General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xadhiga La’la Beegsaday Afartii Garyaqaan Waa Talaabo Lagu Duudsinayo Xuquuqdii Ay Lahayd Samsam Axmed Ducaale. Somaliland.Org Editorial — Hargeisa, Somaliland — 24 November, 2004 -------------------------------------------------------------------------------- Xadhiga La’la Beegsaday Afartii Garyaqaan Waa Talaabo Lagu Duudsinayo Xuquuqdii Ay Lahayd Samsam Axmed Ducaale. Maxkamadda Gobolka Hargeysa waxa in mudo ah ka socday Dhegeysiga Dacwad xasaasi ah oo Ciqaabeed oo lagu soo oogay Gabadh yar oo 18 jir ah. Sida la sheegay, Samsam Axmed Ducaale, 18 jir, oo ka timi Magaalada Boosaaso, waxa loo xidhay eed la xidhiidha in ay tagtay Guriga Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, iyada oo uu Xafiiska Xeer Ilaalinta Dawladdu ujeedadooda ku sheegay in ay basaasayeen Madaxweyne ku-xigeenka, isla markaana doonayeen in ay waxyeelo u geystaan isaga iyo gurigiisa. Haseyeeshee Qareenada difaacaya Samsam Axmed Ducaale oo tiradoodu tahay afer garyaqaan ayaa sheegay in gabadha yar oo ah dambilaawe u socotay si ay u soo booqato Dad ay qaraabo yihiin oo Hargeysa deggan in lagula kacay Kufsi iyo jidh-dil intii ay xidhnayd ee Boolisku gacanta ku hayay. Dacwadan ayaa soo jiidatay dareenka iyo indhaha dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin Ururada u dooda Xuquuqda Aadamiga, kuwa Bulshada rayidka ah iyo hay’addo Caalami ah oo daneeya Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqul Aadamiga, kuwaas oo isha si weyn ugu hayay dacwadan ay ku eedaysan tahay Samsam Axmed Ducaale. Waxaase mudadii dacwadan dhagaysigeedu ka socotay maxkamada jirtay cago juglayn iyo xadhig ay xukumada Somaliland ula tagtay qaarkamida Hay’adaha Xuquuql Insaanka, ee iyagu u yimid in ay dacwadaa dhagaystaan. Waxayna arrinta Samsam cirka iska shareertay, xiisad siyaasadeedna ka abuurtay Hargeysa, bishii October, kadib markii boolisku qabqabtay, isla markaana muddo saacado ah la xidhay hawlwadeenno ka tirsan ururrada waddaniga ah ee u dooda xuquuqda Aadamaha iyo mudane ka tirsan Golaha Guurtida oo dhegeysanayey dacwadda gabadhaas oo ka socotey Maxkamadda Gobolka Hargeysa, taas oo kaga cadhaysiisay ururrada Xuquuqul Insaanka iyo kuwa kale ee Bulshada Rayidka ah, booliska iyo xukuumaddana ku cambaareeyey xadhigga masuuliyiintaas iyo inay ku xadgudbeen xuquuqda muwaadiniinta iyo shuruucda dalka. Warbaahinta dowladdu maamusho ee Radio Hargeysa iyo wargeyska Maandeeq ayaa iyaguna noqday kuwo iyagu lagu weeraro ururrada Bulshada Rayidka ee Somaliland, iyagoo isticmaalaya weedhaha caadada u ah (Stereotype) ee ay warbaahinta dowladdu had iyo goor ugu jawaabto mucaaridkeeda ama cidda wax ka sheegtay, isla markaana ku tilmaamaya ururrada Xuquuqul Insaanka Somaliland kuwo ay ka dambayso cid kale ama u adeegaya cadowga Somaliland iyo Cabdillaahi Yuusuf. Waxaase oo dhan waxaa ka sii daray dhacdadan maanta ka dhacday Hargeisa, ee Garsoorihii dhagaysanay dacwadan lagu soo oogay Samsam uu kula kacay afartii garyqaan. Garwadeenadan oo iyagu u tafo xaytay in ay difaacaan inantan yar ee ilaa iminka waxa ay galabsatay aanay cidina garanayn. Kufsi iyo Jidh dilna la filayo in ay kula kaceen askartii iyo NSS tii Madaxweyne Rayaale, mudadii ay ku xidhnayd jeelka Hargeisa. Hadaba iyada oo markani aanay ahayn, markii ugu horaysay ee aanu ka hadalno dhibaatiyinka loo gaystay inantan Samsam Axmed Ducaale, ayaa falkan ugu danbeeyay u aragnaa in uu yahay mid xad gudub iyo amar ku taaglaysi ah. Waxaan shabakada Somaliland.Org canbaaraynaysaa xadhigan foosha xun iyo xukunkan qayrul dastuuriga ah ee lala beegsaday Afarta Garyaqaan oo kala ah: 1. Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali 2. Dr. Maxamed Siciid Xirsi 3. Dr. Fowsi Sh. Yoonis iyo 4. Dr. Cabdiraxmaan Ibraahim Caalin Xukumadi waa in ay deg deg ku sii daysaa Afartan Garyaqaan. Hadii ay taasi dhici waydana waxaa rumoobaysa tuhinkii horeba u jiray, kaas oo ahaa in Samsam Axmed Ducaale danbi laga galay, talaabadan ugu danbaysa ee ay xukumadu iyo xaakinkii dacwadan dhagaysanayay ay qaadeena tahay talaabo la doonayo in arintan lagu daboolo. Gabagabdii, Waa in shacabka reer Somaliland ka dhiidhiyaan dulmigan iyo xadgudub kan ay maamulkii Riyaale iyo hay’adihiisa sirdoonku ay kula kacayaan dadka. Dawladuna ogaataa hadii aanay xaqdhawrin sharciyada iyo qawaaniinta dalka u yaala, in cida ugu horaysa ee waxyeeladu ka soo gaadhsyaa ay noqonayso Xukumada lafteeda. Maamulka Shebekadda Wararka Somaliland (http://Somaliland.org) © Somaliland.Org 2004 ODHAAHDA AKHRISTAHA
  2. The people should address this issue and the ones regarding unlawful detention. Remember Boqor Bur Madow when he was arrested and the editor of Jamhuriya. Riyaale's government should not use the courts as a tool for their won preservation. Peaceful protest can do the job here.
  3. I saw Cade when he was in London two weeks ago and he was on good terms with both Mohamed Abdi Hashi and Abdullahi Yusuf. JANAN CAAN KA AH SOOMAALIYA OO ISU SOO TAAGAY XILKA MADAXWEYNENIMADA PUNTLAND (C/Laahi Yuusuf Oo Garab Ku Siinaya In Uu Ku Guuleysto…) SYDNEY, Khamiis 25/11/04 Janan caan ka ah Soomaaliya ayaa isu soo taagay xilka Madaxweyne Maamul Goboleedka Puntland. Jen. Cadde Muuse oo si weyn looga yaqaano Soomaaliya ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay xilka Madaxweynenimada maamulka Puntland. Jen. Cadde Muuse ayaa ka hadlay xil loo kordhiyo maamul Goboleedka Puntland isagoo sheegay in xilligaan wax dan ah aysan ku jirin in xukuumadda Puntland xilka loo kordhiyo. “Waa in la ilaaliyaa sharciga oo maalin walba aan layska sheegin wixii la doono amaba layska kororsan xukunka†ayuu yiri Jen. Cadde Muuse oo intaasi ku daray “Horey ayaan uga wada hadalnay Max’ed Cabdi Xaashi iyo Mr. Gaab-gaab inaan xukuumadda loo kordhin waqtiga, weyna ii ballan qaadeen arrintaasâ€. Wuxuu sidoo kale sheegay Jen. Cadde Muuse in arrinta Sool lagu dhameyn karo wada hadal isla markaana ay socdaan wada hadallo ay wadaan issimada labada maamul. Jen. Cadde Muuse ayaa hadda ku sugan dalka Canada, wuxuuna sheegay in uu dalka ku soo laabanayo bisha Disember ee soo socota, sida ay qortay shabakadda Somalitalk. (QARAN PRESS)
  4. Well done to them, they put the interest of the people first. Well done to our PM Geedi. Insha Allah the government will move to Mogadishu
  5. If I was poet If I was poet I would write a thousand lines Explain the intersection of time In simplicity I would resolve the issue of the day If I was poet I would be revolutionary like the SAYED I would be as cool as KHALIF A peace maker and resolve this never ending grief I would try and convey the majesty of the word In one line one great rhyme If I was a poet fruitful debates would endure I would strive for no acclaim and hope for no reward If I was a poet these words would touch your heart Give hope to those who struggle To them a guiding light in the dark Remind that truth has no equal and love has no sequel If I was a poet I would compose the endless verse It would have no hate and contain no curse If I was a poet every Somali would be heroic Our women beautiful and they would know it My words would transcend region and clan They would be pure and you would understand If I was a poet I would endear love and make people see That this is our time you and me
