General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. After five month's the show trail ended by giving the 16 year old a five year term for what??? :mad: Maxkamada Hargeysa oo ku dhawaaqday in xabsiga laga siidaayo Sam Sam Axmed Ducaale iyo xukun ay maxkamadu riday Hargeysa :- Maxkamada Hargeysa oo 4tii bilood ee lasoo dhaafay gacanta ku haysay kiiska gabadha Sam Sam Axmed Ducaale oo kasoo jeeda deegaanka Puntland ayaa maanta soo saartay xukun ku aadan inantan. Maxkamada ayaa ku dhawaaqday in gabadha lagu soo oogay danbiyo kala gedisan oo la xadhiidha basaasnimo, dacwooyinkaasi oo u dhigma 5 sano oo xadhig ah. Maxkamada ayaa sheegtay in gabadha Sam Sam Axmed Ducaale oo 17 jir ah kana soo jeeda magaalada Boosaaso lagu xukumay 5 sano oo xadhig ah. Guddoomiyaha Maxkamada ayaa intaa raaciyey in Gabadhan uu Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland Mr. Ahmed Yusuf Yassin uu ku dhawaaqay in uu cafis u fidiyey isla markaana ay gabadhaasi cafis ka tahay asagana aysan u xidhneyn. Madaxweyne kuxigeenka ayaa lagu soo waramayaa in uu maxkamada si toos ah ulla xadhiidhay asagoo sheegay in gabadhaasi ay dhankiisa wax danbi ah u heysan. Waxaa sidoo kale warbixino kasoo baxay Dhakhaatiir baadhitaan ku sameeyey gabadha ay maxkamada ka hor sheegeen in gabadhan Sam Sam aan wax dhib ah loo geysan. Hasayeeshee wararkan ayeysan illaa iyo hada wax war rasmi ah kasoo saadhin dhanka Sam Sam Axmed iyo Lawyarada u doodayey. Maxkamada ayaa sheegtay in la siidaayo gabadha Sam Sam ahi sida ugu dhakhsaha badan. Wararkan oo saacado kahor soo baxay ayaa waxaanu weli ku jidhnaa inaan gadaal idiinka soo gudbino warbixino faah faahsan oo la xadhiidha go'aankii Maxkamada ee maanta. Dhanka kale Sam Sam Axmed Ducaale ayaa lagu waddaa in ugu danbeyn maalinta Sabtida ah laga siidayaado Xabsiga Magaalada Hargeysa oo ay ku xidhan tahay. Wixii war ah oo soo kordha gadaal ayaan idiinka soo gudbin doonaa haduu Alle idmo Liibaan Jaamac HorseedNet.com Hargeysa, Somaliland
  2. Horn, bro we have been over this before, there was a contest between two leaders, Jama lost, no cities where destroyed and there was no massacre. If Abdullahi did not have the peoples support he would not have won, remember many people underestimated him before the election and look how that turned out Rokko, sorry for your lost dear brother, but you know there would not have been any peace between the clans if there was a systematic campaign to destroy Qardo.
  3. Somalilanders are not doing themselves any favours draging their feet on this issue. Their supporters seem to be confused about how to move forward. Its sad for I thought my brothers in the North West where better than this. :rolleyes: As for me hating Horn, come on we are getting desperate now.. Why would I hate a young talented Somali, we need more people like him..
  4. Puntland was much better when it was under the rule of the Ittixaad (wadaadada). I have no confidence in a wayward "waranle". An absurd statement, first Alitxad only controled Bossaso for a very short period and not the present day state of Puntland The second is people in the Northeast found it hard to accept Xasan Dahir and his group who ignored what was taking place in the south and yet tried to loot the money of the port of Bossaso for their own ends. It is disapointing that some are still trying to convince us that what is happening in SOOL, SANAG and CAYN is the fault of President Yusuf, while totally ignoring the fact that it was Hargaysa that is vainly trying to go back to the glory dies of British rule.
  5. Ngoonge, how many chancelors are there in Germany? President is the title the people of Puntland want to give to the head of their state, and that is what it shall be. As for me,Mohamed Abdi Hashi is my favoured candidate. My second is Cade Muse Boqor the rest are toast.
