wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Looooooooool, more please
  2. Nin reer miyi ah baa maalin masaajid soo galay si uu ugu tukado. Imaamkii oo wax wacdiyaya baa yidhi: "Ninkii xoolo sadaqo ah bixiya waa loo toban jibbaaraa Xariifkii reer miyiga ahaa xogaa xayn ah uu haystay buu wadaadkii siiyey si uu 10X oo xoolo ah u helo. Muddaa ka soo wareegtey xolihii uu sugayeyna fara kuma jiraan. Gaajo iyo darxumo ayaa ninkii la soo deristey, ka dibna waxaa ku dhacay calool xanuun Ninkii markii dambe iska bogsey xolihii intii yarayd ee uga soo hadhayna aad bay ugu tarmeen. Maalintii dambe ayuu masaajidkii ku soo noqday. Sheekadii ahayd haddaad sadaqadaysato xoolo 10x bay kuu kordhayaan buu maqlay. Nin agfadhiyay baa ku yaboohay inuu sadaqadaysanayo xoolihiisa. Ninkii reer miyiga ahaa baa ku yidhi kii xoolaha bixinayey:" Waa run oo xooluhu waa kuu tarmayaan, laakiin calool xanuun baa ka horreeya ee la soco
  3. Nin-Yaaban;980353 wrote: , before i was thrown in the backseat of the cruiser. and that's why you started a thread with somali's behind bars?
  4. I want to have more kids like 40 and something so that i'll be a qabiil by myself qabiil wyre
  5. Alpha Blondy;979903 wrote: ^ ''do i look like an elephant?'' caajib. y'all sure this guy didn't graduate from Nairobi's school of dramatic arts. ^ here he's saving a little white girl. the last time a 'Somali' Kenyan held a little white girl's hand, he was locked up for the illegitmate touching of a minor. ^ his posture is terrible. he'd easily fall if you pushed him. he has no chance against AS evil jihadists :cool:
  6. Thanks for sharing nuune, qofki wax barasho u baahan halkan ayuu ka baran karaa wallee
  7. What do you say mars in somali????
  8. Nin-Yaaban;979320 wrote: I think what that Xalimo is trying to say is, Al Qaeda planned the attacks and Al.Shabab carried it out (since they are affiliated). They used AS as sort of a sub contractor and delegated that duty to 'em. Or at least that's what i get from reading the article. +100
  9. I won't vote unless there is no
  10. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;979123 wrote: I am told this evening in Islii, gaar ahaan agagaarka masaajidada Jaamka iyo Sigiska dad badan ayaa laga qab qabtay. Ciidamo badana waa lagu daadiye hortooda. Dad socdo maleh caawa Islii. Masaajidada Sigiska iyo Jaamka kuwa Barbaarta taageero u badan la yiraahdaa. Masaakiinta Reer Islii lee laga gudaa, wixii xunba xaawaa leh camal. Eebboow sahal. Misaajidka sigiska iyo agagaarkiisa I'm sure in shabaab aad looga taageero
  11. and know something about business advertisement and speak somali pls come online now
  12. women with curvier bodies tend to have a higher IQ compared to women who have straight or round bodies http://tydknow.blogspot.com/2013/09/did-you-know-that-curvy-hips-indicate.html
  13. Morning Fellas, this place looks more like grave, dadki maa dhinteen
  14. I've got 6.1.3 and it says it doesn't need update
  15. Baraf baa dhacayee barkiin aan huwadiyo busta aad noqotide soo bareer
  16. He is a mosquito, tomorrow he will be a mouse then frog then cat then dog then sheep then pig then cow then camel then Rock
  17. Apophis;976926 wrote: Dirty liberals, they will do anything to make a buck and create conflict between peoples. They're the bane of modern man. I Say
  18. Before I read what you have written I watched the full video, I didn't See an arab laughing at any1 and I was like is this guy crazy as his name??? Then I read what you wrote and I laughed a bit
  19. Morning all, maxaad sheegteen? Soor wax diiday?
  20. Aniga naag jinka la shaqeysa waan arkay makiinad cajiin ey leheyd qolkeeda lacagta wey iska daadsan tahay qof qaadan karana ma jiro
  21. Apophis;908481 wrote: You mean their fresh produce or also tinned stuff (like tinned tomatoes)? I think so
  22. and the kenyan version
  23. How the S.african universities?, Where is Jomo kenyatta university