  6. Tough in every way, beauty and power in a toxic mix Envy none ambitious to a point Now everything is clear I can sense it’s getting near Our reflection situated in a mirrored dimension Where I can see the graceful Somali Sultans from a past age Dreaming of revenge with controlled rage Heaven help the disciple who has strayed Testament to the confusion of the time Worshipers to a currency that’s not mine Guns are the language of the times Simple words masked as poetic rhymes Enraged by the despair Heaven is for the weak When will we find our voice? When will we speak? Irresponsible men hypocritical women Youth with no direction Forever lost in Europe’s cross roads London is mistaken for Hargaysa Minneapolis is no Mogadishu Dead bodies and crimes committed The bereaved are offered prayers The living dirty tissues Murders back home are taken lightly Suffering abroad is ignored Now we are in the zero hour But we will be What we are
  7. Born from the land of poets where the word is a weapon a place for both a mullah and the meek Yet in this time the once proud has lost the rhyme Expression is a must yet few can speak Those who lead are the epitome of the weak Now we destroyed the cities and hope is turn Smoke pollutes the air and the wise have gone Lord send me from this shame for I have hurt, don’t forget me in the hour of pain Zero to nothing negative to absolute despair Mogadishu is a far dream the blood pours but who cares? We await a messiah the mehdi who will lead us to our land The land of the horn our fathers home where a man is appreciated and a woman is loved. Somalia I will love you till the end, the tears in my eyes I have yet to comprehend
  8. Qareenadii SamSan Axmed Ducaale Oo Maanta Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa, Iyo SamSam Oo Saaka Maxkamada Lakeenay. Hargeysa(Radiolascaanod.com)Wen.24/11/04:-Qareenadii u doodaya Samsam Axmed Ducaale oo ka koobnaa afar qareen ayaa maanta xabsiga loo taxaabay, qareenadan oo saaka markii maxkamada la keenay Samsam Axmed Ducaale la socday. Saaka saacadu markay ahayd 10:00 ayaa waxa maxkamada Hargeysa ee gobolka la keenay SamSam Axmed Ducaale oo si xoogan oo ilaalinayo una ilaalinyaan askar , waxaan markii maxkamada laga furay dacwadii Iyada oo uu guddoomiye ka ahaa maxkamada qaadiga lagu magacaabo C/raxmaan Hayaan, waxaan halkaasi joogay oo SamSam Dacwada ku soo oogayey Xeer ilaaliyaha Maamulka Riyaale Xuseen Qaalib. Markii maxkamadii Furan tay ayaa waxa ka dhexdilaacay buuq iyo sawaxan, dhawr qof oo meesha fadhiyey ayaa xeer ilaaliyuhu qaadiga ka codsaday in uu hoolka ka saaro ama xidho, Afarta Garyaqaan Ee Samsam oo kala ah: 1. Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali 2. Dr. Maxamed Siciid Xirsi 3. Dr. Fowsi Sh. Yoonis iyo 4. Dr. Cabdiraxmaan Ibraahim Caalin ayaa qaadiga u sheegay in aanu Xeer ilaaliyuhu xaq u lahayn in uu qofkasta isagu u jawaabo maadaama uu qaadigii maxkamadu fadhiyo. Hasa yeeshee qaadi kumuu qancin hadaladii qareenada , wuxuuna si lama filaan ah u amray in Qareenada la xidho, ka dib markii uu Codsaday xeer ilaaliyuhu. Arrintan ayaa layaab ku noqotay dadkii goob joogayaasha haa, iyada oo la filayey in la guda galo arrinta meesha loo yimi ee SamSam qadiyadeeda ahayd, waxaana markiiba muuqatay in la doonayey in lama jaro habaabiyo. Ilo-xog-ogaal ah oo ku dhaw madaxtooyada Riyaale ayaa waxa ay sheegayaan in aanu mamaulka Riyaale aanu diyaar u ahayn natiijada ka iman karta gabadha yar ee mudda lagu hayey xabsiyada Hargeysa islamarkaana jid dil iyo fara xumaynta loogu daray in aan si fudud loo fasaxi karin, isla markaana waxaa ay intaasi ku daryaan in madaxweyne ku xigeenka Axmed Yuusuf Yaasiin uu dabada hayo arrinta Samsam mar hadii isaga gurigiisa arrinta foosha xumi ka dhacday. Xaaladan Cakiran ee Samsam Axmed Ducaale la xidhiidha ayaa wax ku adkaatay mamaulka Riyaale sidi uu u maarayn lahaa, iyada oo lagu sooeedeeyey in ay basaasaysay guriga madaxweyne ku xigeenka maamulka Riyaale, arrintaas ilaa iyo hada lagu soo cadayn kari waayey. Radiolascaanod.com Hargeysa Jamhuuriyada Federaalka Somaliya
