General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Nationalist, nice pics bro. Orgi, I think you are right the Boqor of Qardo was the highest authority of all the issims of Puntland and Gedo etc. Sophist, the two pictured are the most respected elders right now. Islan Muhamed is looking younger though..
  2. Saxardiid...What warlords are in? what did they get? Why ignore the 4.5 formula? Why promote some warlords and ignore others? Brother Osman Ato is a maverick who is just biding his time, when the shitt hits the fan he will say "I told you Abdullahi hated us" This is what I am worried about, the people at large will be told "its a plot, they want to destroy us" and by looking at the minesterial sheet who can convince them otherwise? Its starnge but I cant understand it the logic behind this. It serves no tactical objective let alone strategic.
  3. Everyone knows that I support the government and the President. But I do not support what took place yesterday in the form of the naming of the cabinet. Power sharing is not what took place... when the Presidents clan [my own] gets four important ministers all that creates is mistrust. When the PM's own sub clan get two ministers Musa and Cumar Finish and whole clans are either left out or marginalised, how does this help? When Barre Hiiraale and Osman Ato represent he reconstruction of the country, who does this fill with confidence? not me The Somaliland MP's who are seen as traitors by their folks up north are rewarded by getting sport minister and something even vaguer, what is meant by this action? I got shocked last night, all of this did not make sense to me, it seems people want to raise passions. It seems the PM just wants to survive and the President has an agenda. I didnt support no hidden agenda's against anyone. No one must give to others what he would not accept, if there is no fairness then there is no new dawn. I Smith am against this shabby cabinet...... and I blame not the Ethiopians but our President and PM
  4. Joke ministers.... I like Gediid's analysis though
  5. They managed to anger both SOMALILAND and Moadishu for what? What do you gain by such a callous move, now I am not kidding this is the worst news I heard since the government was formed and it deeply trouples me for I see no light at the end of the tunnel. This is the fault of the PRESIDENT anf the PM and not anyone else. It causes distrust and gives the secessionist and others a chance to say I told you so.
  6. Ilaa iyo boqol Xildhibaan oo isu diiwaangelisay Ridida Xukumadda Proff Geedi'Siyaasiyiin waaweyn oo ka qeeybqaadanaya ololahaas Waagacusub Online 02/12/04 Nairobi. Saacada yar kadib markii lagu dhawaaqay gollaha Xukumadda Cusub ee Proff Cali Maxamed geedi Ra'isulwasaaraha uu yahay ayaa mar qura waxaa qarxay xiisado balaaran oo loogga soo horjeedo qaabkii uu xukumadda u magacaabay. Inka badan boqol Xildhibaan ayaa isu diiwaangelisay qorshe dhigaya in la rido xukumadda cusub ee Proff Cali Maxamed Geedi magacaabay iyo isagga qudhiisa taas oo ku socoto si xoowli ah iyadoo aysan Xildhibaanadda kala seexan si loo helo cod aqlabiyad leh oo lagu wiiqi karo xukumadda la magacaabay ee lagu xaglinayo inay tahay mid ka soo maaxatay maskaxda Xukumadda Itoobiya . Sida ay ku waramayaan ila xog ogaal ah ololaha ugu weyn waxaa wadda siyaasiyiin ay horkacayaan 'Xildhibaanadda kala ah:Maxamed Qanyre Afrax'Xuseen Maxamed Ceydiid'Korneyl Shaatigaduud'Ibraahim Xaabsade 'Maxamed Adan waayeel'Jeylani Cali Kediye'Dr Cali baashi'Sakariye Xaaji Maxamud'Maxamed Maxamuud Gacma dheere'Maxamed Jamac Furux'Xersi Adan Rooble 'Sheekh Jaamac Xaahi Xuseen'Maxamed Cusmaan Maye'Mowliid Macaane Maxamud iyo waliba gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Adan oo isagga ka baaqsaday munaasabadii lagu magacaabayay gollaha wasiiradda . Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqda qalqal xoogan oo cabsidiisa leh marka la eego hogaamiyaasha hormuudka ka ah Dahir Abdulle ALasow'Nairobi Kenya dahiryare@waagacusub.net editor@waagacusub.net