  6. Madaxweynaha DFKMG oo mar kale soo magacaabey Cali Maxamed Geedi. Nairobi-13.Dece.2004Madaxweynaha DFKMG ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta soo magacaabey mar kale inuu Ra'isulwasaare noqdo Cali Maxamed Geedi. Warkan oo goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in magacaabida Madaxweynaha ee Ra'isulwasaaraha ay ka dambeysay ka dib markii uu Madaxweynuhu aqbaley go'aankii Baarlamanku ko ridey Xukuumada. Waxaa lagu wadaa in inta uusan soo dhisin Xukuumadiisa Cali Maxamed Geedi la horkeeno Baarlamanka si ay u ansixiyaan ama ay u diidan. Wixii warar ah ee amuurahaas ku aadan waxaad ka heli kartaan SBC Online.net SBC News Desk
  7. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku sii jeeda Dalka Masar. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa la filayaa in ay waqtiyada soo socda u ambabaxan Magaalada Qaahira ee Xaruunta dalka Masar, iyadoo la sheegay in Madaxweynaha la socdaan qaar ka mid ah wasiirada kalsoonada ka waayay Baarlamaanka. C/llaahi Yuusuf iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in ay wadahadal kula soo yeelan doonan Qaahira Madaxweynaha Masar iyo Xubno ka tirsan Jaamacadda Carabta, waxaana la sheegay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf si aad ah u doonayo inuu la hadlo hogaamiyaha Masar oo laf dhabar u ah arrimaha Carabta. Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkii Arrimaha dibadda C/llaahi Sheekh Ismaaciil iyo Wasiirkii Maaliyadda Saalim iyo xubno kale, waxayan ka dalban doonan Madaxda ay la kulmaan in ay taageeran dib u dhiska dalka Soomaaliya. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  8. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo soo dhaweeyay Kalsooni kala noqashadii Baarlamaanka Xukumaddii Cali Maxamed Geeddi. Warar goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Nairobi ee Xaruunta KMG ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed inuu ogolaaday Go'aankii Baarlamaanka gaaray 11 bishan ku gaaray kadib markii uu kalsoonida kala noqdeen xukumadda Cali Maxamed Geeddi. Iyadoo horey u soo baxeen warar sheegay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ka soo horjeestay go'aanka Baarlamaanka kalsooni kala noqoshaha Xukumadda ayaa haddana sida xaqiijiyan siyaasiyin joogta Nairobi Madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu aqbalay go'aanka Baarlamaanka. Cumar Xaashi Aadan ayaa sheegay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf aqbalay go’aanka Baarlamaanka, uuna filayo in uu soo magacabo Ra'iisal wasaare sida Cumar xaashi filayo uu Ra’iisal wasaarahaas uu noqon doona Prof. Cali Maxamed Geeddi. Dhanka kale Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Yuusuf Cumar Azari ayaa ku tilmaamay Go'aankii Baarlamaanka ku gaaray inuu kalsoonadii kala noqday Xukumadda Mid Sharci daro ah loona baahan yahay in la saxo qodobada Dastuurka. Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Maxamed Cumar Dalxa oo BBC da Qeybta Af Ingiriiska la hadlayay ayaa sheegay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu aqbalay Kalsoona kala noqoshaha Baarlamaanka ku sameeyay Xukumadii Prof. Cali Maxamed Geeddi, arrintan ayaa dhacaday buu yiri Dalxa kadib markii shalay Nairobi kulamo ku yeeshen C/llaahi Yuusuf, Shariif Xasan, Wakiilo ka socday IGAD, Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo xubno kale. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  9. The President accepts the Parliments decision and names Geedi as PM once again... Somali president agrees to nullify cabinet www.chinaview.cn 2004-12-13 03:35:19 NAIROBI, Dec. 12 (Xinhuanet) -- Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed on Sunday accepted the parliament's decision to ouster the prime minister and nullify the cabinet, according to a senior Somali official in Nairobi. Yusuf will name a new prime minister, most possibly the just ousted Ali Mohammed Ghedi again, in the near future and submit it to the parliament for approval, said the official. The Somali parliament on Saturday passed a motion against the new prime minister and his cabinet, accusing Yusuf of violating article 49 of the transitional constitution because the new cabinet was sweared in without being submitted to parliament for approval. A total of 153 members of the 275-member transitional parliament voted against Ghedi, who was appointed on Nov. 3. However, those who voted for the motion were not against the president and the prime minister themselves, the official said, adding that they are not satisfied with the makeup of the cabinet. Ghedi announced members of his new government in Kenyan capitalNairobi on Dec. 1 moving a substantial step toward ending the 13-year civil war in the Horn of Africa country. Somalia has been without an effective government since 1991 when the regime of Mohamed Siad Barre was toppled, following whichthe country plunged into anarchy and factional violence. Since then, conflicts and famine have killed hundreds of thousands of people in Somalia. Under the auspices of the Inter-Governmental Authority on Development, which groups Djibouti, Ethiopia, Eritrea, Kenya, Sudan, Uganda and Somalia, the Somali National Reconciliation Conference began in October 2002 in the western Kenyan town of Eldoret, and was moved to Nairobi in February 2003. As a result of the conference, Somali Transitional President Abdullahi Yusuf Ahmed was inaugurated on Oct. 14 this year in Nairobi. Enditem Source: Xinhuanet, Dec 12, 2004
  10. OG-girl, no need to go on attack now , we all pawns in this game Ethiopia supports one group the Arabs support another but we need a government supported by the people. Oh well we wait and see... Horn you seem to want to get exiled :mad: Stop this petulent behaviour at once...
