wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Masha allah if it ended well
  2. ^^sow somali maahan, hilib geel iyo CAANO geel bey isku cuneen isku cabeen
  3. Jacaylbaro;958867 wrote: Anigoo yara gaajoonaya oo laakiin si fiican shaqada isaga wata uun baan Waslad baas oo hilib ah soo cunay ,,,, I can't move a single xubin since then ,, and wanted to sleep on the desk ... Good evening dhamaantiin ,,,,, Odayaasha waladda joogtada uma roonee iska kala yaree
  4. Juxa, timirti horeba dab loo waa Nuunow, ma adigaaba war haaya, wax badan baa ku dhaafay, ma waadan ogeyn inaan guri kireyay oon Mukeyf soo iibiyay oon jiif iyo wax walbo dhameeyay, markey arrinti mareysay faataxada noogu dhufta sow la ima soo halgaadin oo weliba biyihi alaabta lagu meyray la iiguma darin Apophisow inkaarti dhuuso weyne allaha kugu rido boog bogsootay baad qorya qoryeysee bal adna ka xaaxaabi
  5. wyre

    Lies!

    any1 who says he doesn't lie, even if he is big known sheikh, he is a lier, anigu been badan baan sheegaa kolley
  6. Xaaji Xunjuf;958925 wrote: I love their extreme love for Islam. That was long time back, I love their canjeero and baasto
  7. am not getting married ninyahow, Apophis is joking,
  8. no you dint get the time and date wrong, but you got the place wrong
  9. if only apple could understand the lyrics
  10. no, dammam is not that hot i think, and you have to do what you are coming to do, but if you do what I think you are thinking about, then i won't visit you in the xabsi or sijn or jail
  11. Norf, do you know that In makkah there is roob? funny ain't it? ma aqaano 90 km bes ayaa u dhexeyso 7 to 8 years ago Jeddah dad 50 ka badan ayaa kuleel u dhintay, do you think it will happen again? Allow qabowgaaaga noogu gargaar
  12. Juxa ma maqashay "faruurow maxaa berbera ku geeyay, Fadhuul" hadda aniga fadhuul baa ii geysay, inkastoo aanan luuqadooda garaneyna inaan waxey sheegeyso aan ogaado ayaan iska rabay Norf, believe me maanta ii labo shaqada evening leen aadaayaa
  13. I really don't know if it's true, but as the somali news website says, this somali girl was looking for a man to spend a Night with, can some1 translate what they are saying ??? http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=KJTyGklqhms" frameborder="0" allowfullscreen>
  14. Fail Fail Fail and Fail, Fail in everything soomaah, “ regrets are an excuse for people who have failed.” Nuune, that person will be robed and killed at the same time, allow yaa aniga lacagtaas isiiya, meel duur ah baan magaalo ka dhisaayaa Somalia ayaan u bixinaayaa 100 qoys oo somali ah na waan usoo raraayaa Mostly my tribe
  15. http://www.guardian.co.uk/film/2013/may/29/flintstones-wrestling-film i want to watch this film in 2015 evening all
  16. Lol@ AT Somalida dhan ayaanba romantic aqoon, for a reason, si kale haddii loo fiiriyana wax ka badiyaan jirin,
  17. evening all both Samsung and apple are not good why don't you buy Nokia I also hate BB
  18. here, a thread with the same name http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/19060-Music-Thread-Wat-ar-u-listening-2?highlight=kamaavi
  19. may allah hve mercy on me, how many times have i done that,,,,, Abtigiis aniga haddaan hurdo tel la iga soo waco asaga iyo battery ga waaban kala dhigaa inaan qabto iska daa eh
  20. waa kukaas maaddeey http://somali-music.com/audios/886/lawarooti-koobkoo-shaah-niiko.html
  21. heesta xamari ey eheed Muuddeey laakiin, kistaas yar oo maay maayda aa ku jirte, sidaaney eheyd luggooyaad waddiine, ee la cagaaran tihiine laxaw iyo laruur maa ladugaashadaa laqdabaad la boodaan, lillaahi maa laabtiin ku taalee wei net kuma arkin sxb, cajal ayaan ku haysan jiray 1998 ki waan raadinaayaa anigaba hadda