  7. Beelaha 'Gaaljecel 'Gugundhabe''Ceyr'Jareerweyne'Banaadiri 'Murusade ,Saruur,Waceysle,shiiqaal ,oo aan waxba ka helin Saamiggii Wasiiradda ee la qeeybiyay. Nairobi Beelaha 'Gaaljecel'Murusade'Gugundhabe 'Jareerweyne'Banaadiri'Ceyr'Suleeymaan'Saruur 'Waceysle, Shiiqaalayaanan waxba ka helin saamigii Wasiiradda Xukumadda ee Ra'isulwasaare Cali Maxamed Geedi galabta ku qeeybiyay Hoolka KICC ee Magaaladda Nairobi. Xaqiraadda ku dhacday beelahaas ayaa lagu tilmaami karaa mid dad badani ka xumaadeen marka la eego iyadoo beelo hoose la siiyay labo wasiir taas oo muujineeyso hordhac xambaarsan kalsooni xumo iyo ficil yasmeed weji gabax ku ah Madaxda soo maamushay liiskaas. Qabaa'iladdaas la dulmay iyo qaar ka tirsan Xildhibaanadda ayaa sheegay in gollaha Wasiiradda ay qeeybsadeen Madaxweyne Cabdulahi Yuusuf iyo Ra'isulwasaare Cali Maxamed geedi oo gacanta u gashay qabiiladooda iyo kooxo ay gacnat ku hayaan waa sida ay qabaan qabiiladda lagu xaqiray saamigii wax qeeybsigga Wasiiradda. Qaar ka tirsan siyaasiyiinta beelahaas ayaa sheegay in marka la eego ******* wasiiraddii ay lahaayeen loo wadda magacaabay beesha ***** ******* ee Cabdulahi Yusuf ka dhashay '******** iyo ********a la siiyay labo Wasiir oo qura iyadoo dhanka kalana beesha Hiraab ee uu ka dhashay Cali Maxamed Geedi ay qaateen badanaa saamigii kale taas oo ay ku tilmaameen mid ka fog caqligga iyo sharcigga . Dhanka kale waxaa isa soo taraayo in ay inta badan xildhibanada ku kuuxayaan in ay hor istagi doonaa dolwadan marka la horkeena barlamaanka taasoo waji gabax ku noqondoonta Ra´´sal wasare Cali Maxamed Geedi oo isagu ka soo shaqeynayey in mudo ahba Dahir Abdulle ALasow'Nairobi Kenya
  8. I must admit this is tough to understand. How on earth did Geedi and the President come up with such an idiotic cabinet..
  9. Dr Geedi oo Galabta Ku Dhawaaqay Inta Badan Golaha Xukuumadiisa Saacad ka hor ayaa lagu dhawaaqay golaha wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya. Xafaladii dhawaaqista wasiirada ayaa waxaa kasoo qaybgalay, Madaxweynaha, gudoomiyaha barlamaanka iyo marti sharaf kale.Lix iyo labaatan wasiir oo haatan lagu dhawaaqay ayaa magacyadoodu kala yihiin 1. C/laahi Sh.Ismaaciil Arimaha debeda 2. Cumar Finish Arrimaha diinta 3. Yuusuf Axmed Shidaalka 4. Shaati Gaduud Beeraha 5. Cali Jaamac Boostada 6. C/laahi Deeroow Dastuurka 7. Bare Hiiraale Dib u dhiska 8. C/raxmaan Cali Gaadiidka Cirka 9. Muuse Suudi Ganacsiga 10.Sh. Aadan Madoobe Garsoorka 11. Xuseen Maxamad Hidaha iyo dhaqanka 12. Fowsiyo Maxamad Horumarinta Dumarka 13. Xuseen Faahiye Xanaanada xoolaha 14. Maxamad Bootaan Tababarka dablayda iyo isdhexgelka 15. Ismaciil Buubaa Iskaashiga Gobolada 16. Xassan Abshir Kaluumaysiga 17. Saalax Ibrow Lacagta 18. C/risaaq Xassan Diiriye Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga 19 Ibraahim Xassan Shaqaalaha 20. Cabdi Tarax Warshadaha 21. C/laahi Cosoble Waxbarshada 22. Warsame Cali Dhalinyarada 23. Maxamad Maxamuud Cali Dalxiiska 24. Cusmaan Caato Hawlaha Guud 25. C/casis Sheekh Yuusuf Caafimaadka Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Maaliyada ayaa ka mid ah wasiirada aan weli la magacaabin. Webmaster@hotmail.com