  9. News in English Defence Lawyers for Samsam Ahmed Du’ale Detained - Wednesday, November 24, 2004 at 18:16 Hargeisa – Four defence lawyers for Samsam Ahmed Du’aale, the accused child who had been in detention since August this year, were today arrested in Hargeisa, Somaliland. Defence lawyers were charged with contempt, and the judge presiding over the case immediately handed out 3 years imprisonment to be served concurrently for each of the four defence lawyers. Other reports indicate the prosecutor had asked for their arrest, and the judge obliged. Defence lawyers, Yusuf Isma’il Ali, Mohamed Said Hirsi, Fawzi Sh. Yonis, and Abdirahman Ibrahim Aalin are said to be distraught and are being temporarily held in Hargeisa’s central police station. Unconfirmed reports indicate they will be transferred over to the notorious Mandhera prison where they will serve their sentence. Samsam Ahmed Du’ale, a 17-year-old student from Bosaso in the neighbouring Puntland State of Somalia, was allegedly plotting to assassinate Somaliland’s Vice President, Ahmed Yusuf Yasin. Samsam was later detained, tortured and raped while in the custody of Somaliland’s CID. Her medical condition is said to be deteriorating as she has not being receiving due care and proper medical attention during her imprisonment. Faisal Mohamed, a cousin of the victim whom I contacted confirmed that Samsam’s condition is poorly and has been deteriorating. Family members are concerned about her state of mind and are uncertain if she will ever recover from her ordeal. Unconfirmed reports also indicate the arrest of Ali Kar, a human rights activist with Samatalis, a non profit organisation based in Hargeisa. The average person in Hargeisa is not only repulsed by the case, but the secrecy with which the government is handling the case and the irregularities surrounding the victim is said to be of suspicious and anomalous. Many people in Hargeisa believe that the Vice President is tacitly influencing the case with the prosecutor representing the government being disingenuous and entirely in contempt of the law in trying a case where the victim is being arraigned, and the guilty party is being defended. Subsequently, as the news of the arrests surfaced, I sat down with a group of young people debating the case which is on the lips of everyone in Hargeisa. The validity of the case is being questioned, and the precarious, not-so-mature legal system of Somaliland is tried in Hargeisa’s households. It seems no one in their right-mind believes the 17-year-old would get a fair trial, nor will her persecutors be brought to justice. The story first broke in August when the security guards at Somaliland’s Vice President’s residence arrested Samsam Ahmed Du’ale who came to Hargeisa to visit her relatives – Somaliland’s Minister of Sports is her uncle from her mother’s side. Mohamed A Ali gorayocawl@yahoo.com Freelance Journalist http://allsomalianews.com/news1/eng/news_item.asp?NewsID=1378
  10. Sophist brother, Osman Ato will make way for Aydeed Jr and Cullosow is not even an MP. 1. Shaati Guduud, 2. Hussain Aydeed 3. Cali Jaamac Jangeli 4. Maxamed Gacmadheere 5. Qanyare 6. Buubaa 7. Xasan Dhimbal
  11. Naionalist many thanks... Have there been better politicians than the above named ?. Aden Cade and the late Egal inflaunce is still felt to today. I was glad you added Abdullahi Isse who I belive was a fantastic example of an honest Somali politicain. LASKAA why the long thread brother, edited it please make it more concise and readable.
  12. Nationalist, my source adds that there will be 32 Ministers each major clan gets 7 and 4 for the smaller clan. Does anyone have any names???
