Sidaa darteed ma filayo inay jirto cid inaga mid ah oo aaminsan in dibudhiska dawladnimada ay fududahay inagoo soo marnay bur burkaa xoogga leh oo dhinac kasta ah, waxaan doonayna oo dhanna kuma hirgali karaan awoodda yar ee aan leenahay iyo muddada gaaban ee aan isla joogno. Waxaa la innaga doonayaa inaan xoogga saarno, mudnaantana siinno sida ay howlaha ugu kala muhimsan yihiin gaarista Hiigsiga 2016, xaaladdan ku wajahno midnimo, is qaddarin iyo masuuliyad wadareed. 7-Waxaan naftayda iyo tiinaba ku dardaarminayaa in aan u wada is taagno in aan gaarno meesha umadda Soomaaliyeed ay inaga filayso in aan waddanka gaarsiinno, sidoo kale, in aan dawlad wanaag tusaale wanaagsan ah aan muujinno oo xusuus ku reebta shacabka Soomaaliyeed. Maanta waxaan haysannaa fursadii aan Soomaaliya ugu samayn lahayn taariikh wanaagsan oo beddesha maalmaheennii madoobaa. Sidoo kale qof kasta oo inaga mid ah taariikhdaas ayuu wax ka samaynayaa, waa inuu qof kasta maanta doortaa sida uu jecel yahay inay taariikhda u xusto. Gabagabadii waxaa xusid mudan in wada shaqaynta iyo midnimada hay’adaha dawladdu ay muhiim u tahay in la laba-laabo waxqabadka shacabku inaga dhoowrayaan. Aad iyo aad ayaad u Mahadsantihiin Wabilaahi Towfiiq -
Gabiley/West Hargeisa community: Don't use Dahabshiil money remittance
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
Not cool. -
None and all.
-
A Candid Conversation with President Hassan Sheikh
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
http://universalsomalitv.com/infusions/media/home He was asked many uncomfortable questions and listened to critical comments.
-
No and no!
-
I am thinking Uruguay. The 1990 World Cup was memorable but for different reason. It sucks I won't be able to catch tomorrow's game.
-
Doc. There's no perfect time or circumstance, just do it or you will just see more obstacles in your way. But don't marry for the sake of marrying. Galbeedi. We live in melting pot and our young ones will marry people they grow with up. I don't know about Canada but Somalis in US are doing relatively good. I have seen and know many young professionals both men and women, and many of these actually do marry each other. When it comes to the issue of women doing better, it's true up to a point but we are not that different than other ethnic or racial groupings, women in general among all races are excelling. More women than men are graduating from schools though men still dominate sciences. As for the Somali male in general, we live in suspended reality, an atmosphere devoid of ideas but there's a hope!
-
Somaliland new Ministery of aviation construction Finalized +PICS
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Reflection from glass might temporarily blind pilots hehe -
Terrorist Atam surrender story is a faroole success
Che -Guevara replied to Mooge's topic in Politics
Good thing he went to Xamar! Knowing how stupid our people are, his clan would have demanded his release if he was held in Puntland. -
http://www.wardheernews.com/m-lewis-somali-clanship-critique/
-
Somaliland 300K Terrorist Enclave Admits Their Militia Are Rag Tags
Che -Guevara replied to Dr_Osman's topic in Politics
Don't politicize this poor man's misfortune! If you are not going to help, at least leave him alone. -
The chief ( cabinet) was in town , aka Hirsi Gaab.
Che -Guevara replied to galbeedi's topic in Politics
Galbeedi, just be grateful burahadeer didn't slit your throat. -
Boobe a decent man advises the corrupt Kulmiye.
Che -Guevara replied to galbeedi's topic in Politics
If this is usual, one wonders what qualifies as unusual. Though I think this matter will be eventually settled, it shows the cracks withing the party and the delicate partnership that are based on tribal and individual interest. -
Inauguration of Somali tribal King attracts biggest audience http://hiiraan.com/news4/2014/May/54860/inauguration_of_somali_tribal_king_attracts_biggest_audience.aspx#sthash.PjyIQkO4.dpbs Yes, galbeedi , it seems they set new standard by Somali standards of course. P.s. when did reer Musa Boqor became kings of a whole tribe hehe, I vote in W sultanate as the kings of the family:-)
-
<cite> @Freedom78 said:</cite> What's the difference Puntand land and desert? lool I was expecting a joke.
-
Boobe a decent man advises the corrupt Kulmiye.
Che -Guevara replied to galbeedi's topic in Politics
Norf-Surely it is more than that? -
Puntland Women And HAG Women Fight On Kalsan. VIDEO
Che -Guevara replied to Dr_Osman's topic in Politics
I haven't watched the video (I assume wax khayr ah kama socda meesha) Somali women have paid the highest price in this civil war. Hopefully, our women will realize taking sides or fueling this war is not in their best interest. -
Qoslaaye yesterday "Xamar is safe". SNMdog godane proofs him wrong
Che -Guevara replied to SomaliaRising's topic in Politics
AS just is mocking the so called Government, it is embarrassing. On the other hands, this might get MPs do their 'job'. -
Silanyo the traitor lies about southern elders
Che -Guevara replied to smartlander's topic in Politics
What happened burahadeer, you are becoming unhinged?