  10. Simply, who would you chose and why?
  11. I would sacrifice my wife... I'd save the one who would serve the best role to her family and her community How would you know which one that would be?
  12. Oh I thought there was a major natural disaster..
  13. 1 City of God- Briliant Brizilan Flick Puts US Movies to shame 2 Scar Face- Al Pacino going crazy 3 Cry Freedom- Denzil Washington Steve Biko story 4 Trainspoting A british film based around Scotish drug addicts 5 The Motor Cycle Diaries story of young Che/ new film 6 Pale Rider - Clint East Wood being himself 7 Leaving Las Vegas- Nicolas Cage- Very Disturbing Sad Romantic Story
  14. Interesting... Sister you will find whats destinedfor you, insha Allah it will be good. but I got a quetion how many good Somali ladies are out there ? I said good, not pretty/sexy because Somali women are the most beautiful in my eyes.
  15. I have no doubt about the letter Juma, but I knew you would. Gediid, Horn and I have long reconciled bro, its happening every where
  16. Yea right, the propaganda of some certain nomads got to you huh I live in London England remember I aint new to the Somaliland magic
  17. Where you worried before Smith? Me worried nah I just want my people up in the North West to stop the day dream and join the real world.
  18. would advise Abdulahi Yusuf not waste any more time. I think its Geedi who will decide when the government relocates and to where? It was never gonna happen stright away bro..
  19. QL, thanks for the frank response. Brother as you know the government is not even two months old and the PM is still in the task of naming his cabnet. Its important to note that so far the major clan groupings are on board, that the USC for once is united and adamant that it will play the leading role of pacifying the capital. There is ground work being done in Mogadishu that suggests that this is not like ARTA. For example there is news that today a delefation of business men and MP's are assesing the condition of the old sea and air ports in order to determine the cost of reconstruction, now for the last 9 years the port was a no go area. I think we should not rush into anything and plan for every eventuality.
  20. Brother who said the government was moving to another country? From what I heard the issue is to eaither go to Badoa temporarely or stright to the capital Mogadiahu. A number of MP's have gone back as the first wave, one is going through Puntland as we speak several have gone to Badoa and Mogadishu and at leat four are in Kismayu and Juba. I dont see anything that hinders the government apart from the steps to take, Badoa or Mogadishu etc.
  21. Nonsence, the government shoud not rush to going any where and should take its time. As for the media well they like to portray the government as one in exile. But its coming just wait a bit..
