Jacaylbaro;790492 wrote:
Used to have one ..... I'm proud of my Somaliland one right now
Saas ayaa lagaa rabaa, dhawaana waxaa laguugu badalayaa Somaliland Biometric E-Passpot Isha Allah.
Markaas qandaraaska ayay u tartamayeen, laakiin Tekleberham iyo Afro Sino companies waxay dhisayaan airport ka Berbera
China Hono Group na waxa qandaraas lagu siiyay, ka Hargeisa.
^^^^
Read that article sxb intii hore lacagta dawladda Kuwait ayaa laga sugaayay, laakiin iminka lacagtii way timi, qandaraaskiiba maanta la bixiyay, sida ugu dhakhsaha badana waa loo bilaabayaa.