  11. Now...If I would want a position..it would be nothing less than the PRESIDENT. For some one who does not like politics there is yet still such ambition, I knew you was dangerous from the outset. As for Mudane MP Cumar Finish ex youngest Warlord in Somalia, he took up arms in Primmary school. A living legend. My dear OG, you must know you are on the short list, how can one forget the champion of region five. As for the rest we must wait on the first minister..
  12. Never the less see 'Odeyga wuxuu uso dhiso'. Waiting on the PM.... We should give Femme_Fatale a post she seems to be the new Cumar Finish, at least junior minister
  13. See we can not do anything with these warlords, Horn and OG girl just dont want peace :mad: Ok this government is doomed, dont look at me its the PM's fault :rolleyes:
  14. I, HornAfrique, nominate myself for the positon of Minister of Foreign Affairs in the Smith/Jumatatu government No sorry mate I had you in line for Security and anti terror Czar Ameenah as the minister of Finance, our very own Gordon Brown. the only perosn I can think of who wont steal my governments money.. Ngoonge, Art and high Culture. Sophist, Livestock and Animal Husbandry Suldanka Minister of Agriculture.. Lander.. Chief of staff to the President.. JB.. Minister of Water and Minerals, will not be promoted.. Bashi..will be left out of this cabinet he is no threat. LSK...Will be exiled.... Jamal 11...forget about him OG.Girl.. PM and Head of whats left of region five in Exile.. Nationalist and Suldanka will jointly head the the governments task force on bringing about peace, love and harmony between Somaliland & Puntland.
  15. Nationalist, well said bro... its not the end of the world though things will have to work its in the interest of the Parliment to work . I think everythink is OK we see if the President picks Geedi gain?
  16. Juma, the 4.5 should be used temporarily to make all the major clans have a stake in government. The problem of the clan mentality is so deep that if one proposes to scrap it will be seen as a move to marganilise some poor clan or the other. As for the PM coming from outside the Parliment it makes no real difference, for Geedi was out and he turned out to be a shadow, what is needed is the Parliment should pressure the President to chose a PM who they think is fit to run the country. He should then chose like you said 16-20 Ministers and deputies to run the important departments in government. I think everyone who wants to be in government should first be an MP, maybe cause I live in the UK..
  17. Nationalist, brother I agree with your sentiment time is valuable. As for the MP's they where treated shabily by both the President and Geedi. I think that one has to understand the limits of power. This entity that we support has three levels of power the highest is the Parliment, without the Parliment there would be no President. I think Geedi proved to be unpopular, and unwise and it was him and the Presidnet who wasted time by not getting the aproval of the Parliment before he went about wasting a month naming a cabinet no one belived in not even his fellow MP's.
  18. lol, damn... What about you as PM who would you pick and remember not to miss the 4.5 distribution or you will be foul of article 45 and then like Geedi will see the door.
  19. Juma, I was always soft man , I just want this damn project to work. When I saw the list of cabinet ministers it made me laugh out loud like, how did the old Colonel and the Professor come up with this? Damn I could have made a better government, actually I could form a better government? gives me an I dea for a topic why dont we form a cabinet and email to the President, Juma care to help LOL
  20. Suldanka, when was that interview cause I missed it. does any one have a link of it...
  21. Suldanka Geedi can be Picked again, if the President chooses he has three chances.
  22. Juma LOL, would the president and his backers the Ethiopian really accept this democratic sign from He has no choice, the old man has to learn otherwise his Presidency is nothing. As for the Ethiopians to hell with them, If the action of the Parliment hurt them then by all means lets celebrate.. The problem now is will he pick dear old Geedi again who has proven to have no imagination what so ever - Look at the Cabinet
  23. LOL... I think its a good sign the President and PM cant do what they like, when they like. We wait and see.
  24. NGOON, no need to put words in my mouth, I said Nationalist is right...