General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. http://www.raxanreeb.com/2013/05/ergadii-ku-shirsaneed-magaalada-kismaayo-oo-madaxweynaha-juba-land-u-doortay-axmed-maxamed-islaam-axmed-madoobedaawo-sawirro/
  2. Oba, I am surprised by your outburst, when did you become such a clanish creature. Quit it adeer.
  3. Damn... Secessionist are just playing with themselves.
  4. In the background Siilanyu is not happy..
  5. Dadweyne Taageersan Xidhibaanno la sheegay inay ku hareen doorashooyinka oo Mudaharaad ka dhigay Hargeysa Axad, December 16, 2012 (HOL) — Mudaharaad balaadhan, ayaa ilaa maanta ka socday xaafaddo ka tirsan magaaladda Hargeysa, gaar ahaan waqooyiga magaaladda, kuwaas oo diidan kala bedel lagu sameeyey xildhibaanaddii soo baxay ee golaha deegaanka, kuwaas oo xildhibaankii ay taageerayeen oo soo baxay lagu bedelay xidhibaanno kale oo marki hore la sheegay inay hadheen. Dadweynahan* mudaharaadayey ayaa gubayey taayiro, wadadana ku xidhayey dhagxaan, iyago kala xidhay wadooyinka qaar, waxaana goobaha mudaharaadku ka socday ka mid ah waddad Togdheer ee* badhtamaha magaaladda, xaafadaha xisbiga loo yaqaan iyo xaafadda boqol iyo kontonka, kuwaas ku dhawaaqayey in aanay ogolayn in xildhibaankoodii markii hore la sheegay inuu guulaystay in markale la reebo, isla markaana lagu bedelo xildhibaano markii hore la shaaciyey inuu hadhay. Ciidanka Amaanka ayaa kala eryayey dadka, iyagoo rasaas aad u badan kor ugu ridayey, haseyeeshee marka uu ciidanku ka dhaqaaqo ayey dib iskugu soo urursanayeen oo ay u bilaabayeen inay wadooyinka xidhaan oo ay taayiro gubaan. Ilaa hadda wax dhibaato ah lama sheegin, haseyeeshee, ilaa saddex wariye ayaa lagu xidhay mudaharaadkaasi ka dib markii ay isku dayeen inay wax ka duubtaan. Si kastaba ha ahaatee, mudaharaadkan oo ilaa imika ka socda xaafaddo ka tirsan magaaladda Hargeysa ayaa ka dhashay ka dib markii Komishanka Doorashooyinka Qaranka ay mar labaad si rasmi ah u baahiyay natiijada doorashadii golaha deegaanka ee degmada Hargeysa, iyagoo isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanaddii ay hore u sheegeen inay u soo baxeen golaha deegaanka Hargeysa, kuwaas oo laba hore usoo baxay la sheegay inay hadheen, halka labaddii musharax ee ka hooseeyeyna ay kor u soo baxeen, isla markaana xildhibaano rasmi ah ay noqdeen. Komishanka doorashada, ayaa hore u sheegay inay maxkamadda gobalka Hargeysa u gudbiyeen natiijadii doorashada ee degmada Hargeysa, iyagoo sheegay inay hufid ku sameeyeen xogta goobaha cod bixineed ee degmada Faraweyne oo ay khalad ay ka heleen dib u saxeen. Laakiin maxkamadda ayaa dib ugu soo celisay komishanka si ay ugu dhawaaqaan wixii khalad ah ee ku jira, taasina waxay keentay in komishanku xalay sheego in isbedel ku yimid xildhibaanadii iyo dhibcihi ay kala heleen, waxaana dib u eegistaasi keentay in laba xildhibaan oo hore loo shaaciyey inay doorashada helaan ay dib u waayaan, isla markaana ay booskoodii soo galaan laba* musharax ee ku kala xigay labadan xildhibaan, Tusaale ahaan ururka Dalsan waxa ay hore guddiga doorashadu ugu dhawaaqeen inay golaha deegaanka Hargeysa u galeen Cabdcasiis Aadan Habane iyo Fu’aad Saxardiid Caabi, laakiin waxay maxkamadda u gudbiyeen inay golaha deegaanka u galeen Cabdicasiis Aadan Habane iyo Ilyaas Aw Xuseen Jaamac, waxaana meesha ka baxay Fu’aad Saxardiid Caabi, halka ururka Rays oo ay hore u sheegeen inuu golaha deegaanka u galay Khadar Xuseen Cali, ay hadda maxkamadda u gudbiyeen inuu golaha deegaanka Hargeysa galayo Ismaaciil Jaamac Xirsi Cabdi. Haseyeeshee, labadii xildhibaan ee hore loo sheegay inay heleen ayaan ku qancin isbedelka ku yimid, waxaanay taasi keentay in mudaharaad baladhan ka dhigaan goobo kala duwan oo ay kaga cabanayaan natiijadan dambe ee gudida doorashooyinka ku dhawaaqeen. Sidoo kale, waxay codad badan ku waayey xisbiyadda kale, iyadoo xisbi walbna dhibco laga jaray, inkastoo aanay saamayn ku yeelan xildhibanadii u soo baxay, waxaana xisbiga KULMIYE dib u tirintaasi dambe ku waayey codad badan oo markii hore u qornaa, haseyeeshee waxba kama bedelin xildhibaanaddii usoo baxay, halka laba urur oo kaliya ay sababtay dib u eegistaasi inay xildhibaano ku waayaan, kuwii ka hooseeyeyna ka dhibco sareeyaan* kuwii hore usoo baxay. Si kastaba ha ahaatee, waxay komishanku xalayba u gudbiyey natiijadan cusub maxkamadda gobolka Hargeysa, iyadoo maxkamadduna dib u eegis ku samayn doonto, isla markaana ama meel marin Doonto ama dib u soo celin doonto. Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online barkhadladiif@hiiraan.com Hargeysa, Somaliland
  6. ^^^ we hope insha Allah. However your community has had the benefits of the capital and nothing great to show for it.