  13. Somalia cabinet to be named BY: PPS DATE: Wednesday, November 24, 2004 President Mwai Kibaki today held consultative talks with President Abdullahi Yusuf Ahmed of the Federal government of Somalia and his Prime Minister Ali Mohamed Gedi. During the talks at State House Nairobi the two, informed President Kibaki that ministers who will serve in the government will be appointed by the end of this month. They also briefed President Kibaki on the progress so far made in the efforts to re-locate the Somalia government and parliament from Kenya. Speaking during the meeting, President Kibaki encouraged them to do so, noting that the African Union is already preparing to send a military observation team to assess and advise on security arrangements in Somalia. He re-affirmed Kenya's support for the creation of a stable state of Somalia, noting that stability in that country would greatly contribute to enhanced security in Kenya. "Kenya will continue to be at the forefront in making Somalia a stable nation. We want to see you take up your place in the family of modern nations," President Kibaki said. He added: "As your neighbours we will not relent in this cause because stability in the region is the only guarantee to economic development and peace in the region. On his part, the Somali President thanked President Kibaki for his patience during talks and negotiations that culminated in a colourful swearing-in ceremony at Kasarani Sports complex. President Yusuf, however, appealed to the international community for support, saying Somalia was in need of much international assistance to facilitate the re-location of his government. The Somalia leader also said that his government was in constant touch with his people, who have shown much enthusiasm at the prospects of peace in their country which has been in a state of conflict for the last fourteen years.
  14. Oda, NGOONGE, JB , JUMA, HORN, Nationalist, LSK, Bashi, Sophist I am waiting for your contribution.
  15. Ajuraan Somali dynasty 1300-1600 arguably the most powerful Somali clan in history, they had a profound effect on Somalia specially the south. Their influence was far reaching they controlled large swathes and effected other parts of what is present day Somalia. “15th century, the Ajuran extended their territory at the expense of the Jiddu and Galla. The Jiddu were driven south-west as the Ajuran advanced to Kalafo on the Shebelle, where they founded the capital of their state. From Kalafo the Ajuran moved out in strength and forced the inter-riverine Galla to retire to Bur Hakaba. The region between the Shebelle and Isha Baidoa was left in the hands of the Madinie, a tribe of whom little more is known than that they were allied to the Ajuran. The Ajuran influence was considerable and the pressure which they exerted to the south-east contributed to the collapse of the Muzaffar dynasty of Mogadishu.†Lewis (1969: 46)
  16. My second personality is from the previous century The Brilliant General Omar Samatar of Hobyo . Omar Samatar was one of the generals of the liquidated sultanate of Hobyo. He became a legend after Hobyo fell to the Italians in October 1925. Sultan Ali Yusuf died in exile in Eritria but it was Omar Smatar who led the guerrilla campaign and championed the cause of independence. In November of 1925 a month after the fall of Hobyo the resistance captured Ceel Buur and successfully defended it causing heavy casualties against the fascists. In a successful ambush the head of operations Lieutenant-Colonel Splendorelli with hiss staff was killed in between Bud Bud and Buula Barde. It was not until 26 December 1925 Italian troops finally overran El-Buur, and the forces of Omar Samatar were compelled to retreat to Western Somaliland. Here he warned the Abyssinians that the Italians will turn their eyes next to their kingdom, however it was not until the fascist invaded Italy did the Ethiopians remember the warning and even asked for the Generals help. Omar Samatar never stopped fighting the fascists and played his pat in liberating Ethiopia. He died in 1946 without ever seeing an independent Somalia. He is regarded as a hero in Ethiopia. By all accounts a brave, honest, hard working and dedicated fellow who inspired his followers where ever he went.
  17. My first on the list is Imam Ahmed Ibrahim Al Ghazi- born c. 1506 died 1543 - A religious warrior, arguably the greatest Somali who ever lived. Founder of what is modern day Somalia. At the young age of 21 he led a rebelion against Christian Abasynia which brought that entity to destruction. He conquored all of what is present day Ethiopia and even managed to fight of the Portuguese who came to the aid of the happless Ethiopians. A man of real courage and determination. He overcame great odds, united the fragmented Muslims, the Afar's, Oromo and Somali's of the region and took them to victory. I belive he is an Icon that can be used to unite the Somali's, as his clan is not known his legacy belongs to all. The irony is that Ahmed Gran as he is known in Ethiopia is less known amongst the Somali's in which he is no more than a myth.