  22. C/Shakuur Cali Mire (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi Axmed Nuur... Tifatiraha Gedonet Saxafiga C/shakuur Cali Mire ayaa saaka shaaca ka qaaday in dhibkii soo gaara uu mas'uuliyadeeda qaadayo Col Cabdi Axmed Nuur oo sida uu sheegay isagu u hanjabay ka dib markii Saxafigu qoray Maqaall kusaabsan Nabadeenta Dooxada Juba Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) axmeddheere65@hotmail.com Kenya,Nairobi Somalitalk -------------------------------------------------------------------------------- Shirkaas jaraa'id waxaa goob joog ka ahaa inta badan Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan wadanka kenya gaar ahaan Caasimada Nairobi. Tifatiraha Wabseedka Gedonet Saxafiga C/shakuur Cali Mire oo ah saxafi Soomaliyeed kuna sugan wadanka keenya Nairobi ayaa waxaa maalmahan soo gaaray hanjabaad iyo cago Jugleen uga imaneysay Kooxo iyagu gacan saar laleh hogaamiyaha gacanta ku haya Magaalada Kismaayo ee Bare Hiraale. Maqaalkii C/shakuur Cali Mire ka Akhri Halkan.... Guji.... Ka dib markii saxafigan Soomaaliyeed C/Shakuur Cali Mire maqaal uu ku qoray wabseedka Soomaaliyeed ee Gedonet.com maqaalkan oo wabseedkaa ku soo baxay markii ay taariikhdu aheed 26/11/2004. Hadaba qoraalkaa ayaa caro ku dhaliyay koox uu horkacayo Col Cabdi Axmed Nuur oo sida Tifatiraha Gedonet saxaafada u sheegay Saaka u soo diray taleefoono isagoo sheegay in la arkay waxa uu qoray loogana baahanyahay meeshii uu gali lahaa, waad udhiman, waan iska kaa celinaynaa ee maankaaga gali waa la igaaday ha dhihin, waana lagu barayaa qabiilka uu ka dhashay Hiiraale, isagoo markaasna ku dhaaranaya in uu Dilayo Qoraha Maqaalka. Cabsi galin iyo awood sheegaysho badan ayaa maalmahan lagu hayay Saxafiyiinta Soomaaliyeed iyagoo dadka qaar mooda in ay joogaan Goobihii ay xooga iyo shrci darada ku haysteen walina wada cabsiintii iyo argagixintii ay ku jooeen goobihii ay bililiqada ku haysteen iyo in ay wali gacmaha ku hayaan qoryihii sharci darada ahaa. Waxaadna moodaa in ay ilaawsanyihiin in dadkii ka soo qaxay ayna joogaan goob amaan iyo nabad ka jirto hadi wadanka lagu noqdana aysan mar kale dadka ku haysan Karin caburin oo waxa ay ilaawsan yihiin in dadkii ku soo baraarugay Qiyaanadii iyo burburintii Soomaaliya iyo Dadkeeda oo aha ay shaqayneeyso aqoonta. SUXUFI REER SOMALILAND AH OO DHAAWACYO LOOGU GAYSTAY MAGAALADA NAIROBI... GUJI Sept 12, 04 Hadaan dib ugu laabto shirkii jara,id ee Saxafiga C/shakuur Cali Mire ee Maanta isagu ku qabtay Magaalada Nairobi ee Wadankan Kenya waxa uu hadalkiisa ku sii daray isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo midka Saxafiyiinta Soomaaliyeed in uu canbaareeynayo falkaa isaga oo falkan ku tilmaamay Caburin iyo Is-hortaag Saxaafada iyo Afkaarta Saxafiga Soomaliyeed iyo in aan dadka looga digin xumaanta ay faafinayaan dadka qaarkood. Isagoo sheegay hadalada hanjabaada ah ee ka soo yeray ninka Col Cabdi Axmed NUUR In ay yihiin hadalo la rumayn karo waxaana u sheegayaa in "asagu mas uuliyadeda qaadayo wixii aniga I soo gaara oo dhiba". Ma ahan markii ugu horaysay oo lagu xadgudbo saxafiyiinta Soomaliyeed iyadoo markii ugu horoosay lagu xadgudbay saxafiga Soomaliyeed e Axmed Yasin Maxamed Sooyaan oo ah saxafi ka howl gala Idaacada Iqra ee Nairobi iyo Maryan Maxamuud Qalanjo oo iyaduna ka howl gasha Wabseedka Hiiraan.com. Saxafiyiinta Soomaaliyeed waa ilayska horumarka Bulsha waynta Soomaliyed iyagoo habeen iyo maalin u taagan wacyigalinta Bulshada Soomaliyeed lana kulma cago juglayn iyo cadaadis uga yimaada dadka awooda ku leh gudaha Soomaliya. http://www.somalitalk.com/2004/nov/28nov64.html
  23. Oh how desperate Somaliland is getting... Cade wont save you lads forget it
  24. Nice pictures of Xamar houses, but I want to see roads being built in Somalia...