  7. Oba, Garowe is not worried about SL, even now what we are trying to do is safe the republic. Again make sure you watch what you say your community has not even established any admin on their own. One hope that changes soon.
  8. XX, the President was elected according to the constitution. He has to abide by the law and he will. Otherwise he will have his marching orders. Anyhow the constitution is the supreme law of the land and the unification of Gedo, Middle and Lower Juba is alright by the law...
  9. oba hiloowlow;899502 wrote: LOOOOL SL should get their independency when they give up on the khaatumo regions. PL is a joke too how can SL border be so close to Garoowe and Boosaso Adeer who are you calling a Joke? The borders were the creation of the British/Italian partition of Somalia. The SNM have never in their history ever achieved their delusions. Your above comments are quite hard to take considering, Unuka just liberated Jowhar with the help of 12,000 AMISOM troops.
  10. http://www.midnimo.com/2012/12/15/midowga-yurub-oo-puntland-ka-taageeraya-dhanka-waxbarashada-warbixin/
  11. Xaaji Xunjuf;899481 wrote: No one said they cant establish their own state by the way the constitution is not a permanent constitution it needs to be voted on by the people for it to be a permanent constitution. But we are just saying the folks from garowe just have no say to tell others what to say about the new state in kismayo that's all You make no sense. You supposedly support the President but not the constitution that he swore on? Selective choosing is not how the law works my son. Jubaland is a work in progress, the community has et aside their differences and Ethiopia & Kenya as President Hassan has stated are taking a positive steps.
  12. ^^^Oba, one can take every Somali seriously. However the secessionists, I would not. For they claim not to be part of Somalia, thus have forfeited their rights to be taken seriously.
  13. ^^^Somalia has a Federal Government. A constitution which is the sole law of the land. It gives the advantage to locals creating an admin. Thus what can a secessionist like you do about Jubaland? Nothing. Again, hate will only lead to your downfall and nothing more.
  14. XX, stop the hate. That is advice for your own sanity. There is nothing you can do from here...
  15. Xaaji Xunjuf;899462 wrote: ^^ Than clan federalism is pretty useless who is a Puntlander if a Puntlander can be a Jubbalander to whats the point of clan federalism. Your confusion is ammusing. The ironic part is that you are the one confusing yourself. Adeer, Puntland, Somaliland, Jubaland are part of SOmalia. Thus in a federal system, any Somali citizen can live where ever he or she desires. The problem is we are not buying into secession and the breakup of Somalia. Thus your fear is that your isolated clan will be small fish inside a federal Somalia..
  16. ^^^Come on son, Djibouti & Tolka in NW Somalia are a localised community. Jubaland communities are found as far a field as Abudwaaq, Bossaso, Badhan, Buuhudle, Garissa, Jigjiga, Galkacyu and thus you can not compare. Give it a break..
  17. Carafaat;899421 wrote: : lool@clan federalism logic. I think you are working far to hard trying to convince yourselves. The Jubaland community has agreed to form a new State. There is nothing you can do here but wish for its downfall.. Ah, clan secessionist logic.
  18. ^^^ Yup there are no ethnic Somalilanders in Jubaland. This your waffle is quite baffling...
  19. XX, you know unlike you this man has a large population in the Juba regions and particularly Kismayu... However I have not read this news in any other site and thus reserve judgement until it is proven to be a true utterance of the Governor of Nugaal.