  18. Baller Why do you say that? The man has cultivated large support from the armed groups throught the country. The RRA, JVA have stressed their commitment since he was chosen as PM. Also he is from one of the most powerful clan groupings in Mogadishu and no doubt will be welcomed there. I think its a courageous step for the PM to take and I wish him all the best.
  19. Dr Geedi Oo La Filayo Inuu Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo Booqdo Ra'iisuwasaare Cali Maxamad Geedi oo maalmahaan kulamo isdaba joog ah lalahaa qabaa'ilka Soomaalida, gaar ahaan beelaha Hawiyaha ayaa la filayaa in uu sodcaal shaqo ku yimaado magaalooyinka Muqdishu , Kismaayo iyo Baydhabo. Sodcaalka Raiisulwasaaraha oo al filayo in uu dhaco ka dib magacaabista golaha xukuumadiisa ayaa waxa ay qayb katahay dib u heshiin iyo ka dhaadhacsin ajandayaashiisa siyaasadeed dadwaynaha Soomaliyeed ee dega deeganadaas . Siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdishu ee kasoo jeeda Beesha ****** ayuu raiisulwasaaruhu kulan la yeeshay, iyagoo u ballanqaaday in goobaha ay ka arrimiyaan dawladda u gacan gelin doonaan. Madaxda Jabhadda RRA-da ayuu sidoo kale wadahadal la yeeshay Raiisulwasaaruhu iyagoo isla gartay qaabka ay dawladdu ugu shaqayn doonta goballada ay gacanta ku hayaan waxa ayna ballanqaadeen in ay la shaqaynayaan xukuumada raiisulwasaare Cali Geedi lagana soo dhawayn doono degaanada ay gacanta ku hayso jabhaddu . Sidoo kale siyaarada Raiisulwasaaraha ee Kismaayo ayaa qayb ka ah in uu isbahaysiga uu hogaamiyo Barre Hiiraale wadaxaajood la galo si ay xukuumadiisu u noqoto mid laga aqbalsanyahay dhammaan deegaanada ay gacanta ku hayaan jabahaduhu iyo kooxaha hubaysan taasoo u muuqata siyaasad nabadeed xal lagu gaari karo siyaasadeed oo horseeda nabad iyo xasillooni ka dhacda gudha Soomaaliya . C/llaahi khadar, goobjoog, Muqdisho Budbud33@hotmail.com
  20. Azhari oo sheegay in dowlada ay iman doonto Muqdisho bartamaha bisha soo socota. November, 22. 2004. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. La taliyaha dhinaca siyaasadda madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ee Soomaaliya Yuusuf Axhari, ayaa waxaa uu sheegay inta ka horeysa 15 bisha December ee soo socota, in si deg deg ah dowlada ugga soo duuli doonto Nairobi ayna fariisin ka dhigan doonto Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya, ka dib markii si weyn isku af garteen hoggaamiye kooxeed yada hubka ku heysta Magaalada Muqdisho, oo balan qaaday iney dowlada la shaqeynayaan. Yuusuf Cumar Azhari oo isagu ah la taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf, ayaa sheegay in Magaalada Nairobi ay ka socdaan kulamo ay dowladu la yeelaneyso hoggaamiye kooxeed yada Magaalada Muqdisho, wax garadka kala duwan ee beelaha Soomaalida, iyo shaqsiyaadka muhiimka u ah ee aan looga maarmin hawlaha wada tashiga dhinaca nabadda, kuwaasoo ku saleysan qaabkii ay dowladu ku iman laheyd guud ahaan dalka gaar ahaana Magaalada Muqdisho. Azhari waxa uu intaa ku daray in arrimuhu meel wanaagsan marayaan, lana filayo inta ka horeysa bisha December sida qorshuhu yahay ay dowladu soo gaari doonto Magaalada Muqdisho. Yuusuf Axhari waxa uu qeexay in Magaalada Muqdisho ay dowladu ugga sii hor mari doonaan hoggaamiye kooxeed yada awooda ku leh, oo iyagu u sii gogol xaari doona qaabkii ay dowlada u iman laheyd Muqdisho, isagoo sheegay iney ka sii shaqeyn doonaan hawlaha amniga lagu sugayo. La taliyaha arrimaha siyaasadda Cabdulaahi Yuusuf waxaa kale uu sheegay in fadhigii Golaha Ammaanka ee uu khudbada ka jeediyey madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ay lix iyo tobankii dal ay soo dhoweeyeen hadaladii madaxweynaha, isla markaana ay wax badan ka fahmeen qadiyada Soomaaliyeed, waxaana uu xusay in sagaashan “90†casho dabadeed la filayo iney go’aano ka soo baxo. Yuusuf Azhari oo ka hadlayey hadal heynta ciidamada shisheeye ee Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo aragtida ay ka qabaan dadka Muqdisho, ayaa sheegay in ciidamadani aaney aheyn sida dadka qaarkii ay u fasirayaan. “Ciidamadani waa kuwo nabadeed oo nagala qeyb qaadanaya dib u soo celinta sharcigii iyo kala danbeynta dalka, waxeyna tababaro siinayan ciidamada Soomaaliyeed.