wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Waa mid lasoo xaday Berri dhexdaa ah ayaa waxaa magaalada Hargeisa ka dhacday sheeko gaaban oo qosol leh kana tarjumaysa xaqiiqda jirta; sheekadu waxay ku saabsan tahay Seminaradan dadkii lagu jahowareeriyay ee aan waxba ka soo bixin: Goobtu waa Maansoor Hotel, Seminarku waa saddex cisho, waxaa laga hadalayaa Juvenile Justice, waxaa la casuumay odayaal badan oo madax dhaqameed iyo odayaal kaleba isugu jira, seminarka waxaa daadihinaysa gabadh si fiican loogu tababaray child rights iyo waliba sida loo abaabulo seminarada, seminarku waa full time oo waa min 8:00 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo, maalintii kowaad goor ay casar dhaaftay ayay gadbdhii seminarka waday suaal waydiisay odayaashii mid ka mid ah oo waxay ku tidhi adeer maxaad seminarkii maanta ka fahantay, intuu kor u eegay ayuu ugu jawaabay adeer in aan wax ka fahmo umabaan iman meesha ee miyaan la gaadhin afartii oo isfahamkii yaraa la bixneyn calashaan (20 USD per day per person)
  2. Naf daallina bay rabaan Inaan dulmigeedu qaban Dawgii noloshay rabaan Inay shar ku daydayaan Xumaan qof ku daalayaa Wanaag damaciis hayaa dammiinka halkii ahayd Siday uga soo durkeen Miyay dib u soo noqdeen Siday u duleed-baxeen Ayay u dabayshadeen Waxay dumiyeen Runtii Waxay u dumeen Runtii Markay dumiyeen Runtii Nin daacad hoggeeda qoday Miyuu ka danbaynayaa. Intuu bahalaa dugsado Intuu Dubur hawd ka xulo Ayuu qofku doonayaa Dugaaggu inaanu cunin.
  3. Maah Maah reer xamar Roor roorki ribaxi mudeysi hadaas ragaat ku dhaway ka reeso bal macneeya
  4. malistar2012;967250 wrote: Ciiddamada iyo Hubka ay Diyaaradaasi usoo qaaday Kismaayo, ayaa waxaa ku wehliyay Saddax Sarkaal oo ka tirsan Maamulka Puntland, kuwaasoo ay wararku sheegayaan inay koontorooli doonaan Ciiddamadda la socda Diyaaradda. waayo kan dhoof ku yimid??? weligeed bey oran jireen
  5. ^^the government itself is a terrorist dee wax fahan waa laba terrorist oo wada hadlaaya
  6. Hadda ka hor ayaa oday la oran jiray TOOXOOW wuxuu tagay meel muxaadaro diinta ah lagu hayo. muxaadaradu waxay ku saabsanayd maalinta YOOMAL_QIYAAMO iyo sida Gaalada loo cadaabayo maalintaas. Tooxoow markii uu muxaadaradii soo dhamaystay oo uu gurigiisa u soo socdo ayaa waxaa jidka kaga hor yimid nin saaxiibkiis ah oo la yiraahdo Dhabareey waxaaana dhex martay sheekadan: Dhabareey: Ar Tooxoow ahaa….. xaa la sheegay beriga. Tooxoow: nabadi ma jirto beriga Dhabareey: Saay wax u juraan? Tooxoow: meel inta ah oo la isku wacdaayo aan tagay Yoomul-qiyaamo aa beriga oo dhan laga warramaayay Dhabareey: Haye. Tooxoow: Haye xay tahay?…. Naarta waxa laga sheegaayo manaad maqli laheyd haba tegin aa ku qabaheeso. Dhabareey: Ya qiyaamaha ma isbaaradii afgooye taal aad u qabtaa oo loo gambaaye
  7. Hada ka hor nin reer miyi ah oo waligiis arkin meel dad lagu duugaayo ayaa yimid magaalo kadib waxaa dhintay nin qaraabada ah waxaa dhacday inuu meydki wax ka raaco kadib intaan qabriga la galin ayaa sheekh muxadaro qabtay waxuu dhahay sheekhi meeshaas ayaa na sugeysa ee aan alle ka baqno ninki reer miyiga ahaa intuu soo booday ayuu yiri mahaana haa ayaa la yiri hadana wuxuu yiri hulkaanaa haa ayaa la yiri Kuye : an uma soo socdo huuraanba kula jiri karin :D
  8. http://www.aljazeera.com/indepth/features/2013/04/20134514845907984.html" frameborder="0" allowfullscreen>
  9. N.O.R.F;966705 wrote: Guy at work hands out sweets this morning happy that Morsi has been removed. One guy refuses cos he has relatives who are part of the Morsi camp. Tense stand off at 9am Two guys beat the hell out if each other in my working place, 1 was mursaawi and the other was not Evening all and ramadaan kariim to Ngonge
  10. wyre

    video freaks

    maybe you'll like this video and change your mind
  11. wyre

    video freaks

    since we can't watch movies and do what we want at ramadan I would like to share some youtube videos here for the month of ramadan Actually I'll post it after futur
  12. http://en.wikipedia.org/wiki/Ahmad_ibn_Ibrahim_al-Ghazi
  13. Allaha u naxariisto, dadkeedana samir iyo iimaan allaha ka siiyo Morning all Jumco mubarak
  14. All were my classmates 13 years ago
  15. wyre

    Maxaa uraya?

    sow kuma oran odayga waa akhas bakhtiyay wakaa oo waan dhageystaye bal ka xaaxaabiya waa anigi ka cararaayee maad iska key daysaan
  16. wyre

    Maxaa uraya?

    Jacaylbaro;960578 wrote: Wyre wax laga hadlayaba wuu fahmi waayay ,,, carab fooqal carab dheh ,, videoga ma daawan balse odayga mid xishooda ma ahan aqoon ayaan u leeyahay, video yaal badan baan ka daawaday
  17. habarta wallahi caadi maaha, funny waaye
  18. underdog;964209 wrote: . So when you say "Real name" vs "Name used by Allah" what you're implying is that Allah subhanahu wa ta'ala got it wrong in the Quran? You don't want a traditional Somali name, you seem to have something against traditionally Muslim names, yet you choose to "discuss" this issue on a Somali Muslim forum. Genius. Name your kid Kobayashi or North. Chemesunde Chemiron Chepkeitany Chepkwony Cheruyot Chumo Kenduiyo Kibiwot I'll advice him these names
  19. for me, the word dirty means something else Midnight all
  20. happy independence day to somalia and somaliland
  21. ummadihii horee la halaagay, ummad walbaa hal ficil oo khaldan ayaa loo halaagi jiray, ummadaan ficiladii oo idil wey isku wada darsatay, haddey ahaan laheyd khaniisnimo, dhac, shirki iyo wixi kasoo haray, alla ilaahey naxariis badanaa, weli waa kuwan carada iska qulqulayo