wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. wyre

    Lmao

    Really, yaa ku yiri meesha uma dhalan Maskiin, odaygaan marka hore ciyaalka xaafadaa soo doortay Marka xigto adduunyadaba waa reer af gaab iyo in yaroo lagu qurxiye oo aan aniga iyo adigaba ka mid nahay
  2. Mine had a name in 1998, it was called min
  3. List of banned SOLers Is too long guys
  4. Forget about what western call them selves, dhalinyaro waa intaad xoog leedahay, oo aad intaad dhuuso mareeb kasoo lugeyso illaa daafeed aad ku imaan karto, haddii aad intaas sameyn karin waxaa tahay, oday gaboobe, Somali's sideedaba labey u kala baxdaa oday iyo dhalinyaro, Even kid ka 4 jirka ah waa dhalinyaro
  5. I have bought a mat, and brought it home Once I couldn't see the mat, then I found it at the neighbors I found it being slept at by the people at the streets
  6. Saas i dheh dee waaban yaabaye
  7. Loooooooooooooooooool @ this african man, yaa baray laas geel and hadhuub
  8. MMA weligaa idaaley ma maqaar siibtay
  9. The black dot above him says "what is this" A stone? Yeah all athiests were stones I guess
  10. Alpha Blondy;972706 wrote: your pathetic attempt to cry for attention is noted. balse, despair not, help is always at hand. i was told this heart-rending story once......... ''i cried because i had no shoes until I met a man who had no feet'' . - poignant, indeed. faith lies in not getting what you thought you wanted, but rather getting what you have; which once you have got it, you might be smart enough to realise..... is what you would have wanted, had you known, dee. questions for reflection....... how do you handle adversity? how do you go about finding opportunities in adversity? what step will you take to find the opportunity in adversity? Pastor Alphonso Romeo
  11. Hey Norf, ciid mubarak, xaqal ciid iyo xalwo ayaan kuugu soo socdaa Loooooool@ Dikri habeenki baa maalin noo noqday dikri ma jiree, Ciid mubaarak yaa jamaacatal kheyr
  12. My eid didn't go well, I was broke, so i was sleeping till now, getting back to sleep bye
  13. waddan dhanoo waxaan joogaa, habeenkii la maamusho maalinkii dhanna la jiifo
  14. What is LoooooooooooooooooooooooooooooooL, by the way ciid mubaarak
  15. Alpha Blondy;967320 wrote: Ramadan is no laughing matter. PLEASE delete this thread immediately. i'm SHOCKED. SubhanAllah. Adigu sawirkaa kore ii sheeg waa halkee??
  16. Nin Sarkhaan Ahaa Ayaa Malin Maqlay Wiil uu Dhalay oo Suliga Ka heesaya - Dalacal Badru Calynaa - Ayuu qaadayay Ilaa uu Ka so Baxayay Suuliga , Odaygi Marku arkay Inuu Wiilki Suliga Ka soo Baxay Ayaa intu Dhirbaaxo Qaday Dhag Iyo Dhaban Furay ...... Islantii Reerka oo Meesha Ka dhawayd Ayaa Ku tidhi Ninkii war Wiilka maxad ku Dhirbaaxday Markaasu Si Dag-dag ah ugu Celiyay Quraan Ayuu Suliga dhexdiisa Ku akhrinayay .... Inanki oo Halkan Foorar Garan La,na wax Abihii ku dhirbaaxaya ayaa Marku Maqlay Hadalkii abihii Yidhi Intu Soo Kacay Aabo Quraan Maan Akhriyayn Nashiido ayay Ahayd . Odaygii intu Dhulkii Isku Tuuray waaka oohin Qabsaday -xaaskiisa oo Garan la' waxa ku Dhacay Ayaa Hadana ku celisay war Maxaad La ooyaysaa Wuxuu Ugu Jawaabay :- Waxan la ooyaya Sodon Sanno Ayaan Ku Tukanayay oo aan Quraan U haystay
  17. They say this pic is In somalia Is that true???
  18. Nin reer Xamar ah ayaa qolo waraysatay waxay weydiiyaanba wuxuu ugu jawaabaa waa aqaanaa, markii dambe ayuu mid la soo booday oo yidhi tafsiirka ma taqaan, haa si fiican ayuu ugu jawaabay, kadibna ninkii ayaa ku yidhi faataxada macnee, isna wuxuu ku bilaabay bisinkii waxaanu yidhi sidan: Bismilaahi: Magac eebe waaye Alraxmaani: isaga lee waaye Alraxiimi: laftirkiisa waaye Inta ay dhamaantood qosol la daateen ay ku yidhaahdeen wax kasta waad taqaan ee hore u soco.