†Ayuu yiri Yuusuf Azhari, oo intaasi ku daray in ciidamada shisheeye ay ku jiraan rag enjineera ah oo ka qeyb qaadanaya dibu dhiska dalka. Yuusuf Azhari oo dhinaca kale muujinayey qaabka lagu qancin karo qeybo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo iyagu mabda ahaan ugga soo horjeeda dowlada uu hor kacayo madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf, ayaa waxa uu tibaaxay iney haboon tahay in culimada iyo dowlada ay yeeshaan fadhiyo ay ku falan qeynayaan waxyaabaha ay fikir ahaan ku kala duwn yihiin, si loo helo xal waafi ah.
  21. Xuseen Caydiid oo ku ballan qaadey in uu ku wareejin doono Madaxtooyada Dowladda Cusub Hobyonet.Muqdisho.Isniin Novembar 22,2004. Qaar ka mid ah Masuuliyiinta isbahaysiga SNA ee garabka Xuseen Caydiid ayaa sheegey iney si weyn u taageersanyihiin Go,aankii uu ku taageerey Dowladda Fadaraalka ah ee Soomaal iya ee ku balanqaadey in uu Xarunta Madax tooyadii hore ee Vila Somaaliya uu Dowladda cusub ku wareejindoono. Kusimaha Isbahaysiga SNA Garabka Xuseen Caydiid waa Abuukar Cismaan(AbuukarGaneey) ayaa maanta sheegey in ay si weyn u soo dhaweyn doonaan hadalka ka soo yeerey Gudoomiyahooda ayna tahay talaabo horumar leh oo loo baahnaay, Islamarkaasna isagoo intaas ku darey in ay ku wareejin doonaan Ciidamadooda iyo Hubkoodaba Dowladda Soomaa liyeed ee uu Madaxweynaha ka yahay Cabdul aahi Yuusuf. Xalay ayuu Xuseen Caydiid uu si rasmi ah u sheegay in uu taageersanyahay Dowladda Cabdullaahi Yuusuf uuna Xarunta Madaxtooya da oo haatan Fariisinka u ah isabahaysiga uu asagu hogaamiyo uu ku wareejin doono,ka dib kulan kafool kafool ah oo isaga iyo Raiisulwasaaraha Dowladda Cusub ee Soomaali ya Cali Maxamed Geedi ay ku yeesheen Magaa lada Nayroobi ee Xarunta Dalkaasi Kenya.
  22. Isbahaysiga Dooxada Jubba oo maanta ku dhawaaqay taageerada dawladda cusub Kismaayo - 19.November.2004 Shir jaraa'id oo ay maanta si wadajir ah u qabteen mas'uuliyiinta isbahaysiga dooxada Jubba, ayey ku sheegeen markii ugu horreysey in ay si buuxda u taageersan yihiin dawladda federaalka Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Mas'uuliyiinta ka hadashay shirkan jaraa'id ayaa sheegtay in aanay jirin wax ay ku mucaaradaan dawladda cusub ee Soomaaliya. Saraakiisha Dooxada ayaa sheegay in ay ciidammadooda u diyaarinayaan ku biiridda dawladda cusub ee federaalka Soomaaliya. Deeqo Yuusuf (SONNA) SBC Kismaayo
  23. Prof.Geedi oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanada Beesha ??? Hobyonet.Muqdisho.Isniin Novembar 22,2004. Wararka naga soo gaaraya magaalada Neyroobi dalka Kenya ayaa sheegaya in habeenkii xalayaheyd ay yeesheen kulan albaabadu u xiran yahay Prof.Cali Maxamed Geedi Ra’iisul wasaaraha dowlada KMG ah & xildhibaanada ka soo jeeda,wuxuuna kulankaasi looga hadlaayay sidii dowlada loo geyn lahaa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen Inj.Xuseen Maxamed Ceydiid, Cusmaan Xasan Cali caato, Muuse Suudi Dr.Gacmadheere waxey tiradoodu dhameyd ilaa 30 xildhibaan waxaana ka maqnaa Xildhibaanada Drs.Caasha Xaaji Cilmi, waxeyna xubnihii halkaasi ka hadlay ay sheegeen in loo baahan yahay in taageero hiil & hooba la siiyo Dowalada Cusub lana geeyo magaalada Muqdisho, waxaana kulankaasi lagu go’aamiyay in gudi loo diray magaalada Muqdisho si ay u diyaariyaan soo dhoweynta Dowlada.
  24. isku Raacay in ay taageeraan Doowlada iyo Wasiirka Koowaad ee Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi waxa ayna ku Heshiiyeen in ay u yeeraan Soomaalida iyo qaybaha kale ee Beesha ****** " Cinwaankaan waxuu horudhac u ahaa maqaal maanta lagu soo daabacay Shabakedda Dayniile (Riix halkan.) Haddaba su'aashu waxay tahay in uu heshiiskaani uu ka duwan yahay kuwii hore ee ay horay u gaari jireen hogaamiye-yaasha kor ku qoran oo ay ka midka yihiin: Al-Xaaji Muuse Suudi, Cusmaan Cali Caato, Xuseen Maxamed Caydiid, Furux iyo kuwo kale oo fara badan oo iyagana ka tirsan madaxda beesha ****** oo dhamaantood sida laga wada warqababa hadda ka hor si ay xamaasadi ku jirto u balan qaadi jiray heshiisyo fara badan oo aanay dhamaantood waxba ka hergelin. Tusaale ahaan waxaan usoo qaadan karnaa kii ugu danbeeyay ee ay odayaashaasi heshiiska ku gaareen oo ahaa sidii loo furi lahaa dekedda iyo garoonka caalamiga ah ee Muqdisho, kaasoo ay waliba kala qeyb qaateen madaxda Dooxada Jubba iyo Dowladda KMG ah ee uu waqtigeedii dhamaaday. Haddaba, arrimaha ay in badani is weydiinayaan maanta waxay tahay in heshiiskaani uu la mid yahay kuwii ay nimankaasi horay u gaari jireen iyo in ay ka danbeyso falsafad gaar ah oo cusub, taasoo ah in ay meesha ku jirto in ay tusi karaan Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed in ay la ciyaari karaan shaxda siyaasadda oo in muda ahba dulucdeedu aheyd i jiid aan ku jiidee!. Si kasta oo ay arrintu tahayba, maanta waxay dad badani aaminsan yihiin in heshiiska ay nimankaasi gaareen ee la sheegayo uu yahay mid aan la saadaalin karin qiyaastiisa iyo waxa uu ku danbeyn doonaba. Jeylaani Muse jeylaanimuse@yahoo.com
  25. Bare Hiiraale iyo Axmed Warsame oo shir jaraaid maanta ku qabtay Kismaayo .. 19/11/04 Ka dib markii ay bilaabanat ururinta ciidamdii SPM ee deegaanka jubooyinka oo maalmihii la soo dhaafay aad looga hadlay ayaa si lama filaan ah maanta waxaa qabtay shir jaraaid oo ay ka hadleen Bare Hiiraale iyo Axmed Warsame oo sheegay in ciidamdooda ay ku wareejinayaan DWKMG ayna tageersan yihiin dowladda. Waxay diideen ciidamadda laga ururinayo deegaanka jubooyinka ee ay ururinayaan SPM. Waxay dheheen ma ogolin in ciidamo gale laga ururiyo jubooyinka oo ay noqdaan ciidamada dowladda waa sida ay hadalka u dhigeen. Ururinta ciidmada SPM oo ah ciidamadii deegaanka ayaa walaac ku riday maamulka dooxada Juba oo markii hore ka warwareegayay in aqoonsiga DWKMG marka laga reebo saraagiil ka soo jeeda GEDO joogana Kismaayo oo iyagu si cad u sheegay in ay taageerayaan dowladda KMG. Waa markii ugu horeysay ee ay timaadi tartan ah anagaa dowlada teeageeri iyo anagaa taageeri. Somalitribune.com